Mashaariicda horumarineed ee Imaaraadku waxay ka qayb qaataan horumarinta Somaliland
Maanta ayaa daadadku waxa ay soo mareen buundada Haila hoosteeda,iyaga oo ku dhawaaqay in ay curteen xilli roobaadkii Somaliland oo ay hore uga da’ayeen roobab mahiigaan ah iyo daadad.
Imaaraadku waxa uu Somaliland ka fuliyay mashaariic horumarineed oo qayb ka ah $89.9 milyan oo dollar oo Somaliland ugu deeqday sanadkan 2017-ka.
Imaaraadku waxa uu aad u danaynayaa in uu maalgeliyo mashaariic istiraatijiyad ah oo horumar iyo barwaaqo u horseeda shacabka Somaliland, isla markaana si toos ah u saamaynaya barnaamijyadeeda horumarineed ee mudnaanta leh, maadaama oo ay maalgeliyaan mashaariic badan oo muhiim u ah qaybaha kala duwan ee tamarta iyo gaadiidka, kuwaas oo kor u qaadaya hawlaha horumarineed ee dalka. Somaliland hadda waa markhaati.
Mashaariicda horumarineed ee Imaaraadku ka wado Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay ka qaybqaateen in indhaha caalamka ay ku soo jeediyaan jamhuuriyaddan curdinka ah ee qaaradda Afrika, iyada oo loo aqoonsan yahay dhul bikro ah oo laga hirgeliyey mashaariic badan oo horumarineed oo dhinac walba ah.
Doorka hormuudka ah ee Imaaraadku ka qaatay sidii loo sii wadi lahaa geeddi-socodka horumarineed ee Somaliland ee taageerada iyo maalgelinta mashaariicda hormoodka ah, sida jidka istaraatiijiga ah ee Berbera iyo Hargeysa ee dib-u-soo-nooleynta isu-socodka ganacsiga iyo adeegyada muhiimka ah, ayaa waxaa bogaadiyay bulshada Somaliland.
Buundadan ayaa saamayn weyn ku yeelan doonta in si nabad ah oo nabad gelyo leh loo kordhiyo isu socodka magaalooyinka iyo miyiga, gaar ahaan xilliyada roobabka oo kumanaan qof oo ka mid ah dadka deegaanka ay ku qasban yihiin inay ka gudbaan togagga dooxyada biyaha si ay uga gudbaan waddada. Naftooda oo halis ku jirta.
Mashruuca wadada isku xidha Berbera iyo Hargeysa waxa kale oo ay ujeedadiisu tahay fududaynta isu socodka dadka safarka ah, dhimista wakhtiga iyo kharashka gaadiidka, isticmaalka shidaalka, dhimista shilal
Inta la xaqiijiyay Lix qof ayaa ku geeriyootay ka dib markii gaari rakaab ah oo ay la socdeen uu burburiyey qarax , kaas oo ka dhashay weerae gaadmo ah oo ay soo qaadeen kooxo hubeysan.
Weerarkaan ayaa waxa uu ka dhacay Gobalka Waqooyiga Bare ee dalka Kenya meel ku dhow xuduudda Soomaaliya sida ay u sheegeen Warbaahinta Booliska Kenya.
Kooxda weerarka soo qaaday ayaa rasaas ku furay gaariga kadib markii uu dul maray miino dhulka lagu aasay, meel 8 km u jirta magaalada Mandhera.
“Lix qof ayaa la dilay intii uu socday weerarka lagu qaaday gaariga. Waxaa socda howlgal lagu soo qabanayo kooxda weerarka soo qaaday,” waxaa sidaas yiri afhayeenka booliska. Weli ma jirto cid sheegatay mas’uuliyadda weerarka.
Warbixin ay soo saareen booliska ayaa lagu sheegay in askar lugeyneysay oo ka ag dhowaa goobta ay rasaas is-weydaarsadeen kooxda weerarka soo qaaday, kuwaas oo u baxsaday dhanka xuduudda Soomaaliya.
