30/11/2023
Update:- Xusuusin da'da ah. Fadlan cimrigaaga la soco. Bishii December ayaa berri dhalanaysa, ka dib sannad cusub ayaa billaabanaya intii gaarto ee Alle cimri siiyo.
Haddaba haddii aad dhalatay.....
1990: 34 jir ayaad tahay.
1991: 33 sanno ayaad jirtaa, ee la soco.
1992: 32 sanno, waad socotaa.
1993: Waxaad jirtaa 31 gu'. Wax bada ayaa qorrax kuu soo baxday.
1994. 30 sano ayaad gerka gelisay.
1995: 29 ayaad jirtaaye, meel ku qoro.
1996: 28 ayaa kuu buuxsantay.
1997: 27 ayaad gaartay.
1998: 26 sano, wallee ma yarid!.
1999: 25 ayaad gaartay ee guurso pls.
Haddii aad 2000 dhalatay xitaa, 24 sano ayaad jirtaa ee shaqayso, wax cudurdaar ah ma jiraan.