Jama Issa

Jama Issa Journaliste

19/12/2023

Heritage Institute : KOBCINTA DHAQANKA NABADDA GEESKA

18/12/2023

Shacabka hargaysa oo ka hadlay xaaladaha hargaysa

18/12/2023

XILDHIBAAN AXMED KHALIIF DAGAALKA DHULBAHANTE WAXAA UU NAGA DHIGAY IRIR IYO ILMA HOOLEY

29/09/2023

Maxamed Mursal oo sheegay in uu xiran yahay madaxweynihii Koonfur-Galbeed Lafta-gareen

Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay  dhimashada 5 qof iyo dhaawaca 6 kadib markii qof isa soo miidaamiyay oo katirsan Al...
29/09/2023

Booliska Soomaaliya ayaa xaqiijiyay dhimashada 5 qof iyo dhaawaca 6 kadib markii qof isa soo miidaamiyay oo katirsan Alshabab uu isku qarxiyay maqaayad shaaha lagu cabo oo ku taala Baar Bulsho Degmada Howlwadaag ee Magaalada Muqdisho

Follow As Jama Issa

29/09/2023

Raga daaqada dhagaysta kadibna naagtooda u galmoodq xanuun noocee ah qabaan daawo

09/09/2023

G. MUDUG VS G. NUGAAL TARTANKA GOBOLADA PUNTLAND

20/07/2023

Barlaamnka Puntland oo maanta buuq Hareeyey

24/05/2023

Bisadeedii oo Geeriyootay ayey ilmada Ceshan wayday

22/05/2023

Ciidanka Soomaaliland oo raasas la dhacay xataa kuma dhaawacmin

War Deg deg ah : Ciidanka kusugan duleedka Garoowe, ee kasoo horjeeda qabashada doorashada golaha deegaanka, taageerayan...
22/05/2023

War Deg deg ah : Ciidanka kusugan duleedka Garoowe, ee kasoo horjeeda qabashada doorashada golaha deegaanka, taageerayana aragtida qaar kamid ah siyaasiinta mucaaradka ah, ayaa dilay Taliye kuxigeenkii h**e ee ilaalada garoonka diyaaradaha caasumada Garoowe oo lagu magacaabi jiray Maxamuud Cabdirisaq xiiray, kaas oo kusii jeeday garoonka diyaaradaha marka dilkiisa uu dhacayay,
Meydka marxuumka ayaa la keenay Isbitaalka weyn ee magaalada Garoowe.

Mid ka mid ah Garsoorayaasha maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Nugaal oo shaqada ka tagay
21/05/2023

Mid ka mid ah Garsoorayaasha maxkamada darajada 1aad ee Gobolka Nugaal oo shaqada ka tagay

DEGDEG: Weriye Bushaaro Baanday ayaa loogu hanjabaya kufsi iyo dil waxaanay hadda qabtaa dhaawacyo la sheegay inay u gey...
21/05/2023

DEGDEG: Weriye Bushaaro Baanday ayaa loogu hanjabaya kufsi iyo dil waxaanay hadda qabtaa dhaawacyo la sheegay inay u geysteen ciidamada Boolisku sidoo kale Taliyaha Saldhiga Dhexe ee Hargeysa Mr Dawaco ayaa Saxafiyadan ku xad gudbay oo cay iyo cadaadis ah in dadka laga qariyo isugu daraya.

21/05/2023

Gabadh la barayo Noocyada hubka iyo Tabaha Dagaalka

Man city Final markii 2aad  sidaas uga Finalo badan tahay Arsenal
17/05/2023

Man city Final markii 2aad sidaas uga Finalo badan tahay Arsenal

12/05/2023

Xasan shire iyo Doolarka

12/05/2023

Wasiir doortay Geel jirenimo oo ka Tirsan xukumada Puntland

12/05/2023

Xasan shire wasiirkii h**e ee maaliyada Puntland ayaa makhaati u sii afeeftey Dowlada Faderaalka soomaaliya in ay ka noqoto wixii ka dhaca Puntland,

masuuliyiind DFS ayaa maalmo ka hor Nidaamka Doorashada Golayaasha Deegaanka ku tilaamaamey mid sabab u noqon kara Burburka Puntland.

Hadalka Villa Somalia ayaa kulka ku sii shiday Khilaafka U dhexeeya Xukumadaha Garoowe iyo Muqdisho.

11/05/2023

Duqa Degmada Garoowe “laamiga Candhuuf hadaa ku tufto waa lagu garaaxi doonaa hadii kale Candhuufta meel ciidle la raadso”

11/05/2023

Deg Deg Ciidamo Cusub oo hubaysay oo Gaaray laascaanood oo ka soo Goostay Somaliland iyo Dagaalka Oo waji cusub yeeshay

Muuse biixi ayaa Guddoomiye cusub u soo magacaaabay Gobolka sool
11/05/2023

Muuse biixi ayaa Guddoomiye cusub u soo magacaaabay Gobolka sool

arday Dhigata Jaamacad ayaa Soo saarey Aalad ay isku shumin karaan dadka Is jecel iyagoon isku meel  Joogin
10/05/2023

arday Dhigata Jaamacad ayaa Soo saarey Aalad ay isku shumin karaan dadka Is jecel iyagoon isku meel Joogin

Liiska musharaxiinta Ururada Siyaasada ee Golayaasha Deegaanka
09/05/2023

Liiska musharaxiinta Ururada Siyaasada ee Golayaasha Deegaanka

Magaca magaaladan ayaa layska rabaa
09/05/2023

Magaca magaaladan ayaa layska rabaa

Address

Somaliya
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jama Issa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jama Issa:

Videos

Share

Category