Horn Life

Horn Life Horn Life Is an independent news media covering breaking news, features and documentaries Somalia

Xasan Sheekh “Waa la xisaabtamayaa kuwa ciidamada khiyaanay”
30/08/2023

Xasan Sheekh “Waa la xisaabtamayaa kuwa ciidamada khiyaanay”

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo fariin muuqaal ah soo diray ayaa kaga hadlay warar kala duwan oo ka soo baxayay weerar kooxda Al-Shabaab ay ku qaadday xero ciidan oo ku taalla deegaanka Cowsweyne ee gobolka Galgaduud.

Afgambi ka dhacay dalka Gabon
30/08/2023

Afgambi ka dhacay dalka Gabon

Saraakiisha ciidamada ayaa ka soo muuqday telefishinka qaranka Gabon iyagoo sheegay inay la wareegeen xukunka.

29/08/2023

“Dagaalka Al-Shabaab ma istaagayo wuu soconayaa”.

Nuur Maxamed Cabdullahi (Maalin Guur) oo ahaa nin ka tirsan madaxda Al-Shabaab ee Mudug oo la sheegay in ay gacanta kuso...
29/08/2023

Nuur Maxamed Cabdullahi (Maalin Guur) oo ahaa nin ka tirsan madaxda Al-Shabaab ee Mudug oo la sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada DF wararka qaar ayaa sheegaya in uu is soo dhiibay.

Ninkan ayaa madaxiisa saarneeyd lacago badan sida h**ey loo daabacay.

Faransiiska oo diiday inuu la baxo safiirkooda Niger ee la cayriyey
29/08/2023

Faransiiska oo diiday inuu la baxo safiirkooda Niger ee la cayriyey

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in danjiraha dalkiisa u fadhiya Niger, aanu dalkaas ka bixi doonin.

Wasiirka arrimaha dibedda Libya oo shaqada looga joojiyey ‘kulanka’ dhiggeeda Israel
28/08/2023

Wasiirka arrimaha dibedda Libya oo shaqada looga joojiyey ‘kulanka’ dhiggeeda Israel

Hoggaamiyaha dowladda Libya ayaa Axaddii sheegay inuu shaqo ka-joojin ku sameeyey wasiirkiisa arrimaha dibedda kadib markii dhiggeeda Israel uu ku dhowaaqay inay wada-hadallo ku yeesheen Rome, toddobaadkii tegay.

Ruushka oo war hor leh ka soo saaray shilka uu ku dhintay Prigozhin
27/08/2023

Ruushka oo war hor leh ka soo saaray shilka uu ku dhintay Prigozhin

Madaxii Wagner Yevgeny Prigozhin ayaa la xaqiijiyay in uu dhintay ka dib markii la baaray hidde-sidaha meydadka laga helay shilkii diyaaradeed ee Arbacadii, sida ay sheegeen saraakiisha Ruushka.

Saddex Askari oo Mareykan ah oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Australia
27/08/2023

Saddex Askari oo Mareykan ah oo ku dhintay diyaarad ku burburtay Australia

Diyaarad ay leeyihiin ciidamada Marines-ka Mareykanka ayaa Axadda maanta ah ku burburtay jasiirad ku taal waqooyiga Australia, halkaasi oo ay ku dhinteen saddex ka mid ah ciidamada badda, 20 kalena ay ku dhaawacmeen. Shilkan ayaa dhacay xilli uu socday dhoolatus tababar ah oo ay dhowr dal ka qeyb ga...

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Dhuusamareeb
26/08/2023

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran oo ka furmay Dhuusamareeb

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhexeeyo dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa goordhow ka furmay magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug, kaas oo looga hadlayo arrimo xasaasi ah.

Al-Shabaab oo afduubtay shacabkii ku dhaqnaa Ceelbuur
26/08/2023

Al-Shabaab oo afduubtay shacabkii ku dhaqnaa Ceelbuur

Guddoomiyaha maamulka degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale oo la hadlay warbaahinta ayaa warbixiyay xaaladda degmadaas oo uu muddo dibad joog ka ahaa, kadib markii ay shalay laga saaray xubnaha kooxda Al-Shabaab.

Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad aan duuliye lahayn oo awood u leh inay duqeyso Isra’el
25/08/2023

Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad aan duuliye lahayn oo awood u leh inay duqeyso Isra’el

Iran ayaa soo bandhigtay diyaarad cusub oo nooca aan duuliyaha lahayn, taasoo ay sheegtay inay awood u leedahay inay duqeyso bartilmaameedyada Israel.

Taliban oo diyaarad ka reebay 100 hablood oo waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka
25/08/2023

Taliban oo diyaarad ka reebay 100 hablood oo waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka

Urur Taliban ayaa la sheegay inay hor istaageen inay dalkaas ka dhoofaan, hablo deeq waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la qorshaynayey inay halkaas ku dhamaystaan waxbarashadooda heerka jaamacadeed.

