Sheikh muqtaar-robow-Abu mansoor

Sheikh muqtaar-robow-Abu mansoor Amiinmohamed

20/11/2022
Kooxda takfiirka ah ee al shabaab oo maalintii ciida ahyd soo bandhigay dhoolatus ciidan
14/07/2022

Kooxda takfiirka ah ee al shabaab oo maalintii ciida ahyd soo bandhigay dhoolatus ciidan

Xasaska kooxda takfiirka ah ee al shabaab
09/07/2022

Xasaska kooxda takfiirka ah ee al shabaab

maanta waxay ku beegan tahay   Adduunka ee ka dhanka ah shaqada carruurtaUgu yaraan 79 milyan oo carruur ah oo adduunka ...
12/06/2022

maanta waxay ku beegan tahay Adduunka ee ka dhanka ah shaqada carruurta
Ugu yaraan 79 milyan oo carruur ah oo adduunka oo dhan ah ayaa ku lug leh shaqo khatar ah. Carruur badan ayaa lagu qasbay inay ku shaqeeyaan xaalado aan ammaan ahayn oo waxyeello u geysan kara caafimaadkooda iyo fayoobidooda maskaxeed.

12/06/2022

KAL FADHIGII MAANTA EE GOLAHA SHACABKA

Ukraine ayaa sheegtay in ilaa 800 oo qof ay ku dhuumaaleysanayaan hoosteeda warshada Azot ee magaalada go'doonsan ee Sev...
12/06/2022

Ukraine ayaa sheegtay in ilaa 800 oo qof ay ku dhuumaaleysanayaan hoosteeda warshada Azot ee magaalada go'doonsan ee Severodonetsk.

Muslimiinta Hindiya ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan hadallo Islaam nacayb ah oo ay sameeyeen l...
12/06/2022

Muslimiinta Hindiya ayaa isugu soo baxay waddooyinka si ay uga mudaaharaadaan hadallo Islaam nacayb ah oo ay sameeyeen laba xubnood oo ka tirsan BJP - sawirada

Musuq maasuqii ugu xuma oo ka taaagan shirkada gaarka loo leyhy ee voya viza
12/06/2022

Musuq maasuqii ugu xuma oo ka taaagan shirkada gaarka loo leyhy ee voya viza

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARANWAR-MURTIYEED  Muqdisho 12 Juun 2022HORDHACGolaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdis...
12/06/2022

SHIRKA GOLAHA WADATASHIGA QARAN

WAR-MURTIYEED

Muqdisho 12 Juun 2022

HORDHAC

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa magaalada Muqdisho ku yeeshay shir labo maalmood socday. Shirka oo uu isugu yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud waxaa ka soo qaybgalay Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Xil-gaarsiinta ee JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Madaxweynayaasha Dawladaha Xubnaha ka ah Dawladda Federaalka Soomaaliya; Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, Mudane Axmed Maxamed Islaam, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Mudane Axmed Cabdi Kaariye, Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish).

Iyadoo laga anbaqaadayo hal-kudhegii Madaxweynaha ee ahaa “Soomaali heshiis ah” ayaa ujeeddada ugu wayn ee shirka wuxuu ahaa sidii loo xoojin lahaa hannaanka wada shaqaynta iyo wadatashiga oo ay ku dheehan tahay niyad wanaag, kalsooni iyo is-aaminaad. Wuxuu Goluhu isla meel dhigay arrimaha hortabinta leh ee u baahan wada-xaajood siyaasaadeed ee horyaala muddo xileedkan cusub 2022 – 2026.��Goluhu waxay ugu horeyntii u hambalyeeyeen Madaxweynaha la doortey ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud, waxayna Alle uga baryeen inuu waajibaadka qaran u fududeeyo. Goluhu wuxuu sidoo kale bogaadiyay sida dhaqsiyaha badan ee uu Madaxweynuhu isugu yeeray Golaha Wadatashiga Qaran taasoo ay ka muuqato rabitaan siyaasadeed iyo ka go’naansho dhab ah. Sidoo kale Goluhu waxay balanqaadeen inay si niyad-sami ku jirto ula shaqeynayaan Madaxweynaha.

Golaha Wadatashiga Qaran waxay isku raaceen qodobada soo socda:

I. DHAMAYSTIRKA DHISMAHA DOWLADNIMADA SOOMAALIYA

Iyadoo la tixraacayo lifaaqa heshiiskii 27 Maajo 2021 ee Dhameystirka Dhismaha Dowladnimada Soomaaliya oo ay Golaha Wadatashiga Qaranka gaareen, Goluhu wuxuu isku raacay inuu diiradda saaro, mudnaan gaar ahna siiyo arrimaha soo socda:
Qabyo-tir iyo dhamaystir wakhtiyaysan oo lagu dul-dhiso guulihii horay looga gaaray dib-u-eegista Dastuurka, noqdana mid ay u-wada- dhanyihiin dhammaan heerarka Dowladda iyo qaybaha bulshada.

