
10/08/2024
WASIIRKA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA DPL OO MAGACAABAY XOGHAYAHA DOWLADDA HOOSE EE DEGMADA XUMABAYS.
Garowe: August 10, 2024: Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dimuqraadiyeynta Dowladda Puntland Wuxuu xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Xumbays u magacaabay Maxamed Buruuj Yuusuf (Dhoobeeye).
Sidaa darteed, Waxaa la farayaa maamulka Gobolka Karkaar iyo kan Degmada Xumbays in la fuliyo dhaqan gelinta magacaabidda xoghayaha cusub.
Dhammaad
Xafiiska Warfaafinta iyo Xiriirka Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha DPL.