Birta dheer production

Birta dheer production Somalia

24/12/2022
24/12/2022

Ilhan Omar iyo Heestii Dookh, Legend Iskalaaji 🥰
“Dumarna waa adoo qura
Dookhna waa kan igu jira
Duntuna iigu kaa xiran “ 🔥🔥

Follow my TikTok : www.tiktok.com/

23/12/2022

Qardho: Xildhibaanada Gobolka Minasota ku matasha aqalka Congress dalka Maraykanka Ilhaan Omar ayaa galabta si siiran loogu soo dhaweeyey magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar.

23/12/2022

ciidanka difaaca degaanka galalabo iyo saxmaygaag gulaysta

22/12/2022

Puntland oo Qaramaysay Ciidamo Beeleed ku sugan Aagga Boocame, halkaasi uu booqdey Taliyaha Ciidanka Darawiishta Puntland .

Muscab Cadaani

20/12/2022

Gabayadii geela iyo abwaan maxamed guuleed (waalane)

18/12/2022

Waxaa laga cel-celinayaa in uu balankii fuliyo😆

17/12/2022

Lafta-gareen oo wakhtigii ka dhammaaday ayaa naftiisa ciyaar la ciyaaray,wuxuuna iska dhaliyay goolal badan.

17/12/2022

WAR DAG DAG AH

Ciidamo Sijoogta Ah Udagan Raasiga Ugu Caansan Raasiyada Aduunka Ciidankaan Oo Ah cIidamada Dawlada Waxaana Xakuma Taliyaha Hawlgalinta G.Gardafuu Axmed Jidgooye

Shir saxafadeed amniga gobolka gardafue
Bismalilah anigoo ah taliyaha hawgalinta ciidanka gobolka gardafue. Waxan kaxunahy shaqaaqoyinka wakhti yadii dambe kuso qadanayey gobolka. Ayna sabab utahy WADA shqyn yari kadhaxysa laamaha amniga iyo wasaradaha la hawlgala gobolka iyo dagmooyinkii. Tii u dambaysay waa deganka tageeer iyo dagmada baargal.sababteeda Cidii lahaydna lawada garanaayo waxan leeyahy shaqada wasaarad walba ayku leedahay gardafuu inay shaqadeeda ilaashato Mahan TPEC IYO seekooyinkeeda inad kuwarwareegtaan wa inad wasarad walba iyo wixi laxiira ay ka qabsadaan shaqooyinKooda masuuliyiinta wasaaradaha wixii Arimahaas aan kor kusoo xusay waa inay ka waantoobaan wax kasta oo amniga gobolka iyo deganka iyo dadka walalaha ah iskudhac ukenaya adan hadhow maareeynteda awoodin iyo xalkeeda amni hadusan jirin sandiiq mel ladhigo iyo wufuud timada majireyso. Wasirada arinkaas iyo gafka gobolka ka galayna raali ahanshaheda lagaraabaa.

Qodonka 2abaad waxad ad iyo ad usoo dhawaynayaan geedisocodka iyo dimuquraadiyada iyo in qofkasta 24sano oo puntland jirtay manta jaanis uhaysto in codki ku doorto qofku rabo tasna waxa kumahadsan madaxwyne sicid cabdulahi deni oo wakhti iyo wasaarad iyo wasiiro ku haboonba keeney. Iyo dad u tababaran xirfadooda
Wasiir JuXa iyo TPEC waxan ushegayaa inaysan dhagaha ka fureysan cabashooyinka degmooyinka iy xuduudaha degmokasta iyo degankasta taas oo ah khilaaf tagan manta wasarada shaqada leh timado gobolka. Odayasha iy dhaqan iyo siyaasinta gobolka lafariisato lana saxo degmo kasta iyo soohdinteeda silooga baqdo isku dhac iyo khalkhal amni oo horseed u noqkara amni xumo gobolka..wa gobolkaGardafue ugu amniga badan ugu xasiloonida badan 9ka gobol ee puntland wa melaha ugu horeeya ee manta lagahirgalinkaro Doorashada ONe man ONE vote. Amnigaas Ayna WADA ilaashano.

X/G XAFIISKA TALIYAHA HAWL GALINTA G.GARDAFUU AXMED MAXAMED (JIDGOOYE) Wasaarada Amniga Gobolka Gardafue.

16/12/2022

Filimkii dhiig sokeeye oo mid gun ah kabaha la dul maray😂😂

16/12/2022

Waxaa la jogaa xiligii dadkeenu u nolaan lahaa sida bini adanti nimada

15/12/2022

Gen.Morgan oo ku dhaanteeyey heedhe Sooley - Garoowe.

09/12/2022

Degmada Qardho ee gobolka Karkaar

09/12/2022

Toggaan boholaha badan biyihiisu waa dur dur gu' iyo jilaalba wuxuu ku yaal Garoowe iyo tuulada Dhummay dhexdooda.

Sool miyaa mise Nugaal bal nala wadaag hadaa garanayo gobolka uu ku yaal.

06/12/2022

dhul udug garowe puntland somaalia

06/12/2022

Naf aan Jaanisna Hayn Camalna Hayn Miyaad aragteen?

28/11/2022

labo wanlay bari puntland somaalia

27/11/2022

Birta dheer nugaal puntland somaalia

25/11/2022

Warbixin: Boqor Burhaan Boqor Muuse oo deeq Raashiin ah gaarsiiyay kun Qoys oo kamid ah dadka uu Saameyay Daadadkii Magaaladda Qardho.

25/11/2022

war reer nugaleed dhulka maad xaalufka ka daysan ?

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Birta dheer production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share