Horn Afric

Horn Afric Social media kusoo dhowaada page hormar

Dalka Morooko ayaa noqday xulka keliya ee afrikaana ee aan wax gool laga dhalin intuu u socday Koobka Adduunku.Morooko a...
27/11/2022

Dalka Morooko ayaa noqday xulka keliya ee afrikaana ee aan wax gool laga dhalin intuu u socday Koobka Adduunku.

Morooko ayaa 2 iyo 0 kaga badisay dalka Belgium ka iyada oo sidaan ku noqotay hoggaa

nka ilaa hadda caynaanka u haya Group F.
#๐™ฅ๐™–๐™œ๐™š ๐™›๐™ค๐™ก๐™ก๐™ค๐™ฌ
#๐™จ๐™๐™–๐™ง๐™š ๐™œ๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™ฎ
โœ“๐™‡๐™ž๐™ ๐™š ๐™จ๐™–๐™–๐™ง
โœ“ ๐™ข๐™–๐™๐™–๐™™๐™จ๐™–๐™ฃ๐™ž๐™™
โœ“10000:๐™ƒ๐˜ผ๐™‡๐˜ผ ๐™‚๐˜ผ๐˜ผ๐™Ž๐™„๐™„๐™”๐™Š

CR7 Xidiga kaliya shan World Cup oo kala duwan gool ka dhaliyayMessi xidiga kaliya shan World Cup oo kala duwan Gool caa...
27/11/2022

CR7 Xidiga kaliya shan World Cup oo kala duwan gool ka dhaliyay

Messi xidiga kaliya shan World Cup oo kala duwan Gool caawiyay
#๐™ฅ๐™–๐™œ๐™š ๐™›๐™ค๐™ก๐™ก๐™ค๐™ฌ ๐™จ๐™–๐™–๐™ง
#๐™จ๐™๐™–๐™ง๐™š ๐™œ๐™–๐™ง๐™š๐™š๐™ฎ
#๐™‡๐™ž๐™ ๐™š ๐™จ๐™–๐™–๐™ง
๐™ ๐™–๐™™๐™ž๐™—๐™ฃ๐™– ๐™ข๐™–๐™๐™–๐™™๐™จ๐™–๐™ฃ๐™ž๐™™ ๐™ข๐™ช๐™™๐™–๐™ฃ๐™š ๐™–๐™ข๐™– ๐™ข๐™–๐™ง๐™ฌ๐™ค

27/11/2022

Page masocod ee kor ha looqaado si aan
follow
gareeya
saara

MAHADSANID

Fariin Dhiilo Geeri Xambaarsan Oo Caawo Maqribadii   idiinkaga Timid Abwaan Geesi,  ๐Ÿ˜ญCodsi Walaalayaal U Soo Duceeya Wal...
27/11/2022

Fariin Dhiilo Geeri Xambaarsan Oo Caawo Maqribadii idiinkaga Timid Abwaan Geesi, ๐Ÿ˜ญ

Codsi Walaalayaal U Soo Duceeya Walaalkiin Abwaankiina Abwaan Geesi Muddo 10 cisho ah Ku Xanuunsanaya Casimada Nairobi Kenya.

Waa Codsi Kaliya Hal Mar uducee Walaalkeen Abwan Geesi , Maanta Waa Aduunyo Beri waa Aakhiro Waxaa Laga yaabaa in Ducadaadu ay Kacdo oo ilaahay uu aqbalo Fadlan Haka Caajisin ducada Abwaanka alle ha Caafiyee ๐Ÿ˜ฅ

"๐Ÿ˜ญ Maalmo yar ayaan Noolaan doonaa Ka dib Waxaan rajeynaa in aan rabigeey la kulmi doono ama Aan Ka Caafimaado Xanuunkaan Burada dhuunta iiga taallo Ma aha Mid Aan la sii noolaan doono. Sida ay dhaqtarada sheegen

Waxaan idiinka baryayaa Ducadiina๐Ÿ‘๐Ÿ‘ Oo ah in aan Caafimaad deg deg ah ku helo Ama aad allaah iiweydiiso naxariis markaad Maqasho dhimashadeyda.๐Ÿ˜ญ

