Xasan Cali Khayre fans

Xasan  Cali  Khayre fans Waa Boga Rasmiga ah ee ku hadlo Afka Taageerayaasha Musharax madaxweyne Xasan cali khayre

Isu  soo laabasho wanaaagsan muqdishooy ma nabad baa.
30/11/2023

Isu soo laabasho wanaaagsan muqdishooy ma nabad baa.

Waxaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid AUN Cali Ugaas Cabdulle. Waxaan si gaar a...
02/10/2023

Waxaan ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyaynayaa geerida naxdinta leh ee ku timid AUN Cali Ugaas Cabdulle. Waxaan si gaar ah ugu tacsiyaynayaa qoyska & ehelada AUN marxuum Cali Ugaas Cabdulle. Waxaan xannuunka xilligan adag la qaybsanayaa walaalkeey Ugaas Maxamuud Cali Ugaas.

Waxaan kulan barakeeyssn la qaatay  Oday  dhaqameedka iyo wax garadka beesha Murusade waxaana iska xaalad wareesanay xaa...
18/07/2023

Waxaan kulan barakeeyssn la qaatay Oday dhaqameedka iyo wax garadka beesha Murusade waxaana iska xaalad wareesanay xaalada dalka iyo halka loo socdo.

maanta ayaan  dalka dib ugu soo laabtay si aan gu qeyb galo shir u dhexeeya masaxweyne Xassn Sheekh  iyo madaxdii h**e e...
11/07/2023

maanta ayaan dalka dib ugu soo laabtay si aan gu qeyb galo shir u dhexeeya masaxweyne Xassn Sheekh iyo madaxdii h**e ee dalka.

Xasan Cali Khayre fans

Shirka maanta ka furmay magaalada  caasimada ah  ee Muqdisho waxaan u rajeynayaa guul. Yididiilo ayaa muuqata, Shacabka ...
22/05/2021

Shirka maanta ka furmay magaalada caasimada ah ee Muqdisho waxaan u rajeynayaa guul. Yididiilo ayaa muuqata,

Shacabka Soomaaliyeedna waxay ku rajo weyn yihiin inuu noqdo mid guuleysta inshalh,

si gacanna loogu gurmado dadkeena wajahaya xaaladaha adag, gacanna doorasho xalaal ah loogu qabto.

Waa in la muujiyaa Ranaasul dhab ah oo danta gaarka ahna meel la iska dhigaa Danta guudna la isugu yimaado, "guushu waa dhawdahay".

01/05/2021

Hiigsi iyo horumar

Waxaan aad usoo dhaweynayaa go´aanka masiiriga ah ee madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada Galmudug iyo Hir-shabeele, ay ...
27/04/2021

Waxaan aad usoo dhaweynayaa go´aanka masiiriga ah ee madaxweynayaasha Dowlad-Goboleedyada Galmudug iyo Hir-shabeele, ay uga soo horjeesteen muddo kororsiga sharci daradda ah, ayna ugu dhawaaqeen in dalka ay ka dhacdo doorasho deg-deg ah, taas oo saldhigeedu yahay heshiiskii 17-ka September.

Waxaan labada Madaxweyne, Axmed Cabdi Kaariye(Qoor-Qoor) iyo Cali Cabdulaahi Xuseen (Guudlaawe) ugu hambalyeynayaa go´aanka geesinimada leh ee ay qaateen, si loo badbaadiyo masiirka ummadda Soomaaliyeed, loogana baaqsado dib u dhac ku yimaada dowladnimada dalkeenna.

Go´aankani waxa uu muujinayaa in labada Madaxweyne ay u damqadeen shacabka Soomaaliyeed, ayna garowsadeen in muddo kordhinta sharci daradda ah, ay dalka u horseedi karto burbur bulsho, mid amni iyo mid dhaqaale.

Waxaan sidoo kale Ra'iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta uga mahadceliyaa, kuna bogaadinayaa inuu qaato dowrkiisa hogaamineed ee kaga aadan inay dalka ka dhacdo doorasho deg-deg ah oo loo dhanyahay.

