Sooyaal Tv

Sooyaal Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sooyaal Tv, Addis Ababa.
(2)

02/07/2024

Share gare

"Laba Gabdhood oo sheegay in uu Qabo Hal Nin hadana ay aad iskugu Farax san yihiin "Labadaan Gabar ayaa a Ku nool Magala...
29/06/2024

"Laba Gabdhood oo sheegay in uu Qabo Hal Nin hadana ay aad iskugu Farax san yihiin "

Labadaan Gabar ayaa a Ku nool Magalada Jig-jiga

24/06/2024

Ku sali nabi maxamed 💔

Darwiish girls 👧 💙🤍🐎
22/06/2024

Darwiish girls 👧 💙🤍🐎

20/06/2024

Caasimadi hawdka heegale💔
Qof reer Hagle ah motion gare

“Nimanka Soomalida waxaa ka Naxariis Badan Hindida”"Malinka Kowaad waan is Baranay,Malinta labaad waan wada hadalnay, Ma...
20/06/2024

“Nimanka Soomalida waxaa ka Naxariis Badan Hindida”

"Malinka Kowaad waan is Baranay,Malinta labaad waan wada hadalnay, Malinka seddexaadna Familkeena ayaa u keenay oo waan is Guursanay.”

waxa kale oo ay sheegtay in Hindidu ka naxariis badantahay Soomalida.

“Walaahay Nimanka Hindida ah ayaa ka naxariis badan nimanka Soomaaliyeed kana deeqsisan meel la tuuro malahan waa jam jam, 3 h**e oo soomali ah ayaan kala tagnay walahay waa ka raystay xaad aaba iga soo baxday cusub"

20/06/2024

Janis gaad😀

"36 nin ayaan soo gursaday intaba waa iga dhinteen hada waxaan ahay guurdoon waxaan radinayaa kii 37aad oo waxanaa radin...
20/06/2024

"36 nin ayaan soo gursaday intaba waa iga dhinteen hada waxaan ahay guurdoon waxaan radinayaa kii 37aad oo waxanaa radinayaa wiil Da'yar ah

Waxayna kaloo sheegtay Gabadhaan in aysan wax shuruud ah wadanin Inta noloshiisa ka dhiman anigaa bilayo ee wiilkaas ii radiya "

19/06/2024

Qararo hawd magalada ugu wayn Gobolka dolllo
Motion soo dhe qof rer Qararo ah

AQRISO Maanta Oo kale Nabigeena Maxamed Scw  Muxuu nooga Dardaarmay? Muxuu la Ooyay? Saxaabada Maxey La Ooyeen?Aqriso Qo...
15/06/2024

AQRISO Maanta Oo kale Nabigeena Maxamed Scw Muxuu nooga Dardaarmay? Muxuu la Ooyay? Saxaabada Maxey La Ooyeen?

Aqriso Qoraal aan ka diyaariyay qudbadii ugu dambeeysay Nabi Maxamed oo aan idin soo koobay...

(walaal sii faafi Qoraalkan, wax la faafiyo waxaa ugu qeer badan Hadalka Nabi Maxamed Scw)

• SAXABAADA OO OOYAY 😭

- Rasuulka SCW maanta oo kale Carafo, wuxuu isugu yeeray dhammaan umadda reer Makka iyo Saxaabada oo idil, isagoo u sheegay in ay tahay markii ugu dambeeysay oo ay kulmaan.

Saxaabada marka ay hadalka Rasuulka maqleen wey ilmeeyeen, aad ayey u qiiroodeen. Rasuulka ayaana yiri...

"War dadoow i maqla, laga yaabee sanadkaan inuu yahay midka ugu dambeeya ee halkaan aan kuwada kulanno".

• YAAN LA DAADIN DHIIGA DADKA

"dadoow dhiigiina iyo in midkiina midka kale xoolihiisa ku xadgudbo xaaraan ayuu idinka yahay ilaa Alle aad kala kulmeeysaan" ayuu yiri Rasuulka.

Sidoo kale Waxaa alle Quraankiisa uu ku sheegay in Qof muslim ah oo si gardaro dhiigiisa loo daadiyo ay kala qiimo badan tahay adduunka oo dhan.

• HA AARGUDAN

Nabigeena Maxamed Scw wuxuu maalintaas yiri "Ribada waa xaaraan, iska ilaaliya, Sidoo kale qofkii qof amaano ka hayya ha u celiyo amaanadiisa"....

Rasuulkeena Maxamed ayaa ka dardaarmay in aargudashada ay tahay wax aan fiicneen.

• "RAGOOW WAXAAN IDIN FARAYAA DUMARKA INAAD DHOWRTAAN"

Nabi Maxamed SCW ayaa 1,400 oo sano ka hor wuxuu ka hadlay xuquuqda dumarka. Maalintaas aad ayuu ula dardaarmay raga qaba xaasaska. Wuxuu yiri Sharaf badne.....

