Sahan News Network

Sahan News Network Sahan News Network is an independent page advocates for the Somali region's people
(1)

10/03/2024

Deegaanka Somalidu waa meeja kaliya ee lacag la soo musuqay la sadaqaysto si JANNADA loogu galo !!!!

HAMBALYO MEHER ....Bahda Sahan News Network waxay  Tahniyad meher hawada u marinaysaa C/rxmn Shariif iyo Yasmin Wacdi Aa...
10/03/2024

HAMBALYO MEHER ....

Bahda Sahan News Network waxay Tahniyad meher hawada u marinaysaa C/rxmn Shariif iyo Yasmin Wacdi Aar oo meherkoodu ka dhacay magaalada Fiiq.

Waxaanu leenahay noqda kuwii isku barakooba .

Sahan News Network

Sadaqadu waa hadba wixii la isu awoodo, Qasab & suuragala ma aha in wax wayn markasta la sadaqaysto laakiin sawirada qaa...
09/03/2024

Sadaqadu waa hadba wixii la isu awoodo, Qasab & suuragala ma aha in wax wayn markasta la sadaqaysto laakiin sawirada qaar waa laga giicanyahay.

Sahan News Network

MUSTAFE CAGJER OO BIXIYAY DHUL 10 UJIRA JIGJIGAHalkani waa degmada Makaniis ee dhawaan la magacaabay kana mid ah degaank...
08/03/2024

MUSTAFE CAGJER OO BIXIYAY DHUL 10 UJIRA JIGJIGA

Halkani waa degmada Makaniis ee dhawaan la magacaabay kana mid ah degaanka Oromia degmadan ayaa jigjiga oo caasimadda degaanka ah u jirta wax aan ka badnayn 10km

Sawirkan waa Gudomiyaha gobalka Hararge ee Oromia oo Mashaariic waawayn ka dhagax dhigay dagmada makaanis ee Duleedka jig jiga.

Afka la iska soo galay qaybo badano gobolka Harawo kamid ahi tabashooyinkoodana la dhayalsaday , haddaan h**e loo dhagaysan in meel fog laga dooni baan u malayn .

Sahan News Network

07/03/2024

Wacdaraa ka dhacay maanta Laascaano, wiil yaroo tababaran oo salaan siiyay MW SSC Khaatumo Firdhiye

Sahan News Network

Battrey low Ethiopian Prime Minister's lattest situation
06/03/2024

Battrey low

Ethiopian Prime Minister's lattest situation

Somaliya in 1963Sawiraka waxaa ka muuqda:1.Madaxwayne Aden Cade2.Raysal wasaare Abdirshiid Ali sharmarke 3.General Moham...
05/03/2024

Somaliya in 1963
Sawiraka waxaa ka muuqda:

1.Madaxwayne Aden Cade
2.Raysal wasaare Abdirshiid Ali sharmarke
3.General Mohamed Abshir Haamaan
4.General Daauud Abdulle Xirsi
5.General Husein kulmiye Afrax
6.Wasiir Mohamud Malingur.

Dhamaantood Rabi ha unaxariisto

Xigasho Goohaar.

Sahan News Network

Inta uuna Mustafe inaadeerkii udhiibanin xilka komishinerka bolis ka ee heer deegaan, saami qaybsiga 11ka komishiner ee ...
02/03/2024

Inta uuna Mustafe inaadeerkii udhiibanin xilka komishinerka bolis ka ee heer deegaan, saami qaybsiga 11ka komishiner ee gobolada waa la iska wada dhex arki jiray!

Saqaftu (gadhfeedhu) markay timid kadib waxaa halmar la waayay hal nin oo ree Cabdille ah oo 11ka Gobol ee deegaanka ka noqda komishineer heer gobol ah.

Hadaad taqaano 11 gobol komishiner gobol oo ree cabdille ah la wadaag akhristayaasha.

Sidoo kale 6da Council ee deegaanka police komishinadooda cida haysata bal bulshada la wadaaga ha yaabaan ee!

Cadaalada ina cagjar iyo ilmaadeeradii hala daawado.

Mohamed Omer

Sahan News Network

27/02/2024

MASHAA ALLAAH

Waa nin culimo ah oo soo hanuuniya dadka nolosha ka dhacay sida kuwa daroogadu dilootay, haweenka xun xun iyo dhalinyarta lamidka ah .

Ma aqaano dalka uu u dhashay laakiin waa dal Muslim ah oo lu yaala Koonfurta bari ee Asia ( Aasiya )

Sahan News Network

25/02/2024

MASHAA ALLAAH

Shirkada Qodista Ceelasha dhaadheer ee Anas Xaad waxay ku guulaysatay inay ceelkii ugu h**eeyay ka biyo gaadhay magaalada Dhagaxbuur.

