15 Million Somali News

15 Million Somali News Somali News,Films, calture and Last update 15 Million Somali

Luis Diaz ayaa laba gool ka dhaliyay Brazil hortiisa aabihiis oo la sii daayay usbuucan ka dib markii lagu afduubay dalk...
17/11/2023

Luis Diaz ayaa laba gool ka dhaliyay Brazil hortiisa aabihiis oo la sii daayay usbuucan ka dib markii lagu afduubay dalkiisa Colombia. ⚽️⚽️

Isboortigu wuu bogsadaa. ❤️

Khamriga baabi’iyey dhalinyaradda Somaliyeed waa nooca loo yaqaan Dry Gin, waxaa laga soo maanguuriyey dalka Ingiriiska....
14/11/2023

Khamriga baabi’iyey dhalinyaradda Somaliyeed waa nooca loo yaqaan Dry Gin, waxaa laga soo maanguuriyey dalka Ingiriiska. Alkohoolka uu ka kooban yahay 40%, waxaana lagu daraa curiyayaasha kala ah ethyl iyo botanicals. Weliba curiyaha botanicals maaha in lagu daro wareega labaad ee la karinayo.

Dhibaatooyinka uu qofka caba u keeno waxaa ka mid ah,

• Wadna xanuun.

• Beerka oo caabuqa.

• Dhiigkar.

• Dheefshiidka oo shaqadiisa gaba.

• Ilkaha oo burbura.

• Miisaanka oo ka dhaca.

• Qofka oo noloshiisa ka hormariya sidii uu u heli lahaa alkahoolka.

• Iyo noloshiisa oo ku soo koobnaanta wax ka yar 10 sanadood.

Fadlan, suntan dilaaga ah si dhab ah ha loola dagaalamo.

FG- ayaandarro waxaa ah magaala walba dhaladaas cad way taal dariia haddaad marto, ogaada waa dabar go' iyo dhammaadki jiilkenna e!.

Gabadhii uu jeclaa ayaa u timid wexayna ku tiri.Gacaliye waxaa laga yaabaa inaa quruxley aanan aheyn.Oo IPhone14 aanan k...
06/09/2023

Gabadhii uu jeclaa ayaa u timid wexayna ku tiri.

Gacaliye waxaa laga yaabaa inaa quruxley aanan aheyn.

Oo IPhone14 aanan ku hadiyadeen karin. Oo shirkad abahay igaga dhintayna laheen iyo maal badan, oo villa aanan laheyn

Sida saaxibtay asmo oo kale oo dagan ingiriiska.

Laakiin waxaan leeyahay qalbi aad kuu jecel oo kuu
Dhimanaayo.

Markasuu hab inta siiyay 2 doodii illin ka timid markasuu yiri, nolosha jaceylka ayaa ka macaan dhamaan inta aad sheegtay oo dhan, lacagna muhiim ma'ahan marba hadii ay labadeena qalbi isdoorteen farxadeyduna waa adiga oo kaliya qalbi.❤️🌹🥀💯

Lamaanahaasi maanta waa maalqabeen labadoodaba, waxey heystaan 5 caruur ah, waxeyna deganyihiin qasri kuyaala jaziirad dalxiis oo ay qasrigaasi kadhisteyn sanadguuradii 4'aad ee arooskooda, waxeyna kunoolyihiin nolol farxad badan oo ah midii ay ku riyoon jireen

Ikiwa ni mrembo, ni mke wangu
16/06/2023

Ikiwa ni mrembo, ni mke wangu

16/06/2023
The temporary satisfaction of quitting is outweighed by the eternal suffering of being a nobodyTete
11/03/2023

The temporary satisfaction of quitting is outweighed by the eternal suffering of being a nobody
Tete

02/03/2023

Address

Alone Street
Gaalkacyo

Telephone

7706330

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when 15 Million Somali News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to 15 Million Somali News:

Share

Nearby media companies



You may also like