19/05/2023

Muqdisho: Dhallinyaro Soomaaliyeed oo dalka kusooo kordhiyay cunnooyin iyo cabitaano cusub.

13/05/2023

Baabuur $180k jooga maanta in la canshuuro $5k wax la yeeli karo mahan.

Rabitaanka isbeddelka ayaa ku sii kordhaya dhulka xudunta u ah Kurdiyiinta iyadoo doorashada Turkiga ay soo dhowdahay
10/05/2023

Rabitaanka isbeddelka ayaa ku sii kordhaya dhulka xudunta u ah Kurdiyiinta iyadoo doorashada Turkiga ay soo dhowdahay

Markii h**e waxa uu ahaa taageere Erdogan, baahinta Mehmet Dalgic waxa uu u wareegay daacadnimadiisa ugu weyn ka dib markii xisbiga talada haya ee AK uu ku guuldarreystay in uu ka damqado burburkii xaruntiisa TV ee ku taal koonfur bari Turkiga dhulgariirkii Febraayo.

Xukuumadda FS oo sheegtay in ay yaraadeen 70% weerarada Al-Shabaab
04/05/2023

Xukuumadda FS oo sheegtay in ay yaraadeen 70% weerarada Al-Shabaab

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu shirguddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey heshiiska Adeegga Duulista iyo Hawada ee Soomaaliya iyo Kenya.

02/05/2023

Xul Soomaali maba aqaani Liverpool iyo Barcelona taageeraa Soomaali maba taageero.

02/05/2023

Qaar ka tirsan shacabka ku nool Muqdisho oo si adag uga horyimid in la joojiyo Filimka Arday.

Qof si kama’ ah u cunay moos lagu iibin lahaa $120,000
01/05/2023

Qof si kama’ ah u cunay moos lagu iibin lahaa $120,000

Arday u dhashay Kuuriyada Koonfureed, ayaa cunay Moos uu rakibay darbi fannaanka Maurizio Cattelan, isagoo sheegay in uu “gaajaysan yahay” kadib markii xiligii quraacda uu ilaabay inuu cunto cuno.

Ayatollah: Joogista hal askari oo Mareykanka ah ee Ciraaq waa tiro aad u badan
30/04/2023

Ayatollah: Joogista hal askari oo Mareykanka ah ee Ciraaq waa tiro aad u badan

Hoggaamiyaha ruuxiga ah ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa u sheegay Madaxweynaha Ciraaq Cabdullaif Rashid oo booqasho ku jooga Iran Sabtidii in Mareykanku uu yahay 'saaxiib aan la isku haleyn karin' Ciraaqna aysan oggolaan in ciidamo Mareykan ah ay joogaan dhulkeeda.

DFS oo qaar ka tirsan ardayda Soomaaliyeed ee ku xannibnaa Suudan ka dejisay Muqdisho iyo Garowe
30/04/2023

DFS oo qaar ka tirsan ardayda Soomaaliyeed ee ku xannibnaa Suudan ka dejisay Muqdisho iyo Garowe

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta dalka ku soo celisay 123 Muwaadin oo ku xanibnaa dalka Sudan kuwaas oo u badan Ardey, 78 ka mid ah dadkaas waxaa la keenay Muqdisho halka 45 laga dajiyay Magaalada Garoowe.

Musuqmaasuq: diiwaangelinta lacagaha lagu buufiyo bajaajyada A iyo B oo ku dhacda akoono shakhsiyaad gaar ah
27/04/2023

Musuqmaasuq: diiwaangelinta lacagaha lagu buufiyo bajaajyada A iyo B oo ku dhacda akoono shakhsiyaad gaar ah

Waxaa si gaabis ah ku soconaya diiwaangelinta mooto Bajaajta magaalada Muqdisho, kadib markii uu gudoomiyaha gobolka Benaadir amar ku bixiyay in aaney jiri doonin Bajaaj aan A ama B ahayn oo ka dhex shaqeyn doonta magaalada Muqdisho. Waxaana safaf dhaadheer iyo cariiri ka muuqdaa goobaha loo asteeya...

Muqdisho iyo magaalooyinka dalka oo maanta si weyn looga Ciiday
21/04/2023

Muqdisho iyo magaalooyinka dalka oo maanta si weyn looga Ciiday

Waxaa maanta si weyn looga ciiday magaalada Muqdisho iyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya maalinta koowaad ee Ciidul-Fidriga, ayada oo inta badan salaadda ciida lagu dukaday goobaha fagaaraayaasha.

Amnesty: Somaliland waxay si ola kac ah u duqeeysay xarumo Shacab
20/04/2023

Amnesty: Somaliland waxay si ola kac ah u duqeeysay xarumo Shacab

Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Amnesty International oo warbixin cusub soo saartay ayaa si adag kaga hadashay dagaalka magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo qaatay bishii 3-aad oo xiriir ah.