Waxaa wax aad looga xumaado ah in markii labaad(2) hoygiisa lagu weeraro madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ciid...
25/04/2021

Waxaa wax aad looga xumaado ah in markii labaad(2) hoygiisa lagu weeraro madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta ciidamo ka amar qaata Madaxweynaha uu xilkiisu dhamaaday, ay weerar toos ah ku qaadeen hoyga uu ka deganyahay magaalada Muqdisho.

Waa nasiibdaro aad u weyn in iyada oo bil Ramadaan lagu jiro, ay magaalada Muqdisho dhexdeeda isku dagaalayaan ciidamo ka wada tirsan Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya.

Wax kasta oo maanta dhacaya, waa wixii aan h**ey uga digay inay dhici doonaan hadii la isku dayo muddo kororsi aan sharci aheyn. Waxaana masuuliyada wax walba oo dhacay, dhacaya ama dhici doono qaadaya madaxweynaha uu xilkiisu dhamaaday ee raba inuu xukunka xoog iyo sharci daro ku fadhiyo.

Waxaan dhamaan muslimiinta kunool daafaha caalamka, gaar ahaana umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan...
12/04/2021

Waxaan dhamaan muslimiinta kunool daafaha caalamka, gaar ahaana umadda Soomaaliyeed meel walba oo ay caalamka ka joogaan ugu hanbalyeynayaa dhalashada bisha Soon-qaad ee Ramadaan.

Waxaan ilaahay ka baryayaa inuu dhamaanteen naga aqbalo camalka iyo cibaadada bisha Ramadaan, uuna nooga dhigo bil aan kaga faa´iideysano cibaadeysi iyo cilmi kororsi.

Ramadaan Kariim

Mid waan hubaa oo su´aal k**a taagna,  ineysan dhici doonin in madaxweynaha uu xilkiisu dhamaaday uu sharci daro iyo qor...
12/04/2021

Mid waan hubaa oo su´aal k**a taagna, ineysan dhici doonin in madaxweynaha uu xilkiisu dhamaaday uu sharci daro iyo qori caaradii xukunka dalkan kusii heysto.

Mida ay su´aashu ka taagantahay waxey tahay, ilaa intee le´eg ayuu dib noo celin karaa ama horumarkii yaraa ee aan sameynay naga burburin karaa.

Wax kasta oo maanta dhacaya ama dhici doono, hal qof ayaa masuul ka ah, waana madaxweynaha uu xilkiisu dhamaaday ee raba inuu xoog, xikmad la´aan iyo sharci daro kusii heysto xukunka dalka.

Waxaan halkan fariin uga dirayaa sadex qeybood.

"Madaxweynaha waqtigiisi dhamaaday ee Farmaajo dalka god ayuu ku wadaa, Taariikh ayaana is qoraysa, waannu ka digaynaa."...
12/04/2021

"Madaxweynaha waqtigiisi dhamaaday ee Farmaajo dalka god ayuu ku wadaa, Taariikh ayaana is qoraysa, waannu ka digaynaa."

"Qofna xukun xoog kuma haysan karo, Farmaajow dalkan xoog kuma haysan kartid. Dalka iyo dadka waa in laga badbaadiyaa."

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo mar kale ku guuleystay doorashadii ...
10/04/2021

Waxaan hambalyo u dirayaa Madaxweynaha dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo mar kale ku guuleystay doorashadii ka dhacday dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti.

Madaxweyne Ismaaciil, dowlada iyo shacabka reer Jabuutiba waxey Soomaaliya ku leeyihiin abaal weyn oo aan qoraal lagu soo koobi karin. Waxaana labada dowladood ee Soomaaliya iyo Jabuuti, iyo shacabka labada dal ka dhaxeeyo xiriir ku dhisan dhiig-walaalnimo, hiddo iyo dhaqan soo jireen ah oo h**e iyo dhalasho sokeeye.

Madaxweyne Ismaaciil, shacabka iyo dowlada Jabuutiba waxaan u rajeynayaa guul iyo horumar waara.

