Maxamuud cadceed

Maxamuud cadceed wanaag samee ,abaal marinna hasugin. Do good, do not be rewarded.

Ubax ubax beeraya
25/08/2024

Ubax ubax beeraya

Tarabiyaynta, daryeelidda, kobcinta garaadka caruurta waa asaaska guriga. Barbaarinta awlaada waa lagama maarmaan, waxay...
24/08/2024

Tarabiyaynta, daryeelidda, kobcinta garaadka caruurta waa asaaska guriga. Barbaarinta awlaada waa lagama maarmaan, waxayna uhorseedaa adduun iyo aakhiraba in uu liibaano.

Ilmaha inta uu yaryahay ayaa labaraa akhlaaqda wanaagsan, dhowrsanaanta, dulqaadka, xilkasnimada, deganaanta. Sidoo kalena inta aan maadiga lagayn waxaa haboon in aad ilmaha geyso dugsiga si qur’aanka loobaro, tafsiirkiisa, axkaamta IWM.

12/12/2023

Carmaale dhul boqortooyo

11/12/2023
11/12/2023

Maamulka Markasul Alraxmaan ee Magaalada Garowe ayaa kulan dhirrigalin ah ugu sameeyay qaar kamid ah Ardayda Dhigata Markaska Alraxmaan Xarunta Dalxiiska ee Shuxle Business Park - Puntland, Somalia iyo Beerta Xorriyada ee Garowe.

Kala xiriir 0907742971

Waa qayb kamid ah dhiirigalinta  ardyada markas al=raxmaan
10/12/2023

Waa qayb kamid ah dhiirigalinta ardyada markas al=raxmaan

Ilaahay ha idin ilaasho
01/10/2023

Ilaahay ha idin ilaasho

Markas al-raxmaan
24/09/2023

Markas al-raxmaan

23/09/2023

Markis al-raxmaan

04/08/2023

Markas Al-raxman

NASHIIDO
Ardayda da'da yar ee dhigata Markas Al-raxman ee magaaalada Garoowe, Nugaal, Somalia

04/08/2023

Markas Al-raxman
C/xafiid Maxamed Axmed
Tafsiir

03/08/2023

Aasyo maxamded axmed waxay

03/08/2023

Aasiyo maxamed axmed oo si qurux badan u akhrisay ...

02/08/2023

Axmed c/qaadir waa arday dhigta markas al-ramaan

30/07/2023

C/rixman cismaan cali waa arday dhigta markis al-raxmaan

29/07/2023

Waano kooban

Sawirro markas al raxamaan
27/07/2023

Sawirro markas al raxamaan

25/07/2023

Xasuuso maalin tan

22/07/2023

استمع إلى القرآن فتجد السلام في قلبك.

Subax wanaagsan
14/07/2023

Subax wanaagsan

11/07/2023

Alxamdulilah
Bal u fiirso awoodda Alle weyne, awood la'aanta ilmahan inuu albaabka ka qaado walaalkii isku daygii ugu horreeyay
Midda labaadna waa mucjiso ka timid Eebbe weyne.

11/07/2023

MaJeceshahay adiga iyo Ubadkaaguba in aad ku barataan Akhriska Quraanka iyo Xiftigiisa iyo Tarbiyada Islaamka hab online ah?haddaba laxiriir madarasada tayasiir online gorowe.

10/07/2023

Markas al raxmaan waxaa kahelaysaa waxbarasho tayo leh.

30/06/2023

القارء عبدالله محيدين

18/06/2023

Shinbiraha Alle ayaa siiya cuntadooda Lakin waa inaad duusha si aad u gaadho .
Allow amuuraha sahal adaa qaadir ahe.

17/06/2023

1:Af Daboolan, Dahab waaye.
2:Af hadlaaba aamus.
Bal adna wax ku dar

Address

Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Maxamuud cadceed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Maxamuud cadceed:

Videos

Share

Category



You may also like