Xisbiga Dal dhis

Xisbiga Dal dhis Waxaad kala socon kartaa hadba sida aay tahay xaaladda dal ka

09/10/2022

sheikh maxamed cabdi umal oo ka hadlay mowliid ka

sii share gareey gaarsii asxabtada

10/05/2022
09/05/2022

Haddaan dibadeey ku joogo aniga iyo deeqadeyda xaaska....

wanaaga hal ka uu ku dambeeyo waa meesha la diidanyahay mar haddii la yiri ma ahan nin dollar ka aruursada daaro fooq dh...
08/05/2022

wanaaga hal ka uu ku dambeeyo waa meesha la diidanyahay mar haddii la yiri ma ahan nin dollar ka aruursada daaro fooq dhista, danta guud na gaar u leexsan, mushaarkii dawaali u bixiyay, in dib loo doorto maxaa lagu diidi karaa ? !

mid reer somaliland ah ayaa sidaa ku taliyay

alfanan Bk horay ayuu wuxu u yiri ::: war markale cimaamadda ku tuura odaga wuu dadaale .

Allow hal kii roon nagu hag

08/05/2022

"waan u soo gooyay nijaasta " ๐Ÿคฃ๐Ÿ˜…๐Ÿ˜ƒ

07/05/2021

Abwaankii da'da yaraa ee sameeyay miraha adeer qoriga ha ii dhiibin oo usoo jawaabay kuwa ka macaasha dhiiga dhalin yarada

Sii share gareey.

Waxaan ka digeeynaa in banaanbaxyadu sii horseedaan dhibaatooyin laga baaqsan karo siyaaasiyiinta xil doon ka ah waxaan ...
19/02/2021

Waxaan ka digeeynaa in banaanbaxyadu sii horseedaan dhibaatooyin laga baaqsan karo siyaaasiyiinta xil doon ka ah waxaan leenahay
Haku raadinina dhiigga shacab ka kursi ee badbaadiya nafta shacabka.

Dowladda waan ku ayid sannahay in ay joojiso banaan baxa lagu hagar daameeynayo shacabka muqdisho

Xisbiga Dal dhis

Ugu horeeyn:Haddii aaan nahay Xisbiga Dal dhis waxaan qaadacsanahay kana soo horjeed naa qodobadii kasoo baxay waxa aay ...
28/11/2020

Ugu horeeyn:

Haddii aaan nahay Xisbiga Dal dhis waxaan qaadacsanahay kana soo horjeed naa qodobadii kasoo baxay waxa aay ugu yeereen shirka wadatashiga masharaxiinta taaso ka tarjumeysa dib u dhac iyo qalalaase dowladda waxaan uga fadhinaa in ay qabato doorasho waqtigeedii ku dhacdo waxaana soo jeedineeynaa in dal ka aaan la gelin jahwareer iyo is qabqabsi kursiga madaxweynaha ciddii alle u qoray ayaa ku fariisan doonto wax kastoo dhacaba.

21/05/2020

DAAWO SIDA QURUX DA BADNEEYD IYO NIYAD SAMIDII LOO DOORTAY FARMAAJO SEDDEX SANO KA HOR

MUXUU KA QABTAY HIDIDIILADII SHACABKA SOOMAALIYED EE U SABABAY IN LOO DOORTO MADAXWEEYNAHA UMADDA SOOMAALIYEED.

22/04/2019

AXZAABTA SIYAASADED EE DAL KA AYAA WAR MURTIYEED KASOO SAARAY SHIRKII KA DHACAY NAIROBI KENYA WAR MURTIYEED KAASOO BAAQ LOOGU JEEDIYAY MUDANE MAXAMED ABDULAAHI FARMAAJO

SHARE &. LIKE PAGE

MAHADSANIDIIN

17/04/2019

THE SOMALI SPECIAL FORCES REACTION MORE PLACES ATTACKED the al shabab group OUR ARMY IS VERY POWER FULL MORE THEN FOREINGNER

SHARE
LIKE

XISBIGA_DAL_DHIS

15/04/2019

DAAWO QAAB KII JAALLE MAXAMED SIYAAD BARRE UU KULA WAREEGAY TALADA DAL KA

LIKE SAAR PAGE KA

SHARE GAREEY

WAXAAN KA XANUHAY DILAL KII FOOSHA XUMAA EE LOO GEEYSTAY DHALINYARADA REER MUQDISHO EE KU SHAQEEYSANEYSAY MOOTO BAJAJ TA...
13/04/2019

WAXAAN KA XANUHAY DILAL KII FOOSHA XUMAA EE LOO GEEYSTAY DHALINYARADA REER MUQDISHO EE KU SHAQEEYSANEYSAY MOOTO BAJAJ TA

WAXAAN TACSI TIIRAAN YO LEH U DIREEYNAA QOYSAS KII AY KA BEXEN.