Kheyraadka ugu weyn ee dal ama ummadi ay yeelan karto, waa dhallinyaradeeda. Mustaqbalka horumarka dal walbana, waxuu ku...
08/04/2021

Kheyraadka ugu weyn ee dal ama ummadi ay yeelan karto, waa dhallinyaradeeda. Mustaqbalka horumarka dal walbana, waxuu ku xiranyahay mustaqbalka dhalinyarada dalkaas ku nool.

Midowga Musharaxiinta ayaa  indha-indheyn ku tagay Taaladda Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho taae oo biri uu ka d...
18/02/2021

Midowga Musharaxiinta ayaa indha-indheyn ku tagay Taaladda Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho taae oo biri uu ka dhici doono banaanbax nabadeed.

Like saara o follow soo dhaha bogeena Hiigsi Iyo Horumar

Luqad Qaran ninkii yaqaan khayre waa ku qabiile  Agtiisana ku qadi Maaye,, Luqad Qabiil ninkii yaqaanse khayre Qado ka c...
10/02/2021

Luqad Qaran ninkii yaqaan khayre waa ku qabiile Agtiisana ku qadi Maaye,
, Luqad Qabiil ninkii yaqaanse
khayre Qado ka cuni Maa.!! No Qabyaalad.

5 Sifood oo Khayre kaga duwan yahay Siyaasiyiinta kale...

1-Qabyaalad iyo Qori ku faan khayre ma yaqaano, waana kaga duwan yahay Siyaasiyiinta kale. Colaad hurin Sinna afkiisa ugama maqlaysid, balse taas caksigeed waxaad ka maqlaysaa talooyin & Tusaalooyin looga gudbi karo dhibaatada. colaadaha & Xassaradaha Siyaasadeed

2- Xak**aynta Naftiisa Marka laga xanaajiyo waa calaamad kale oo khayre kaga duwan yahay siyaasiyiinta kale, Taasna waxaa cadaynaysa Sida uu isku xakameeyay "Af" & Adinba kadib xil ka tagistiisa,

3- Diidmada dhaqanka ah Tolkaan ahee ii tiimbareey Aan Tanaadee, khayre waa kaga duwan yahay siyaasiyiinta kale, Taas waxaa ka garan kartaa marka aad la sheekaysato tolkiisa, dhaliisha ay u jeediyaan kaliya waxay tahay " Nooma tiimbarayn Si aan u tanaadno intuu talada hayay ! Halka madaxda kale taas tolkooda ku Amaanaan iyagoo leh waa noo duubyay waguu talada hayay ee taageera!!

4- Tan afaraaad ee khayre kaga duwan yahay Siyaasiyiinta kale waxay tahay, " u jilcanaanta dadkiisa & ku adkaynta shisheeyaha,, khayre intuu xilka hayay waxaa lagu yaqaanay U naseexaynta dadka soomaaliyeed iyo dhiiragalintooda, sidoo kale waxa uu ahaay nin shisheeyaha ku adkeeya oo dood kala hortaga marka ay ka hadlayaan Wanaajinta Xiriirka Dowlad ahaan, Waa nin ogol La xaajoodka walalaha Soomaalida ka hor inta aan shihisheeye idiin noqon Garaoore.

5- khayre waxa uu ahaay nin aaminsan Maah maahda Caarbeed ee ah ( Wada cunteeya idinkoo wallaalo ah , wada xisaabtama Sidii cadow ) Sida ay cadeeyeen dad lasoo shaqeeyay waxa uu ahaay Nin shaqaalaha ama Madaxda kale la sheekaysta oo La wadaaga Farxadda iyo howlaha, lana ah saaxiib joogto ah oo ay ku farxaan la joogiisa, laakiin waxaa jirtay hal.mar oo jawigu noqonayay mid ka duwan kaas, waa marka ay joogto isla xisaabtan, Maxaa noo qabsoomay maxaase naga khaldamay ? Markaas jawigu ma ahayn jawi farxadeed..

