Nur Daacad

Nur Daacad Waa page aad si maalin le ah uga heli karto wararka iyo dhacdooyinka caalamka

Warqada furan ee uu soodiray dahad yaasiin Kalmadaha eray bixinta ah een kabaranay waxaa kamida 1=  sheekadu waa isku ka...
08/06/2023

Warqada furan ee uu soodiray dahad yaasiin

Kalmadaha eray bixinta ah een kabaranay waxaa kamida

1= sheekadu waa isku karis

2= isbaaro madaxeed

3= gaariga kadag adiga oon qalibin

4= khasaaraha inoo qaybi

5= Awood aadan ku soo dhididid hadha dhaminin

6= googlaha lagaama soo helin

7= dulmane lagaaday

8= warankiisu shiish male

9/ jacaylkiisa ninkii iiga danbeeya nacaykiisana wuu iiga danbayn

10= saaxiib iyo cadaw isku si ula dhaqan

11= dadkaan tixgaliyo yaan kugu darayaa

Iyo kuwa kale oo badan

Kalmadahan yaa isugu jira wax sheeg naseexo dhaliili iyo dardaaran

๐…๐€๐€โ€™๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ ๐„๐„ ๐ˆ๐ƒ๐€๐‡๐€Soomaalidu waxay siyaabo kala duwan ugu daaweysaa subagga idaha xanuuno kala duwan, wax...
17/05/2023

๐…๐€๐€โ€™๐ˆ๐ˆ๐ƒ๐Ž๐Ž๐˜๐ˆ๐๐Š๐€ ๐‚๐€๐€๐…๐ˆ๐Œ๐€๐€๐ƒ ๐„๐„ ๐ˆ๐ƒ๐€๐‡๐€

Soomaalidu waxay siyaabo kala duwan ugu daaweysaa subagga idaha xanuuno kala duwan, waxaana ka mid ah:

1- Bakteeriyada caloosha.
2- Hargabka iyo ifilada.
3- Xanuunada lafa xanuunka sida Riixa iyo roomaatiisamka.
4- Baxnaaninta iyo ka soo kabsashda dhaawacyada iyo lafo jajabka.
5- Xanuunka shoqosha ama idiinyada.
6- Xanuunka neerfaha ee sinta ku dhaco ee loo yaqaanno "Sciatica"
7- Xasaasiyadda iyo xauunka neefta / xiiqda.
8- Gaas calooleedka, nooca "Ulcer" ka ah.
9- Dilanka haweenka.
10- Korriimo la'aanta caruurta.

Waxay kaloo soomaalida sheegtaa in raganimada uu xoojiyo iyo in difaaca jirka sare u qaado oo wixii jirka lid ku ah aysan si sahlan wax u gaarsiinin sida in qofka ay qaban wayso daawada suuxdinta iyo wixii la mid ah.

๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ค๐š ๐ฃ๐ข๐ซ๐จ ๐ข๐ง ๐’๐ฎ๐›๐š๐ ๐š ๐ˆ๐๐š๐ก๐š ๐ฎ๐ฎ ๐๐š๐š๐ฐ๐ž๐ž๐ฒ๐จ ๐ฑ๐š๐ง๐ฎ๐ฎ๐ง๐š๐๐š๐š๐ฌ ๐ค๐จ๐ซ ๐š๐š๐ง ๐ค๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ฎ๐ฌ๐š๐ฒ?

Marka h**e Subaga Idaha ee laga shiilay barida inuu daawo yahay waxaa noo sheegay rasuulkeena nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee,

waxaana jiro xadiith ka hadlayo sida loogu daaweeyo xanuunka neerfaha ee sinta ku dhaco oo dad badani ka sheegtaan,

Xadiithkaas waxuu ku shardiyay in subaga idaha uu wax ka taro xanuunkaan in idahaas la daajiyay cows dabiici ah oo banaanka la daajiyay oo aan la siinin waxyaabo la farsameeyay, waxaa kaloo shardi looga dhigay in markii daawayn loo isticmaalayo in caloosha oo faaruq ah la isticmaalo weliba subaxii h**e.

Sababta labadaas shardi iyo faa'idada Subagga u leeyahay xanuunkaan waxaa la ogaaday mar dhaw, cilmibaarayaal u dhashay dalka Australia ayaa waxay qoreen research ay kaga hadlayaan arrimahaan soo socdo:

1- Barida wanka ama idaha waa sida kuruska geela oo kale waxaa lagu keediyaa wixii nafaqo ah oo hadhow xilliyada abaarta ah uu ka faa'idaysto xayawaanka inuu jirkiisa ku nafciyo, sidaas awgeed xoolaha wixii la siiyo ayay keedsadaan, haddii geedo dabiici ah uu daaqo oo aan la siinin waxyaabo la farsameeyay ama aan la daajin meelo wasakh ah ama magaalada aanan lagu korin, faaidadiisa way ka badan tahay midka lagu soo koriyaya waxyaabaha aan dabiiciga ahayn.

