Dunida muslimka Tv

Dunida muslimka Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Dunida muslimka Tv, Digital creator, Mogadishu.

10/09/2022

Ha u noqon gaalada weli
Geeska ka le ayaga oo dadkaga leynaya

09/09/2022

Allahu akbar daaci mukhtaar allah ha kaa abaal mariyo runyaad sheegteye

09/09/2022

A wooda cimaarada islaamiga afganistaan
Nasriga allah

04/09/2022

Masha allah

04/09/2022
25/08/2022

Amiin aamiin

18/08/2022

Masha allah

15/08/2022

Nacalaa Ku dhashay iyo Nacalaa Kugu Yaal Dadkeenu Maalin walba ayey Yiraahdaan Bal Hadaba Dambigeeda eega شيخ خاشعي

12/08/2022

Dadka Shayaadiinta K'a'kor qeeliyaan
Sh Nuur Cali Jaamac
Hiiraani Channel

12/08/2022

Allah hu akbar

10/08/2022

BARBAARINTA CILMAHA MUSLIMIINTA

08/08/2022

Qooska muslimka ah
Waa in uu ahadaa farxad miiran

Allah talo saaro=Haddii wax kasta kaa qaldamaan=Haddii qorshe walba aad sameysey kuu shaqeyn waayo =Haddii dhibaato ku h...
08/08/2022

Allah talo saaro
=Haddii wax kasta kaa qaldamaan
=Haddii qorshe walba aad sameysey kuu shaqeyn waayo
=Haddii dhibaato ku hayso oo aadna haysan wax xal ah
OGOOW ALLE AYAA HAAYA JAWAABAHAAGA OO DHAN
MAGRAB WANAGSAN
ASAXABEY OO SHERDHEX WLL

07/08/2022

Sheekhena maxamed rashaad

06/08/2022

Sheekh xasan gaab
Ka dhageyso maalinta
Cashuuraa iyo faaidada ayleedahay iyo wagtiga
Lasoomayo siina faafi wll

الله اكبرWaa Sheekh Magaciisu yahay Shaykh Asrar Rashid.Wuxuu joogay Ingiriiska, wuxuuna dood kula jiray qolo Baadariyii...
06/08/2022

الله اكبر
Waa Sheekh Magaciisu yahay Shaykh Asrar Rashid.

Wuxuu joogay Ingiriiska, wuxuuna dood kula jiray qolo Baadariyiin ah, doodana waxay ka dheceysay Jaamacadda Manchester.

Waxaa lagu xujeystay inuu Sunta Dooliga (Jiirka) cabo, haddii uu hadalka Rasuulka Muxamed SCW aaminsan yahay, kaasoo micno ahaan ah "in qofka aysan maalintaasi sun iyo sixir waxba ka tareynin haddii uu Subixii 7 xabo oo timir ah cuno"

Waxay ku xujeeyeen inuu xadiiskaas xaqiijiyo, sun caadi ah oo tan jiirka ahna cabo.

Wuu cabay suntii, illaa iyo maanta oo dhacdadaas waqti laga joogana Sheekha waxba ma aysan gaarin.

Kawaran Iimaankaasi awoodda badan?

Masha Allah, Xaqa Allaha nagu sugo.

Fiiro gaar ah: Arrintaan oo kale tijaabiya k**a wado, mana idin dhihin, balse cibro qaadasho ahaan ayaan dhacdadaan usoo qaadanay.

X/G Ahmed Kadiye

Allah talo saaro=Haddii wax kasta kaa qaldamaan=Haddii qorshe walba aad sameysey kuu shaqeyn waayo =Haddii dhibaato ku h...
06/08/2022

Allah talo saaro

=Haddii wax kasta kaa qaldamaan
=Haddii qorshe walba aad sameysey kuu shaqeyn waayo
=Haddii dhibaato ku hayso oo aadna haysan wax xal ah
OGOOW ALLE AYAA HAAYA JAWAABAHAAGA OO DHAN
MAGRAB WANAGSAN
ASAXABEY OO SHERDHEX WLL

06/08/2022

ISTAGFAARTA IYO TOWBAD KEENKA
Allah in loo laabto kheer badan ayaa ku jira

04/08/2022

Gabey qiiro leh
Oo ka Hadleya
Aduunyada iyo
Qiimo daradeda


OO FAAFI WALAL

04/08/2022

NABIGII ILAAHAYOW MAXAA BADBAADA AH

03/08/2022

Wallhi waan cilmeeyey aad ayaana
U qiiroodey Hooyadaan muslimka ah
Iyo sida wanaagsan ee uga dhidhicisey
Fisqiga gabdhaha muslimaad ka ah
La gu hogaaminayo rabi ha inoo naxariisto

03/08/2022

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dunida muslimka Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share