Bursalah Media Production BMP

Bursalah Media Production BMP Bursalah Media Production BMP waxad ka helaysa Barnamijyo ku xiso galinaya iyo sido kale wrar Sugan. Gmail:[email protected]

FADLAN KU SOO DHAWOOW WARBAAHINTA BURSAALAX MEDIA PRODUCTION BMP Mahadsanid. Wixii Cabasho Ama Fariin Kale ah Waxaad Noogu Soo Gudbin Kartaa Whatsapp ka +252907260309.

Mudane Xildhibaan Abdulrahman Gablax oo kamid ah Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah u beeniyey warer ku...
13/10/2024

Mudane Xildhibaan Abdulrahman Gablax oo kamid ah Golaha Wakiilada Dawladda Puntland ayaa si rasmi ah u beeniyey warer kutirikuteen ah oo Saacadihi ugu dambeeyey lagu faafiyey Baraha Bulshada in Xildhibaan Gablax is Casilayo.

Mudane Gablax ayaa siyaabo kala duwan uga soo qayb qaatay Siyaasadda Puntland islamarkaasna ah Ganacsade si wayn looga yaqaan Dalka Maraykanka.

BURSAALAX
13/10/2024

BURSAALAX

Dadweyne kale duwan ayaa uga mahadceliyey maayor-ka siinta fursadaha qaabilada ee xafiiska, iyagoo la wadaagay  xaaladda...
13/10/2024

Dadweyne kale duwan ayaa uga mahadceliyey maayor-ka siinta fursadaha qaabilada ee xafiiska, iyagoo la wadaagay xaaladda deegaanka, caqabadaha jira iyo doorka ay ka qaadanayaan horumarka Arrimaha bulshada, ilaalinta nabagelyada guud, garabka istaaga qorshayasha hortabinta leh iyo xoojinta la shaqeynta maamulka Degmada.

Dugsiga Sare ee Sheekh Cusmaan Qardho ayaa saaka lagu xusay maalinta calanka Soomaliya ee 12-ka October.
12/10/2024

Dugsiga Sare ee Sheekh Cusmaan Qardho ayaa saaka lagu xusay maalinta calanka Soomaliya ee 12-ka October.

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Asad Osman Abdullahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Qa...
09/10/2024

Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Gen. Asad Osman Abdullahi, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Safiirka Dowladda Qatar u jooga Soomaaliya, Dr. Cabdullahi Binu Salem Al Nuaimi.

Kulanka ayaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa iskaashiga amniga ee labada dal, iyadoo diiradda la saarayo ladagaallanka argagixisada iyo taageerada Dowladda Qatar ee dhinaca tababarada iyo qalabaynta Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.

Waxay sidoo kale ka wada hadleen doorka Dowladda Qatar ee ku aaddan horumarinta tayada ciidanka iyo xaqiijinta nabadgelyada gudaha Soomaaliya, si loo adkeeyo amniga iyo wada shaqeynta labada dal ee dhinaca boliiska.

Ciidanka XDS Ayaa Gacanta Ku Dhigay Deegaano Dhowr ah oo Katirsan Gobolka Galgaduud.
08/10/2024

Ciidanka XDS Ayaa Gacanta Ku Dhigay Deegaano Dhowr ah oo Katirsan Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay qado sharaf uu hoygiisa...
08/10/2024

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay qado sharaf uu hoygiisa Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ugu sameeyay Xubnaha Golaha Wadatashiga Qaranka oo Muqdisho shir uga socdo.

Gudoomiyaha degmada Qardho mudane Cabdi Siciid Qaal ayaa Tababare  iyo Tababare ku-xigeenka umagacaabay  kooxda kubadda ...
08/10/2024

Gudoomiyaha degmada Qardho mudane Cabdi Siciid Qaal ayaa Tababare iyo Tababare ku-xigeenka umagacaabay kooxda kubadda cagta ee degmada Qardho ee ka qaybgalaysa koobka degmooyinka Gobolka karkaar ee dhowaan bilaabandoona.

Maayor-ka Cusub ee Degmada Gaalkacyo Dr Maxamed Cabdirisaaq Warsame (Daacad) ayaa maanta si dhamaystiran ula wareegay ma...
07/10/2024

Maayor-ka Cusub ee Degmada Gaalkacyo Dr Maxamed Cabdirisaaq Warsame (Daacad) ayaa maanta si dhamaystiran ula wareegay masuuliyada Duqa Degmada Gaalkacyo iyo Gudoomiyaha Golaha Deegaanka Degmada munaasbaad ka dhacday hoolka Madaxyooyada Gaalkacyo .