2- Midda kale sida la wada ogyahay subaga xoolaha waxaa loo qeybiyaa laba nooc, nooc waxaa la yiraahdaa jirka dhibaato ayuu u leeyahay waa nooca Kolestaroolka keeno oo la dhaho "Saturated Fat", noocne waxaa la yiraahdaa faa'ido ayuu leeyahay oo waxaa loo yaqaanaa "unsaturated fat", sidaa awgeed haddii idaha la daajiyo dhul nadiif ah oo dabiici ah, subaga laga heli karo barida wuxuu noqonaa mid si dabiici ah ku yimid waana "Unsaturated Fat", waxaana subagaan ku jirto maado la yiraahdo "OMEGA".

Maadadaan waaye waxa jirka faa'ido uu ka helo oo inta kor ku xusan iyo ka badanba waa laga helaa.

Haddii marka la cuno ama la cabo subagga idaha caloosha oo cunto ku jirto ama lala cuno cunno kale oo dufan leh, waxay ka hortagi kartaa in jirka uu ka faa'ideesto, waana sababta keentay in markii la isku daaweynaayo in subaxii h**e la isticmaalo, laakiin markii lagu daweynaayo xanuunada kale ee jirka la marinayo kuma xirno caloosha in ay faaruq ahaato.

Maadaama dagaal culus lagu hayay wax kastoo dufan ah iyadoo laga cabsi qabo cudurka Kolestaroolka, laakiin iyadane waa muhiim in la kala ogaado subaga khatarta ah iyo midka faa'idada leh, waana muhiim in la ogaado subag la'aan jirka ma shaqayn karo oo waa u muhiim, sidaas awgeed in aad dooratid midka faa'idada leh ama aad badsatid cunnada laga helo waa lagama maarmaan.

Xanuunada kor ku xusan oo ay soomaalida ku daaweyso subagaan, qaar ka mid ah waa wax cilmibaaris lagu arkay, qaarne waa wax khibrad iyo aragti lagu arkay. Mana ahan soomaalida kailya dadka isticmaala Subaga Idaha, subaga ugu caafimaadka badan ee la isku daaweeyo waa nooca madaxa madow oo barida weyn leh, seenta gaaban leh, waana wananka u badan dhulkeena.

Waxaa cajiib ah in cilmibaarayaasha sheegaan in subaga idaha uu daawo u yahay wadna xanuunka iyo dufanka xididada wadnaha fadhiisato.

Waxa kale oo la xaqiijiyay waxaa ka mid ah ku daaweynta cilladaha ku dhaco laabatooyinka ama kalabaxyada shanqarta ka yeerto kuwaas oo ay keenaan Roomaatisamka, Tufta / Riixa.

Waxaa kaloo la xaqiijiyay in lagu daaweeyo xanuunka Sciatica oo aan kor uga soo hadlay oo lagu tiriyo xanuuanda aan kaalmaati waxaan ahayn loo haynin, wayna jiraan takhaatiir ku daaweyso oo ku nool dalka Yemen, Sacuudiga iyo Iraq.

Waxaa kaloo iyadane la arkay in dadka qabo xanuunka gaaska ee "Peptic Ulcer" oo aysan keenin bakteeriyada "H.Pylori" iyagane in lagu daaweeyo oo la arkay in boogta caloosha ay si dhakhso ah ku raysato.

Sidaas awgeed waxaan ku soo gabagabaynayaa jawaabtayda in Subaga Idaha oo la isku daaweeyo in uu ka mid yahay talooyinka caafimaad ee rasuulkeena nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaatee uu noo reebay, waana arrin sanooyin badan la soo isticmaali jiray, waxaana isa soo taraya cilmibaarisyada taageersan isku daaweynta Subaga Idaha.

Qaabka loo diyaariyo subaga ayaa ah in barida markii la shiilo, laga sooco subaga cad ee soo hara waana midka la isku daaweeyo siyaabaha la isugu daaweeyane waa in la cabo ama la marsado ama cunnada lagu darsado.

Haddii aad heli karto Wan jabsaday oo baadiye lagu soo koriyay, waxaad ka dareemi kartaa isbadal caafimaad adigoo isbadal ka dareemo dheecaanada jirkaaga sida dhididka, candhuufta iyo kaadida adigoo dareema carafta subaga idaha.

๐˜€๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฒ-๐—ฑ๐—ต๐—ฒ๐—ต oo gaarsii asxaabtada si ay uga faaideystaan.
W/Q: somali doc

ุฅุนู„ุงู… ู…ู‡ู… ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู… ุชุนู„ู† ู„ุฌู†ุฉ ุชู†ุธูŠู… ุงู„ุฏุฑูˆุณ  ุจุฏุงูŠุฉ  ุชูุณูŠุฑ ุงู„ู‚ุฑุขู† ุงู„ูƒุฑูŠู…ุจู‚ุฑุงุกุฉ ุดูŠุฎู†ุงุงู„ุนุงู„ู… ุงู„ุนู„ุงู…ุฉ ุดูŠุฎ ู…ุญูู…ุฏ ...
13/05/2023

