Wasiirka Arimaha Amniga Gudaha Soomaliya

Wasiirka Arimaha Amniga Gudaha Soomaliya Waxaad bulshaawi page ka heleesaan warar xaqiiqda ku saleesan siyaada dalka hadba meesha ay mareeso.

13/01/2023

Maamadan yaa garanaya..........

30/12/2022

Somalilnd oo gumaysi ku haysa bulshada ku dhaqan lasacaanood, waxaana layaab ah in ay jirto bulsho aanan hysan hubka noocyadiisa kla duwan.....

Somalida marka ay is dagaaleen reer walba iskiis ayuu isku abaabulayn, hub ayey gateen, lkn dhulbahante hubkoodii away.........

28/12/2022

1. Hodan C/raxman......

#2. Iqro yarey...

3. Najmo nashaad...

04/11/2022
28/09/2022

Subxaanallah gabar Somaali ah oo ka sheekaynaso Suldaanka Beesha direeyd xubintiisa taranka.....

dheh pagekaan saar Muuqaalkaan..πŸ™πŸ™β€β€πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

27/09/2022

Manaal Beeldaaje oo afka furatay, sheegtayna in shiine culay uu reeyey..........

dheh pagekaan saar Muuqaalkaan..πŸ™πŸ™β€β€πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

26/09/2022

Muqaalkaan mucjiso ah, bal ila daawo....

dheh pagekaan saar Muuqaalkaan..πŸ’‹πŸ’‹β€β€πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

25/09/2022

Wiillkii Soomaligaa ahaa ee Maxamed qadar iska dhigaayey iyo Gabar Masaari ah, maxaa kala qabsaday......

dheh pagekaan saar Muuqaalkaan..πŸ™πŸ™β€β€πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

24/09/2022

Shiine taaj oo dhulka ku jiiday beesha Hawiye iyo Idris peepe......

dheh pagekaan saar MuuqaalkaanπŸ’ͺπŸ’ͺβ€β€πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

23/09/2022

Karbaash Xidigta Jarmalka oo dulmartay Xamdi Kalgacal.......

Dheh pagekaan saar Muuqaalkaan..πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺβ€β€β€πŸ™πŸ™πŸ™πŸ™

22/09/2022

Karbaash Shiine Culay, Manaal, iyo Ck....

dheh pagekaan saar Muqaalkan...πŸ™πŸ™πŸ™πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ❀❀❀❀❀

18/09/2022

Daahir Calasow iyo Majeerteen.....

dheh pagekaan Saar Muuqaalkan......πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺβ€β€πŸ™πŸ™πŸ™

17/09/2022

DHIFIQ iyo Sahro tuugo ninkeeda Game dhexmaray.....

dheh pagekaan muqaalkana saarπŸ™πŸ™β€β€πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ....

12/09/2022

Gabar caan ka ah Baraha Bulshada oo qabsatay xaflad qalin jabin ah, islamarkana ugu baaqday haweenka la qabo in ay wax bartaan...

Lawadaag Asxaabtada...

dheh pagekaan muqaalkana saar...❀❀πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

12/09/2022

Wax ka ogow Boqoradii baqtiday iyo waa yaheedii Aduunka.....

dheh pagekaan muqaalkana saar Muqaalkaan...❀❀πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ

12/09/2022

Wiil Geel jira ah. Iyo gaari oo markii ugu horaysay uu raaco maxaa kala qabsaday.....

dheh pgaekaan saar MuqaalkaanπŸ™πŸ™πŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺπŸ’ͺ❀❀

12/09/2022

Maxamed Prastamal oo raali galin ka bixiyey warkii uu ka sheegay Nayruus Shiikh Daahir...

Saar pagekaan si aad ula socoto wax yabaha aan halkaan Soo galino...

soo dheh Muqaalkaan hadii aad ka heshoπŸ™πŸ™πŸ™πŸ™β€β€β€....

11/09/2022

Ninkii xoola dhaqatada ahaa, oo shan gabdhood kala dhexbay midii uu raadinayey....

25/08/2022

Waa habeen jimco ah islamarkana umada musliiminta ah Ciidooda, aan akhrino ku raanka, sidoo klana aan ku salini Nabi Muhamed scw❀❀❀❀

21/08/2022

Al-shabaab oo sheegtay Qaraxii Hotel Hayaat, iyo Hadal layaab leh oo ay ka soo saareen.....

