Hiigsi Media

Hiigsi Media warbixino xiiso leh dhaqan iyo suugaan

15/09/2023
28/05/2023

Karaamada Awliyada Majirtaaa?
Quraanka iyo Sunaha Daliil Malooga helayaa ?......................
Dr Shiikh Abuubakar Xasan maalin 🎤

27/05/2023

Deegaanka Dhuurre Gobolka mudug
Maxaa kataqaanaa ? Daawasho wacan

20/04/2023

Galabta iyo Deegaanka Kalcad

19/04/2023

Deegaanka jilable wali ma tagtay?

19/04/2023

Afurka ku sugo sali nabiga scw

18/04/2023

Waligaa Quulle Maku Afurtay ?
Degaanka Dhuurre Gobolka Mudug

17/04/2023

Qaybtii 1-aaad
Safarkeena Bariga Gobolka Mudug

14/04/2023

QISO Cajiib ah

27/03/2023


2Nin oo Walaalo ah

03/03/2023

Prof xaji Maxamed Ingiriis " Barashada cilmiga 2 qaybood weeye "

XM / MMTV

09/02/2023

Qiso yaab leh

20/01/2023

Booqasho Madarasada Minhaaj ee Magaalo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka mudug

19/01/2023

XOGTA IYO XUKUNKA DHAQTARKII DILAAGA AHAA (DR-FANAX) - Abdulkadir Isse

15/01/2023

Deegaan Laamxarar ee Koofurta Gobolka Mudug

06/01/2023

Bursaalax
Magaalada Cagaaran

“Waxay ahayd goor habeen ah, waxaa socda dagaakii 77, waxaan ahaa taliye urur, waxaan soo degnay goob uu ina amray in aa...
06/01/2023

“Waxay ahayd goor habeen ah, waxaa socda dagaakii 77, waxaan ahaa taliye urur, waxaan soo degnay goob uu ina amray in aan degno taliyihii Guutada, durba sahan ayaan dirnay, waxaan ogaanay in ciidankii Xabashida uu buur aan naga fogayn dul degan yahay.

Sahan ay soo dirsadeen ayaan qabanay, laakiin nasiib daro way naga baxsadeen oo askarigii waardiyiha lahaa ayaa seexday oo ay ka baxsadeen.

Taliyihii ayaan taar u diray oo xaalka uga warramay, wuxuu igu yiri halkiina jooga ilaa aan idinku soo warceliyo.

Walwal ayaa habeenkii oo idil ka seexan waynay, maxaa dhacaya mar haddii waagu baryo, cadowgiina xogtiina hayo, buur dushiina ahna saaran yahay. Askartii cabsi iyo welwel ayey isla dhex-qaadeen. Waa amar ee difaacinna xajista ayaan iri. Markii ay quusteen ayey labo labo iskula dardaarmeen.

Mar kale ayaan taliyihii taar ku celiyey, wuxuu igu yiri halkiina degganaada, difaaca adkeeya, dib danbana taar ha iigu soo dirin.

Askartii nin tukada iyo mid aan tukanba Salaaddii subax ayaa la wada tukaday, markii uu waagii dillaacay, ayaa hugun madaafiic soo bilawday. Daqiiqado markii uu socday, ayaa taarkii soo dhacay, waaba taliyihii Guutada, wuxuu igu yiri

“Madaafiicda dhacaysa waxaa ridaya ciidan Soomaaliyeed, yoolkoodu waa in ay weeraraan ciidanka Xabashida ah ee buurta saaran, ee markii ay idin dhaafaan, yaanan dhabarka looga iman”.

Kaasi wuxuu ahaa taliyaha saldhigga aan ku qaatay Gurmadkii Qaranka ee Tababarka Ciidanka. Wuxuu doonayey in uu noo sharraxo sababta ku dhowaad sanad Saddexda aroortii na-loo-toosiyo oo orod, jimicsi iyo gaardis aan ugu jirnay, inagoo garaneyn sababta na loo silcinayo. Wuxuu yiri “waa in jirkiinu dhismaa, dishabiliinka ciidankana barataan”.

Waa in la idiin layliyaa amar qaadasho iyo kala danbayn ciidan, haddii aad ka soo baxdaanna aad abaal marin isugu jirta fasax, dallacsiin, billad geesi, xil hoggaamin leedihiin, hadba heerka dadaalkiinna, haddii disibiliinkaadu xumaadana aad ciqaab leedahay, xamaal, xarig, garaado rifid iyo dil noqon kara, hadba amar aad jebisay inta uu la egyahay.

Haddalkiisa ayuu sii watay oo wuxuu yiri

“Taliyaha markii aan xogteenna u sheegay xalay fiidkii, ayuu kaartadiisa dagaalka wuxuu inooga qoray ( Dhabar Jebin Ilaalin). Ka warrama haddii ciidankeenu uusan dishabiliin lahaan lahayn. Haddaba sababta ku dhowaad sanad la idiin laylinayey waa in aad dishabiliin ciidan yeelataan. Ciidan aan Dishabiliin lahayn waligii ma guulaysanayo.

Guusha waxay ku jirtaa ciidan dishabiliin leh, intii la dib dhigi lahaa, wax kasta ha qaadato ee aan soo hormarino.

XIL : Abdirahman abdi-shakuur warsame

05/01/2023

Caqabadaha Aqriska
Ustaad Nor Dhiblawe

28/12/2022

Jawaabtii ugu fiicneyd buu helay oday muuse

24/12/2022

Daqiiqado adag ayaad mararka qaar mari kartaa

24/12/2022

Raiisulwasaare Xamse

17/12/2022

Sheeko yaab leh

15/12/2022

Dhibaatada Sinada

Hiigsi Media

09/12/2022

Nabbi amaan aad umacaan
Shiikh Xasan Yare

23/11/2022

XASUUS
Hadalkii Wasiir Ahmed m fiqi
Ee dagaalkii gurceel
Iyo shakiga badan oo ku gadaaman madaxwyne qoor qoor oo ah in uu al-shabaab la shaqeeyo

Bal dib u daawo

16/11/2022

Sheeko Reer Mudug 🤣🙈

15/11/2022


Beerta Al_Macruuf ee Duleedka Magaalada Gaalkacyo

10/11/2022

Barnaamijka Su'aalaha iyo Reer Gaalkacyo
Daawasho wacan
Hiigsi Media kusoo dhawoow

04/11/2022

Gabay Lagu Taageerayo Xoraynta Dalkeena Soomaliya iyo Ciidanka Geesiyaaasha ah

04/11/2022
04/11/2022
Qaraxyo sababay dhimashada Wariyeyaal, Saraakiil Ciidan & dad shacab oo ka dhacay Muqdisho
29/10/2022

Qaraxyo sababay dhimashada Wariyeyaal, Saraakiil Ciidan & dad shacab oo ka dhacay Muqdisho

28/10/2022

Dhulkeena Hooyo oo Roobsaday

25/10/2022


Hal-abuur Faadumo Gobaad

11/10/2022

"Wahaabiyada iyo Al-shabaab waa isku mid, waxa ay ka siman yihiin in ay noo yaqaanaan inaan dhamaanteen gaalo nahay...

Col. Xuseen Saslad Ibraahim.

11/10/2021

Asc

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hiigsi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share