ุฅุนู„ุงู… ู…ู‡ู…
ุจุณู… ุงู„ู„ู‡ ุงู„ุฑุญู…ู† ุงู„ุฑุญูŠู…
ุชุนู„ู† ู„ุฌู†ุฉ ุชู†ุธูŠู… ุงู„ุฏุฑูˆุณ ุจุฏุงูŠุฉ ุชูุณูŠุฑ ุงู„ู‚ุฑุขู† ุงู„ูƒุฑูŠู…
ุจู‚ุฑุงุกุฉ ุดูŠุฎู†ุงุงู„ุนุงู„ู… ุงู„ุนู„ุงู…ุฉ ุดูŠุฎ ู…ุญูู…ุฏ ุจู† ุดูŠุฎ ูŠูˆุณู
ููŠ ู…ุณุฌุฏ ุดูŠุฎ ุนุจุฏ ุงู„ุณู„ุงู… ููŠ ุงู„ู…ุฑู‘ูŽุฉ ุงู„ุซุงู„ุซุฉ ู„ูŠู„ุฉ ุงู„ุฃุญุฏ ุงู„ู‚ุงุฏู…ุฉุจุนุฏ ุตู„ุงุฉ ุงู„ู…ุบุฑุจ (ุงู„ุฑุงุจุน ูˆุงู„ุนุดุฑูˆู† ู…ู†
ุดูˆุงู„)ุณู†ุฉ ูกูคูคูค ู‡

Ogasiis Guddiga Isku Dubaridka Cashirada
Waxay Ogaysiinayaan inuu Tafsiirkii Oo Uu Aqrinayo Shekhena She.Muxumed Shekh Yuusuf Bilaabanayo Caawa. oo Axada Salaada Maqrib Kadib Tariikhduna Tahay 23 Bisha Shawaal
1444 Hijiriga. / Kuna Beegan 14 May 2023 .

Kafaa .iidaysi Wacan Insh.Allah ูˆุจุงู„ู„ู‡ ุงู„ุชูˆูู‚

Adiga oo aan jidhikaagu nadiif ahayn ama aan qabaysanin sidookalena aan cadayanin hadii aad dhar qurxoon sooxidhato dadk...
13/05/2023

Adiga oo aan jidhikaagu nadiif ahayn ama aan qabaysanin sidookalena aan cadayanin hadii aad dhar qurxoon sooxidhato dadku waxay kaa aaminayaan uun nin sidaas uun u dhamaystiran lkn marka ay kuu soo dhawaadaan urkaaga ooma adkeysan karaan jigjiga University dusha way qurxoontahy lkn gudaha way ka uraysaa

Hanpalyo magaalada fiiq oo kuguulaysaty tartanka kubada cagta ee dagmooyinka gobolka erer Fiiq waa magaalada kali ah ee ...
12/05/2023

Hanpalyo magaalada fiiq oo kuguulaysaty tartanka kubada cagta ee dagmooyinka gobolka erer

Fiiq waa magaalada kali ah ee garoon casri ah ay dhisteen dadkeedu

Sanadkii koobabka ee dagmada raaso Dagmada raaso ayaa sadankii 2022 ku guulaysaty tartanka kubada cagta  dagmooyinka gob...
11/05/2023

Sanadkii koobabka ee dagmada raaso

Dagmada raaso ayaa sadankii 2022 ku guulaysaty tartanka kubada cagta dagmooyinka gobolka afdheer
sidookale waxay kuguulaysatay tartankii heer deegaan
Markale ayay maanta ku guulaysteen tarkii sanadlaha ahaa ee gaobalka afdheer
Sidookale bishii ramadaan ayay dagmadu kuguulaysaty tarkii qur.aanka dagmooyinka gobolka afdheer iyo social media ga

11/05/2023

Raaso ayaa ku guulaysatay markale koobka dagmooyinka g/afheer hanpalyo

Wixii ka h**eeyay xukuumadan haatan DDS hogaamisa, wakaalada quwada korontada ee degaankan waxaa laga maamuli jiray Diri...
10/05/2023

Wixii ka h**eeyay xukuumadan haatan DDS hogaamisa, wakaalada quwada korontada ee degaankan waxaa laga maamuli jiray Diri Dhaba markaa suuro gal ma ayna ahayn inaan ogaano dadka ka shaqeeya iyo waxa ay kala yihiin.

Xukuumadan ayaa sababtay in adeegii loo soo wareejiyo Degaanka halkana laga xukumo. Markaa waxaan ogaanay qaab dhismeedka ay wakaaladni u shaqayso.

Somali Region Electric Utility waxaa ay ka kooban tahay 3 qaybood. Qaybta koowaad waa Regional Utility Center oo degaanka oo idil dusha ka haysata. labada qaybood ee kalana waa labada District ee kala ah Jigjiga District iyo Gode District. Masuuliyiinta sare ee senior managerialka waa 56 qof oo kala jooga Agaasinada Waaxda Regionalka ee SREU iyo agaasinada labada District ee JDEU iyo GDEU.

Labada district ee Jigjiga iyo Gode waxaa midkiba sii hoos taga 26 Utility Centers (xarumo adeeg oo magaalooyinka degaanka ku kala yaala) kuwaas adeegyada bixiya, saacadaha iibiya, laydhaha galiya. Wadarta 52 Utility crnter waxaa ku magacaaban 52 maareeye oo mid-level Managers ah.

Hadaba aan taxno Agoontii Dergiga ee meesha joogta ee hoo

Region Electric Utility: Khaalid Daaha (Hereri, Adari) CEO. Waa ninka haysta Degaanka oo idil ee fartuu doono qoro.