Sidoo kale shirkadu waxay magaalada Qabri-Bayax ka bilawday qodista ceel 500 mitir ilaa 600 mitir ah

Sahan News Network

FIIQ 25 SANO KAHORGeedkii Ruqaanyida ( Xamarta ) ahaa ee caanka ahaa ee ku yaalay badhtamaha Suuqa.Dirgadahaas soo jeedk...
24/02/2024

FIIQ 25 SANO KAHOR

Geedkii Ruqaanyida ( Xamarta ) ahaa ee caanka ahaa ee ku yaalay badhtamaha Suuqa.

Dirgadahaas soo jeedka ka muuqda waxaa weeye Dirgadihii Ree Cabdi Xawaadle iyo kuwo kale

MA OGTAHAY 7 SANO IN LA QARINAYAY  DHIMASHADA BOQOR MIIIKH 2 ?Ethiopia ( Abbsynia ) waxaa ka soo talin jiray Boqortooyo ...
23/02/2024

MA OGTAHAY 7 SANO IN LA QARINAYAY DHIMASHADA BOQOR MIIIKH 2 ?

Ethiopia ( Abbsynia ) waxaa ka soo talin jiray Boqortooyo Kiristaani ah oo fac wayn caana ku ahaa Adoonsiga, Uus xabaalka, wax qarinta iyo dhaqamo guracan oo kale oo Boqortooyadii Abysinianku uga duwanaayeen Ummadaha kale ee caalamka.

Hadaba ma ogtahay mudo 7 sano ah in la qariyay dhimashadii Boqor Mililikh 2 aad kaas oo geeriyooday 1906 dii balse la ogaaday inuu dhintay 1913 kii.

Kaligii Taliyihii Nacabka ahaa Meles Zenawi ayaa sidoo kale la isku dayay in la qariyo geeridiisa laakiin maadaama lagu jiray xili casri ah oo ku tiirsan Alaadaha technolojiyada suuragal way noqon wayday bil ku dhawaad wax kabadan in la qariyo geeeeida Meles Zenawi.

Sahan News Network

Deg DegCIIDAMADA BADA ETHIOPIA OO HEEGAN LA GALIYAYTaliyaha ciidamada Badda Ethiopia Admiral Nassir Abadga ayaa war baah...
23/02/2024

Deg Deg

CIIDAMADA BADA ETHIOPIA OO HEEGAN LA GALIYAY

Taliyaha ciidamada Badda Ethiopia Admiral Nassir Abadga ayaa war baahinta u sheegay in heegankii ugu sareeyay la galiyay ciidamada Badda Ethiopia si ay u fuliyaan howlgal kasta oo loo baahdo.

Ciidamada Badda Ethiopia oo haatan saldhigoodu uu yahay Haraha Tana ee ku taala magaalada Bahirdar ayaa hadalka Taliyuhu wuxuu ku soo aadayaa xili uu cirka isku shareeray heshiiska khilaafka Somalia iyo Ethiopia ee ku sabsan heahiiska MoU ee Ethiopia & Somaliland.

Sahan News Network

DEGDEG:-Waxaa  lagu guulaystay in lasoo qabto Naagtii jaariyada ahayd ee Xalay  xaday ilmaha yar waliba gurigii ay ushaq...
21/02/2024

DEGDEG:-Waxaa lagu guulaystay in lasoo qabto Naagtii jaariyada ahayd ee Xalay xaday ilmaha yar waliba gurigii ay ushaqeenaysay ka xaday.

iyadoo Baska Jaamac Jiis ee Addis Ababa ubaxa Raacaysa ayaa laqabtay

wiilkii Baska joogay oo lasii war galiyay ayaa xiriir soo sameyey oo soo Hadlay. Waana la qabtay hada waxaana hada gacanta ku haya ciidanka deeganka somaalida.

Intii nagala qayb qaadatay way mahadsantahay hala ilaashado caruur

Sahan News Network

SHIRKADA E BIRR AYAA LAGU LEEYAHAY LACAGTA !Ninkañ Odayga ah ee ay sida khaldan ee Tuugnimada ah   lacagtii ugu jiray mo...
19/02/2024

SHIRKADA E BIRR AYAA LAGU LEEYAHAY LACAGTA !

