Afhayeenka tiktok

Afhayeenka tiktok KUSOOODHAWOOOW GACMO FURRAN WALAAAL

Eid mubark dhamaantiin
11/04/2024

Eid mubark dhamaantiin

24/08/2023

soobaxa jiif majiree πŸ˜‚
tiktok waa laxiri rabaa pagekan 100k gaarsiiiya

I have reached 13K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰
12/08/2023

I have reached 13K followers! Thank you for your continued support. I could not have done it without each of you. πŸ™πŸ€—πŸŽ‰

08/06/2023

goormee kuugu damby kalmadaa inaa maqasho🀣

05/06/2023

Saan xaq maaha

Haweenaydan oo u dhalatay Kenya ayaa laga helay baran baro nool oo gudaha laabteeda ku jirta sida uu mashiinka X-ray gu ...
02/05/2023

Haweenaydan oo u dhalatay Kenya ayaa laga helay baran baro nool oo gudaha laabteeda ku jirta sida uu mashiinka X-ray gu soo saaray , dhakhtarka ayaa sheegay in arintani aay ku dhacday dumar badan isagoo sababta ku sheegay dumarka oo surwaal la'aan seexanaya .

21/01/2023

Shiine wax gabar loodhalloh waa is taahilaaa waaa romanticiii oo qof ah πŸ˜†

20/01/2023

Goat nimadu maahan inaaad iska hanwayni siiiso ciyaartoydaada reer penaldo goat waxkabarta
In Leo goat kubadda cagta yahy shaki yaanu kaa gallinπŸ˜‡

20/01/2023

DEGDEG
Warda xashi ninkeedi ayaa hada lasheegy in uuu bakhtiyay

Really goatka waa ninkan yaan waxba been laysku sheegin
19/01/2023

Really goatka waa ninkan yaan waxba been laysku sheegin

09/01/2023

-Cambaruudka naazaha
-Caaradaa madawliyoo
-Luquntaa cabaarka kaleh & cududeheediyo
-Kubabkaas isceliyeee

Heestan Caruurtu fahmi myso πŸ˜‡ Hassan tallman

  :Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Saaka Xabsiga laga sii daayey kadib markii uu dhamaystay mudadii Xukunka oo ahayd laba...
22/12/2022

:Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa Saaka Xabsiga laga sii daayey kadib markii uu dhamaystay mudadii Xukunka oo ahayd laba Sanadood.

Weheshaday dugaagkii laga weecanjirrayee πŸ˜₯
22/12/2022

Weheshaday dugaagkii laga weecanjirrayee πŸ˜₯

Ninkan aad sawirka ka aragtaan maaha Cristiano, Messi, Neymar, ama Mbappe, balse waa shaqsi sharafleh oo soo tukanayay s...
22/12/2022

Ninkan aad sawirka ka aragtaan maaha Cristiano, Messi, Neymar, ama Mbappe, balse waa shaqsi sharafleh oo soo tukanayay salaada subaxπŸ₯Ίβ€οΈ

17/12/2022

Goldob

16/12/2022

Su aaashan kajawaab hadaad dadkaas kujirto

16/12/2022

Dadka reer muduga waxaa ku jeclahay aad bay isugu kalsoon yihiin

Address

Mogadishu

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Afhayeenka tiktok posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share