FBN News

FBN News FBN broadcasting and media production company waxay idin soo gudbinaysaa warar xaqiiqo ah iyo barnaa

11/02/2022

Aragti

11/02/2022

Talo

Sawirada siyaasiinta oromada ee uxidhan siyaasada. Muqaalka siyaasiinta maxaa laga baran karaa
20/03/2021

Sawirada siyaasiinta oromada ee uxidhan siyaasada. Muqaalka siyaasiinta maxaa laga baran karaa

Raisalwasaaraha itoobiya Dr abiye ayaa maanta daahfuray harayooyinka loo yaqaano wanji iyo dhendi oo noqon doona xaruumo...
20/03/2021

Raisalwasaaraha itoobiya Dr abiye ayaa maanta daahfuray harayooyinka loo yaqaano wanji iyo dhendi oo noqon doona xaruumo dalxiis oo deeganka oromiya kuyaala taas oo laga rajaynayo in dakhli iyo shaqo abuur soo kordhin doona.

War saxaafadeedDawlada soomaaliya ayaa soo saartay war saxaafadeed ay kaga hadlayso dagaalka hada ka socda magaalada bel...
25/01/2021

War saxaafadeed
Dawlada soomaaliya ayaa soo saartay war saxaafadeed ay kaga hadlayso dagaalka hada ka socda magaalada beledxaawo.
Waxaa soosaaray hadal qoraalkan wasiirka warfaafinta soomaaliya cuwmaan dube.

War deg deg ahMagaalada beledxaawa ayaa hada dagaal culus ka socdaa sida warar lagu haleyo.Dagaaalka waxaa soo qaaday ci...
25/01/2021

War deg deg ah
Magaalada beledxaawa ayaa hada dagaal culus ka socdaa sida warar lagu haleyo.
Dagaaalka waxaa soo qaaday ciidamo uu wato abdirashid janan waxay kasoo galeen magaalada beledxaawa dhinica magaalada mandheera, wali dagaalka wuu socdaa wax faafahin majirto.

Wixii kasoo kordha waan idinla socodsiin doonaa

AGOONTA URURKA TPLF OO SOO CAAN BQXAY
19/01/2021

AGOONTA URURKA TPLF OO SOO CAAN BQXAY

Baarlamaanka Dawlada degaanka binishangul gumuz ayaa talaabo ka qaaday afar xubnood oo ka mid ahaa xukuumada degaankaas ...
29/12/2020

Baarlamaanka Dawlada degaanka binishangul gumuz ayaa talaabo ka qaaday afar xubnood oo ka mid ahaa xukuumada degaankaas kuwaas oo lala xiriirinayo shaqaaqooyinkii kasocday gobalka metekel
1. K/madaxweyne h**e; adgo amsaya
2. Madaxa xafiiska science iyo technology
Shifarew chelibu
3. Gudoomiyaha h**e gobalka metekel
Arega balbid
4. iyo xubin kamid xildhibaanada;
girma meni

MAXAA LA ISU SHEEGAYAA MALAHA HAWSHU SIDA LAMOODI MA AHA WEY KA DUWAN TAHAY
29/12/2020

MAXAA LA ISU SHEEGAYAA MALAHA HAWSHU SIDA LAMOODI MA AHA WEY KA DUWAN TAHAY

WAA DHALIIL IS DHALIIL QIIMEYNTA HEER QARAN WAA KOOXDA MADAXDA MIDOWGA MAXAAKIINTA
29/12/2020

WAA DHALIIL IS DHALIIL QIIMEYNTA HEER QARAN WAA KOOXDA MADAXDA MIDOWGA MAXAAKIINTA

CIYAAR YAHANKA KOOXDA GALMUDUG SAKHRAAWI OO CALYADA ISKA DUWA KU YIDHI TAAGEERAYAASHA KOOXDA PUNTLAND.
28/12/2020

CIYAAR YAHANKA KOOXDA GALMUDUG SAKHRAAWI OO CALYADA ISKA DUWA KU YIDHI TAAGEERAYAASHA KOOXDA PUNTLAND.

SOMALI REGIONAL STATE LIYUU POLICE FORCE
28/12/2020

SOMALI REGIONAL STATE LIYUU POLICE FORCE

MAGAALADA GAROOWE
26/12/2020

MAGAALADA GAROOWE

Ra'isal wasaaraha dawlada federalka soomaaliya ayaa maanta shir layeeshay aruurada bulshada soomaliyeed shirkaa oo ku sa...
26/12/2020

Ra'isal wasaaraha dawlada federalka soomaaliya ayaa maanta shir layeeshay aruurada bulshada soomaliyeed shirkaa oo ku saabsanaa hirgalinta doorashada heer federalka 2020/2021 sidii ay uga qeyb qaadan lahaayeen hirgalinteeda.

WARSHADA DHARKA EE KU TAALLA  MAGAALADA ADWA AYAA BURBUR BAAHSAN SOO GAADHAY.
26/12/2020

WARSHADA DHARKA EE KU TAALLA MAGAALADA ADWA AYAA BURBUR BAAHSAN SOO GAADHAY.

MAGAALOOYINKA WAAWEYN EE PUNTLAND SIDA GROWE IYO BOSAASO WAXAA KA DHACAY MUDAAHARAADYO WAAWEYN OO LAGU DIIDAN YAHAY MADA...
26/12/2020

MAGAALOOYINKA WAAWEYN EE PUNTLAND SIDA GROWE IYO BOSAASO WAXAA KA DHACAY MUDAAHARAADYO WAAWEYN OO LAGU DIIDAN YAHAY MADAXWEYNE DENI IYO XUKUUMADIISA.