SREU Planning Director: Antenrh (Orromo)
SREU Customer Service: Henok (Tigre)
SREU Communication Office: Mandhafru (Amxaar). Sannadkii 2006 isagoo tiirasha fuula oo khadka bypasska een saacada la marin xaafadaha galiya ayaan aqaanay.
SREU Finance: Mesfine (Amxaar)
SREU Procurement: Hirut Eshetu (Amxaar)
SREU Audit Hirut (waa tu labaad) (Amxaar)
SREU Aotomation Technology:
Tamrat (Amxaar)
SREU Design Rngineering support: Eyob (Orromo)
SREU Human Resource: Muluqan Orrom/Amhara
SREU Supervision Magaciidaa lama yaqaan (Orromo)
SREU Legal Service:Biniyam (Orromo)
SREU: Contract Manager Director: Ali Said (Amxaar)

District Electric Utility: Suldaan Amaan (Orromo) waa masuulka haysta meesha oo idil

JDEU: Planning: Yohanes (Amxaar)
JDEU: Distribution Construction Maintenance: Gabre Mikael (Tigre ) waa ninka cabudhiya engineerada Soomaalida oo qaarkood 5 sanno ku dhawaad meesha ka shaqaynayeen
JDEU: Customer Service: Ababu (Amhara)
JDEU: Finance: Guluma (Orromo)
JDEU Procurement: Yohanes Falaqe (Amxaar)
HR ?

District Electric Utility: Mukhtaar (Soomaali) waa kaligii dhamaan waaxyahiisa oo dhan iyo agaasinadiisa waa qaydhiin cunayaal

26 Utility Center ee Jigjiga hoos taga qof Soomaali ah ma joogo. Tusaale magaalada Jigjiga 2 xarumood (xaafada 01 ama 20aad iyo 06aad) ayaa ku yaala oo laga bixiyo saacadaha oo laydhka waxaa kala haysata Cabdoo cusmaan (Orromo) iyo Andualam Getachew (Amxaar) kan danbe Waxaa laga krenay maalin dhow Godey oo uu aotumation kifilka uu ku qornaa

Dhanka Godey waa saas oo kale 26 xarumo adeeg oo hoos yimaada qof Soomaali ah ma joogo.

Wadarta 56 maamulka sare ah + 52 maamulka dhexe ah = 108 kaliya Mukhtaar oo Gode jooga kaliya ayaa Soomaali ka ah.

Dhanka kale Waxaa kale oo jira xafiiska mashaariicaha oo loo yaqaano Universal Electrical Access Program( UEAP ) Waa xafiiska mashaariicaha waxaana haysta Cali siciid waa Axmaar.

Qaabdhismeedka xafiiska mashaariicaha
1.Somali Region UEAP General Manager: Waa Cali Siciid (Amxaar)
2. Somali Region Planning and Engineering: Waa Axmaar
3. Somali Region Own Force: Waa Tigreey
4. Somali Region Contract Admin: Waa Amxaar
5. Jigjiga woreda coordination: Waa Tigree
6. Gode Woreda Coordination: wiil soo.ali ah baa joogay oo laga caydhiyay, wuuna tiryirayba.

FG. Booska loo magacaabay Cabdala Abshir ma aha Electric Utility ee waa kaydka tamarta oo iska buul ah.

Xigasho: Guled Casoowe.
Dadka soomaaliyeed waxay u baahanyihii in ay iyagu ismaamulaan

Fiiq way talaabsatay
09/05/2023

Fiiq way talaabsatay

Talooyin muhiim ah 1.qofna ha unicin qofkale hadii uu kaaga sheekeeyo xumaantiisa hadii aadan adu arkin2. Dadku ma jeclo...
09/05/2023

Talooyin muhiim ah
1.qofna ha unicin qofkale hadii uu kaaga sheekeeyo xumaantiisa hadii aadan adu arkin
2. Dadku ma jeclo marka aad la joogto in aad findhicilato ama aad ilkaha qodqodo
3. Marka aad mobile kuhadlayso hoos u hadal dadka intoodabadan ma jeclo qaylada dheer
4. Si aad qofkale u raaligaliso ha u dhaawicin sharaftaada
5. Aamusnow ilaa lagaawaydiiyo sababta aad u aamusantahy
6. Kadheerow goobaha aan munaasabka kuu ahayn si aadan u daciifin
7. Hanoqnin mid mar walba laheli karo mararka qaar qiimo isuyeel
8. Dadka kibirka badan iskalawaynow waliga
9. Haladoodin dumarka xaataa haday kaaqaldanyihiin
10. Yaree cunista daawooyinka sababtoo ah wax yeeladooda ayaa kabadan waxtarkooda (waa kiimiko)

Madaxwaynaha turkida ordinanza ayaa sabtida soosocota wajahaya tartankiisii doorasho ee oogu adkaa mudo 20 sano ah Mataa...
08/05/2023

Madaxwaynaha turkida ordinanza ayaa sabtida soosocota wajahaya tartankiisii doorasho ee oogu adkaa mudo 20 sano ah
Mataageersanatahy madaxwaynaha oogu bootadabadan caalamka

Hanpalyo raaso oo u soobaxady finalka ciyaaraha gobolka af-dheer
08/05/2023

Hanpalyo raaso oo u soobaxady finalka ciyaaraha gobolka af-dheer

Culimadu iyaga oo ku camalfalaya xadiiskan hoose kubada waxay u arkaan maalaayacni ๐Ÿ˜๐Ÿ˜ ูˆุนูŽู†ู’ ุฃูŽุจููŠ ู‡ูุฑูŽูŠู’ุฑูŽุฉูŽ ๏ด ู‚ูŽุงู„ูŽ: ู‚ูŽ...
05/05/2023

