Gobsoor Media

Gobsoor Media Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Gobsoor Media, Media/News Company, Gaalkacyo.

05/10/2022
Waxaa maanta si rasmi ah  ubilowday MC1 Wadada laacdheere iyo rabaable Ee nugaal ayadoo lagu wado inuu ku xigi doono laa...
19/08/2022

Waxaa maanta si rasmi ah ubilowday MC1 Wadada laacdheere iyo rabaable Ee nugaal ayadoo lagu wado inuu ku xigi doono laami saaridii, waxaana goobjoog ahaa ha,yada waddooyinka Puntland Ee PHA iyo masuuliyiin kamid ah maamulka shirkadda wadaniga ah ee kebarco oo iyadu dhisaysa..

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa gaadhay Deegaanka Soomaalida isaga oo booqday beeraha Qamadiga Gobolka Faafan;...
14/08/2022

Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa gaadhay Deegaanka Soomaalida isaga oo booqday beeraha Qamadiga Gobolka Faafan; isaga oo uu weheliyo Mdaxweyne Mustafe Cumar.

Maamulaha Shirkada Kebarco Construction CO. Faysal Baabu-Raqiis ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Dowla...
06/08/2022

Maamulaha Shirkada Kebarco Construction CO. Faysal Baabu-Raqiis ayaa maanta kulan kula qaatay Qasriga Madaxtooyada Dowladda Puntland Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni waxaana ay ka wada-hadleen Horumarinta jidadka, Puntland Madaxweyne Deni ayaa ku boggaadiyey shaqada wanaagsan ay u hayaan dadka reer Puntland waxaana uu ugu baaqay inay sii labo jibaaran shaqada Qaran ee ay u hayaan dadkooda iyo Dalkooda.

31/07/2022

: Diyaaradii ugu horaysay ee ka degmada Magaalada Goldogob, waxaa halkaas ka hadley Masuuliyiin ka kala yimid dowladda fedaraalka Soomaaliya iyo Puntland.

PHOTO NEWS: Diyaaraddii u horreysay ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha ee degmada Galdogob oo hab isku tashi bul...
30/07/2022

PHOTO NEWS: Diyaaraddii u horreysay ayaa maanta ka degtay garoonka diyaaradaha ee degmada Galdogob oo hab isku tashi bulsho oo hormuud u yahay Wasiirka Duulista Federaalka , Duraan Faarax lagu dhisay. Garoonka ayaa la soo gabagabeeyay wajiga koowaad.

Munaasabad ka dhacday garoonka diyaaradaha oo wali dib u dhisku ku socda, ayaa lagu daahfuray duullimaadyada isku xiraya Galdogob iyo gobollada kale. Wafti uu hogaaminayo Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya , Duraan Axmed Faarax, iyo agaasimaha guud ee wasaaradda duulista hawada iyo garoomada Puntland. maamulka degmada iyo qeybaha Bulshada Galdogob ayaa munaasabadaa ka qeybgalay.

📷 Dalmar Socdaal

 : Ururka Siyaasadeedka Kaah oo maanta Looga dhawaaqey Caasimadda Soomaliland Ee Hargeysa.
21/07/2022

: Ururka Siyaasadeedka Kaah oo maanta Looga dhawaaqey Caasimadda Soomaliland Ee Hargeysa.

Gaalkacyo: Jimciyadda kheyriga ee Wamy ayaa maanta magaalada Gaalkacyo raashin u qaybiyay 900 boqol oo qoys oo ah Dadka ...
13/07/2022

Gaalkacyo: Jimciyadda kheyriga ee Wamy ayaa maanta magaalada Gaalkacyo raashin u qaybiyay 900 boqol oo qoys oo ah Dadka nugul ee ku nool Magaalada Gaalkacyo waxaana Deeqda Raashinka wakiil ka ahayd Shirkada wadaniga ah ee Kebarco Construction CO.

Munaasibada lagu wareejinayay deeqda raashinka waxaa goob joog ahaa Guddoomiye ku xigeenka Gobalka Mudug, Guddoomiyaha Degmada Gaalkacyo, Xoghayaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo, Maamulka shirka Kebarco, Calumaa'udiin iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada degmada Gaalkacyo.

Jimciyada kheyriga ee Wamay ayaa shahaado sharaf gudoon siisey duqa degmada Gaalkacyo Eng Mohamud abdinuur,

Ku xirnow Gobsoor Media

Address

Gaalkacyo

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Gobsoor Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share