Munasar mufasir

Munasar mufasir Fariinjo_Poy student and comedy

Safar salaama dhibleydeyda wlsheyda iga yar Mss Sucaad insha allah ducada waa xagiina
15/01/2022

Safar salaama dhibleydeyda wlsheyda iga yar Mss Sucaad insha allah ducada waa xagiina

11/12/2021

Hadii lagu xiro oo lagu dhaho laguma soo daynayo ilaa jacaylkaagu kusoo waco imisa sacadod aya xirnaan lahayd❓❗

09/12/2021

Anigoo talaabada
Tamashlaad i aragtaye
Tacab hooyo baan ahay

Taagtay lahayd iyo
Tamarteediibaan ahay

Tunkan aad arkayso
Turuqaygan xoogale
Eed taash u xadhan tahay
Iyadaa tafteediyo
Ku talaashay dhiigoo
Tacab hooyo baan ahay

Anigoon talaabsanin
Maskaxdaydu talin karin
Dabka aan ka tagi karin
Hadal iyo ta’dana baran
Nimay taabo galisoo
Ku tis qaaday naaskiyo
Tifta caanaheediyo
Tacab hooyo baan ahay.

Ad adeega raga ee dhanka qoyska mala dhihi karaa waxay qayb ka qaadan karaan bur burka qoyska??
26/11/2021

Ad adeega raga ee dhanka qoyska mala dhihi karaa waxay qayb ka qaadan karaan bur burka qoyska??

Wall caawi waa walal soomaaliyeed saqadu yaraan malahan waxaad awoodo ku caawi
25/11/2021

Wall caawi waa walal soomaaliyeed saqadu yaraan malahan waxaad awoodo ku caawi

Waa xasuus sanadkii 2012kii
23/11/2021

Waa xasuus sanadkii 2012kii

Maxa kugula yaabka badnaay halkaan nagula wadaag?????
11/11/2021

Maxa kugula yaabka badnaay halkaan nagula wadaag?????

Quruxdu wajiga ma aha balse Quruxdu waa qalbi Wanaag iyo aqlaaq Wanaag hadaa qurxoon tahay balse aqlaaq laheyn waxaa la ...
26/10/2021

Quruxdu wajiga ma aha balse Quruxdu waa qalbi Wanaag iyo aqlaaq Wanaag hadaa qurxoon tahay balse aqlaaq laheyn waxaa la mid tahay geyd aan har laheyn

fakarkaada comment ha inoogu reeb:

Nala wadaag Murti nolosha Ku saabsan???

19/10/2021

Qof baa jeclaan lahaa inuu helo waxa aad hada haysato . Noloshaada qof ayay riyadiisu tahay✌

Send a message to learn more.

Ka qeyb qaado oo share garey.Codsiga GuryosamoWaxaan ka codsanaynaa asxaabta nagu xiran inay nagala qayb qaataan dhismah...
19/10/2021

Ka qeyb qaado oo share garey.

Codsiga Guryosamo

Waxaan ka codsanaynaa asxaabta nagu xiran inay nagala qayb qaataan dhismaha iyo shaqo abuurka walaalkeen Cabdullaahi Cali oo codsi u soo gudbiyay Shacabkeenna Soomaaliyeed.

Cabdullaahi Cali waxaa ku baxaya dhismaha guurkiisa iyo shaqo abuurkiisaba $5000 USD, waana dhaqaalo aan ku filanahay walaalaha Soomaaliyeedoow ee ku dhiirada InshAllaah.

Evcplus: +252619494448
E-Dahab: +252629494448

Salaam Account: 32627690
Dahabshiil Account: 48308

Guryosamo Horumarinta Qoyska
"Qoys dhis waa Qaran dhis"

galab wanaagsan( page Ka hiil aad u hiilisaan ayuu rabaa)
18/10/2021

galab wanaagsan

( page Ka hiil aad u hiilisaan ayuu rabaa)

FAYSAL CABDI ISAAQ WUXUU LOWS WAREEJINTA KU GAAREY  HEER JAAMACADEED (SHARE-GAREY).Faysal Cabdi isaaq  waxaa Tree Baino ...
10/10/2021

FAYSAL CABDI ISAAQ WUXUU LOWS WAREEJINTA KU GAAREY HEER JAAMACADEED (SHARE-GAREY).