11/07/2022

Gydoomiye ku xigeenka koobaad ee dowlada Soomaliya oo laga celiyey garoonka boosaaso, iyo Ciidamo la soo dhoobay halkaasi

01/07/2022

Muqaal in badab aan la yaabay

25/06/2022

An sixintii maanta iyo hoolka Barlamanka oo isku badalay sidaanπŸ€”πŸ€”πŸ€”

Mahad Salaad Agaasimaha Nisa, ayaa ilaaladii ka qaday Xildhibaan kulane jiis, kuwaasi oo qaar ka mid loo taxaabay saldhi...
19/06/2022

Mahad Salaad Agaasimaha Nisa, ayaa ilaaladii ka qaday Xildhibaan kulane jiis, kuwaasi oo qaar ka mid loo taxaabay saldhiga.

Mahad Salaad ayaa aargoosi iyo beegsi ku wada masuuliyiinta ka aragtida duwan ee uu ka mid yahay Xildhibaan Kulane, iyadoo tastuurla Soomaliya uu ogol yahay masuulka dawlada Ciidamo suga Amaankiisa.

Ciidamada ilaada ee xabsiga loo taxaabay ayaa ka tirsanaa guutada Duufaan, kuwaasi oo qayb ka ah Sugida Amaanka madaarka Adaan Cade.

Xiiri aan la samaynay qaar ka tirsan ilaalada Xildhibaanka ayaa noo xaqiijiyey, in uu caafimaad qabo Kulane islamarkana uu ku sugan yahay hoyga uu ka dagan yahay Magalada Muqdisho ee Casimada Soomaliya.

Wixii ka soo kordha waa iidin soo gudbin doonaa inshaa Allh.

MahadsanadiinπŸ™πŸ™πŸ™

07/06/2022

Sidee ayuu u dhacay Arooskii Boqorada Styleka.....

05/06/2022

Dhaqanaka Soomaliyeed oo layaaban guriga loo dhisaayo Madaxwaynihii h**e ee Soomaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo

Madaxwayane farmaajo ayaa gaaray teendhada Afisyooni oo ka bilaabanayso Doorashada Soomaliya.Habada yaa ku rajaynaysaa I...
15/05/2022

Madaxwayane farmaajo ayaa gaaray teendhada Afisyooni oo ka bilaabanayso Doorashada Soomaliya.

Habada yaa ku rajaynaysaa In uu ku guulaysto Xilka Madaxwayane?

ISBEDDEL DOONKA SOCDA ee uu Hoggaaminayo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu dalka u horseedayaa adkaynta hay’adah...
06/05/2022

ISBEDDEL DOONKA SOCDA ee uu Hoggaaminayo Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo wuxuu dalka u horseedayaa adkaynta hay’adaha Dawladda, xoojinta amniga, dib-u-habaynta dhaqaalaha, taabbogelinta siyaasadaha arrimaha dibadda iyo gudaha, iyo horumarinta arrimaha bulshada iyo adeegyada dadweynaha. 4-ta sano ee soo socota ISBEDDEL DOONKA SOCDA wuxuu dalka gaarsiinayaa horumar ballaaran oo dalka oo dhan ka hirgala.

Haddii Isbaddalku noqdo qof in lagu baddalo qof iyadoo aan tixgelin la siinin waxqabadka uu la iman karo, waxaa ka dhalanaysa inay habacsanaan ku timaaddo dadaalkii joogtada ahaa ee la galiyay 5tii sano ee lasoo dhaafay dhismaha qaran Soomaaliyeed oo cagabiisa isku taaga.



Hadii sacdiyo oo ahayd xildhibanadii qaska kawaday Baarlamankii h**e ay ku guulaystay Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee B...
28/04/2022

Hadii sacdiyo oo ahayd xildhibanadii qaska kawaday Baarlamankii h**e ay ku guulaystay Gudoomiye ku xigeenka koobaad ee Baarlamanka 11, Dowlad nooce ah ayaa la sugaayaaa?

Fikirkaaga hoos noogu reeb?

Address

Mogadishu

Telephone

+27832810444

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wasiirka Arimaha Amniga Gudaha Soomaliya posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Wasiirka Arimaha Amniga Gudaha Soomaliya:

Videos

Share

Nearby media companies


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All