Shantaas Sifood , waa shan Sifo oo la xaqiijiyay waana dabeecadda rasmiga ah ee khayre, Sidaa awgeed waxaan talo usoo jeedin lahaay Dadka Taageersan & Kuwa diidan labadaba,

Kuwa Taageersan oo ah Laba koox oo kala ah Kuwo u Taageersan hayb ahaan & Kuwo u taageersan Danno shaqsi ahaan, labadaba waxaan leeyahay way adag rahay in laga helo khayre, kkkk balse waxaa ila quman in aan u hiilino Qaranka Maadaama khayre yahay Nin Qaran oo Qabiil & Saaxiibtinimo looga qaadayn wax Qaranka dhaawacaya, hadii hadafkaadu yahay labadaas h**e hadaba haku howl seegin ee isaga har intaad hadhow habaartami lahayd.kk

Kooxda diidan iyaga waa laba koox oo kala ah Qolo ku diidan hayb ahaan & in uusan ku hayb ahayn, kuwaaas waxaan leeyahay waa hubanti in aadan waxba farqi idiin dhaxayn idinka iyo kuwa hayb ahaan xiga, waxa kaliya ee uu luqad fahmayo waa qofkii ku hadla Af-Qaran, SI KASTA WAA NIN FAHMI WAAYAY LUQAD QABIIL, sidaa Qofkii Yaqaan Luqad Qaran ayaa ku Qabiil ah ee si aan u noqono bahda khayre aan barano luqadd qaran.

Qolada labaad Waa qolo ku diidan siyaasadiisa ku dhisan isla xisaabtanka adag, Taasina waxaa sabab u ah dadka siyaasadda daneeya badankood oo siyaasadda u arka meel Looga lacagaysto si dhaqsi ah, waana dadka ugu daran ee ay dhax martay collaada siyaasadeed iyaga & khayre inta uu xilka hayay,

Qorre : ibrahim Hassan Awale.

fadlan Share haka iloobin.. Mahadsanid.

07/02/2021

Deg Deg: DF oo kumanaan Askari ku daadisay Muqdisho & Xogta kulan culus oo dhaxmaray MD Farmaajo &..

Follow nasoo dhaha siina Share gareeya

Sanadka dhamaaday ee 2020 wuxuu ahaa  sanad yaabkiisa wata wax yaabahii iigu yaabka badnaa  waxa akamid  eh,1 karona fay...
01/01/2021

Sanadka dhamaaday ee 2020 wuxuu ahaa sanad yaabkiisa wata wax yaabahii iigu yaabka badnaa waxa akamid eh,

1 karona fayras/caronavirus
2 gabar la furay oo dhigatay xaflad layiraahdo "ka meyro wixii kusoo maray,"😮
3 Gabar magaalada gaalkacyo xaflad qarash badan ku baxay ugu dhigtay nin aan aqoonin🤔
4 jini talefan laga wacaayo🤔🙄
5 wax layiraahdo suuqa caalamiga ah e isku badalka lacagaha qalaad (forex)😮
6 Nin live soo galay oo sheegay in nin qabo🤔
7 liverpool oo 30 sano kadib horyal qaaday🏆
8 Arday imtixan ku dhacday oo fanaan maskiin ah dusha laga saaray guul daradoodi😃🤔
9 nin jaceyl dartiis sun u cabay♥️😥
10 nin jaceyl buundo isaga soo tuuray♥️😥
11 Rag la kufsaday🤔😥
12 Gabar la kufsaday misna dabaq laga soo tuuray😥😭🙄
13 caruur 2 jiro ah o la kufsaday😥🙄
14 aabe wiilkiiss wabi ku riday😥😥
15 nin hooyadiis deg. kaaran ku dilay😭😥

Bal ku darso adiguna maxaa kuula yaab badna sanadkii tagay ee 2020kii.🤔👈

Xigasho Cabdalla Qaran

Yaa ku guleysan  doono koobka ciyaaraha maamul goboleedyada dalka? Bal Saadaali ciyaarta k**a dambeysta ah ee galabta dh...
31/12/2020

Yaa ku guleysan doono koobka ciyaaraha maamul goboleedyada dalka? Bal Saadaali ciyaarta k**a dambeysta ah ee galabta dhici doonta oo ku guuleyso abaal marin dhan $15,

Banaadir wow😮 usaar
Galmudug love❤ usaar

Shuruudaha
1 page kaan like saar
2 postgaan qoalalka ku share gareey
3 saadaalintaada ayadoo qoraal ahaan ah noogu reeb qaybta faalada ama commntiga.