Ninkañ Odayga ah ee ay sida khaldan ee Tuugnimada ah lacagtii ugu jiray mobile ka loo gala baxay waxaa lagu leeyahay lacagta shirkada E Birr

Sababta oo ah systemka ( hab raaca ) lacag dirista, kaydsiga & ku Iibsada waxaa maamula waa shirkada E Birr sidaa daraadeed wixii transaction ah ee si khaldan oo Tuugnimo ah uga baxa accounka macaamiisha waxaa lacagtaas lagu leeyahay E Birr.

Sababta 2 aad ee lacagtan lagala baxay Odayga E Birr loogu yeelan ayaa ah maadaama ay shirkada E Birrtu ay damaanad qaad buuxa ay qaaday masuuliyada iyo amniga lacagaha macaamiisha E Birr.

Sahan News Network

DHALINYARTA SAXALAAD & LAGAHIDA OO KULMAYMid kamid ah dhalinyarta shirta isugu timid ayaa qoraalkan soo dhigay bartiisa ...
18/02/2024

DHALINYARTA SAXALAAD & LAGAHIDA OO KULMAY

Mid kamid ah dhalinyarta shirta isugu timid ayaa qoraalkan soo dhigay bartiisa facebooka

Waxaa si guul ah noogusoo dhamaaday kulan dhalinyarada degmooyinka Sallaxaad iyo laga hidda isugu yimaadeen oo lagaga tashanayay xaaladaha cakiran ee ka jira degmooyinkaas.

Dood iyo falanqayn dheer kadib waxaan isla qirnay in degmooyinkaas ku dulman yihiin nidaamka deegaanka ka jira ee Mustafe Cagjar hogaanka uyahay sidaas darteedna lagama maarmaan ay tahay in xal deg deg ah la helo.

Sahan News Network

SAFAARADII SOMALIA OO KU DAYACAN PARIS Gurigan waa guri ku yaala duleed  pLParis xaafad la dhaho la Vesinet, waa xaafadi...
18/02/2024

SAFAARADII SOMALIA OO KU DAYACAN PARIS

Gurigan waa guri ku yaala duleed pLParis xaafad la dhaho la Vesinet, waa xaafadii Boqortooyada,
waa guri loo dhisay Safiirka Somalia iyo martidiisa wakhtigii dawkadii kacaanka ee madaxda ka ahaa Jaalle Siyad Barre Allaah ha u naxariiste,

waa xaafad ay dagaan kaliya wadamada ladan safiiradooda iyo dadka multimillionerada ah,
marka gurigan waxaa hanti ahaan u leh ummada somaliyeed llaakin sasiib darro waaa dayacmay waxuuna noqday goob lama dagaan ah oo dalkii iyo dadkii lahaaba bur bureen, wali lama hayo dawlad u wax ka qabata ama ha iibiso ama dib u dhistee.

waa murugo iyo ciil waana waxyaabaha laga dhaxlo dawlad la aanta iyo ummad burburkeeda.

waxaa iyadana dayacan safaaradii somaliyed ee ku taalay wadnaha magaalada paris ama goobta ugu qaalisan ee safard lagu yeesho magaaalada paris.

FG
somaliya waa wadanka kaliya afrika safaaradiisu ku taalo goobaha ugu qaalisan magaalada paris,
guriga degaankuna kuyaaalo xaafada uga qaalisan ee wadankan!!!!

Xigasho:- Anas Xaad
Sahan News Network

18/02/2024

QALAB CASRI AH OO MACDANTA LAGU BAADHO

Qalabyan electroniga ah waa qalab lagu baadho macdanta kala duwan ee dhulka hopstiisa ku jirta.

Qalabkani waxaa uu tilmaamayaa jihada iyo masaafaha ay macdantu kuu jirto.

Sahan News Network

African Union AU is a collective of corrupted dictators, apportunists and criminals couldn't solve the major political, ...
17/02/2024

African Union AU is a collective of corrupted dictators, apportunists and criminals couldn't solve the major political, social and economical problems of the continent.

So instead of solving major problems and developing the continents the AU became the major problem of African people

Sahan News Network

15/02/2024

WAR DUQA XOOG BAY KU HAYSATAAYE

Ninku si kasta oo madax, RW, MW, Boqor iyo Ugaas u yahay waxaa uun ka adag naagtiosa .

Bal fiiri RW Abiy siday u eegtay naagtiisu iyo siduu uga cabsanaday ee u naxay

Sahan News Network

14/02/2024

BISHAARO.....BISHAARO...

STAR HOTEL OO LAGAAGA FURAY CAASIMADA ADDIS ABABA

Guud ahaan bulsha waynta Somaliyeed waxaa loogu bishaarayn in Star Hotel oo looga furay caasimada Addis ababa gaar ahaan xaafada Somalidu ku badan tahay ee Bole Mikael .

