Wacyi media production

Wacyi media production Desing

10/08/2023

Arooskii Daaciyaatka Mu'minaat Ee Degmada Wajaale || Aroos Cajiib ah ||_ QARNIGAN.....

Description

Arooskii Daaciyaatka Mu'minaat Ee Degmada Wajaale || Aroos Cajiib ah ||_ QARNIGAN.....

04/08/2023

“Qafka hubka u gurtay si uu muslimiinta u laayo..” Sheikh cabdiraxmaan Dheere

03/08/2023

Adduunyada afar cudurbaa yaal...

Alxamdullilaah dheh hadaad caafimaad qabtid

23/06/2023

Ku decayso ducadan

16/06/2023
Toos ula xidhiidh Waxa laga yaabaa yaraantaadii marka aad maqasho siirada Nebiga Scw in aad jaman jirtay oo aad is odhan...
03/03/2023

Toos ula xidhiidh

Waxa laga yaabaa yaraantaadii marka aad maqasho siirada Nebiga Scw in aad jaman jirtay oo aad is odhan jirtay “Tolow maan noolaado waqtigaas oo aan ka mid noqdo saxaabadii Nebiga Scw ee la noolaa lana xidhiidhi jiray xabiibkeenna Scw”.

Jaaniska cajiibka ah ee Ilaahay innoogu deeqay ayaa ah in aynu awood u leennahay in aynu Nebi Muxammad Scw toos ula xidhiidhno. Waxa ka sugan Nebiga Scw inuu yidhi “Ma jiro qof igu salliya, isoo salaama oo iisoo duceeya illaa Ilaahay ruuxda ayuu igu soo celiya oo salaanta iyo ducadaas ayaan uga jawaabaa”.

Waa jaanis cajiib ah in salligaagu toos u gaadhayo Nebiga Scw, magacaaga ayaa salligaagu ku gaadhayaa, Nebiguna Scw wuu kuu jawaabayaa oo toos ayuu kaaga qaadayaa salaanta iyo ducada.

Carrabkaagu yaanu ka daalin Salliga Nebiga Scw, gaar ahaan maanta oo Jimce ah.

‎اَللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلِّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ

26/08/2022

Hadaad Rajada Nolosha Ka Quusatay Fadlan Video gaan Daawo 🙏.

01/08/2022

Muxadaro sheikh mustafe

14/07/2022

Noloshaada inta aad talineyso ka faa'iideyso.!

11/07/2022

Xaaladda xujeyda ka dhooftey somaliland
oo siyaasad gashay....

03/07/2022

Mnsha allh heesba way ka maarmeen oo qaabkan quruxda badan ayey u dhigteen arooskooda

02/07/2022

Fariin qaayo wayn leh
wadatana dareen qiimo leh.
Sheekh xusen cali jabutawi alle hanoo xafido culimadeena jidka xaqana hanugu hanuuniyo
fadlan page noo saar like , share and coment
thnks wll.

01/07/2022

Waligaa Xaaskaga Suuqa ma u raacday""Sheekh Dalxa

Wacdi media production wuxuu guud ahaan umadda soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa sanad guurada 62aad ee madaxbannaanida g...
30/06/2022

Wacdi media production wuxuu guud ahaan umadda soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa sanad guurada 62aad ee madaxbannaanida goballada koofureed iyo israaci labada gobal ee koofur iyo waqooyi.

13/06/2022

Si aan u soo badino qisooyin noocan oo kala ah

Fadlan page ka fallow soo dheh

03/04/2022

Wacdi media production
Waa wahelka bulshada
Fadlan follow noo saar
Dhiiri galin bay noo tahay
Mahadsanadiin.

Page ka hala gaarsiiyo 100k Follow , si warbixinada ay u wada baahaan.Mahadsanidiin.
30/03/2022

Page ka hala gaarsiiyo 100k Follow , si warbixinada ay u wada baahaan.

Mahadsanidiin.

Address

Garowe

Telephone

+252907056463

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Wacyi media production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share