WAXAAN RAJEEYNEYNAA IN DIB AYSAN U SOO LAABAN FALAL KA NOOCAAS OO KALA AH

DHALINYARADU WAA LAF DHABARTA BULSHO KASTA

10/04/2019

JAALLE MAXAMED SIYAAD BARRE KHUD BADII UGU DAMBEEYSAY EE UU KA JEEDIYO RADIO MUQDISHO

LIKE SAAR PAGE KA
XISBIGA DAL DHIS

SHARE GAREEY WALAAL

Mahadsanid

08/04/2019

ุงู„ู„ู‡ู… ุงู…ูŠู†
Aaaamiin dhaha walalayal
Share gareeya
Like saar page ka xisbiga dal dhis

02/04/2019

KALA WAREEG WAZIIR KA GAME BUU DHEELAYAA WALIBA MEEL FIICA. AYUU UMARAYAA

02/04/2019

War bixin fadlan ra'iizal wasaare is casil adigoo u naxaya muwaadiniin ta somaliyed

29/03/2019

Waaa geeesi runta usheegaya raiizal wasaaraha yahuudda ู„ุนู†ุฉ ุงู„ู„ู‡ ุนู„ูŠู‡ qaramada midoobay

23/03/2019

Sidee u aragtaa wax qabad ka dowlada hadda jirta aragtidaada nala wadaag siina share gareey

19/03/2019

Soomaaliyeey sideen ku midoobi karnaa qulubtena iskugu furi karna
Aragtidaada waa inoo muhiim siina share muwaadin qaaliga ah

17/03/2019

Senetor ka hadlayay leeyntii loogeystay muslimintii ku cibaadeysaneysay masjid ka al nur ee dal ka new zealand kaa soo si khaldan uga hadlayay ayaa waxa ka carooday wiil yar kadib na madaxiisa ukun ku jebiyay xili uu shir jaraa'id uu ku jiray cameraduna duubeysay

Like share


Xisbiga dal dhis

Haddii aan nahay ummadda soomaaliyed  waxan ka xanuun saneeyna dhacdadii foosha xumeeyd ee ka dhacday dal ka new zealand...
17/03/2019

Haddii aan nahay ummadda soomaaliyed waxan ka xanuun saneeyna dhacdadii foosha xumeeyd ee ka dhacday dal ka new zealand

Waxaan ALLE uga baryeeyna muslimiintii hal kaas ku geeriyotay in uu jannaad kiisa ku marti qaado

Aan u wada duceeyno walalayaal

Share gareey si aan ugu wada duceyno

14/03/2019

Si aad u hesho xogaha xisbiga dal dhis like saar page ka sii share gareey si ummadda soomaaliyed kula qeeybsato xogta xisbiga iyo xaaladda dal ka



Mahadsanidiin

Xisbiga dal dhis

24/02/2019

XIRIIRI WALAAL KAA



SAAR PAGE KA

GAREEY ADIGO MAHADSAN

14/02/2019

Hormar ka umadda waxa uuu ku jiraaa in hal meel looga soo wada jeesto qabyaaladda iyo musuq maasuqa
Haddii intaa nalaga helo waxaa hubaal ah in aynu ka soo kabaneyno bur bur kii na soo gaaray haddii aan ka tagi weeyno
Qabyaaladda iyo nin jecleysiga abid gaari meeyno waxa aay inaga dhigeenna ay gaareen

12/02/2019

ALLE AAYNU U TOWBAD KEENNO MARKASTA
SI UU INOOGA BAD BAADIYO MASIIBOOYIN KA
SOCDA


Waa qeeyb kamidah ciidamada lagu tababarayo dal ka turky ga soomaalia weey dhaqaaaqday    Share dheh   Muwaadin ka somal...
18/11/2018

Waa qeeyb kamidah ciidamada lagu tababarayo dal ka turky ga soomaalia weey dhaqaaaqday

Share dheh
Muwaadin ka somaliyeedow

Guriga laga tukado qiyaamu leyl ka nuur kiisa waxa samaawaat ka   ka daawata malaaikta kudadaaala qiyaamu leyl ka
01/11/2018

Guriga laga tukado qiyaamu leyl ka nuur kiisa waxa samaawaat ka ka daawata malaaikta kudadaaala qiyaamu leyl ka

Cawaaale calankeena Ciiidaa ka dhashay astaantedaCuruqyada jirkiyo nafta kaan u hurayayCeeynadaado kale lagu arag aduunk...
28/06/2018

Cawaaale calankeena

Ciiidaa ka dhashay astaanteda

Curuqyada jirkiyo nafta kaan u hurayay

Ceeynadaado kale lagu arag aduunke

Calanyahaw bil nooow oo ha dhicin

Cisadeeenii baa teheeee

05/05/2018

Ma og tahay waqtigaa sheeydaan ka si toos ah u arki doontid

Wax yar daawo oo lawadaaag dad ka aad kheeyr ka la jeceshahay ha ilaawin inad saarto page ka

Address

Mogadisho
2526

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Xisbiga Dal dhis posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Xisbiga Dal dhis:

Videos

Share


Other News & Media Websites in Mogadisho

Show All

You may also like