Yahye social media

Yahye social media follow

2025
04/01/2025

2025

Eebe weyne naxariistii janno hasiiyo
04/08/2024

Eebe weyne naxariistii janno hasiiyo

12/03/2023

Dag Dag
Ceerigaabo oo bilowday in ay xoweysato magaaladooda

Maalin wanagsan
02/02/2023

Maalin wanagsan

Waxa laga yaaba inaad ku aragtay Kitaabka Quraanka Kariimka,Laakiin aanad micneheeda garanayn:Calaamadan waxa layidhaah ...
10/10/2022

Waxa laga yaaba inaad ku aragtay Kitaabka Quraanka Kariimka,Laakiin aanad micneheeda garanayn:

Calaamadan waxa layidhaah "Sujuuduh Talawaah" adigoo akhrinaya quraanka hadii aad soo gaartid Aayada ay ka danbayso calamadaas meeshada adoo fadhiya ayaad Qiblada u jeedsan Kadibna waad "sujuudi " Ducadan ayaana lagu akhristaa sujuuda.
سجد وجهي للدب خلقه وشق سمعه وبصره بحوله وقوته فتبارك الله احسن الخالقين

Abwaan badal faarax alle naxatiistii janno hasiiyee wuxuu gabay ku maray sidan isagoo la hadlayo waa yaha aduunka ayyaa ...
13/09/2022

Abwaan badal faarax alle naxatiistii janno hasiiyee wuxuu gabay ku maray sidan isagoo la hadlayo waa yaha aduunka ayyaa yiri

Ninne dunida maal mooyin buu magac ka joogaa
Maal,mana masaakiin nimaa loogu maad sadaa

William Ruto oo waayaha nolasha madaxnimo ku casuumfay
Nolasha waxbay ku bareysaa

08/09/2022

Subxaana allaah war dadkan xagey u socdaan

08/09/2022

Ex wasiir h**e mudane hassan Farah waxaan ku xasuusataa shaqo iyo wax qabad
Wuxuu mudan yahay in laxuso

Dagmada qallaafe waa dagmo aan helalin kaabayaasha dhaqaalaha Balse ka horumar fiican gobalda qaar ee deegaanka soomaali
07/09/2022

Dagmada qallaafe waa dagmo aan helalin kaabayaasha dhaqaalaha
Balse ka horumar fiican gobalda qaar ee deegaanka soomaali

Congratulations pro Mahmuud Ekhwa
29/08/2022

Congratulations pro Mahmuud Ekhwa

22/08/2022

🙄🙄dhimasho ayay ku sigatay

Alle naxatiistii janno haku siiyo
22/08/2022

Alle naxatiistii janno haku siiyo

01/08/2022

Dulmi hadii aad ku sameyso noole abaal kaada waad helaysaa

Dulmiga allaah ma jeclo

14/07/2022

🤣🤣🤣Ruwaayadii ugu qosolka Badneyd xaabsade oo gurigiisa shaqaale ka noqday
Daawo
Hhhhh

01/07/2022

Daawo qabyaalada iyo heerka ay soomaalidu ka joogto
😥😥😥

Address

Garoowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Yahye social media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share