War dhaantadani yay kusocotaa fahamkeedaa igu cuslaadaye ?!
Kani waa dardaarankii ugu dambeeyay ee Allah ha'unaxariistee Abwaan geesi ooy tii rabbi kutimid.
Walaal aynu siwadajir ah ugu ducayno walaalkeen in ilaahay dambigiisa dhaafo inagana gadaashiis nafidnayn π€²π€²π€²
Somtel Puntland Puntland State House
Waligay sheekhan ookale maan dhagaysan waa nin dhamaystiran rabbi ha xiftiyee
Madaxweyne mustafe iyo gabadh kasoo qayb gashay jigjiga international book fair, bal aynu ukala garqaadnee midkee saxan?
Waligiis moos macunin markii koobaad ee lasiiyayna macaa diirkii ayuu isku goostayπππ
Bal qiyaas ninkaas qoloduu yahay iyo gobolkuu kasoojeedo? Hhh
Qaar kamida odayaasha deegaanka oo MW mustafe cabashadooda suugaan ahaan ugu gudbiyay
Abwaan muxiyadiin shaahid iyo gabaygii duulaan jabis π
SRTV Somali
Geedka Nabada
DEG DEG, PUNTLAND ayaa durba afka furatay mucaaradad cusubna bilawday kadib markay waaueen xilka Raysal wasaaraha oo ay siwayn urajaynayeen in reer PUNTLAND helaan.
Waa midkamida hadaladii ugu adkaa ee uu mugaabe kajeediyay shirarka qaramada midoobay.
Ma isleedahay madaxweyne African ah ayaa saas uhadli kara?
Mohamed Abdullahi Farmaajo
BBC News Somali
VOA Somali
Kafaa iidayso khayrka tobanka dambe ee ramadaanta in sha Allah ilaahay hayna waafajiyee Faafinta khayrka
Waa waano iyo waxsheeg xalaal lkn soomaalidu kaxishootoπ
Somali Youth & Family Club
Quruxda Qoyska2
Bararaha Qoyska
Balaayo kaxoogbadan ayaa wiilkaas wadee yaa war kahaaya in qoftaas laqabo iyo inkale?
Fahad yaasiin iyo qudbadiisii koobaad ee meel public ah uu kajeediyay.
Mohamed Abdullahi Farmaajo
DEGDEG:
Gabadh tigree ah oo hotelkii ay Brusells ka deganayeen ku weerartay Ahmed Shide wasiirka maaliyada Ethiopia iyo Ridwan Husein afhayeenka Raysal wasare Abiye Ahmed.
Dhacdadaan maxay kusoo xasuusisay?
Daawo waraysi dhinacyo badan taabanaya oo MW mustafa Omar siiyay DhabTV.
Maxaa kaaga baxay waraydiga madaxweynaha?
Source Dhab TV.
Fanaankaan magaciisa yaa yaqaana? ππ
HAthaa xaqullah Xaqu daa'imullah kuye.
War ileen waa lasoo wada dhiigday!πππππ
Somali American Tv
NABAD TV
BBC News Somali
Shamsa cumar iyo Boon xirsi AHN.
Waa shukaansi cajiiba bal dhagayso oo ha qoslin π€£π€£π€£
Qofkii Nabiga Scw Caaya Haduu Towbadkeeno Mala Dilayaa ? Iyo Jawaabta Culimada
Somalida Qaar Wax Badan Baa Ka Khaldan
Daarul Xadiith Salam Muslim Sh Maxamed Cabdi Umal