"War ragoow dumarkiina Xaq ayey idinku leeyihiin, idinkuna xaq ayaad iyaga ku leedihiin. U naxariista, wanaagiina tusa, xumaantiina hatusina, u ilaaliya sida quraarad ama dhalo oo kale..."

Sidoo kale Rasuulka wuxuu ahaa mid caawiya markasto dumaka. Tusaale ahaan wuxuu soo gali jiray guriga, markuu arko Caa'isha oo dharka dhaqeeysa isagana dharka ayuu qeyb ka wari jiray.

Waala diiday dumarka oo la garaaco ama la aflagaadeeyo. Waligaa dumar ha caayin

• CUNSURNIMADA

- Nabigeena Maxamed wux

Arday fasalka 8 aad ah oo qish lagu soo qabtay.
12/06/2024

Arday fasalka 8 aad ah oo qish lagu soo qabtay.

Nuura. "Wiil aan Mudo kooban wada socanay ayaa  Balamiyey Si uu Casho ii geeyo Markii aan cashada cuneed ayuu igu yiri i...
10/06/2024

Nuura. "Wiil aan Mudo kooban wada socanay ayaa Balamiyey Si uu Casho ii geeyo Markii aan cashada cuneed ayuu igu yiri ii dhiib Taleefankaga Numbar ayaa ku Qoranayaa .

Markii aan u dhibay wuxuu ka dursaday lacagtii
Cashada aa ku cunay wuxuuna kala baxay intii iigu jirtay oo eheed 40 doolar waan iskaga aamusay Habeenkii Markii aan Guriga Tagay ayaan Hooyo u sheegay wixii dhacay Waxayna igu tiri iska dhaaf waa ceeb Sidii ayaa ku dhafay .

Hadana Malin kale ayaan Balamiyey si aan u wada
casheno oo aan u sheekeesano markii aan cashada dhameenay ayuu igu yiri ii dhiib telka Qofbaan ka wacnayaa .

Xaqiiqdii Anigu waan aaminay waan u dhiibay Talefanka

Anigana waxana iska sii cabayey Cabitankii wiilkii Wuxuuna u baxa Bananaanka mudo ayaan sugayey Ninkii dib dambe uma soo laaban oo sidaa ayuu Mobile-ka iga. Xaday "

09/06/2024

Qiso yar oo dhexmartay Nabi Maxamed Scw iyo Saxaabi... Ahmiyada ay leedahay in Nabi Maxamed Scw lagu saliyo

Nin saxaabi ah ayaa hadda ka hor u yimid Rasuulka scw. Kadibna wuxuu ku yiri

“Rasuul Allow markan duceysanaayo oo ilaahey barinaayo, ducadeeyda markan 4 u qeybiyo ayan salligaaga qeyb ka dhigayaa. ee ka waran rasuul allow”

Nabi Maxamed ayaa ugu jawaabay. “Waa qeer lakin hadaad kasii siyaadiso ayaa kasii qeer badan”

Saxaabigii ayaa hadana dhahay “Rasuul allow waayahay. Ducadeeyda oo aan 4 qeyb u qeybiyay ayan salligaaga ka dhigayaa 2 qeyb”

Nabi Maxamed Maxamed wuxuu ugu jawaabay. “Waa qeer lakin hadaad kasii badiso ayaa kaaga sii qeer badan”

Markii dambe saxaabigii intuu yaabay wuxuu yiri “Rasuul allow ducadeeyda inta meel iska dhigo ayan saligaaga ku bilaabi, kadibna saligaaga ku dhameynayaa”

Nabiga Scw wuxuu saxaabiga ku yiri “Idan, Hadii aad gacmaha kor u taagtay oo aad saligeeyga ku bilowday, kadibna saligeeyga ku dhameysay. Wax Allaale wixii aad hami iyo muraad lahayd waa laguu qabtay. Dambigaagana alle wuu dhaafay”

Subxaanallah. Walaalyaal Qisadaan waxaa kaaga cad in saliga nabi maxamed scw uu ahmiyad weyn leeyahay, Sii faafi qisadaan qiimaha badan.

Ku salli nabigaaga maxamed scw

Fadlan  share gareey hadaadan caawimaad kale  u  awoodin,  kani  waa  Dr  Mahad  Garaad  Xasan  oo  ku  dhibaateysan xab...
08/06/2024

Fadlan share gareey hadaadan caawimaad kale u awoodin, kani waa Dr Mahad Garaad Xasan oo ku dhibaateysan xabsiyada magafayaasha liibiya

Qofkasta ooi arintaan wax ka qaban karo Waxaan si naxariis leh uga Codsaneynaa Ineey deg deg Uga Soo Jawaabto Fariinta Dr.Mahad Garaad.

fadlan sii faafii si uu u gaaro dad badan oo laga yaabo inay caawiyaan 🙏.