Mahadsanidiin

Nagu soo biir page ka like saar
31/12/2020

Nagu soo biir page ka like saar

Like saar page ka nagu soo biir
30/12/2020

Like saar page ka nagu soo biir

Codkagu waa muhiim kee ayaa ah boqorka raabka shanta somaliyed codenytuna waxay soconysa hal maalin..?Sharma Boy ❤ sarIl...
30/12/2020

Codkagu waa muhiim kee ayaa ah boqorka raabka shanta somaliyed codenytuna waxay soconysa hal maalin..?

Sharma Boy ❤ sar
Ilkacase Qays 😮 sar

Fadlan nagu soo biir oo page ka like saar
siina faafi dheh

Page kaan like saar sxb mcn
30/12/2020

Page kaan like saar sxb mcn

30/12/2020

Subxanallah aaway wasaaradii diinta/ciidamadii asluubta somaaliyeed,🤔
aaway culumaa'udiinka somaaliyed?🙄

Maxay uga aamusan yihiin o ay wax uga qaban la yihiin fisqiga iyo anshax daradaan magaalada muqdisho ka socoto 😥🙄

ilaahow soo hadeey kuwaan adaa awoode.😥

30/12/2020

HERITAGE: Kullanka madasha aragti wadaagga oo kasocda magaalada garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ah'na caasimada budleyn

&follow dhaha inta Hiigsiga iyo Horumarka dalka jeceleey.❤👏👌

30/12/2020

3 Qiso oo CAJIIB AH! oon usoo joogay

★Dr Axmed Al yamaani

Ila faafi kheyrka /Share gareey kheyrka wll qli.

30/12/2020

MADASHA ARAGTI WADAAGA ee mac'hadka HERITAGE INITITUTE 2020

23/12/2020

Toos: Midowga Musharraxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya 2021

Like saar page keena siina share garee.

Waa hadiyada ugu fiican qof loo hadiyeeyoMasha Allah Yaad u Hadiyeen Laheed..? ❤Nagu  soo biir wll mcn oo page kan like ...
18/12/2020

Waa hadiyada ugu fiican qof loo hadiyeeyo
Masha Allah Yaad u Hadiyeen Laheed..? ❤

Nagu soo biir wll mcn oo page kan like saar

17/12/2020

Ilaahey dartiis u share gareey wll qali

15/12/2020

Toos/live u daawo banaan baxa

DegDeg banaan bax looga soo horjeedo boobka doorashada oo ka socda muqdisho

24/11/2020

Hooyo somaaliyeed iyi caruurteedi oo la gubay sorry😥😥😭😭😭😭

Nagu soo biira follow/like&share dhaha sxbyal.

Murashax madaxweyne, Mudane Hassan Ali Khaire, ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweynayaashii 7aad iyo 8aad ee Soomaa...
20/11/2020

Murashax madaxweyne, Mudane Hassan Ali Khaire, ayaa caawa Muqdisho kula kulmay madaxweynayaashii 7aad iyo 8aad ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed iyo Hassan shikh mohamud Madaxda ayaa iska xog-wareystay arrimaha cakiran ee doorashooyinka soo aadan.

Hogaaminta la sheegaa waa ku dhac go,aan qaadasho ku dhisan caqli.
20/11/2020

Hogaaminta la sheegaa waa ku dhac go,aan qaadasho ku dhisan caqli.



Guntaa kal caroote Gobtu waa isu xiista.
20/11/2020

Guntaa kal caroote Gobtu waa isu xiista.


Hiigsi iyo horumar ❤One love❤  guys✊Share⤴️love❤like👍
20/11/2020

Hiigsi iyo horumar ❤

One love❤ guys✊

Share⤴️love❤like👍

Address

Hoolwadaag
Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xasan Cali Khayre fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share