WARARKA KA IMINAYA DAWLAD DEGAANKA BENISHANGUL GUMUS EE ITOOBIYA AYAA SHEEGAYA IN MADAXWEYNE ASHADILY HASAN XABSI GURI K...
26/12/2020

WARARKA KA IMINAYA DAWLAD DEGAANKA BENISHANGUL GUMUS EE ITOOBIYA AYAA SHEEGAYA IN MADAXWEYNE ASHADILY HASAN XABSI GURI KU JIRO.

Jadwalka doorashada dawlada federalka soomaaliya 2020/2021
26/12/2020

Jadwalka doorashada dawlada federalka soomaaliya 2020/2021

SHACAB AAD UBADAN AYAA LAGU LAAYAY GOBALKA KONSO
25/12/2020

SHACAB AAD UBADAN AYAA LAGU LAAYAY GOBALKA KONSO

JINI BUULE OO QASWADAYAAL AH
25/12/2020

JINI BUULE OO QASWADAYAAL AH

GUDIGA DOORASHOOYINKA HEER QARAN EE ITOOBIYA AYAA SHAACIYAY JADWALKA DOORASHADA
25/12/2020

GUDIGA DOORASHOOYINKA HEER QARAN EE ITOOBIYA AYAA SHAACIYAY JADWALKA DOORASHADA

Shirka Gollaha wasiirada xukuumada faderalka soomaaliya oo uu shirk gudoominayay ra'isal wasaaraha soomaaliya maxamed xu...
24/12/2020

Shirka Gollaha wasiirada xukuumada faderalka soomaaliya oo uu shirk gudoominayay ra'isal wasaaraha soomaaliya maxamed xuseen roble ayaa lagaga hadlay qodobo muhiim ah oo ay kamid yihiin: nabadgalyada doorashooyinka, amniga qaranka, xalada xaduudaha iyo shirka IGAD xal uhelista xalada labada soomaaliya iyo kenya iyo ugu dambeyn warbixintii socdaalka ra'isal wasaaraha uu ku tagay galmudug iyo puntland.

SHIRKII USOCDAY GALMUDUG IYO PUNTLAND OO LAGA SOO SAARAY WAR MURTIYEED MAANTA.
24/12/2020

SHIRKII USOCDAY GALMUDUG IYO PUNTLAND OO LAGA SOO SAARAY WAR MURTIYEED MAANTA.

DEG DEGGudiga dhaqangalinta doorashooyinka heer federalka ee soomaaliya 2020/2021 ayaa soo saaray jadwalka doorashada aq...
23/12/2020

DEG DEG
Gudiga dhaqangalinta doorashooyinka heer federalka ee soomaaliya 2020/2021 ayaa soo saaray jadwalka doorashada aqalka sare iyo golaha shacabka baarlamanka.

KULANKII CIYAARTA EE JUBALAND IYO PUNTLAND OO BARBARA KU DHAMAADAY GALABTA
23/12/2020

KULANKII CIYAARTA EE JUBALAND IYO PUNTLAND OO BARBARA KU DHAMAADAY GALABTA

MAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN LABADAN SAWIR EE HOOS KAMUUQDA
23/12/2020

MAXAY KU KALA DUWAN YIHIIN LABADAN SAWIR EE HOOS KAMUUQDA

Shacabka soomaaliya oo aad indhaha ugu haya faragalinta kenya ay ku hayso soomaaliya.
23/12/2020

Shacabka soomaaliya oo aad indhaha ugu haya faragalinta kenya ay ku hayso soomaaliya.

Dawlada soomaaliya ayaa maanta gaysay ciidamo cusub magaalada baladxaawo si ay uga qeyb qaataan sugida amniga xuduuda so...
23/12/2020

Dawlada soomaaliya ayaa maanta gaysay ciidamo cusub magaalada baladxaawo si ay uga qeyb qaataan sugida amniga xuduuda soomaaliya iyo kenya.

Madaxweyne muuse biixi ayaa booqasho ku tagay wadanka jabuuti kadib casuumaad uu ka helay dhigiisa madaxweyne ismacil cu...
23/12/2020

Madaxweyne muuse biixi ayaa booqasho ku tagay wadanka jabuuti kadib casuumaad uu ka helay dhigiisa madaxweyne ismacil cumar geele.

06/11/2020

As more troops mobilized to northern Ethiopia to join ” PM Abiy assures operations have “clear, limited & achievable objectives”
PM Abiy said in his twitter page that the ongoing operations were aimed at restoring “the rule of law & the constitutional order, and to safeguard the rights of Ethiopians to lead a peaceful life wherever they are in the country.”
The Prime Minister’s message came one day after Berhanu Jula, ENDF deputy chief of staff, said Ethiopia was forced to plunge into “unexpected, shameful and aimless war” for which he accused the TPLF of launching an attack against federal forces in Tigray in what he said was “probably the first of its kind in the world.” “The national defense force and the federal government were neither expecting nor prepared to be ambushed” he said, confirming that “our country has entered into a war it didn’t think about.” He accused the TPLF as “a select, radical group” and vowed that the duty of the national defense force was to protect the country from external invasion and internal forces who attempt to defy the constitution.

Address

Jijiga
SRS

Telephone

+251912638871

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when FBN News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to FBN News:

Videos

Share

Nearby media companies


Other Broadcasting & media production in Jijiga

Show All