Dhaqaatiirtii Aan Shalay La Kulmay Waxeey igu war geliyeen in Aan Usbuuc kaliya Sii noolaan doono lkn Wax Walba Xagga Rabbi ayey ka Qoran yihiin Aniga Geeri K**a baqayo๐Ÿ˜ญ

Lacalla Haddii ay Ajasheyda dhamaato Awalba Cidne Adduunka Kuma baaqin Noqon laheen Waxaa Laga yaabaa Usbuucaas ka dib kaligeey inaan qabri U hoyan doono Carada hoosteeda.

Ee ilaahey ayaan Kugu dhaariyay Ka Walaal Muslinimo ahaan , Ka Aabo Ahaan Farin Ku faafi inta group aad ku jirto farriintaan hadey ku soo gaarto.๐Ÿ˜ญ.` Berri ayaan Hadli doona.๐Ÿ˜ญ

Aguu Media Center

Xulka Sucuudigu uma qiyaasna birta goolku.? 11 Shot ayay kor mariyeen.! Maxeey dareemayaan caawa sacuudiga waa su,aale?
26/11/2022

Xulka Sucuudigu uma qiyaasna birta goolku.? 11 Shot ayay kor mariyeen.! Maxeey dareemayaan caawa sacuudiga waa su,aale?

Messi iyo Argentine ayaa ka haraya caawa koobka Aduunka hadii guuldaro ay kasoo gaarto MexicoBanooniga waxaan suuragal k...
26/11/2022

Messi iyo Argentine ayaa ka haraya caawa koobka Aduunka hadii guuldaro ay kasoo gaarto Mexico

Banooniga waxaan suuragal ka aheyn majirto
follow
gareey

labadan Keydleey ayey ka noqdeen Xulka ENGLAND,xalayna kursiga keydka ayaa loogu dhameeyay   follow    gareey
26/11/2022

labadan Keydleey ayey ka noqdeen Xulka ENGLAND,xalayna kursiga keydka ayaa loogu dhameeyay
follow gareey

Dab ayaa hadda ka kacay aaga Deero mall ee magaalada Hargeysa.
06/11/2022

Dab ayaa hadda ka kacay aaga Deero mall ee magaalada Hargeysa.

Ciidanka Xoogga ayaa howlgalo qorsheeysan ka sameeyay deegaanada Guulane, Xawaal Gubte, iyo Al-furqaan, oo ka tirsan gob...
06/11/2022

Ciidanka Xoogga ayaa howlgalo qorsheeysan ka sameeyay deegaanada Guulane, Xawaal Gubte, iyo Al-furqaan, oo ka tirsan gobolka Shabeelaha dhexe.

Ujeedka howlgalka ayaa ahaa burburinta meelaha ay gabaadka ka dhiganayaan maleeshiyaadka kooxda Burcad diimeedka Al-shabaab.

Ciidanka XDS gaar ahaan kumaandooska Gor-gor iyo Danab oo howlgalka fuliyay ayaa burburiyay meelihii nabadiidka ay ku dhuumaaleeysanayeen waxeyna howlgalka ku khaarijiyeen 15 dhagar qabe oo katitsan argagixisada.

Horn Afric

Madaxweyne xasan sheekh oo la kulmay guddiga qaran ee la dagaallanka lacagta sharci-darrada iyo maalgelinta argagixisada
06/11/2022

Madaxweyne xasan sheekh oo la kulmay guddiga qaran ee la dagaallanka lacagta sharci-darrada iyo maalgelinta argagixisada

Welcome to Horn Afric  Media 10K gaarsiiya
06/11/2022

Welcome to Horn Afric Media 10K gaarsiiya

06/11/2022

GUDDOMIYAHA GOLAHA SHACABKA BJFS OO HOWLO SHAQO U JOOGAY GAROOWE AYAA DIB UGU SOO LAABTAY MUQDISHO
Muqdisho,November 06,2022: Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo maalmahan howlo shaqo u joogay magaaladda Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda dalka ee Muqdisho, Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karash) ayaana hoyga martida ee Madaxtooyada Puntland kulan macsalaameyn ah kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS.

