Hido & Dhaqan

Hido & Dhaqan Hide iyo Dhaqan

galab wanagsan
31/10/2023

galab wanagsan

Baydhabo
31/10/2023

Baydhabo

Garoowe, 31 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray xarunta W...
31/10/2023

Garoowe, 31 October 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta kormeeray xarunta Wasaaradda Amniga ee Dowladda Puntland, Madaxweynaha ayaa kulan ku saabsan Amniga la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda iyo Saraakiisha Ciidamada kala duwan ee Dowladda Puntland oo uu Madaxweynuhu warbixin ka dhegaystay.

-DHAMMAAD-

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND.

31/10/2023
10/06/2023

Aroos Cajiiba ah :

miyi ma u xiistay .
10/06/2023

miyi ma u xiistay .

10/06/2023

Aroos miyiga Gobolka Nugaal

09/06/2023

Aroos Sin-ujiif

20/02/2023

Qaabkee u shaqeeyaan Guddiga gurmadka Gobolka Sool ee Garoowe iyo Xarunta Cunada lagu diyaariyo .

GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA WAKIILLADA DPL OO MAANTA SOO SAARAY GO'AANO CUSUB.Garoowe:  February 20, 2023:  Guddoomiya...
20/02/2023

GUDDIGA JOOGTADA AH EE GOLAHA WAKIILLADA DPL OO MAANTA SOO SAARAY GO'AANO CUSUB.

Garoowe: February 20, 2023: Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa Guddoomiyey shirka 2-aad ee Guddiga joogtada ah, kaas oo maanta ka qabsoomay aqalka Golaha Wakiillada.

Fadhiga maanta, ayey Mudanayaashu uga doodeen arrimo ay kamid yihiin xaaladda magaalada Laascaanood & diiwaangelinta codbixiyeyaasha Golleyaasha deegaanka Puntland ee hal qof hal cod.

Dood iyo falanqayn dheer kadib, waxay Guddiga joogtada ahi go’aamiyeen:-

1. In loo yeero Guddiga Xukuumadda Dawladda Puntland u magacawday Arrimaha Bini’aadantinimada iyo Gudiyada kale ee Taakulaynta dadka ku waxyeeloobay xasuuqa maamulka Somaliland uu ka wado Laascaanood.

2. In loo yeero Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka DPL, si wax looga weydiiyo qorshaha xukuumadda ee ku aaddan xaaladda Gobolka Sool.

3. In loo yeero Guddiga ku meel gaarka ah ee Doorashada Puntland, si wax looga weydiiyo Barnaamijka diiwaan-gelinta cod bixiyayaasha Goleyaasha Deegaanka Puntland.

Ugu dambeytii, guddiga joogtada ahi waxay isla qaateen in ay yeeshaan fadhiyo aan caadi ahayn inta laga dhammaystirayo qodobada kor ku xusan.

Muxiyadiin Axmed Muuse Taliyaha ladagaalanka Argagixisada"dad ayaa igu dhaha is-baaraa dhigatay berigii Abdiweli Madaxwe...
19/02/2023

Muxiyadiin Axmed Muuse Taliyaha ladagaalanka Argagixisada"dad ayaa igu dhaha is-baaraa dhigatay berigii Abdiweli Madaxweynaha ahaa waa been ma dhigan isbaaro,laakiin aniga iyo ciidankii ayaa halmar nala ruqseeyay,dagaalna magalin anigu marna,waxaana u baxay baadiye,ani waa la i ruqsaynkaraa balse ciidanku waxba ma dhimin markaas".

 : Qardho waxaa lagu soo kordhiyay GOBSOOR, waa Hotel iyo Maqaaxi is-wata. weli ma tagtay?
18/02/2023

: Qardho waxaa lagu soo kordhiyay GOBSOOR, waa Hotel iyo Maqaaxi is-wata. weli ma tagtay?

18/02/2023

HEESTA SOOL

Xaafuun: 18 February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo s...
18/02/2023

Xaafuun: 18 February 2023: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo, oo safar shaqo ku jooga Degmada Xaafuun ee Gobolka Bari, ayaa maanta kormeeray xarumaha Bulshada iyo Kuwa Hay’adaha Dowliga ah sida, Iskuulka Degmada, Isbitaalka Guud, Saldhiga Degmada, Warshada Cusbada, Warshada Kalluunka iyo Ceelka Degmada Xaafuun oo loo diyaarinayo Warshad Biyaha macaaneysa.