Culimadu iyaga oo ku camalfalaya xadiiskan hoose kubada waxay u arkaan maalaayacni
๐Ÿ˜๐Ÿ˜ ูˆุนูŽู†ู’ ุฃูŽุจููŠ ู‡ูุฑูŽูŠู’ุฑูŽุฉูŽ ๏ด ู‚ูŽุงู„ูŽ: ู‚ูŽุงู„ูŽ ุฑูŽุณููˆู„ู ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ๏ทบ: ู…ูู†ู’ ุญูุณู’ู†ู ุฅูุณู’ู„ูŽุงู…ู ุงู„ู’ู…ูŽุฑู’ุกู ุชูŽุฑู’ูƒูู‡ู ู…ูŽุง ู„ูŽุง ูŠูŽุนู’ู†ููŠู‡ู. ุฑูŽูˆูŽุงู‡ู ุงู„ุชู‘ูุฑู’ู…ูุฐููŠู‘ูุŒ ูˆู‚ูŽุงู„ูŽ: ุญูŽุณูŽู†ูŒ.

Waxaa aad u daya roobab waayay maalmahan waxaa buuxdhaafay wabiyadii iyo togagii Marka dawladu waa in ay dadka meelaha b...
05/05/2023

Waxaa aad u daya roobab waayay maalmahan waxaa buuxdhaafay wabiyadii iyo togagii
Marka dawladu waa in ay dadka meelaha biyo mareenada ah dagan kala talisaa in ay kafogaadaan

ุฅุนู„ุงู… ู‡ุงู…Ogasiis Waxaan Ogaysiinaynaa Ardayda Kutaxnayd Kutubta Shekha in Ay Kutubtii inoo Bilaaban Doonto Kutubtii in M...
03/05/2023

ุฅุนู„ุงู… ู‡ุงู…
Ogasiis Waxaan Ogaysiinaynaa Ardayda Kutaxnayd Kutubta Shekha in Ay Kutubtii inoo Bilaaban Doonto Kutubtii in Mudda Ah Hakadka Kujirtay
Usuul.lfiqhi Wuxu inoo Bilaaban Barri oo Khamisa Wakhtigiisi i.a
Tirmidi Iyo Kawaabka
Axada i.a.
Tafsiirka Dib Ayaan Kasoo Sheegi Doona insha.allah
Halaga faaiidaysto insha allah
ูˆุจุงู„ู„ู‡ ุงู„ุชูˆููŠู‚

Talooyin muhiim ah oo ku saabsan ladhaqanka iyo ilaalinta dareenka dadkale.1. iskayaree calaacalka aad u calaacalayso da...
01/05/2023

Talooyin muhiim ah oo ku saabsan ladhaqanka iyo ilaalinta dareenka dadkale.
1. iskayaree calaacalka aad u calaacalayso dadka aan awooda u lahayn arinta aad ka calaacalayso in ay wax kaqabtasn
2. Dadka miisaankooda waxba hakasheegin sida waad buuratahy maad miisaanka iskaridid waad dhuubantahy iwm. Kaliya waad nuuraysaa ha u dhaafin
3. Hadii aad qof wax ka amaahato uceli qofkaasi inta uusan kusoowaydiinin amaahdii ama xoolihiisii
4. Hadii qof uu kuyidhaahdo dhakhtar baan tagayaa sababtana una kula wadaagin hawaydiin ee u ducee uun
5. Hadii qof uu kula joogo ama aad sheekeysanhysaan hakumashquulin tellka.
Ee dareenkaaga sii isaga
6.hawaydiinin sababta uu u guursan layahay qofku.
Waxaa jira sababa badan oo aan loo guursankari sida duruufaha nolosha
7. Qof hadii uu kuu dhiibo tellkiisa habaadh-baadhin sida fariimihiisa iwm
8. Qofna haraadinin xumaantiisa si uuna ilaahy u keenin ceebahaaga banaanka
9. Qosolka badan waxaa uu kaadhigaa qiimo la'aan
10. Intabadan dhagayso inyara hadal

30/04/2023

Waxaa qarya Faisal roble
Wargelin:

1. RW Abiy Axmed iyo MW Axmed Islan ee JL wey kulmeen mudo 45 daqiiqadood ah. Waxay ka wada hadleen la dagaalanka Al-Shabaab iyo sidii looga adkaan lahaa.
2. MW Axmed Islan iyo MW Mustafe waxay isugu yimasdeen casho. Markii h**e MW Mustafe ayaa diidanaa inkasta uu markii dambe ogolaaday. Casho madax badani ka soo qaybgaleen ayey ahayd.
3. Waxa MW Mustafe markii ugu h**eysay u shaaciyey in aanu is hortaagyay siidaynta CMC.
4. Siidaynta CMC waxa go'amiyey xisbiga PP.

Allaha khayr haka dhigo.

