Baabul can

Baabul  can Welcome my friends

Sheikh Umal " Labada is qabta wey ubanaantahay in ay Wada Joogaan iyagoo qaaqaawan oo aan dhar wadanin "" Xitaa idinkoo ...
11/10/2023

Sheikh Umal " Labada is qabta wey ubanaantahay in ay Wada Joogaan iyagoo qaaqaawan oo aan dhar wadanin "

" Xitaa idinkoo kala Maqan Hadaad Heshaan Farsamo aad Kaga Xaajo Gudan Kartid Xaaskaaga Wey kuu Banaantahay Dambina Maaha idinko Wada Jooga ayey Lamid Tahay "

" Hadaba Marka Lawada Joogo Midba Midka Kale wuu isku Qaawin karaaye Maxaa Diidaya idinkoo Kala Maqan in aad Heshaan Farsamo aad isku Arki Kartaan "
haaji dirir

🤔Bal suureyso adigoo safar🚶‍♂️u socda ayaa waxaad soo gaartay meel uu ka taagan yahay boorkaan ⚠️(tabeelle) ay ku qoran ...
03/10/2023

🤔Bal suureyso adigoo safar🚶‍♂️u socda ayaa waxaad soo gaartay meel uu ka taagan yahay boorkaan ⚠️(tabeelle) ay ku qoran tahay (🚷 “Waa khatar ee joogso, miinooyin ayaa meeshan ku aasan!”. si tartiib ah ayaad uga laaban laheyd meesha halista ah adiga oo u mahadcelinaaya dadkii digniinta meesha ku qoray ee naftaada badbaadiyey, ma aadan dhihi laheyn xoriyaddeydii ayaa layga hor istaagay, waxaad u garwaaqsan laheyd in nabadgelyadaada laga fekeray.

Tusaalehaas waxaa la mid ah xuduudda Alle iyo waxyaabaha uu kaa xarimay, marka lagu leeyahay waxaas waa xaaraan ee ha u dhawaan, ha u maleynin in xoriyaddaada laguu diidan yahay ee waxaad u fahamtaa in naftaadu ku badbaadeyso🦺

Ilaahay (SWT) wuxuu yiri:
(وَمَن يَتَعَدَّ حُدُودَ اللَّهِ فَقَدْ ظَلَمَ نَفْسَهُ ۚ.)
“Qofkii xuduudda Alle ka gudba naftiisa ayuu dulmiyey”

15/09/2022

Mention soo dheh xarfan aad uga shakisantahy tan 😅😅😅🥰 page follow dheh zxb

Kajawaab
15/09/2022

Kajawaab

15/09/2022

Nala wadaag naynaas wagad yarayd
Laguugu yeri jiray 🤣🤣🤣

15/09/2022

Hadaad cawa dhimato🛌
Maxa lagugu xasuusan

18/07/2022

Ayuup kaarlo wa legend walhi🤣🤣🤣🤣🤣

17/07/2022

Video gan waa labo kamida indhaha maanta somali ku noshahy walhi wa farxadda somaliyed culimada somaliyeed
Video gan xaqiisa sii 😛🤩😍😍

Sxbka  dhabtaa wakan wakhtigad ubahan tahy ku dareem
17/07/2022

Sxbka dhabtaa wakan wakhtigad ubahan tahy ku dareem

05/03/2022

Cupka schoolka

Waan idin salaamy walaalayal mela kastoobaad aduunka kajoog taan jimca kariim
02/09/2021

Waan idin salaamy walaalayal mela kastoobaad aduunka kajoog taan jimca kariim

21/08/2021

Cabdimalik muse coldoon ayaa xirnaa malmahaan kabacdi xaalayiri waa lagudbin addssababa lodhigin maxd kaleedahy ???

19/08/2021

Sh umal masha allaah

Address

Page
Gaalkacyo
GOLDOGOB

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baabul can posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share