Somali Animal Tv

Somali Animal Tv Somali Animal Tv / Wildlife
(1)

17/10/2024

Welcome Somali Animal Tv

MUNAASABADA  1- DA LUULYO .HAMBALYO  UMADA SOMALIYEED.Follow Somali Animal Tv
01/07/2024

MUNAASABADA 1- DA LUULYO .

HAMBALYO UMADA SOMALIYEED.
Follow Somali Animal Tv

Ma umalysaa inaan anaga Qayb ka nahay waxa naga dhexsocdo, Waxan  ugubaqayaa in labadan  Page digniin Kam danbayso lodir...
29/06/2024

Ma umalysaa inaan anaga Qayb ka nahay waxa naga dhexsocdo,

Waxan ugubaqayaa in labadan Page digniin Kam danbayso lodiro Am Hawada lagsaaro,

Sidoo kale somaliyeed hadii damiir somalinimo kugu jiro dheh ( Follow ga kala laabo) Labadan Page MM Somali TV iyo Iftiin somali tv say ogaso noqdan Tirtirida Taariikh umada somaliyeed, waxay ka talaabeen xayndaabka warbaahinta waxay ku xadgudbeen Dul iyo Taariikh.

Waxaa jiro waxyaabo badan oo aan Awood uleenahy hadaan nahay shacab.

Labada Page waxaa Gacanta ku hayo Dad Burburinaayo Tariikhda Somalida iyo Dhulkeedaba.

Fiiro gaara - dadkan labadan Page gacanta ku haya Waxay ka fiirinaayaan Dadbadan ku hela, Lakin Waxay uso Tafa xayteen Burburinta Qayimka Qofka somaligaa.

Labadan Page Somali TV iyo somali tv aniga wax dagaal oo naga dhexeeyo majiraan aan ka Ahayn Waxay Qayb ka yihiin TIRTIRIDA TAARIIKHDA SOMALIDA IYO DHULKEEDA

UNFOLLOW MM Somali TV iyo Iftiin somali tv ilaa Ay Rali galin Ay ka bixiyaan Xadgudubka TAARIIKHDA IYO DHULKA SOMALIDA.

TAN- HARGEYSA

SOOMAALIYEEY - Hal qof am Shanqof oo hees so Tirisay am media ka hadashy Hargeysa yaanlootirin , Hargeysa waxaa ku nool shacab u ooman midnimo iyo wanaag Soomaaliyeed.

Waxaan so xasuustay Hadal uu yiri manta oo ahaa "Daka yaan laysku qaban Qofkasta wuxu yiraahdo asagaa Yiri qofkale lamadhihin"

Somali Animal Tv
Liban Macalin

25/05/2024

TASHI

Halkaan waa dagmada bardheere ee Gobolka GADO,

Waxay shacabka dagmadaasi qaab isku tashi ah ku dhisteen guurguurta

Follow

  NEWS World News : Heavy rain triggers a flash flood and a cold lava flow from Mount Marapi, resulting in the disaster ...
12/05/2024

NEWS

World News : Heavy rain triggers a flash flood and a cold lava flow from Mount Marapi, resulting in the disaster in West Sumatra.
Follow

WARARKA FATAHAADAHA : Beeralayda Magaalada Mandheera ayaa sheegay in Beerahoodii ku fatahay wabiga  , asagoo dalagoodii ...
12/05/2024

WARARKA FATAHAADAHA : Beeralayda Magaalada Mandheera ayaa sheegay in Beerahoodii ku fatahay wabiga , asagoo dalagoodii baabiyay , Waxayna Cabasho ka muujiyeen wax Qabad la aan ka jirto county ga iyo dowlada dhexe

Follow

Eyl - Somalia Diirada @ Somali Animal TvFollow
30/04/2024

Eyl - Somalia

Diirada @ Somali Animal Tv
Follow

29/04/2024

Waa nika raligalinynaa intii aan hawada ka maqnayn , waxaa nahaystay cilad farsamo.

Mahadsanidin

Welcome

Best Talent Boy
15/04/2024

Best Talent Boy

 : Hundreds of chickens died due to heat and humidity in   town of western somali.  Follow Page Somali Animal Tv
15/04/2024

: Hundreds of chickens died due to heat and humidity in town of western somali.
Follow Page Somali Animal Tv

 :  Boqolaal Digaag ah ayaa u dhintay Kulayl Dartii magaalada Goday ee Somali Galbeed .   page Somali Animal Tv
15/04/2024

: Boqolaal Digaag ah ayaa u dhintay Kulayl Dartii magaalada Goday ee Somali Galbeed .
page Somali Animal Tv

ABOUT  LION The lion (Panthera leo) is a large cat of the genus Panthera, native to Africa and India. It has a muscular,...
12/04/2024

ABOUT LION

The lion (Panthera leo) is a large cat of the genus Panthera, native to Africa and India.
It has a muscular, broad-chested body; a short, rounded head; round ears; and a hairy tuft at the end of its tail.
It is sexually dimorphic; adult male lions are larger than females and have a prominent mane. It is a social species, forming groups called prides.

A lion's pride consists of a few adult males, related females, and cubs. Groups of female lions usually hunt together, preying mostly on large ungulates.
The lion is an apex and keystone predator; although some lions scavenge when opportunities occur and have been known to hunt humans, lions typically do not actively seek out and prey on humans.

Somali Animal Tv

25/03/2024

Nolosha kismayo wanagsan

Life style of kismayo

Follow Somali Animal Tv

19/03/2024

Mogadishu Lighthouse

The Mogadishu Lighthouse is the most iconic landmark building in the city, simultaneously representing its glorious past, disastrous years of civil war, and the ruinous present.

The lighthouse was built in early 1900s by Italians on a pier next to the harbor on the right and the most luxurious waterfront on the left. Hotels, banks, and large villas lined up the waterfront next to the lighthouse making Mogadishu the true jewel of Africa. Fast forward to today – and everything is in ruins.

now it's destroyed -lighthouse

Follow Somali Animal Tv - True History

  Somalida Indhaha ufuri doonto.   waxaa  lagu tiriyaa wadan Faqiiraya.QORMO GOBANDhakhtar u dhashay dalka Kenya oo ka s...
18/03/2024

Somalida Indhaha ufuri doonto.
waxaa lagu tiriyaa wadan Faqiiraya.

QORMO GOBAN

Dhakhtar u dhashay dalka Kenya oo ka shaqeeya isbitaal ku yaal Galdogob ee gobolka Mudug, ayaa abuuray beero ku dhow bartamaha magaalada Galdogob, wuxuu kasameeyay beero xiliga fasax uu ku jiro asagoo hada waxsoosaarka beertiisa dadka deeganka waxbadan ka anfaceen.

Ma isleedahay waxaa lajogaa xiligii somalida Fadhiga ka kicilahyd oo loo dhaqaaqilahaa wax soo saar beeraha ,dhaqashada xolaha, kaluumaysiga iyo Qayraadka wadanka.

📸GMP
Follow Somali Animal Tv

  -Animal
16/03/2024

-Animal

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Animal Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All