Kooxda weerarka soo qaaday ayaa adeegsaday rasaas iyo gantaallada garbaha laga tuuro intii uu socday weerarka, sida lagu sheegay warbixinta.
Toddobaadkii tegay, dhowr ka mid ah safaaradaha Reer Galbeedka ee Nairobi ayaa ka digay weerar argagixiso oo lagu beegsanayo ajaaniibta ku sugan caasimadda.
Safaaradaha Faransiiska iyo Jarmalka ayaa ka digay weerar suurta-gal ah maalmo gudahood, halka Mareykanka ay soo saareen digniin feejignaan ah.
VOA/Mustaqbal
#DegDeg: Ciidamo Abaabulan oo loo diyaariyay inay ka hor tagaan Doorasho aan Hishiis lagu aheyn in lagu qabto Magalaada Muqdisho ayaa lagu soo bandhigay duleedka Xamar.
Saraakiisha Hogaamineysa ciidanka ayaa sheegay inay diidanyihiin Boobka Doorashada.
#Soomaaliya | Samsam Gaandaay oo ka mid ah gabdhihi shalay xabbadaha la huwiyay ayaa tiri ‘’Bannaan baxa ma joojineeno waana wadeenaa, Waxii Xabsi iyo Jirdil ah oo la ii geysatana waxaa masuuliyadeeda qaadaya Madaxweyne #Farmaajo
#Soomaaliya | Samsam Gaandaay oo ka mid ah gabdhihi shalay xabbadaha la huwiyay ayaa tiri ‘’Bannaan baxa ma joojineeno waana wadeenaa, Waxii Xabsi iyo Jirdil ah oo la ii geysatana waxaa masuuliyadeeda qaadaya Madaxweyne #Farmaajo
Cabdulaahi Sheekh Cabdiraxman" Madaxweyne Farmaajo kuwo Ehelkiisa ka mid ah ayuu u yaqaana in ay yihiin Kenyaan, Gobolka Gedo waxa uu ka wadana waa qalalaaso iyo isku dir bulsho, Fadlan jooji Madaxweyne"
#Soomaaliya | Cabdulaahi Sheekh Cabdiraxman" Madaxweyne #Farmaajo kuwo Ehelkiisa ka mid ah ayuu u yaqaana in ay yihiin Kenyaan, Gobolka Gedo waxa uu ka wadana waa qalalaaso iyo isku dir bulsho, Fadlan jooji Madaxweyne".
Daawo: Muuqaalka Bannaan Baxii maanta looga soo horjeeday Madaxweyne Farmaajo, oo Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda uu Bannaan baxayaashii xabbado huwiyay kaddib Qaar ka mid ah la xiray. Haddaba, ilaa iyo goorma ayey socon doontaa in ciidanka dowladda l
Daawo: Muuqaalka Bannaan Baxii maanta looga soo horjeeday Madaxweyne Farmaajo, oo Askari ka tirsan Ciidanka Dowladda uu Bannaan baxayaashii xabbado huwiyay kaddib Qaar ka mid ah la xiray.
Haddaba, ilaa iyo goorma ayey socon doontaa in ciidanka dowladda loo adeegsado caburrinta Shacabka ee ku aaddan in ay fikirkooda soo bandhigaan si xor ah?
#Soomaaliya
Kamala Harris ayaa loo doortay madaxweyne ku-xigeen. Waa tuma Kamala Harris ?
Warqadan waxay kakoobantahay waxkasta oo aan rabo inaan iraahdo, laakiin intaa waxaa sii dheer, waxaan rabaa inaan u mahadceliyo Madaxweyne Gargour sidoo kale waxaan rabaa inaan muujiyo in kulankaan aan dhameystirneyn sababtoo ah maqnaanshaha wakiilka gobolka Banader
Siihayaha Wasiirka maaliyadda XFS ayaa faah faahin ka bixiyay shir looga hadlayay sidii jaamacadda carabtu deynta uga cafi lahayd dalka oo uu la yeeshay Ururka Jaamacadda Carabta.