Warfaa

Warfaa Intertainment

 : Magalada Kampala ee dalka Uganda waxaa lagu qabtay shir madaxeed ku saabsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika ...
25/04/2025

: Magalada Kampala ee dalka Uganda waxaa lagu qabtay shir madaxeed ku saabsan ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika (AUSSOM), taasoo ku soo beegantay 18 sano kadib markii ciidankaasi ay howlgalkooda ka bilaabeen Soomaaliya sanadkii 2007, inkastoo markii h**e lagu waday inay joogaan kaliya saddex sano.

Mudadaas 18-ka sano ah, Soomaaliya waxaa loo tababaray in ka badan 100,000 oo askari, iyadoo la geliyay balaayiin dollar si loo tayey hubkooda iyo aqoontooda, iyadoo beesha caalamka ay garab istaagtay dowladihii is-bedbedelay ee dalka hoggaaminayay.

oo madaxda dalka ay mar walba ballan qaadayeen iney dhisayaan ciidan qaran oo ka adkaan kara Al-Shabaab si looga maarmo ciidanka Ajnabiga ah, haddana markasta marka muddo-xileedkoodu dhammaanayo ayay dalbanayeen fursad cusub, taasoo muujineysa fashilka joogtada ah ee dhanka amniga.

hoggaanka dalka ee 18-kii sano ee la soo dhaafay ay ku sifoobeen wax uu ugu yeeray “T6” – oo ka dhigan tuugeysi, toleysi, takrifal, tuugsi, tayo-xumo iyo tiiro-gaabni. Waxaa uu ku baaqay in waqtigii la iska hor keeni lahaa nidaamkan dhacay, laguna beddeli lahaa aragti qaran oo cusub oo ku dhisan caddaalad iyo mas’uuliyad.

Dowlada Jubbaland oo deegaanadeeda kamamnuucday Kaarka Aqoonsiga Qaran Ee NIRA. Ay dowlada federalka Soomaaliya Ay Waday...
25/04/2025

Dowlada Jubbaland oo deegaanadeeda ka
mamnuucday Kaarka Aqoonsiga Qaran Ee NIRA. Ay dowlada federalka Soomaaliya Ay Waday Maalmahan.

24/04/2025

: Ciidamada Dowlada Oo ku sugan Wargaadhi

 : Deegaanka wargaadhi Waxaa udib ula wareegay Ciidanka Dowlada Kadib dagaal socday Saacado ilo wareedyo Qaar Ayaa sheeg...
24/04/2025

: Deegaanka wargaadhi Waxaa udib ula wareegay Ciidanka Dowlada Kadib dagaal socday Saacado ilo wareedyo Qaar Ayaa sheegayo In Kooxda AS Ay jab xoogan kala kulantay Deegaankas.

Wargaadhi Ayaa Dhowr Kilomitir Ujirta Masjid Cali Gaduud Ay dhawaan la wareegen Kooxdan AS.

 : Dowladda Puntland waxay si cad uga soo horjeesatay wada-hadallada u dhexeeya SoDMA iyo NIRA ee ku saabsan mideynta di...
24/04/2025

: Dowladda Puntland waxay si cad uga soo horjeesatay wada-hadallada u dhexeeya SoDMA iyo NIRA ee ku saabsan mideynta diiwaangelinta barakacayaasha iyo in gargaarka bani’aadantinimo lagu xiro nidaamyo federaal ah.

Puntland waxay arrintan u aragtaa mid dhaawacaysa awoodaha dastuuriga ah ee dowlad goboleedyada iyo nidaamka federaalka ee Soomaaliya. Puntland waxay adkaysay in gargaarka bani’aadantinimo lagu saleeyo baahida dadka, aan la siyaasadayn, lana hubiyo in si caddaalad ah loo qaybiyo, iyadoo la dhowrayo xiriirka hay’adaha caalamiga ah iyo madaxbannaanida maamulka deegaanka.

24/04/2025

: Waa Muuqaalka Weerarki saaka lagu soo qaaday Deegaanka Wargaadhi ee gobalka Shabeelada dhexe.