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Sudan oo kasii dareysa
19/04/2023

Wararkii ugu dambeeyay ee xaaladda Sudan oo kasii dareysa

Dagaallada ayaa weli ka socda dalka Sudan maalintii shanaad, iyadoo ciidamada Sudan iyo xoogagga taageerada degdega ah ee RSF ay isweydaarsadeen midba midka kale eedda jebinta xabbad joojinta, si loo sameeyo arrimaha bini’aadantinimo, oo 24 saacadood qaadatay laguna dhawaaqay Talaadadii.

Attacks and threats against journalists and media stations in Somalia continue with impunity
17/04/2023

Attacks and threats against journalists and media stations in Somalia continue with impunity

Somali Journalists Syndicate (SJS) is alarmed by the continued and endless attacks and other threats against journalists and media stations in Somalia as the perpetrators of these attacks continue their crimes with total impunity. SJS is calling for the Somalia authorities to respect the right to fr...

12/04/2023

Taliye Shub oo guddi u xil saaray eedeymo oo uu dhowaan Cabdalle Mumin u jeediyay taliyaasha Asluubta iyo askartooda inay baad ka qaataan dadka cuntada loogu keeno gurigooda si loo siiyo.

Sidee Guterres loogu soo dhaweeyay Muqdisho ?
11/04/2023

Sidee Guterres loogu soo dhaweeyay Muqdisho ?

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterrs iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya, ayada oo si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha.

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa caawa la wareegay canshuurtii maalinlaha loo aruuriyay, xilli Maamu...
10/04/2023

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa caawa la wareegay canshuurtii maalinlaha loo aruuriyay, xilli Maamulka Hirshabeelle uu qorsheynayay in lagu shubo qasnadda wasaaradda maaliyadda ee magaalada Jowhar.

Cali Jeyte oo magaalada soo galay waqtigii afurka ayaa ku amray xubno kamid ah saraakiisha Wasaaradda Maaliyadda Hirshabeelle in ay isaga ka amar qaataan. isku-duwaha Wasaaradda Maaliyadda ee Gobolka Hiiraan ayaa weji gabax kala kulmay masuuliyiinta canshuuraha kadib markii ay ku wargeliyeen in aysan suuragal xaggooda ka aheyn in lacagta lagu shubo qasnadda dhexe ee Hirshabeelle.

Warar dheeraad ah oo laga helayo Beledweyne ayaa sheegaya in la baajiyay shir jaraa’id uu qaban rabay Cali Jeyte uu kaga hadli rabay xaaladdan taagan, waxaana baaqashadiisa lala xiriirinayaa wadahadal dhexmaray Madaxweyne Cali Guudlaawe & Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan.

Dad tiro badan oo lagu laayey dalka Burkina Faso
09/04/2023

Dad tiro badan oo lagu laayey dalka Burkina Faso

Ilaa 44 qof ayaa la dilay, ka dib labo weerar oo lagu qaaday waqooyiga dalka Burkina Faso Khamiistii, sida ay saraakiishu sheegeen.

Yaa kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka Kariimka ee lagu qabtay Tanzania ?
09/04/2023

Yaa kaalinta koowaad ka galay tartanka Qur’aanka Kariimka ee lagu qabtay Tanzania ?

Cumar Maxamed Xuseen oo u dhashay dalka Masar, ayaa kaalinta koowaad ka galay tartanka xifdinta Qur’aanka Kariimka ah ee Afrika, oo maanta lagu qabtay magaalada Dar es Salaam.

Taliye Shub oo la wareegay hoggaanka Ciidanka Asluubta
09/04/2023

Taliye Shub oo la wareegay hoggaanka Ciidanka Asluubta

Wasiirka Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xasan Macalin Maxamuud ayaa xilal u kala wareejiyay kusimihii ciidanka Asluubta Cabdikarim Cali Afrax iyo taliyaha cusub ee dhowaan looso magacabaay ciidaankaasi Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub).

09/04/2023

Tiro madaafiic ah ayaa ku soo dhacday nawaaxiga madaxtooyada Soomaaliya gaar ahaan school 15 may illaa 3 qof ayaa ku dhaawacmay madaafiicdaas.

Ciidamada Itoobiya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo dagaal ku dhexmaray Diinsoor
09/04/2023

Ciidamada Itoobiya iyo dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo dagaal ku dhexmaray Diinsoor

Faah faahino dheeraad ah oo kasoo baxaya dagaal u dhexeeyay ciidamada millatariga Itoobiya iyo kooxda Al-Shabaab oo maanta ka dhacay qaybo kamid ah gobolka Baay ee maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Address

Makka Al-Mukarrama
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Horn Life posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Horn Life:

Videos

Share


Other News & Media Websites in Mogadishu

Show All

You may also like