Guddoomiyaha ayaa waxaa garoonka diyaaradaha Jeneraal Maxamed Abshir ee Garoowe ka soo sagootiyay Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Puntland Mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil iyo mas'uuliyiin kale, Inta uusan ka soo bixin Garoowe ayuu Guddoomiyaha waxaa uu hoolka nasashada ee goroonka diyaaradaha Garoowe kulan kula qaatay Guddiga Xeer-hoosaadka Golaha Shacabka oo dhowaan shir uga furmi doona magaalada Garoowe, waxaana uu kula dardaarmay in si hufan ay uga wada shaqeeyaan sidii loo dardargelin lahaa adkeynta mabaadiโ€™da Xeer-hoosaadka Golaha.

Ugu dambeyn Gudoomiye Sheekh Aadan Madoobe ayaa markale dowladda iyo shacabka reer Puntland ku boggaadiyay soo dhaweynta wafdigiisa isagoo xusay in shirka Guddiga Joogtada iyo kan Xeer-hoosaadka ay noqon doonaan kuwo waxbadan ka bedela howlaha hortebinta u leh Golaha shacabka BJFS.

Horn Afric

06/11/2022

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo sheegtay in Shabaabka magacoodii lagu baddelay Khawaarij, hadda iyo waxii ka danbeeyana magacaas loogu yeeri doono!

Wasaaraddaan oo uu wasiir ka yahay Mukhtaar Rooboow ayaa sheegtay in magaca Shabaab, hadda waxii ka danbeeya loo adeegsan doono Khawaarij.

Waxaa xusid mudan xilligii uu Shabaabka ku jiray in Ahlusunnada ka dagaalameysay Galgaduud ay Shabaab u yaqaaneen Khawaarij.

Warbaahinta gaarka loo leeyahay ma adeegsan doonaan Magacaas Cusub ee ah Khawaarij?

Horn Afric

03/11/2022

DEG DEG: Qarax goordhow ka dhacay magaalada Muqdisho.

Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax goordhow ka dhacay qaybo ka mid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir, kaas oo jugtiisa laga maqlay xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho.

Wararka ayaa sheegaya in qaraxa loo adeegsaday gaari islamarkaana uu ka dhacay agagaarka Aargada degmadaasi, sida ay Horn Afric u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah.

Khasaare kala duwan ayaa la soo wariyey inuu ka dhashay qaraxan, waxaana sidoo kale socdo gurmad ballaaran oo loo fidinayo dadka ay waxyeelada soo gaartay.

Sida ay sheegayaan wararka aan heleyno waxaa sidoo kale qaraxa ku gubtay gaari nooca ay Soomaalida u taqaano Cabdi-Bilaha.

