Daafeed media

Daafeed media War baahinta Daafeed media waxay xaqab tir utahay umada Somaliyeed� � � Account official Daafeed media

03/11/2023

Hormuudkii reer cali Xamdi xarago xarago

01/11/2023

ADUUNYADU WAA MAALMO KUUBAN WAYE

Musuq maasuq ayaa kasocda iskuulka facweyn  ee deg madada wanlawayn  Waxaana sawab uh ninkaan aad halkan ugu jeedaan Aab...
30/10/2023

Musuq maasuq ayaa kasocda iskuulka facweyn ee deg madada wanlawayn
Waxaana sawab uh ninkaan aad halkan ugu jeedaan
Aabihii dhalay siidow kallbow awood uu kuceliyo wiilkiisa mahaayo isagaaba
Iska xanuunsan
Madaama aabihiisa is koolka maamule kayahy waxa uu doonayaa in xilka ka hayuubiyo
Ardayda dhigata iskuulka wanlawayn ayaa sanadadii isaga ku soo biiray maclimiinta
Iskkolka wax kadhigta ayuu noqday lkn waxa uu noqday kan ugu musuq maasuq badan iskuulka
Hadii aad ardayda culeyska aad kuwadid kajoojin waydo adi aabahaa awooda aad kuleedihiin iskuulka
Waa ladinka hayuubinaa
F.g waana macalinka ugu liita iskuulka
Fadlan ardayda maclimiinta lajaan qaad
Share dhaha
Wanlaweyn Primary & Secondary School

15/10/2023

Wanla.wayn mxaa kajira

Wanle Weyn | Community Ogeysiin Banaanbax lagu taageeraayo walaalaha xaq u dirirka Falstiin. 🗓️ Bari bacdul qudbaShare &...
12/10/2023

Wanle Weyn | Community
Ogeysiin Banaanbax lagu taageeraayo walaalaha xaq u dirirka Falstiin.
🗓️ Bari bacdul qudba
Share & Like for more

06/10/2023

Goonfur galbeed ee Somali Cable TV

04/10/2023

30/09/2023

Vedio buraanbur dhashii hubeer cali

28/09/2023

Meesha anaga kasoo faracnay wakaa dhagaysi wacan

24/09/2023

Wali isbadel madhicin dhagaha ayaa utaagan reer wanlawayn

23/09/2023

Xabada wali way soctaa allahyow naga daji

Allow reer w/weyn dhibatada ka dulqaad 😢🤲🏻Erdho io Hubeer saan xal niima ahan 😢
23/09/2023

Allow reer w/weyn dhibatada ka dulqaad 😢🤲🏻Erdho io Hubeer saan xal niima ahan 😢

23/09/2023

War dagdag Ah dagaal ayaa hada kabilowday Dagmada wanlaweyn Dagaalka ayaa waxa uu udhaxeeyaa lababeelood kawada tirsan Shanta Caleem

Alle hala baqo ilmihiina unaxa

21/09/2023

Mxaa kasocda wanlawayn saaxipiyaal

21/09/2023

Siifaafi

19/09/2023

Xaliimo saan mxaa ugu galay wiilka

17/09/2023

Warkan baraha bulshada lawareejinooya ayaan ka jawaabaynaa

Warkan in wax k**a jiraan ah cadeyntiisa waxaa kugu filan
Hubeer vs baahne waa nin jaahil ah duurkunool ah mana qabo odiyaal wax
Garat ah sidee marka hashiis ku dhici karaa labadooda

Marka A.s warkan iyada mahan waa nin gaaljecel a.s ah

A.s iyi gaaljecel waa hal

✋ wapilaahi towfiiq w/q. Samadon Yaxle cali maadow

15/09/2023

Ex gadoomiyah armah bulshada maxamed xaaji muqtaar gacma dheere oo manta lagu cazuumey xaflada furitaan schoolka wala weyn

15/09/2023

Madaxweyne Qoorqoor “ Aaway dadkii lahaa wuu dhaawacmay? Sii faafi 🙏

13/09/2023

Waano iyo dikri waxaa kugu filan vedio kan Sharif Sheikh Ahmed

XAQIIJIN: Dabagal iyo tixraac dheer kadib waxaan soo ogaanay in Xilibaan Daahir Aamiin Jeesow uusan deegaanka yaaq beri ...
13/09/2023

XAQIIJIN: Dabagal iyo tixraac dheer kadib waxaan soo ogaanay in Xilibaan Daahir Aamiin Jeesow uusan deegaanka yaaq beri wayne utagain dagaalka Al-shabaab balse uu halkaas u tagay hubeynta maleeshiyo beeleed tiradoodu tahay 84 qof.
Jeesow sababta uu u hubeynayo maleeshiyaadkaan ayaa lagu sheegay sidii ay u qal qal galin lahaayeen dhismaha golaha deegaanka degmada Wanalaweyn iyo beerashada dhul beereed horey loo joojiyey in la tacbado.
Mudo 3bilood ah uu joogo yaaq-beri wayne jeesow ilaa hada hal maalin magalin wax dagaal ah marka laga reebo dilka qof shacab ahaa oo uu dusha usaaray shabaabnimo si aan looga qabsan.
Maleeshiyaadka taabacsan jeesow ayaa isku diyaarinaya qal qal galinta amaanka degmada wanlaweyn.
Dhanka kale Xilibaan Jeesow ayaa isbaaro dhigtay meel aan ka fogeyn deegaanka uu fariisanka ka sameystay iyadoo wixii dhaqaale ah ee halkaa kasoo xarooda jeebkiisa ku dhacaan.
Maamulka gobolka shabeelada hoose kan degmada ilaa maamulka sare ee KG ayaa gacmaha ka laabtay dhibaatada iyo isku dirka bulsho ee jeesow ka wado Shabeelada Hoose.