Madaxweynaha ayaa warbixino ka dhegaystay Masuuliyiinta dhammaan qeybaha kala duwan ee xarumaha uu booqday, isagoo u kuurgalay in adeega Dowladnimo iyo kan Bulsho si dhameystiran ay u helaan dadka deegaanka. Wuxuu Madaxweynuhu ku booriyay Bulshada in Shacab iyo Dowladba la iska kaashado Horumarinta Degmada dhinackasta.

18/02/2023

Ahmed E. Osman Karaash

Ilaahoow maxaa dhulbahante faraha noo galiyay
18/02/2023

Ilaahoow maxaa dhulbahante faraha noo galiyay

GENERAL  JIMCAALE  Oo maanta kormeero ku tagay FarisimahaJiida h**e ooyku sugan yihiin Cidanka Puntland
18/02/2023

GENERAL JIMCAALE
Oo maanta kormeero ku tagay Farisimaha
Jiida h**e ooyku sugan yihiin Cidanka Puntland

18/02/2023

Madaxwayne Rasaastu xal maaha umada in xoog lagu cabudhiyo oo xaqa ay leeyihiin loogu diido, marnaba daraawiish lagaga adkaan maayo qoriga way yaqaanaan laakiin maskaxda iyo caqligu ha shaqeeyo ciidanka kala soo bax Laascaanood.

Sh Mohamed oo ka mida macalimiinta Borama ayaa sidaasi yidhi isagoo ku sugan goob lagu qalinjabinayay

18/02/2023

Gabay : " Guluf baa ku kacay iyo Libaax gama'sanaa meele" - Abwaan Muxaadaro.

18/02/2023

Muuqaal dagaal toos ah ! Isgoyska Siinaay waxaa la isku adeegsanayaa dabajeexyo & dhashiike . Kala orod & israsaasayn ayaana socota . Sarkaal lagu magacaabo Foofo ayaa xoog raba inuu ku maro halkan .

Ceelbuh: Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa  safar shaqo ku tagay deegaanka ...
18/02/2023

Ceelbuh: Wefti uu hoggaaminayo Wasiirka Qorsheynta Puntland Maxamed Siciid Faroole ayaa safar shaqo ku tagay deegaanka Ceelbuh oo katirsan degmada Dangorayo gobolka Nugaal.

18/02/2023

Heestaan sool ayeey ku socotaa

MAANTA IYO MASHRUUCA BALLAARINTA DEKEDDA BOSASO OO SI HABSAMI AH U SOCDA
18/02/2023

MAANTA IYO MASHRUUCA BALLAARINTA DEKEDDA BOSASO OO SI HABSAMI AH U SOCDA

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Isbitaalka Guud ee Garoowe ku booqday q...
18/02/2023

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa Isbitaalka Guud ee Garoowe ku booqday qaar kamida dhaawacyadii ku wax yeeloobay xasuuqa Soomaaliland u gaysanayso Shacabka Laascaanood.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa madaxda wasaaradda Caafimaadka, maamulka Isbitaalka guud ee Garoowe iyo xarumaha Caafimaad ee kale uga mahadceliyay sida ay u la tacaaleen bukaanada kala duwan ee la soo gaarsiiyay, iyada oo dhaawacyadii cuslaana loo gudbiyey Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya.

18/02/2023

Madaxweynaha Puntland oo maanta ka dagay Degmada Xaafuun Ee Gobolka Bari

Magaalada Xamar
18/02/2023

Magaalada Xamar

Wafdi uu hoggaaminayo hogaanka nabadgelyada DDS, Mudane Dayib Axmed Nuur ayaa gaadhay magaalada Hargeelle ee xarunta gob...
18/02/2023

Wafdi uu hoggaaminayo hogaanka nabadgelyada DDS, Mudane Dayib Axmed Nuur ayaa gaadhay magaalada Hargeelle ee xarunta gobolka Afdheer.

Somaliland waa qayb ka mid ah soomaliya Xasan shiikh Maxamuud
18/02/2023

Somaliland waa qayb ka mid ah soomaliya

Xasan shiikh Maxamuud

Address

GAROWE
Garowe
252

Telephone

+252907704614

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hido & Dhaqan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hido & Dhaqan:

Videos

Share