Xaaladda ayaa haatan kacsan, waxaan goobta gaaray ciidamo ka tirsan kuwa ammaanka oo isku geedaamay meesha ay wax ka dhaceen oo laga maqlayo rasaas xoogan.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA IYO GARGAARKA BANIโ€™AADANNIMADA KALA HADLAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAM...
01/11/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO LA DAGAALANKA ARGAGIXISADA IYO GARGAARKA BANIโ€™AADANNIMADA KALA HADLAY XOGHAYAHA GUUD EE QARAMADA MIDOOBAY
Algiers, Nofeembar 01, 2022: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka Al-jeeriya uga qeyb galaya Shir Madaxeedka dalalka Jaamacadda Carabta ayaa halkaas kulan kula qaatay Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Mudane Antรณnio Guterres, isaga oo kala hadlay dagaalka dowladdu ay kula jirto Al-shabaab iyo muhiimadda ay leedahay taageerada beesha caalamka si loo soo af-jaro argagixisada.
Madaxweynaha ayaa Xoghayaha guud la wadaagay horumarada ciidamada Soomaaliyeed oo kaashanaya Shacabka ay ka sameeyeen dagaalka ka dhanka ah Khawaarijta, waxa uuna xusay In cunaqabateynta hubka oo laga qaado Soomaaliya ay si weyn u caawineyso dagaalka lagu hayo Argagixisada Somaaliya, tan Gobolka iyo Caalamka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda oo tilmaamay in dowladdiisa ay ka goโ€™an tahay ciribtirka Al-shabaab ayaa Qaramada Midoobay ka codsaday in ay sii kordhiso taageerada baniโ€™aadannimo iyo tan farsamo ee ay siiyaan dowladda Soomaaliya si loo xaqiijiyo xasiloonida dalka iyo in ciidanka Soomaaliyeed ay la wareegaan kuna filnaadaan ammaanka dalka.
Xoghahaya Qaramada Midoobey Antรณnio Guterres ayaa bogaadiyay sida dowladda dhexe iyo dowladaha xubnaha ka ah ay uga mideysan yihiin ammaanka dalka iyo dhammeystirka dowlad dhiska Soomaaliya, isaga oo intaas ku daray in Qaramada Midoobay ay Soomaaliya ka taageerayaan dagaalka argagixisada, tayeynta ciidanka qalabka sida iyo arrimaha la xiriira Isbedelka cimilada iyo deegaanka.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh ayaa ugu dambeyn uga mahadceliyey Qaramada Midoobey taageerada ay siiyaan dowladda Federaalka Soomaaliya, waxa uuna adkeeyay in ay sii wadaan garab istaagga ay dalka iyo dadka Soomaaliyeed u muujiyeen.

Horn Afric
DHAMMAAD

Kaabaha bulshada soomaliyeedHormuud Telecom Somalia
30/10/2022

Kaabaha bulshada soomaliyeed
Hormuud Telecom Somalia

30/10/2022

Hormuud maalin walbo ayey bixisaa lkn dahabshiil dhowrkii sano ayey hal mar bixiyaan ee hormuud hajirto oo ha joogto

Alle ha u naxariisto SaAlle ha u naxariisto Saaxiibkay wariye Maxamed Ciise Koonaa oo ku geeriyooday qaraxii goordhaweyd...
29/10/2022

Alle ha u naxariisto SaAlle ha u naxariisto Saaxiibkay wariye Maxamed Ciise Koonaa oo ku geeriyooday qaraxii goordhaweyd ka dhacay Muqdisho. Wuxuu haatan ka tirsanaa telefishanka M24TV.

28/10/2022

Muuqaalka quruxda badan waxaa oow soo jiidaa bulshada ama asxaabta badan ee muuqalada xiiseeyso waaad kumahadsantihiin sida aad mar walbo ila iidawadaan video oo kle

Iyadoy wali Socdaan Wada-hadalada udhaxeeya Dawlada Ethiopia iyo TPLf waxaa south africa ku wada kulmay madaxwaynihii h*...
27/10/2022

Iyadoy wali Socdaan Wada-hadalada udhaxeeya Dawlada Ethiopia iyo TPLf waxaa south africa ku wada kulmay madaxwaynihii h**e kenya uhuru kenyata iyo Afhayenka TPLF getachew.

Maalinta axada ah hadu aleh idmo ayaa lagu wadaa in Go'aamo laga soo saaro wada Xajoodka hadii lagu heshiiyo Qodobada ilaa hada siday wax u socdaan Xaalku ma xumo.

Beesha Caalamka sida Maraykanka ayaa ai adag iskoogu Dhabar jabinaya inuu shirku midho dhalo.

Ogaadenia mediaIyadoy wali Socdaan Wada-hadalada udhaxeeya Dawlada Ethiopia iyo TPLf waxaa south africa ku wada kulmay madaxwaynihii h**e kenya uhuru kenyata iyo Afhayenka TPLF getachew.

Maalinta axada ah hadu aleh idmo ayaa lagu wadaa in Go'aamo laga soo saaro wada Xajoodka hadii lagu heshiiyo Qodobada ilaa hada siday wax u socdaan Xaalku ma xumo.

