01/07/2022
Ummadda Soomaaliyeed Sanadguradii 62aad ee xornimada Gobollada Koonfureed, Midowgii iyo Curashadii Qarankeenna. Waxaan rajeynayaa sanado badan oo barwaaqo, midnimo, nabad iyo horumar xambaarsan.
guul iyo gobanimo.