27/10/2021
Hadafyada aad ku taameesid inaad gaarto waxaa kaa hor taagan caajis iyo qorshe la'aan qofna uma dhalan maqaamka sare ee uu joogo balse dadaal ayuu ku gaaray asigoo usoo dhabar adeegay har iyo habeenba intaasoo dhan waxaad kugaari hal qorshe dadaal iyo go'aano adag .
Ciiro media