Beesha Caalamka sida Maraykanka ayaa ai adag iskoogu Dhabar jabinaya inuu shirku midho dhalo.
Horn Afric

27/10/2022

Qiso xanuun badan bal ila daawo video xaqkiisana sii

27/10/2022

Dr:caafimaad ayaa soo bandhigay hababka ugu fudud ee loo barankaro( injection ama duriinka) hadab follow dheh
gareey page

MADAXWEYNAHA JFS OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE ARRIMAHA DIMUQRAADIYEYNTA IYO DOWLAD-WANAAGGAMuqdisho, Oktoobar 26, 20...
26/10/2022

MADAXWEYNAHA JFS OO MAGACAABAY LATALIYAHA SARE EE ARRIMAHA DIMUQRAADIYEYNTA IYO DOWLAD-WANAAGGA

Muqdisho, Oktoobar 26, 2022; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Mudane Cabdirisaaq Cismaan Xasan "Juurile" in uu noqdo Lataliye Sare ee dhanka dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in Porf. Juurile uu khibrad iyo aqoon durugsan u leeyahay qaab-dhismeedka dowladnimada Soomaaliyeed, duruufaha ku xeeran dalkeenna iyo qorsheyaasha dib u dhiska qaranka.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Alle uga baryey Lataliyaha sare ee dimuqraadiyeynta iyo dowladda wanaagga, in uu u fududeeyo masuuliyadda culus ee uu u magacaabay, waxa uuna kula dardaarmay in uu si hufan oo daacadnimo leh ugu adeego Qaranka.

Lataliye Cabdirisaaq Cismaan "Juurile" ayaa h**ey u soo qabtay xilal Wasiirnimo oo heer Federaal ah, waxa uuna ka soo mid noqday labada Aqal ee Baarlaamanka Federaalka Soomaaliya, sidoo kalena waxa uu ka soo shaqeeyey arrimaha horumarinta dowladdnimada iyo bulshada.
Horn Afric

DHAMAAD

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Tรผrkiye Mevlรผt ร‡avuลŸoฤŸlu ayaa yiri โ€œMa aqbaleyno hanjabaadda Mareykanka iyo cagajuglaynta k...
23/10/2022

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Tรผrkiye Mevlรผt ร‡avuลŸoฤŸlu ayaa yiri โ€œMa aqbaleyno hanjabaadda Mareykanka iyo cagajuglaynta ka dhanka ah ee dowladda Sacuudi , mana ahan wax saxanโ€

Wasiirka ayaa intaa raaciyay in aysan marnaba hanjabaad xal u ahayn khilaafka, wuxuu Mareykanka ugu baaqay hadii ay doonayaan in saliidda qiimiheeda hoos u dhaco ay cunaqabateynta ka qaadaan dowladda Iiraan.

Wadamada Carabta, ururada caalamiga ah iyo kuwa Carabta, ayaa difaacay go'aanka OPEC+ ee Sacuudigu ku dhimay wax soo saarka saliidda. Halka Mareykanku ku hanjabay cunaqabateyn ka dhan ah Riyaad.

Horn Afric

Ciidamada Amniga Beledweyne Ayaa fashiliyey Qaraxyo dameer lagusoo raray oo ee AS rabeen iney magaalada galiyaanHorn Afr...
23/10/2022

Ciidamada Amniga Beledweyne Ayaa fashiliyey Qaraxyo dameer lagusoo raray oo ee AS rabeen iney magaalada galiyaan
Horn Afric

22/10/2022

Khaalid Foodhaadhi
Ceerigaabo: Caasimad Cagaaran



Horn Afric

22/10/2022

Howlgal balaaran oo ay ka qayb galeen Gudoomiyayaasha degmooyinka qaybta Waliyow-Cade iyo saraakiisha amniga ayaa xalay laga sameeyay degmada Waaberi.