Star Hotel waxaad la heli Jiif qolol waafi ah oo si casri ah loo qalabeeyay, Cuntooyin kala duwan, adeegyada E Birr, Sahay, Helllo Cash iyo E Sahal iyo adeegyo kale oo daruuri ah.

Star Hotel Waxaa uu ku yaalaa wadada Laamiga ah ee ka timaada Bole International Airport ilaa Birishka giraanta ah ee ku yaala badhtamaha xaafada Bole Mekael .

Kala xidhiidh namberadan hoos ku qoran

Star Hotel Addis ababa

+251941149912

Sahan News Network

SHIL GAADHI OO KA DHACAY INTA U DHAXAYSA FIIQ & DUNSUMO CADShil gaadhi oo xun ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa magaalada F...
11/02/2024

SHIL GAADHI OO KA DHACAY INTA U DHAXAYSA FIIQ & DUNSUMO CAD

Shil gaadhi oo xun ayaa ka dhacay inta u dhaxaysa magaalada Fiiq & Tuulada Dundumo cad.

Gaadhiga oo ahaa Bas yar oo caasi ah ayaa rogmaday isaga oo gaadhigu ka dhacay meel dheer waxaana halkaasi dhaawacyo halis ah soo gaadheen toboneeyo ruux oo gaashi saara.

Dirawalkii gaadhiga ayaa xaalad kooma ah ku jira waxaana dhaawacyada lagu dabiibayaa Cusbitaalka guud ee magaalada Fiiq.

Sahan News Network

XISBIYO CUSUB OO LA SIIYAY SHAHAADADA AQOONDIGAGolaha doorashooyinka Ethiopia ee loo soo gaabiyo NEBE ayaa shahaadada Aq...
11/02/2024

XISBIYO CUSUB OO LA SIIYAY SHAHAADADA AQOONDIGA

Golaha doorashooyinka Ethiopia ee loo soo gaabiyo NEBE ayaa shahaadada Aqoonsiga siiyay 5 1Xisbi siyaasadeed oo mucaarad ah oo kala ah sidan

1. Kush People Movement
2. Wallo People Democratic Party
3. National Baito Abbay Tigray
4. Wolaita People's Freedom Movement
5. Tinsae Seb'a Party

Sahan News Network

NINKAAD KABO KA TOLAN KUWIISAA LA EEGAA !Shacabka deegaanka Somalidu waakan ugu ayaan daran dunida oo dhan sababta oo ah...
10/02/2024

NINKAAD KABO KA TOLAN KUWIISAA LA EEGAA !

Shacabka deegaanka Somalidu waakan ugu ayaan daran dunida oo dhan sababta oo ah ummada in uun mustaqbal siyaasadeed leh waxaa lagu gartaa miisaanka, Aqoonta, Tayada iyo sumcada kuwa mucaaradka ah ee ka soo horjeeda nidaamka dawladeed ee dhisan ( Xisbiga Talada haya ).

Somalidu waxay leedahay maah maahyo badan .

1. Ninkuu ilaahay Xoolo siin dadkeedii buu siiyaa ( macnaha Awlaadii Tabci lahayd ama dhaqi lahayd xoolaha )

2. Ninkaad kabo ka tolan kuwiisaa la fiiriyaa

Anna Waxaan idhi :-

3. Ummaduu ilaahay mustaqbal siyaasadeed oo fiican la rabo mucaarad Tayo iyo Aqoon leh buu siyaa.

A. Hurre Abdi Ader waa runtii Somalida degan NFD ama Waqooyi Bari Kenya way ku faanaan Kenyanimadooda laakiin Hurre ma garanayaa sababta ay ugu fanaan ?

B. Hurre maka war hayaa Taariikh, siyaasad iyo dhaqan ahaan Faraqa u dhaxeeya Dawladaha Kenya & Ethiopia ?

C. Ugu danbayn Hurre Cabdi Ader iyo kuwa lamid ah ee mucaaradka DDS sheeg sheegta ma u qalmaaan kuwo noqon kara mucaarad masiirka ummada lagu halayn karoTayo, Aqoon, sharaf iyo siyaasad ahaanba ?

Sahan News Network

08/02/2024

Rag ree Miyi ah oo ka sheekaynaya wax yaabihii ugu layaab badnaa ee ay arkaan

Sahan News Network

07/02/2024

Meel dhawr talaabo u jirta Madaxtooyada DDS ayay Booliska Federalku xabad ku fureen kuna dhaaweeneen 2 wiil oo Somali ah oo watay gaadhi ag marayay Madaxtooyada DDS.

