Mudugtimes

Mudugtimes Page kaan waxaad ka helaysaan wararkii ugu danbeyey ee dalka iyo dhacdooyinka maalin laha ah @2021-2022 MUDUGTIMES ALL RIGHTS RESERVED

01/09/2023

Ciidankii Somaliland oo iyagoo dhaawac ah u gacangalay ciidanka SSC-Khaatumo, ayaa qeyb ka mid ah la geeyay isbitaalka Qaran ee magaalada Garoowe, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday Guddiga Caalamiga ah ee Laanqeyrta Cas ee ICRC.

Wakiillada ICRC, ayaa 30 Agoosto booqday saldhigga dhexe ee Laascaanood iyo goobaha lagu hayo maxaabiista lagu qabtay dagaalka Jimcihii oo ay sheegeen inay ku soo arkeen 300 oo maxaabiis ah.

Nimca ayaa Magalada Hargaysa Ku dhigatay Xaflad Furiin ah kadob markii uu Furay Seygeeda . waxayna sheegtay in ay  ku Ba...
01/09/2023

Nimca ayaa Magalada Hargaysa Ku dhigatay Xaflad Furiin ah kadob markii uu Furay Seygeeda . waxayna sheegtay in ay ku Baxday Xafladan 2500 $ doolar .

Waxayna kaloo sheegtay in Gabadh walbo oo u diyaar ah Xaflad Furiin ah ay ayadu ka cawinayso Dhanka Qarashka .

fanaan cali zaki oo tuutaha qaatey
01/09/2023

fanaan cali zaki oo tuutaha qaatey

maxaad galkayo ku xasuusataa like iyo shere dheh
01/09/2023

maxaad galkayo ku xasuusataa

like iyo shere dheh

taallo noocaan ah ama taangigaan ah ayaa dhawaan laga bilaabi doonaa laascaano in laga dhiso si loogu xasuusto dagaaladi...
01/09/2023

taallo noocaan ah ama taangigaan ah ayaa dhawaan laga bilaabi doonaa laascaano in laga dhiso si loogu xasuusto dagaaladii laascaano ee dhamaadey.

sidee kula tahay

haddii aadan garab istaageyn ciidanka qaranka soomaaliyeed, ha unoqon cadowga gaashaan. waa fariimaha ugu badan ee la is...
01/09/2023

haddii aadan garab istaageyn ciidanka qaranka soomaaliyeed, ha unoqon cadowga gaashaan. waa fariimaha ugu badan ee la isla wadaagayo

tababaro somaliland u bilowdey da'a yarta iyo shacabka si ay badal ugu noqdaan ciidankii jabey
31/08/2023

tababaro somaliland u bilowdey da'a yarta iyo shacabka si ay badal ugu noqdaan ciidankii jabey

"Garaad Jaamac Garaad Cali, waa in Soomaali ka dhigto Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, waa Mandeellaha iyo Mahatna...
31/08/2023

"Garaad Jaamac Garaad Cali, waa in Soomaali ka dhigto Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya, waa Mandeellaha iyo Mahatna Gandi Soomaalida." - Xidhibaan Faarax Macallin oo ka tirsan Baarlamanka Kenya.

Magaalada Gaalkacyo ee caasimadda gobolka Mudug dhawaan waxay martigalinaysaa koobka gobolada Puntland' waana magaalo sa...
31/08/2023

Magaalada Gaalkacyo ee caasimadda gobolka Mudug dhawaan waxay martigalinaysaa koobka gobolada Puntland' waana magaalo samanaysa kobac iyo horumar balaaran.

đź“· Abdishakour Baxnaani

saaka iyo ciidamada deegaanka ssc oo ku sii jeeda furimaha   ama jiida h**e
31/08/2023

saaka iyo ciidamada deegaanka ssc oo ku sii jeeda furimaha ama jiida h**e

28/05/2023

Madaxweyne Xasan , oo hadda ka hadlaya qodobbada xalay ka soo saaray ee madasha wadatashiga , wuxuu yiri “ Waa in aan ka gudubnaa wixii aan 23 sanno ee lasoo dhaafay lagu jiray, maaheyn meeshii saxda ahayd, xal bay ahayd hadda taladii nimanka yar gaari jireen waan kasoo gudubnay.. Dadka Soomaaliyeed waa in ay codka yeeshaan oo ay masiirkooda uga taliyaan, waan balaarinay in codka muwaadinka Soomaaliyeed lagu kalsoonaado, Talada iyo masiirka dalkaan shacabka ayaa leh, qofka iyo arrimaha ay rabaan shacabkaa leh.”

In la gaaro go’aamo xilli h**e isbeddelo waa weyn ku sameynaya hannaankii doorashooyin isagoo la hadalaya , wuxuu yiri “Dawlad sharciyo adag leh baan u baahnahay, oo awood xoog leh baan go'aanadii xalay u qaadanay.”

Iman Jama

Address

Mudug
Gaalkacyo

Telephone

+252906201376

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mudugtimes posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mudugtimes:

Share