Horn Afric

22/10/2022

Waligaa goronya maa ragtay
follow
page


Horn Afric

Siciid Deni iyo waftigiisii oo gaarey Garacad, Madaxweynaha ayaa xariga ka jaraya Dekedda Garacad.
22/10/2022

Siciid Deni iyo waftigiisii oo gaarey Garacad, Madaxweynaha ayaa xariga ka jaraya Dekedda Garacad.

21/10/2022

Waayahaan waxaa kusoo badanaayo baraha bulshada dad dhaqankii wanagsanaa iyo aqlaaqda kalunda dumaroow iyo wiilalow ka jooga arinkaas ma fiicnee

follow


Horn Afric

Banaan baxyo kasocda Baladweyn kuwaas oo looga soohorjeedo kooxda Alshabaab
21/10/2022

Banaan baxyo kasocda Baladweyn kuwaas oo looga soohorjeedo kooxda Alshabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya...
21/10/2022

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah ayaa ku beeray guriga Ummadda geed ka mid ah 10 Malyan oo geed oo lagu dhireynayo dalka.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay ahmiyadda dhirtu ay u leedahay dalkeenna oo abaaro soo noq-noqday ay aafeeyeen, saameyn xoogganna ay ku yeelatay duruufihii adkaa ee dalku soo maray, taas oo sababtay nabaad-guur xooggan oo saameeyey nolasha iyo deegankaba.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa faray Maamulka Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Xukumadda Federaalka Soomaaliya in ay labada bilood ee sannadka ka dhiman ay ku abuuraan Caasimadda 100,000 oo geed si loogu gudbo dhireynta caasumadaha dowlad-goboleedyada iyo guud ahaan degmooyinka iyo deegaannada dalka.

Horn Afric

21/10/2022

Horn Afric AFRIC HALA GAARSIIYO 105K

SHARE

21/10/2022

Cali Jayte Qofwali diyaar ma'uyahay in uu dhinto

Horn Afric

21/10/2022

Dahabkaan idiin muuqda waa Dahab la shaq shaqay wiil yar oo 14 jir ah ayaa aruuriyey muddo 1 sano ah waa nooca shaq shaqa looyaqan oo togaga Milxo laga helo, Dumarka iyo Caruurta ayaa aad ugu badan.

Wiilkan yar oo aan waraystay wuu ii shegay inuu mudo sanad ah aruurinayey oo hooyadiis ay meel ugu ridaysay, caruurta Milxo ku nool ayaa subaxii u dareera toga si ay dahab usoo shaq shaqaan.

Waxay ka helaan maalinkii Garaam ama Riigo, kadib casarkii ayey suuqa u iibgeeyan 40$ ilaa 50$ ayey maalinkii ka helaan halkii mar.

Dahabkaan idiin muuqda ee wiilka yar aruuriyey sanadka qiimihiisu waa 3 Kiilo oo dahab ah lacag ahaana Milxo waa 105000$, Bosaso-na waa 120000$, Dubai-na hadii u dhoofiyo waa 150000 ( Boqol iyo konton kun oo dollar).

Lacagta inta leโ€™eg heli taankeeda wax kharash ah kagama bixin.

Wiilkan yar oo 14 jirka ah hal sano uu waxbarasho seegay ayuu ku taajiray lacag uu isagu dhididay isagoo daโ€™daas ah.

Reer Sanaag waxay haystaan Gobol dhan oo Hodan ah balse ay iska indha tiraan.
follow 105k hala gaarsiiyo


Horn Afric

21/10/2022

sharlaawe iyo abdi iyo maanso gabbay
follow


Horn Afric

Dakada Garacad barito sabti ah 22/Oct  ayaa larajaynaa in Carina lagajaroHorn Afric
21/10/2022

Dakada Garacad barito sabti ah 22/Oct ayaa larajaynaa in Carina lagajaro

Horn Afric

21/10/2022

Jeceylka waa ubax labuuro qofkii abuurana goonkaro bal ila daawa gabadhaan
follow

Kusali xaviibkeena Mohammed SCW
21/10/2022

Kusali xaviibkeena Mohammed SCW

Address

Mogadishu
252

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Afric posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All

You may also like