In Boolis Federalka Ethiopia si joogta ah u dilaannuna dhacaan shacab Somalida waxay kamid noqotay nolol maal meedka caadiga ah ee Shacabka deegaanka Somalida.

Sahan News Network

XAWAALADA TAAJ OO TUUGNIMO & DHAC KU HAYSA SHACABKAXawaalada Taaj ayaa caadaysatay Tuugnimo iyo dhac badheedh ah marka m...
05/02/2024

XAWAALADA TAAJ OO TUUGNIMO & DHAC KU HAYSA SHACABKA

Xawaalada Taaj ayaa caadaysatay Tuugnimo iyo dhac badheedh ah marka macaamiisja lacag loo soo diro ayay systemka ka saarayaan lacagta adigoon qaadanin kadibna ruuxa lacagta loo soo diray oon ogayn ayay u soo dirayaan sarif aad u hooseeya 500 Birr ilaa1000 Birr ayay ka khaa'imaan ama ka kala hadhaan.macaamiisa.

Sidaa daraadeed Xawaalada Taaj waa in laga digtoonaado Booliskana laga dacweeyo.

Namberkii lacagta lagaaga soo diray hadaad wacdo lagaama qabanayo.

Sahan News Network

05/02/2024

Aduunkiina halkaasuu marayaa Aniguna ( deegaanka Somalida ) dhulkii caadiga ahaa ee goglanaa baanu ku socon lanahay !!

Sahan News Network

BAABILIBAAFIN ...BAAFIN...BAAFINWaxaa la baafinayaa Ayaan Ahmed C/Salaan oo shalay subaxii  ilaa hada la layahay  .Ayaan...
04/02/2024

BAABILI

BAAFIN ...BAAFIN...BAAFIN

Waxaa la baafinayaa Ayaan Ahmed C/Salaan oo shalay subaxii ilaa hada la layahay .

Ayaan waxay ka luntay magaalada Baabili oo ah meesha ay qoydskoodu deganyihiin, sidaa daraadeed cidii war iyo wacaal miduun ka hesha Ayaan Ahmed fadlan hala soo xidhiidhaan namberada hoos ku qoran.

0915743724
0911561225

FADLAN HALA SHARE GAREWYO BAAFINTA

Sahan News Network

ERAR, GOBOLKA AGOONKA & RAJAYGA AH !!Gobolka Erar waa gobolka ugu ayaan daran guud ahaan dunida gaar ahaan deegaanka Som...
01/02/2024

ERAR, GOBOLKA AGOONKA & RAJAYGA AH !!

Gobolka Erar waa gobolka ugu ayaan daran guud ahaan dunida gaar ahaan deegaanka Somalida ee aan lahayn haba yaraatee wasiiro, xildhibaano iyo masuuliyiin u dooda oo miiska soo saarta baahida Arimo bulsho, dhaqaale, wax barasho, caafimaad iyo jidad ee ka jirta gobolka Erar

Gobolku waxaa uu ka kooban 8 degmo wuxuu leeyahay heerarka kala duwan ee maamul sida Tuulo, degmo, gobol ilaa heer deegaan mana aha kuwo xil iska saara baahiyaha kala duwan ee ka jira guud ahaan gobolka iyo degmooyinkiisa.

Maamulada iyo xildhibaanada matala gobolka Waa kuwo aad moodo ISKAASHATO RIBIX KU SAAXIIB AH oo loo diray dantooda shaqsiga ah oo kaliya.

Tusaale ahaan Biyaha waynu ognahay muhiimada ay u leeyihiin nolosha dadka, xoolaha, cayayaanka iyo Ugaadha duur joogta ah hadaba qorshe xumo iyo maxaa kaa galay ( Carelessness ) ka guud ahaan masuuliyiinta kala duwan ee gobolka heer degmo iyo heer deegaan ayaa sababay inay maalintii 2 aad biyo la'aanu ka jirto magaalada Fiiq, Xamaro iyo Tuulooyinka hoos yimaada kadib markay Wakaalada Korontada Ethiopia ee Fiiq korontadii ka jartay mishiinadii Biyaha ka soo tuuri jiray xudunta hoose ee Toga Erar.

Sababta Wakaaladu korontada u jaratay ayaa lagu sheegay lacagtii Biilka ahayd korontada oo ay ahayd in qorshe adag oo heer dewgaan ahi uu u yaala si joogto ahna loo bixiyo Biilka lacagta korontada ee biyo galinta.

Sahan News Nètwork

Address

Wadada Jigjiga University
Jijiga

Telephone

+251915210555

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sahan News Network posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sahan News Network:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Jijiga media companies

Show All