Faysal Cabdi isaaq waxaa Tree Baino ku arki jirey isagoo dugsi hoose dhiganaya hadana galabtii wareejinaya lowska Bacda ku xiran, anigana waxaa ka mid ahaa dadka mar waliba ku dhiiragelin jirey shaqadaa kana iibsan jirey lowska

Ka dib markii uu u gudbey Dugsi dhexe sidii ayuu haddana lowska iibintiisa u wareejinayey

Hadana waxaa arkey Isagoo dhiganaya Dugsiga oo sidii u wareejinaya iibinta Lowska aad baan ugu farxi jirey dadaalkiisa uu isku wadey waxbarashada iyo iibinta lowska

Maanta ayaa arkey isagoo lows sidii u Wareejinaya waxaa weydiiyey halka uu mar siinayo waxbarashada wuxuu i yiri hadal aad ugu farxay oo ahaa in uu Dugsi sare dhameeyey Sanadkaan uuna ku guuleystey Jaamacada Ummadda gaar ahaan Kuliyada Socail Science

Wuxuu bulshada Soomaaliyeed u soo jeediyey gaar ahaan Bahda Waxbarashada in ay gacan ku siyaan Macalinimo Waxbarashadana ku wanaagsan yahay maadaama ay sugayaan hooyadii iyo caruur ka yar yar.

Fadlan caawi oo kala Xiriir: Faysal Cabdi isaaq Tel 00252612919761
ama 0614410404

W/Q: Amiin Yuusuf Khasaaro.

06/10/2021

Farxada iyo kalsoonidu waxa ay yimaadan marka aad joojiso in aad naftaada la barbardhigto cid kale.

03/10/2021

habeen wngsan asxaabta

Like saara page ka

02/10/2021

Ila qosol

Like saar page keena si aad Ila socotid

qosol iyo qaraaxo

Nin la la'aa oo dhinac ka galay dedaalkii isaga lagu baadigoobayay:Nin lagu dhex la'aa gudaha waddanka Turkiga ayaa si l...
01/10/2021

Nin la la'aa oo dhinac ka galay dedaalkii isaga lagu baadigoobayay:

Nin lagu dhex la'aa gudaha waddanka Turkiga ayaa si lama filaan ah ugu biiray dedaal isaga laf ahaantiisa lagu baadigoobayay, iyadoo saacado kaddib uu xaqiiqsaday in qofka dadku ay baadigoobayaan uu isaga uun yahay, warbaahinta maxalliga ah ayaa sidaasi ku warrantay.

Beyhan Mutlu ayaa waxa Talaadadii cabitaan la raadsaday saaxiibadii markaas oo ay dhex warwareegayeen kaynta gobolka Busra.

Markii uu soo laaban waayay, xaaskiisa iyo saaxiibadii ayaa waxa ay warka gaarsiiyeen mas'uuliyiinta maxalliga ah, waxaana markiiba bilowday howlgalka lagu baadigoobayay.

Mr Mutlu, oo 50-jir ah, ayaa la kulmay koox wax baadigoobaysa waxa uuna go'aansaday inuu ku biiro, NTV ayaa sidaasi ku warrantay
Hasayeeshee markii xubnihii waxbaarayay ay bilaabeen inay u dhawaqaan ninkaasi iyagoo magaciisa ugu yeeraya, ayuu ku jawaabay: "War waa ikan".

Mid ka mid howlwadeennada baadigoobka waday ayaa ninkaasi dhinac u istaajiyay si uu u xog wareysto.

"Si xun haddii arkin, sarkaal. Abaahay baa idili doona," ayaa la sheegay inuu ku yiri kooxdii baadigoobaysay.

Booliska ayaa markaasi kaddib Mr Mutlu waxa ay geeyeen gurigiisa. Ma cadda in ninkaasi la ganaaxay iyo inkale

sheeg wadadaan magaceeda qish yar aan Ku siiye  waa magaalada miqdisho????Like saar page Ka asxaabtaadana la wadaag si a...
01/10/2021

sheeg wadadaan magaceeda qish yar aan Ku siiye waa magaalada miqdisho????

Like saar page Ka asxaabtaadana la wadaag si aan halkaan ugu midowno

01/10/2021
01/10/2021

Qosol iyo Qaraaxo

Like saar page keena

01/10/2021

qosol iyo qaraaxo

like saar page keena

habeen wanaagsan asxaabta  like saar page Ka fallow dhaha
30/09/2021

habeen wanaagsan asxaabta


like saar page Ka fallow dhaha

30/09/2021

maahmaahyo Murti sheekeeyiin maad qosol madadaale ah halkaan Kala soco si aad marwalba u hesho page keena like saar fallow dheh

30/09/2021

maalin baa nin odey ah o gabadhiisa guuriyay ayaa ugu dardaarmay
gabadheyda 3walxaado jiin ku taal iska jir layskuma jeclee 1.ma joogto o cidahe jirtaa iska jir layskuma jeclee 2.jiraan ku hayn meel la jiif iska jir layskuma jeclee 3.wixi jilcanba dhunjuq sii iska jir layskuma jeclee

30/09/2021

Ila qosol

06/12/2020
Ku soo dhawaada dhamaan asxaabteyda
06/12/2020

Ku soo dhawaada dhamaan asxaabteyda

Address

Mogadishu
MUSTAF

Telephone

+252615619949

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Munasar mufasir posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Munasar mufasir:

Share