Hadii aad kasoo jeedo KGs Share garee oo fikirkaaga inala wadaag.

Dafeed media

25/08/2023

Fariinta Garaad Jaamac Garaad Cali ee Qabsashada Goojacade iyo deegaano badan oo Sool kamid ah.
Guulaysta ssc

24/08/2023

🤣🤪💯📢

Sh.hoose ee Koofurgalbed, ayuu kasoo jeedaa Mad jinaay  Wuxuuna Ku  Dhintay  Ceeldheer Galmudug 😪Dadkii  Galmudug kasoo ...
23/08/2023

Sh.hoose ee Koofurgalbed, ayuu kasoo jeedaa Mad jinaay Wuxuuna Ku Dhintay Ceeldheer Galmudug 😪

Dadkii Galmudug kasoo jeedayna Afgooye ayeey isbaaro utaalaa oo lagu dhibaateynaayo, Madjinaay Familkiisa 😪

Waxaad ku dhimatay Xaq uma Arki lkn Allaha kuu naxariisto 😪

19/08/2023

Maamul wanaagsan baa degmada wanlaweyn yeeshatay
Hormar wacan iyo barwaaqo aa lagu jiraa
Amin save waaye

Muuqaal ! Generaal Sheegow & 30 Askari oo kuwiisa ah oo gacanta lagu dhigay & Ciidanka Boliis Military oo ku qeylinaya S...
19/08/2023

Muuqaal ! Generaal Sheegow & 30 Askari oo kuwiisa ah oo gacanta lagu dhigay & Ciidanka Boliis Military oo ku qeylinaya Shuute | Guriga Generaalka oo 5 dhimasho laga soo saaray | Muuqaallo sir ah ayaan helay .

19/08/2023

MAANTA WAR MA IDIN WADO WAXAAN IDIN WADAAA WAA DUCO QIIMO BADAN SHERE THE FIRST
Kuwaawo Beereey

14/08/2023

Ninkii lawaayey waa kanaa isagoo u eg bukaan baahadishay reer Xogta Wararka Wanlaweyn nin kan dhaqtar haloodiro si cafimaadkasa loo soo ogaado

12/08/2023

Wuu dhintay wuu baxsaday . Walaqabtay wùu ooyey waa imaaday wuu dhintay

09/08/2023

Amin jesow ayaa yiri dadka wanlawayn ka qaylinyaan waa Alshabaab

Qaylda iska daayee ee kaali AS ila dhaw anaga kuma jirno adlay dhaw Aminooy

Ee dhulka noo xoreey Qowmu luudyow

Tuulada yaaqbiriwayni ayaa caawa laga qaxay kadib markii cadaadis xoogan lasaaray laguna babi iyey Qomu luudkii  waynaa ...
09/08/2023

Tuulada yaaqbiriwayni ayaa caawa laga qaxay kadib markii cadaadis xoogan lasaaray laguna babi iyey Qomu luudkii waynaa ee somalia
Iyo xirtiisa
Waxii soo kordha hlkan isha ku haay

Warbaahinta Daafeed media

09/08/2023

DEG DEG: Kooxda AS oo weerartay Saldhigga Ciidamo uu hogaaminayay Xildhibaan Jeesow ee Yaaqbirweyne .
Wariyihii galjecel yaa hada kawar bixinaya xaalka bariwayni

Deg deg dhimashada uga horeysey aan maqlay wàa xasan mashuuq qaasim waana istaafka xildhibaan aamiin jeesow wuu dhintay ...
09/08/2023

Deg deg dhimashada uga horeysey aan maqlay wàa xasan mashuuq qaasim waana istaafka xildhibaan aamiin jeesow wuu dhintay ninkaan Kuma haayo dhimasha kale farabadan ayaa jirta baaritankoda ayaan galaa

Daafeed media

Masiibo ayaa ka dhacdey gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan inta u dhaxeysa Marka & Qoryooley kadib markii gaari BL oo r...
09/08/2023

Masiibo ayaa ka dhacdey gobolka Shabeelaha Hoose gaar ahaan inta u dhaxeysa Marka & Qoryooley kadib markii gaari BL oo rakaab u wadey Qoryooley Miino la kacdey.
Allaha u naxariisto inta ku dhimmatey, inta dhaawacanteyna Allaha u booga dhayo.

WAR DEG DEG AH DAHIR AMIIN JESOOW OO BESHA HUBEER BUUTKA KULA TUMATAY MID DHINTA IYO MID CARARA AYEY NOQDEEN WAYAHAY KU ...
09/08/2023

WAR DEG DEG AH DAHIR AMIIN JESOOW OO BESHA HUBEER BUUTKA KULA TUMATAY MID DHINTA IYO MID CARARA AYEY NOQDEEN WAYAHAY KU DAAYAYEE WADEE MAREYSAA

As

08/08/2023

Waa libaaxii amin jesow so af jari lahaa

Amin jesow

28/06/2023

:hubeer kaligis waye haday shan calemo dhan kuso jestaan maxaa uxal ah😂
AFYEHEENKA GALJECEL CABSHO IYO CALOOL XUMA DARTII HAWIYE NIMADA UGU BIXI RABO MARKII CADAADIS XOOGAN AY SAAREEN JABHADA HRC OO LOO SOO GAABIYEY HUBEER SAMAALE COMMUNITY ❤🇸🇴🤺

26/06/2023

“ Waa Saas Ruuxii wayneeya Amarada Alle (Sharcigiisa) taasi waa dhawrsashada Quluubta (Cabsida Alle) “

#القرآن #النصيحة

Suuratul Xajj, aayada 32 aad

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Daafeed media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Daafeed media:

Videos

Share

Nearby media companies


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All