Xulka qaranka somali ee 17 jirada ayaa ladheelayaDhigooda aljeriya. Inkastooy soomaliya sanadkii lasoo dhaafay ay guul m...
29/04/2023

Xulka qaranka somali ee 17 jirada ayaa ladheelaya
Dhigooda aljeriya.
Inkastooy soomaliya sanadkii lasoo dhaafay ay guul muhiim ah kagaadhay kubada cagta hada Algeria ayaa kamid ah wadamada kufiican kubada cagta marka labarbar dhigo somali
Dadka somaaliyeed ayaa qaba rajo fiican
Aynu isooducayno in ay guulaystaan wiilasheenu insha allah

R/W somali xamse c/bare ayaa ku soolaabtay dalka kadib mudo uu k**anaa dadka
29/04/2023

R/W somali xamse c/bare ayaa ku soolaabtay dalka kadib mudo uu k**anaa dadka

Waxaa lagu magacaabaa cabdiqaadir Bakhshe , Waa 82 jir  xoolo dhaqato  ah oo ari yar ku raacda tuulo ka tirsan gobolka B...
28/04/2023

Waxaa lagu magacaabaa cabdiqaadir Bakhshe , Waa 82 jir xoolo dhaqato ah oo ari yar ku raacda tuulo ka tirsan gobolka Balochistan ee dalka baakistaan.

Guri fiican ma laheyn oo wuxuu degganaa dhisme yar oo coosh ah oo aan wax derbi ah laheyn.

Wuxuu weligii ku hammin jiray inuu mar uun soo xajiyo ama ugu yaraan uu soo cumreysto, oo uu soo booqdo Qabriga Nebi muxammed (Scw).

Muddo 15sano ah lacag uu uruurinayey ayaa waxaa u suuro gashay inuu ka mid noqdo dadkii bisha Ramadaan u soo cumro tagay xaramka barakeysan.

Isagoo xaramka iska dhex socda ayaa waxaa aragtay gabar kaamiro-maanad ah, isla markiiba waxay ka duubtay muuqaal yar oo dhowr ilbiriqsi ah.

Muuqaalkii ayaa aad u faafay oo malaayiin qof oo dunida dacaladeeda ah gaaray, qof kastoo muuqaalka arkana wuxuu ku qasbanaaday inuu jeclaado oo uu dhowr mar ku ceshto.

Hadda wuxuu ku laabtay tuuladiisii wuxuuna aad u rajeynayaa inuu sanadkan ka qeyb galo dadka gudanaaya waajibaadka Xajka, oo uu in muddo ah ku taami jiray.

Waxaa qoray abdulqadir kalif wa muwadin waxbadan raadiyay lkn deegaanku waa wada sas ee Q.B kali ah ma ahWaxaan Sameeyay...
25/04/2023

Waxaa qoray abdulqadir kalif
wa muwadin waxbadan raadiyay lkn deegaanku waa wada sas ee Q.B kali ah ma ah
Waxaan Sameeyay (Research About: Commercial Bank Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น Kebribeyah Branch.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
General Manager ama Maareyaha Guud
Salary:Mushaar:50,000 to 55,0000 Birr
Fuel and Transportation: Shidaal ama Tax Ayaa lasiiya:8 litir Maalintii
Overtime:3000 to 4000 birr
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Customer Service Officer1:Sargaalka Adeega Macaamisha: Waa 6 qof
Mushaarkiisu:15,000 Birr to 17,000 Birr above

Assistant Manager:waa 1Qof Kusimaha ama Maareye Kuxigeen: Mushaarkiisu:30,0000 Birr

Supervisor Customer Service Officer: Waa 1 qof Mushaarkiisu:25000 to 30000
Fuel Transportation:8 litir

Cashier: Waa 3 Qof oo Gudaha Kujira
Mushaarkoodu Waa 25000 to 27000 Birr

Operation And Administrative assistant:waa Hal qof Gabadh
Mushaar:8000 Birr iyo 8 litir Tax per daily
Over time:2000 Birr