Munasabada ayaa waxaa kasoo qayb galay Gudoomiye Ku-xigeenka Degmada Mudane Maxamed Ciise Xuseen, Xoghayaha Degmada Mr Ukun Cabdicasiis Maxamed, Maamulka Gobolka wasiiro, xildhibaano, Waxgarad, haween iyo marti-sharaf kale .

Maamulka Degmada Bursaalax Oo Gaashanaya Taliyaha Saldhiga degmada Bursaalax Oo dhagax dhigay Rugta Booliska cusub ee de...
07/10/2024

Maamulka Degmada Bursaalax Oo Gaashanaya Taliyaha Saldhiga degmada Bursaalax Oo dhagax dhigay Rugta Booliska cusub ee deegaanka Laanmadow ee hoostaga Degmada bursaalax ee Gobolka Mudug.

  uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Hon Mohamed Baarri Shire, a...
06/10/2024

uu hoggaaminayo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland, Mudane Hon Mohamed Baarri Shire, ayaa maanta booqday Maxjarka Xoolaha ee Boosaaso, kaas oo ah mid ka mid ah xarumaha muhiimka ah ee dhaqaalaha iyo ganacsiga dalka.

Intii uu kormeerku socday, wafdiga ayaa kulan la qaatay masuuliyiinta Maxjarka, kuwaas oo faahfaahin ka bixiyay shaqooyinka qabsoomay iyo kuwa qorsheysan ee xarunta.

Guddoomiye ku-xigeenka ayaa ku booriyay madaxda Maxjarka in ay dardargeliyaan adeegyada Dawladnimo ee ay bulshada u hayaan, si loo hubiyo in maxjarku uu si habsami leh u sii shaqeeyo.

Maxjarka Xoolaha ee Boosaaso ayaa door weyn ka qaata dhaqaalaha dalka, isagoo ah xarun muhiim ah oo lagu dhoofiyo xoolaha nool ee Puntland, gaar ahaan suuqyada Carabta. Maxjarku wuxuu kaalin muuqata ka leeyahay hubinta caafimaadka xoolaha, taas oo kor u qaadaysa tayada xoolaha la dhoofiyo iyo kalsoonida suuqyada caalamiga ah.

DOORASHADA GUDOOMIYAHA  JALIYADDA PUNTLAND  EE DALKA MASAR Musharixiinta xilka gudoomiyaha waxaa isku soo sharaxay:1- Ah...
06/10/2024

DOORASHADA GUDOOMIYAHA JALIYADDA PUNTLAND EE DALKA MASAR

Musharixiinta xilka gudoomiyaha waxaa isku soo sharaxay:
1- Ahmed xayir cabdi cune
2- Mohamed abdinour said
Wareegii kowaad ee doorashada waxay musharixiintu kala heleen:
1- Ahmed xayir = 26
2- Mohamed abdinour = 41
Waxaa khasaaray 4 cod
Mudane: Mohamed Abdinour said ayaa noqday gudoomiyaha cusub ee jaaliyadda puntland ee dalka masar
Gudoonku wuxuu umahcelinayaa dhamaan codbixiyayaasha, halwadeenadii guddiga doorashada, kooxdii hab-maamuuska iyo dhamaan bulsha weynta.

  Wasiir Axmed jaamac Aaden Oo iska Casilay Xubinimadii Xisbiga Kulmiye Ee Muuse Biixi Cabdi Kuna Biiray Xisbiga Wadani.
06/10/2024

Wasiir Axmed jaamac Aaden Oo iska Casilay Xubinimadii Xisbiga Kulmiye Ee Muuse Biixi Cabdi Kuna Biiray Xisbiga Wadani.

06/10/2024

ADDIS ABABA: Labo dhul-gariir ayaa caawa laga dareemey caasimadda Itoobiya, iyada oo dadka qaar ay cabsi soo wajahday.

Wasaarada Cadaalada Puntland ayaa Magaalada Bosaaso ku qabatay Aqoon is waydaarsi ku sabsaan wada hadalka aan xanafta la...
06/10/2024

Wasaarada Cadaalada Puntland ayaa Magaalada Bosaaso ku qabatay Aqoon is waydaarsi ku sabsaan wada hadalka aan xanafta lahayn.

Mohamod Yusuf Camir

  Maamulka Degmada Bursaalax Ee Gobolka Mudug Oo Safar shaqo iyo U Kuu Galida Xaalada  Ku Tagay DeegaankaTacluusa Oo Ka ...
05/10/2024

Maamulka Degmada Bursaalax Ee Gobolka Mudug Oo Safar shaqo iyo U Kuu Galida Xaalada Ku Tagay DeegaankaTacluusa Oo Ka Tirsan Degmada Bursaalax.