Lambarka laga heli karo Waa: +218930821260

Magacyadii iyo haybtii ay kala ahaayeen dumarkii uu guursaday Sayid Maxamed Cabdulle Xasan;1. Xaadsan Dhoore Xasan (Maje...
08/06/2024

Magacyadii iyo haybtii ay kala ahaayeen dumarkii uu guursaday Sayid Maxamed Cabdulle Xasan;

1. Xaadsan Dhoore Xasan (Majeerteen)
2. Faadumo Islaan Aadan (Majeerteen)
3. Bullo Cali Shire (Warsangeli)
4. Shacni Cali Ibraahin (Warsangeli)
5. Warda Dayib (Gareen)
6. Maryan Sh Cismaan (Lama-yaqaan)
7. Udgoo Maxamed Diini (Mareexaan)

8. Barni Xirsi (Dhulbahante)
9. Barni Maxamed Sugulle (Dhulbahante)
10. Dhiimo Ciise Faarax (Dhulbahante)
11. Baar Xuseen Xandulle (Dhulbahante)
12. Faadumo Ciise Aadan (Dhulbahante)
13. Bullo Nuur Xidig (Dhulbahante)
14. Kaaha Abyan Maxamuud (Dhulbahante)
15. Xaadsan Xasan Cali (Dhulbahante)
16. Udgoon Jaamac Barre (Dhulbahante)

17. Mullaaxo Mallow (Ogaadeen)
18. Bood Mallow (Ogaadeen)
19. Cadar Ciid Jihaad (Ogaadeen)
20. Asli Xaaji Xuseen (Ogaadeen)
21. Jawaahir Sh Cismaan (Ogaadeen)
22. Naado Indhasarser Buraale (Ogaadeen)
23. Maryama Rooble (Ogaadeen)
24. Cambaro Qamaan Bulxan (Ogaadeen)
25. Haweya Xasan Ribaax (Ogaadeen)
26. Caasha Gooni Ducaale (Ogaadeen)
27. Caasha Yuusuf Xayle (Ogaadeen)
28. Ardo Cumar Ugaas (Ogaadeen)
29. Faadumo Ugaas Xaashi (Ogaadeen)
30. Salaado Cumar Ugaas (Ogaadeen)
31. Cadar Cabdi Guhaad (Ogaadeen)
32. Salaado Rooble Guuled (Ogaadeen)
33. Cambaro Magan Khalaf (Ogaadeen)
34. Saado Nuur Cageeye (Ogaadeen)
35. Risaala Aadan Baar (Ogaadeen)

Xigasho: Buugga tiirka Colaadda, Bogga 152aad ee uu qoray Cabdiqaadir Oromo.

"Imaal Ilaa aad aniga Iga Fasax qadato Hooyadaa lama Hadli kartid waa Amarkeyga  "Khadiija ayaa sidaa ku amartry Seygeed...
07/06/2024

"Imaal Ilaa aad aniga Iga Fasax qadato Hooyadaa lama Hadli kartid waa Amarkeyga "

Khadiija ayaa sidaa ku amartry Seygeeda Maxamed

Daraasad Cusub : Gabadha inay uur qaado da’da ugu fiican ayaa lagu sheegay 20 sano jir.
07/06/2024

Daraasad Cusub : Gabadha inay uur qaado da’da ugu fiican ayaa lagu sheegay 20 sano jir.

Ninki aroosay maxaa uu ina dheeryahayna😀😀
07/06/2024

Ninki aroosay maxaa uu ina dheeryahayna😀😀

Xabaashani waa hooyadii dhashay Dhulbahante ee Faadumo Arab Sheekh Isaxaaq oo aasan degmada Xudun.Ma aaminsantahay in Ar...
03/06/2024

Xabaashani waa hooyadii dhashay Dhulbahante ee Faadumo Arab Sheekh Isaxaaq oo aasan degmada Xudun.

Ma aaminsantahay in Arab dhalay beesha Dhulbahante?.

Zhare gare 💔
13/12/2022

Zhare gare 💔

12/11/2022

Xasuuso Salliga Nabiga Scw.

11/11/2022

Aniga iyo Adiga Aqrinaya Qoraalkan Ilaaahay Qabrigeena Ha Nooga Dhigo Beer Beeraha Jannada ka Mida Aamin dheh Walal.🤲🤲

Isoo dheh Walal.❤

Dhalinti Qararo hawd 💔😘
25/10/2022

Dhalinti Qararo hawd 💔😘

16/09/2022

Naag ku nacday iyo nal kaa Gubtay Rajo malahan Horaa lo si turaa😂

Intaad xubi ii horseedayMaxaad xabad iigu quudhayAnoo nafta kuu xoreeyayMaxaad xume iigu beertayWaase xaal aduun🥺Waxan s...
02/08/2022

Intaad xubi ii horseeday
Maxaad xabad iigu quudhay
Anoo nafta kuu xoreeyay
Maxaad xume iigu beertay

Waase xaal aduun🥺

Waxan soo Galin donaa Dhabbalo jcl oo Adiga ku xisa Galiya Nagu soo bir

Address

Addis Ababa
0000

Telephone

+251936066091

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sooyaal Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies



You may also like