Faizo xurmo

Faizo xurmo Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Faizo xurmo, Digital creator, Garowe.

21/05/2023
Tarikhda ku xusidoonta  Aun haybe shire
02/05/2023

Tarikhda ku xusidoonta Aun haybe shire

01/05/2023

Mayd ahaan bad uga tagtay af dhashike magacu bilaash uguma bixin πŸ’™πŸ€πŸ€πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄

Degdeg...Beesha Cabdi Garaad (Qayaad) ayaa Deeq Xoolo oo 100 neef oo Geel ah ku wareejisey guddiga 33 , Deeqdan lagula k...
01/05/2023

Degdeg...Beesha Cabdi Garaad (Qayaad) ayaa Deeq Xoolo oo 100 neef oo Geel ah ku wareejisey guddiga 33 , Deeqdan lagula kala wareegey mid ka mid ah Dooxooyinka Cagaaran ee BAARAAN ee Kalabaydh ee Koonfurta gobolka Sool , Waxaana ay beeshu ugu talagashey Halganka Xoreynta Laascaanood.
Waxaana ay Beeshu Sheegtay inaanay deeqdan ahayn tii ugu h**eysey uguna danbaysay agna sii wadayaan Taageeradeeda .

Beeshan ayaa Halganka u Hurtay Naf iyo Maalba ❀️❀️

Beesha Jaamac Siyaad ayaa ugu magacdartay  Taliskii h**e ee Guulwadayaasha Guutada 6 aad ee Mujaahid Xaskul Axmed Saalax...
23/04/2023

Beesha Jaamac Siyaad ayaa ugu magacdartay Taliskii h**e ee Guulwadayaasha Guutada 6 aad ee Mujaahid Xaskul Axmed Saalax .
Waxaana ay fariin k**a danbays ah u dirtey In Canbaashe inuu ka soo noqdo Cadowga Somaliland haduu ka soo noqon waayona ay madaxiisa dul dhigtay dil isaga iyo cidii la socota .

Laascanood oo yeelatay ciidan Polis, Isimadda dhaqanka Maayarka degmada Lascanod  ayaa aas aasey Ciidanka Poliska oo ka ...
23/04/2023

Laascanood oo yeelatay ciidan Polis, Isimadda dhaqanka Maayarka degmada Lascanod ayaa aas aasey Ciidanka Poliska oo ka shaqayn doona xasilinta iyo nabad galyada Magalladda.

17/04/2023
Dadka Deegaanka Jalam ee Burtinle ee Gobolka Nugaal  ayaa  soo gaadhsiiyey  Xoolo  200 tiro adhi ah kuwaa oo ay ugu tala...
16/04/2023

Dadka Deegaanka Jalam ee Burtinle ee Gobolka Nugaal ayaa soo gaadhsiiyey Xoolo 200 tiro adhi ah kuwaa oo ay ugu tala galeen inay ku xoojiyaan gurmadka Hiil Harti ee Lagu Xoreynayo magaalada Laascaanood waxaan ay ku wareejiyeen guddiga 33 ee SSC-khaatumo

Walaalaha Hiil Harti oo wada isgarab taaga hiil iyo Hooba .

16/04/2023

J s tii xalasha ahayd wataa afar xabo dabadhilifa waxba unoqon mayno malin aan fogayn waynu so qabqabanay naa gulaysta marwalba
πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ€πŸ€πŸ€πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Allah baa naga beeray hartiga baaxada wayn πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄
16/04/2023

Allah baa naga beeray hartiga baaxada wayn πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ’™πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄πŸ‡ΈπŸ‡΄

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Faizo xurmo posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share