Mohamud Ali Hosh

Mohamud Ali Hosh kani waa bogayga rasmiga ah Fadlan halkan igala soco Insha Allah.

  Difaacayadii ugu waa weynaa e ku yaalay magaalada Tuur-marsaale ee Gobolka Bari Puntland.
24/01/2025

Difaacayadii ugu waa weynaa e ku yaalay magaalada Tuur-marsaale ee Gobolka Bari Puntland.

Waa nafti h**e, halyay ah ❤️. Kun love ayu u qalmaa ❤️
17/01/2025

Waa nafti h**e, halyay ah ❤️.

Kun love ayu u qalmaa ❤️

Wakiilka dawladda Puntland ee USA Mulki Hussein  oo magacowday guddiga gurmadka iyo taakulada xaaladaha dagaalka ka dhan...
03/01/2025

Wakiilka dawladda Puntland ee USA Mulki Hussein oo magacowday guddiga gurmadka iyo taakulada xaaladaha dagaalka ka dhanka ah Argagixisada Daacish.

20/09/2024

Mayorkii degmada Galkacyo Xassan Jidka Ayaa Is-casilay.

Hadalkan dhowaan ayuu ka sheegay Warbaahinta.

 , Waxa laga afduubtay Yuusuf Salaad Maxamuud oo ahaa Maamulaha Shirkada Amal banka Laanta Qardho,Waxaana afduubtay aska...
10/09/2024

, Waxa laga afduubtay
Yuusuf Salaad Maxamuud oo ahaa Maamulaha Shirkada Amal banka Laanta Qardho,
Waxaana afduubtay askar xiran tuutaha Ciidamada PMPF, isaga oo loo aanaynayo Afduubkii sharci darada ahaa ee Xalay Boosaaso, loogu gaysatay Eng.Cabdirashiid Yaasiin Nuur Geesood.

Dawladnimadii iyo Wada dhalashadii ma shaqayn waayeen.?
Kilwe Media

27/07/2024

Hambalyo Abti Xildhibaan Juusto.

MUDUG: Meydka gabar 9 sano jir ah ayaa laga helay miyiga degmada Xarfo ee gobolka Mudug.Gabadhaan oo habowday muddo kaho...
04/07/2024

MUDUG: Meydka gabar 9 sano jir ah ayaa laga helay miyiga degmada Xarfo ee gobolka Mudug.

Gabadhaan oo habowday muddo kahor waxaa raq iyo ruuxba la baadi goobaayey muddo bil iyo 22 caano-maal ah.

"Afar Gabdhood oo Wax haysta intay ayuuto isku darsadaan haku heshiiyaan Hal wiil oo qurux badan guurkiisa" Sheekh Xasan...
02/07/2024

"Afar Gabdhood oo Wax haysta intay ayuuto isku darsadaan haku heshiiyaan Hal wiil oo qurux badan guurkiisa"

Sheekh Xasan Al-Wajidi.

Garsooraha ayaa hakiyay kulanka u dhaxeeyay Germany iyo Denmark, kadib roobab xooggan oo da'ay.
29/06/2024

Garsooraha ayaa hakiyay kulanka u dhaxeeyay Germany iyo Denmark, kadib roobab xooggan oo da'ay.

28/06/2024
Madaxweyne Biixi
26/06/2024

Madaxweyne Biixi

sawir dareen taabad leh  HOOYO~~~《》Camuud Layga beeraayJiidhkiyo cadkaygiyo Maqalkiyo codkaygaayCiirsiga laxaadkiyoAraga...
17/06/2024

sawir dareen taabad leh HOOYO~~~《》

Camuud Layga beeraay
Jiidhkiyo cadkaygiyo
Maqalkiyo codkaygaay
Ciirsiga laxaadkiyo
Aragaan ku ciidmaay
Garashada cudooniyo
Caqligayga kaliyaay
Caynaanka guushiyo
Cisigayga sharaftaay
Han-ka ceebta diidiyo
Damiirkayga culaneey
Carfi lagu badhaadhiyo
Cawadayda noloshaay
**…………………………**
Waligaa ha mudan ciil.
Waligaa ha mudan cudur
Waligaa ha mudan ceeb
Waligaa ha mudan caydh

Hooyooy calooshiyo
Carabkiyo afkaygaan
Duca kaaga curiyee
Caadilkay dhib ka hay

Adoon caano igu habin
Adoon gaajo iga celin
Adoon curad haldooriyo
Calan sidaha iga dhigin
Ma anaa qof ciil baxa
Ma anaa qof ceeb iyo
Ka waynaado cabashoo
Noqonlaa cisayn Gaya

-
Noloshaa ku cadawoo-
Cidhibtiisa guul ma leh
K**a Baxa cidhiidhiga
Coolyowna k**a koro
Cimrigiiba ma xasilo
Cidhifkiisa waxa sudhan
Xadhig caydha
Maalin ruux Ku CAASIYAY

Inta camalka khayrka le
Hooyo lagu casuumaa
Samadiyo carshiga sare
Ka cafiyo ilaahee
Cadaabtii ka nabad gala
Caadilkay ha kaa dhigo
Caawiyaay Ha kaa dhigo
------------------------------------
Hassan Duhul Labsalah
2017

Deni "Puntland waxay diyaar u tahay inay wada xaajood toos ah kala gasho Dowladda Federaalka arrimaa masiiriga ah ee hor...
15/06/2024

Deni "Puntland waxay diyaar u tahay inay wada xaajood toos ah kala gasho Dowladda Federaalka arrimaa masiiriga ah ee hortabinta u leh Dowlad dhiska Soomaaliya"

14/06/2024

Alle ha u naxriisto isteelka Xoosheey oo ahayd gabadh caan ka ah baraha bulshada gaar ahaan aaladda TikTok-ga, ayaa dhawaan ku geeriyootay magaalada Muqdisho.

Xanuun kusoo booday oo degdeg ah ayey sababsatay walaasheen, ee aan u duceyno dhammaanteen in su'aalaha qabriga Alle u fududeeyo, kitaabkeedana gacanta midig ka siiyo.

Mohamud Ali Hosh

Extension
16/04/2023

Extension

 : Diiwaangelinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ayaa Maalintii 3-aad si habsami leh uga so...
14/02/2023

: Diiwaangelinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee Puntland ayaa Maalintii 3-aad si habsami leh uga socota degmada iyo deegaanada hoosyimaada, Bulshada degmada iyo deegaanada hoosyimaada ayaa aad usoo dhaweeyay diiwaangelinta iyo doorashooyinka qif iyo codka ah.

Guddoomiyaha Gobolka Nugaal ee Guddiga Maxamuud Cabdirixmaan Xirsi ayaana maanta kormeer ku tagay qaar ka mid goobaha diiwaangelinta Degmada Dangoroyo iyo Deegaanada Hoosyimaada.



Address

Garowe

Telephone

+252905527719

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamud Ali Hosh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share