Bank Trainee:Fresh:Teller: Waa 3 Qof oo cusub oo Hadda latobabaro Waxaana loo Toba baraa Customer Service Officer
Mushaarkoodu Waa 12,000 Birr Iyo 8 litir Tax per daily
Over time:3000 birr
Guud ahaan Waa 15 qof haddii Aanan Wax katagin Iyo Ilaa 6 Waashiman haddii Aanan Wax katagin.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Waxaan ogahay Maamulka Magaalada Qabribayax Iyo Maamulka Degmada Qabribayax Ardey Badan Oo Ilaa Hadda Sugayaa 5000 Birr Iyo Wixii kahoseeya maalin walbana CPA da geeya Document oo Sidii Ay Usoo Qalin jabiyeen Aan Shaqo helin Waa Ayaan Daro Inaan Xuquuqdena daawano Inagoo Dadkeenii Iyo Degaankeenii Joogna war Hoos Haloo eego Arintaas Waliba Waxaa wax kaqaban Kara Masuulinta MMQ Iyo Masuulinta Degmada Qabribayax Iyo Odayaasha Iyo Dhamaan Dhalinyarta MMQ.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Sawirka kumuuqda Waa Ambo Waan Joogey 2022 laakin Waxaan layaabey ficilka Ay sameeyan Degaamada Kale tusaale Degaanka Oromiya Hal Shaqsi oo Qowmiyad kale ah Masoo Gali Karo SHORT LIST ga anaana Indhahayga Soo Saarey TIGRAY Iyo AMARA iskada Iyaga Hadalkooda Waxaan utaagna Meelo Badan laakin Waa Dad Wax fahansan.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Anu waxaan Arkey Ayaan sheegaya marka Waxaan dhalinyarta Maamulka Magaalada Qabribayax ee kasoo Baxay jaamacadaha kula talin iney Diirada Saaran Iney Kashaqo galan Bangiyada Magaalada Qabribayax Iyo Telayada Maamulka Magaalada Qabribayax.๐Ÿ‘‰ Waxaan aqaana 30 Ardey oo Haysta Culuumta Dhaqaalaha Iyo Maamulka ee loo Yaqaano Sidan.
Accounting and Finance
Management
Public Administration
Economics
Logistics and Supply Chain Management
Economics and Development
Social Work
Psychology
Socialogy
Tourism Management
Government Management
Financial Management
LAW
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Ninka kasoo Shaqo Tagey Degamada
Weldiya
Arbaminch
Gonder
Bahardar
Ambo
Gojam
DabreMarkos
Dabretabur
Dabreburhan
Woliso
Dase
Kombalcha
Alamada
Jima
Addis Ababa
Adama
Iyo Meelo kale oo Badan wuxuu Mushaarkiisa kubiiliya Naag Iyo Caruur Joogta Degaan Kale Wuxuu kushuba Akoonka Degaankiisa Wuxuu hantigisa galiya Degaankisa laakin ineynu Lacagteenii Iyo ganacsigeenii Lagu Masruufo Dad kale Waa Jaahilnimo.
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Waxaan Xitaa Weydiiyay Labo Bank Manager oo Kala Jooga AMBO Iyo ADIGRAT Waxay isheegen in Cid Aan Ahayn Qowmiyadooda Ayna kashaqeyn kareyn Marka iyaguna Waa Degaan inaguna degaan Ayaynu Nahay laakin Waxay kuxisaabtaman Xuquuqdooda suaal iyagu Intey toodii kadiiden Qowmiyad kale Ayay teeni Inagu Dul maamulan warbal Caqliga Yara isticmaala haddii Xitaa aydan Waxba ogeyn Anu Waan yaabe โœ…
Waxaan Hubaa inaan Buuxin karno Meelwalba laakin in laisku tashada Ay fiican tahay laakin haddii Aan lawada socon ineyna fiicneyn marka Waxaan Hubaa in Dhalinyar Badan Khibrad Iyo Nolol fiican kaheli karaan haddii sifiican Diirada Loosaaro Xuquuqda Inaga Dhiman โœ….

Ninkii whasppka la haa kulahaa 4 lanbar baa hal whaspp lagu wada isticmaalikaraa Adigay kuutaalaa
25/04/2023

Ninkii whasppka la haa kulahaa 4 lanbar baa hal whaspp lagu wada isticmaalikaraa
Adigay kuutaalaa

Dawlada India ayaa larajenhaya in ay bishan april wixii kadanbeeya ay kariixato kaalita 1aad ee wadanka aduunka oogu dad...
25/04/2023

Dawlada India ayaa larajenhaya in ay bishan april wixii kadanbeeya ay kariixato kaalita 1aad ee wadanka aduunka oogu dadka badan wadanka chaina.
Chaina ayaa mudo dheer haysatay kaalinta koobaad ee wadanka aduunka oogu dadkabadan

Aabihii dilka lagu xukumayWaxa lagu xukumay wiilkan dil toogasho ah.Waxaana lagu fulinaya dilka labo maalin kahor maalin...
24/04/2023

Aabihii dilka lagu xukumay

Waxa lagu xukumay wiilkan dil toogasho ah.
Waxaana lagu fulinaya dilka labo maalin kahor maalinta ciida ciidul fitriga.

Wuxu ka codsaday saraakiisha xabsiga in loo ogolaado inuu arko inantiisa yar kahor intan aan lagu fulinin dilka.wuxu lahadlay reerkiisa ama aafadiisa wuxuna kuyiri sida tan:

"Waxa laga yaaba inan fursad uheli waayo inan arko farxada wajigiina kamuuqan doonta maalinta ciida, oo waxan mari doonaa ciqaab sababi doonta inaynan mar danbe is arag, oon macasalameeyo dunida sidaa darted waxan kaa codsanayaa inad iigusoo labisto inantyda yar, una soo xidhto dharkeda ciida iiguna keento xabsiga, si aan u arko farxada wajigeeda ayna iigula muuqato inan laqaybsaday farxada ciida"

Intaa kadib waxa xabsiga loogu keenay gabadhiisii balse ma uunsan kahelin farxadi uu filayay inuu ka arki doono wajiga gabadhiisa yar, waayo waxay darensanayd in xaalada uu ku sugan yahay aabahed aysan ahayn mid muujinaysa rajjo danbe oo ah inuu dunidan baaqi kusii ahaanayo.

In badan buu isku dayay inay faraxdo gabadhiisa yar, balse gabadhii yarayd way haleli wayday inay faraxdo waxay kutidhi:

"Aabe miyaa lagu dilayaa xaafadena ayaan k**aqlay kadibna waan ooyay ee aabe ha idilina dheh aad nala soo ciidide "

Aabihii farxada baadhayay isagii ayaa oyay. wllkey wanaagsan fadlan markii aad dhameysato like igu far sxb mahadsanid.
๐Ÿ˜ญ๐Ÿ˜ญ

Sawir hadalhayn badan dhaliyay Maxay kulatahy sababtu?
23/04/2023

Sawir hadalhayn badan dhaliyay
Maxay kulatahy sababtu?

