Sagal Media Service

Sagal Media Service page-kaan waxaa loo asaasay in bulshada loogu soo gudbiyo warar ku salaysan xaqiiqooyin iyo wax kastoo bulshada horumarkeeda iyo wanaageedu ku jiro.

hanti dhowraha guud ee dawladda puntland oo shaqadii ka joojiyey agaasimaha guud ee wasaaradda  waxabarashada iyo taclii...
25/08/2021

hanti dhowraha guud ee dawladda puntland oo shaqadii ka joojiyey agaasimaha guud ee wasaaradda waxabarashada iyo tacliinta sare iyo agaasima waaxeedyo.

Madaxweynada dawlada deegaanka soomaalida ayaa kusoo wajahan somaliland si uu uga qayb galo daahfurka dekeda berbera.
23/06/2021

Madaxweynada dawlada deegaanka soomaalida ayaa kusoo wajahan somaliland si uu uga qayb galo daahfurka dekeda berbera.

Sheikh Fu’aad ayaa waxba k**a jiraan ku tilmaamay, eedaynta ka timid wasiirka Caddaalada Puntland, oo ku saabsan in culi...
23/06/2021

Sheikh Fu’aad ayaa waxba k**a jiraan ku tilmaamay, eedaynta ka timid wasiirka Caddaalada Puntland, oo ku saabsan in culimadu ay siyaasad ahaan u diiddan yihiin go’aanka xukuumadda.

shiikh ayaa sheegay in muranka taagan xeerka gudniinka gabdhaha, uu soo bilowday wakhtigii xukuumaddii Cabdiraxmaan Faroole, sidaas darteedna uusan ahayn siyaasad ka dhan dawladda mana jiraan wax colaada oo ka dhexeeya dawladda iyo culimada ayuu yiri shiikhu.

Ku soo dhowaada laasmedia.
22/06/2021

Ku soo dhowaada laasmedia.

Address

Puntland
Garowe

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sagal Media Service posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sagal Media Service:

Share

Nearby media companies