 : Kooxda AS Oo SaakaH**e Weerar kusoo Qaaday deegaanka Wargaadhi oo ah Taliska Ugu weyn ee laga maamulo Gobalka Shabeel...
24/04/2025

: Kooxda AS Oo Saaka
H**e Weerar kusoo Qaaday deegaanka Wargaadhi oo ah Taliska Ugu weyn ee laga maamulo Gobalka Shabeelada Dhexe Oo dhan Ayey hada Gacanta ku dhigteen

Wargaadhi waxa hada la wareegay kooxda AS Walow Dhimasho iyo dhaawac badan uu jiro Ciidanka Dowlada Ayaa hada ku sugan duleedka Wargaadhi Halkaas oo Ay Difaac kaga jiran.

23/04/2025

: Gaari Ciidan Ayaa ku gubanayo Magalada Boosaso

 : Madaxweynaha DFS ayaa sheegay In ay socoto Diiwan galinta doorashooshiyinka Xili Uu ka Hadlayey Madal ay ku kulmeen A...
23/04/2025

: Madaxweynaha DFS ayaa
sheegay In ay socoto Diiwan galinta doorashooshiyinka Xili Uu ka Hadlayey Madal ay ku kulmeen Asaga iyo Beesha Caalamka

 : Madaxweynaha DFS Ayaa Hada Uduulay Dalka Uganda halkaasi oo uu ka furmayo shirka dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soom...
23/04/2025

: Madaxweynaha DFS Ayaa Hada Uduulay Dalka Uganda halkaasi oo uu ka furmayo shirka dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya oo ka doodaya sidii dhaqaale loogu heli lahaa ciidamada nabad ilaalinta Soomaaliya.

Midowga Yurub oo keli ah ayaa ilaa hadda oggol in ay taageeraan howlgalka nabad ilaalinta Soomaalida, halka Mareykanka oo dhaqaalaha ugu badsn bixin jiray uu ka gows-adaygayo.

23/04/2025

Heshiiska Turkiga Ee shidaalka 100% Waa Sax.

23/04/2025

Gudomiyaha Gobalka Gedo Mudane Maxamed Xuseen Qaadi iyo ilaaladisa oo ku sugan Dagmada baladxaawo.

 : Dhul Gariir Cabirkisa Lagu sheegay 6.2 Ayaa ka dhacay Magalada Istanbul Dalka Turkiga.
23/04/2025

: Dhul Gariir Cabirkisa Lagu sheegay 6.2 Ayaa ka dhacay Magalada Istanbul Dalka Turkiga.

 : Ciidamada ATMIS ee Burundi ayaa si rasmi ah uga baxaya saddex fariisin oo muhiim ah oo ay ku lahaayeen gobolka Shabee...
23/04/2025

: Ciidamada ATMIS ee Burundi ayaa si rasmi ah uga baxaya saddex fariisin oo muhiim ah oo ay ku lahaayeen gobolka Shabeellaha Dhexe. Goobaha ay ka soo guurayaan waxaa ka mid ah Mahadaay, Jowhar iyo garsaale.

 : Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Culujoog, ayaa safar dhulka ah ku yimid...
23/04/2025

: Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Ganacsiga ee Dowlad Goboleedka Jubaland, Mudane Culujoog, ayaa safar dhulka ah ku yimid magaalada Garbahaarrey ee gobolka Gedo.

Garbahaarrey ayaa muddo ka maqneyd saameynta iyo adeegyada ganacsi ee Jubaland, tan iyo markii Dowladda Federaalka Soomaaliya ay la wareegtay maamulka magaalada. Haddaba, socdaalka wasiir ku-xigeenka ayaa loo arkaa dadaal lagu doonayo in dib loogu soo celiyo xiriirkii maamulka Jubaland uu la lahaa gobolka, gaar ahaan dhinacyada horumarinta ganacsiga iyo wada-shaqeynta

 : Taliye Mahad Salad Ayaa markale Loo magacaabay Taliyaha Nabad sugida Iyo Sirdoonka Qaranka, Sidee U aragtaa magacaabi...
22/04/2025

: Taliye Mahad Salad Ayaa markale Loo magacaabay Taliyaha Nabad sugida Iyo Sirdoonka Qaranka, Sidee U aragtaa magacaabistisa?

 : Madaxweynihi H**e DFS Farmaajo Ayaa Ugu baaqay Madaxda Dalka In Laga shaqeeyo midnimada iyo wadajirka.
22/04/2025

: Madaxweynihi H**e DFS Farmaajo Ayaa Ugu baaqay Madaxda Dalka In Laga shaqeeyo midnimada iyo wadajirka.

13/04/2024

aqosolka aduunka ila daawo

Address

Nairobi
Nairobi
00100

Telephone

+252621609989

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Warfaa posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Warfaa:

Share

Category