23/04/2023

Waxaa socday maalmahan xansi h in wasiirka 1aad ee somali xamse c/barre mooshin xilkaqaasi ah laga keenayo mushunkan ayaa waxa lasheegayaa in xukuumadu aywado oo uuna mucaaradku lugkulagayn
Xukuumada xamse ayaa lagu dhaliiliiaa jilicsanaan iyo in hawlihii muhiimka ahaa ee xafiiska R.W & wasiiradaba loo wareejijiy X. Madaxwaynaha.
Mooshinka ayaa u muuqda mid hada banaankayimid l.
Xukuumada xamse ayaa hada jirta mudo sanad kudhaw

21/04/2023

Ciid mubaaric dhamaan muslimiinta ciida ciideeda ilaahay nabad ha inagu gaadhsiiyo

20/04/2023

Kadib markii lago,aamiyay in si k**adanbays ah loo kaladiro ciidankii gaar ahaa ee deegaanka ayaa waxaa ragii masuuliyiinta ka ahaa ciidanka waxaa loo magacaabay xilal kan hoose oo u badan kuwii policka caadia ahaa ah

Magacaabid cusub:

1. Mudane Maxamed Xassan Axmed. Ku-Xigeenka Xafiiska Nabadgalyadda
2. Mudane Xildhibaan Mohamed Ali Daahir. Ku-Xigeenka Madaxa Xafiiska Dakhliga
3. Sareeyo Guud Cabdi Cali Siyaad (Gafeedhe). Komishineerka Booliska Deegaanka
4. Sareeye Guuto Xassan Cabdi Gudaal. Koomishineer Ku-xigeenka Booliska
5. Sareeye Guuto Maxamed Axmed Garaad. Koomishineer Kuxigeenka Booliska
6. Kornayl Axmed Bashiir Raabi. Koomishineer Ku-Xigeenka Booliska
7. Sareeye Guud Cabdiraxmaan Axmed Nuur. Madaxa Kulliyadda Tababarka Booliska
8. Sareeye Gaas Xassan Moogoow Maxamed. Ku-Xigeenka Madaxa Kuliyadda Tababarka Booliska
9. Mudane Maxamed Sayid Xuseen. Madaxa Xafiiska Arimaha Xuduudaha iyo Xalinta Khilaafaadka Deegaamadda Dariska

05/06/2020

Ciidamada dowladda caalamku aqoonsan yahay ee Libya ayaa maanta dib u qabsaday magaalada Tarhouna ee ku taalla koonfurta bari ee magaalada caasimadda ah ee Tripoli, taasi oo Jeneral Khalifa Haftar ka saareysa halkii ugu xoogganeyd ee ugu dambeysay ee uu kaga sugaa Galbeedka Libya.

Tarhoun waxay ahayad magaalada uu Khalia Haftar kasoo qaadayey weeraradii socday 14-ka bilood ee uu doonayey inuu ku qabsado Tripoli.

Weli ma jiro wax war ah oo kasoo baxay Khalif Haftar iyo ciidankiisa oo ku aaddan ka bixitaankooda magaalada, taasi oo timid maalin kadib markii laga riixay goobihii ugu dambeeyey ee ay kaga sugnaayeen caasimadda.

05/06/2020

Sadexda da kaligii taliye ee soomaalida oogu caansanaa
1: Siyaad bare waa kaligii taliyihii oogu h**eeyay taariikhda somalida waxaana gacantiisa kubaxay boqoolaal somali ah
Dhankale inkastoo uu katagt wax qabad balaadhan iyo dhismooyin farabadan sida garoomada wadooyi jaamacado schoolo warshadi dakado iyo wax kale oo badanba uu dhisay
2: c/maxamuud omer waxuu ahaa kaligii taliyihii 2aad oo ay boqolaal dad ihi gacantiisa ku bexeen kuwo kalana xabsiyada kabuuxiyay jidh dila u gaystay
Inkastoo uun sidii siyaad bare katagin raadad muuqda oo badan hadana waxaa jiray woxooogaa wax qabad ah oo lagu xasuusan karo
3: ismaaciil omer geele
Waa kaligii taliye jiray wakhti dheer kana dhaxlay xilka qoyskooda sidii ay jabuuti u xoroowaday wax isbadal ah k**a dhicin
Waxaa uu afduubtay xuquuqihii dhamaan muwaadiniinta ree jabuuti
Waxaa uuna wali siiyahay kaligii taliye
Waxa yaabaha lagu xasuusan karo waxaa kamid ah
Wadanka oo uu kadhigay saldhig mulatari waxaana looyaqaanaa saldhiga caalamka
Daynta wadanka lagu leeyahay ayaa noqon doonta hadii aysaas ku socoto wadanka oogu daynta badan caalamka waxaa lagu leeyahay malaayiin lacag ah.
Iyadada oo khayraadka wadankuna uu aad u badan yahay
FG: waa kaligii taliyaha wali xil haya ee waa in ay dadka ree jabuuti isdhaafiyaan
Nur cadde
Xornimo Web Tv

Address

Jigjiga Somali State
Jijiga

Telephone

+251915061880

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Nur Daacad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Nur Daacad:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Jijiga media companies

Show All

You may also like