Wasiirka amniga SSC Khatumo" Ibrahim jama Reygal.
04/10/2024

Wasiirka amniga SSC Khatumo" Ibrahim jama Reygal.

"Waxaa goor dhawayd la xaqiijiyay geerida AUH Cabdi fatah Muse Yuusud oo 15 sano Soomalind afduub ugu xidhnaa hargaysa,M...
04/10/2024

"Waxaa goor dhawayd la xaqiijiyay geerida AUH Cabdi fatah Muse Yuusud oo 15 sano Soomalind afduub ugu xidhnaa hargaysa,Marxuunka ayaa la sheegay in uu mudo ku dhex xanuunsanaa gudaha xabsiga isagoona helin gargaar caafimaad iyo daryeelki uu mudna.

Bidhaan Media

Ilaahay ha u naxariisto Cabdiraxman Cabdile Shuuke oo hadda kugeeriyooday Isbitaalka Agakhan ee magaalada Nairobi. Marxu...
04/10/2024

Ilaahay ha u naxariisto Cabdiraxman Cabdile Shuuke oo hadda kugeeriyooday Isbitaalka Agakhan ee magaalada Nairobi. Marxuumka waxuu kamid ahaa ragii dhidibada u taagay waxbarashada Soomaaliya. Shuuke sanado badan ayuu dhidid iyo maskaxba geliyey hanaanka dowladnimada Jamhuuriyada Soomaaliya.

Wafti heer sare ah oo ka socda Baanka addunka oo ku sugnaa  Puntland ayaa maanta soo kormeeray cisbitaalka guud ee garow...
04/10/2024

Wafti heer sare ah oo ka socda Baanka addunka oo ku sugnaa Puntland ayaa maanta soo kormeeray cisbitaalka guud ee garowe kaas oo uu ka socdo Mashruuca Damal Caafimaad oo uu maalgaliyo Baanka Aduunku (World Bank).

Wasiir Dawlaha wasarada Caafimaadka dawlada Puntland, Ahmed Sheekh Farax, Wasiir kuxigeenka Dr. Abdirashid Hassan,Agaasimaha qorshaynta Idiris Abdullahi,Maamulka mashaaruca Damal Caafimaad ee Puntland,Iyo hay,adda mashruuca fulinaysa ee PSI, ayaa waftiga kuso dhaweeyay cusbitaalka guud Ee magaalada garowe .

Waftiga ayaa warbixin ka dhagaystay Agaasimaha Isbitaalka Dr Hodan Ali Shire waxayna la wadaagay shaqada guud ee isbitaalka sid mashruuca damal caafimaad uga socdo iyo waxyaabaha Iska badalay adeegii Caafimaadka ee ay h**e u bixin jireen.

Kormeeradkan ayaa salka ku haya, sidii loogu kuurgali lahaa habsami u socodka adeegyada ay bixiyaan xarumaha caafimaadka ee uu ka socdo mashruuca Damal Caafimaadiyo sidii ay waftiga ka socda Baanka aduunku u heli lahaayeen xogo ku aadan halka uu marayo iyo waxa isbadalay intii uu socday mashruuca Damal Caafimaad, iyagoo maalmaha soo socdana kormeero kale ku mari doonaa xarumaha kale ee uu mashruucu ka socdo ee gobolka Nugaal.

03/10/2024

Xildhibaan Axmed Maxamuud Oo Ka hadlay Xil-wareejinta Xoghaynta Degmada Isaga Oo Sheegay In. .....

03/10/2024

Prof Deeq Jooloqo Oo Kalmado Kooban Ka jeediyay Xil-wareejinta Xoghaynta Degmada Bursaalax Gobolka Mudug.

03/10/2024

Munaasabada Xil-wareejinta Xoghayihii H**e Ee Degmada Bursaalax Gobolka Mudug.

 :-Qaar ka mida xildhibaanada Kaah ayaa ka hor yimid doorashada duqa Gaalkacyo oo ay ku tilmaameen mid garab marsan shar...
02/10/2024

:-Qaar ka mida xildhibaanada Kaah ayaa ka hor yimid doorashada duqa Gaalkacyo oo ay ku tilmaameen mid garab marsan sharciga.

  Munaasabada Xil-wareejinta Xoghayihii H**e Ee Degmada Bursaalax Gobolka Mudug.
02/10/2024

Munaasabada Xil-wareejinta Xoghayihii H**e Ee Degmada Bursaalax Gobolka Mudug.

Address

Shaaciro Town
Gaalkacyo

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Bursalah Media Production BMP posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Bursalah Media Production BMP:

Videos

Share

Nearby media companies