Goluhu wuxuu hoosta ka xariiqay ahmiyadda ay leedahay in la dhamaystiro hannaanka amniga qaranka sida dhismaha ciidanka iyo la-dagaalanka argagaxisada.
Goluhu wuxuu isla-meeldhigay in la helo nidaam doorasho oo mideysan iyo doorasho dimuqraadi ah oo dalka ka dhacda.
Goluhu wuxuu si wadajir ah isugu raacay in la xaqiijiyo dib u heshiisiin siyaasadeed iyo mid bulsho oo lagu xaliyo khilaafaadka ragaadiyey dowladnimadeena.

Goluhu wuxuu isku raacay in mudnaan gaar ah la siiyo wada-halada Dowladda Federaalka iyo Somaliland.
Goluhu wuxuu ku heshiiyey taabba-gelinta, dardar-gelinta iyo dhamaystirka hannaanka federaalka si uu u noqdo mid gaara ilaa heer degmo, loona daadejiyo dowladnimada.
Goluhu wuxuu isla qaatay dhamaystirka hannaan garsoor madax-bannaan, hufan, isla markaana haqabtiri kara baahida caddaaladeed ee shacabka Soomaaliyeed.

II. XAALADDA ABAARAHA

Goluhu wuxuu isku raacay in si wadajir ah loogu gurmado dadka Soomaaliyeed ee ay abaaruhu saameeyeen, loona diyaar garoobo ka hortagga musiibooyinka soo noqnoqda, lana helo sidii xal waara looga gaari lahaa. Wuxuu kaloo Goluhu ku baaqayaa in la mideeyo dadaalada wax looga qabanayo xaaladda abaaraha ee dalka ka taagan. Sidoo kale, Goluhu wuxu ugu baaqayaa shacabka Soomaaliyeed iyo saaxiibada caalamka inay kaalin buuxda ka qaataan xaaladda abaaraha ee taagan.

---- DHAMAAD ----

Kiiskii ikraan tahliil oo gaadhay meel  halis ah
11/06/2022

Kiiskii ikraan tahliil oo gaadhay meel halis ah

Labadan dhalinyarada ah ayaa lagu dilay magaalada Ranchi ee gobolka Jharkhand, iyadoo booliisku ay rideen rasaas si ay u...
11/06/2022

Labadan dhalinyarada ah ayaa lagu dilay magaalada Ranchi ee gobolka Jharkhand, iyadoo booliisku ay rideen rasaas si ay u xakameeyaan mudaaharaadyada looga soo horjeedo hadalada aflagaadada ah ee nabiga NNKH

Fahad yasiin macalin dugsi marxalado kala duwan soo maray
11/06/2022

Fahad yasiin macalin dugsi marxalado kala duwan soo maray

Madaxeynaha Somalilnd oo golaha wakiilada  u dbiyay xubnaha noqonaya komoshinka doorashooyinka
11/06/2022

Madaxeynaha Somalilnd oo golaha wakiilada u dbiyay xubnaha noqonaya komoshinka doorashooyinka

Fahad yasiin oo banaanka keenay siro, badan
11/06/2022

Fahad yasiin oo banaanka keenay siro, badan

Australia ayaa ogolaatay inay $584m siiso shirkad Faransiis ah oo soo afjaraysa khilaafkii qandaraaska ee xidhiidhka lab...
11/06/2022

Australia ayaa ogolaatay inay $584m siiso shirkad Faransiis ah oo soo afjaraysa khilaafkii qandaraaska ee xidhiidhka labada dal u dhaxeeyay

Australia has agreed to pay $584m to a French submarine maker ending a contract dispute that soured relations between th...
11/06/2022

Australia has agreed to pay $584m to a French submarine maker ending a contract dispute that soured relations between the two countries.

Iran iyo Venezuela waxay ka wadahadleen kor u qaadida xiriirka ilaa heerka 'istaraatijiyadda' iyo kor u qaadida xiriirka...
11/06/2022

Iran iyo Venezuela waxay ka wadahadleen kor u qaadida xiriirka ilaa heerka 'istaraatijiyadda' iyo kor u qaadida xiriirka laba geesoodka ah iyadoo ay jiraan xiisado dhaqaale

Orgayga gaarka ah ee arimaha bani,adanimada somalia Mudane cabdirahman cabdishakuur ayaa maanta kulan la yeeshay wasiira...
11/06/2022

Orgayga gaarka ah ee arimaha bani,adanimada somalia Mudane cabdirahman cabdishakuur ayaa maanta kulan la yeeshay wasiirada gargaarka dowlad goboleed yada

Ciidamada Ukraine oo wajahaya gabaabsi,,, dhanka hubka ah
11/06/2022

Ciidamada Ukraine oo wajahaya gabaabsi,,, dhanka hubka ah

3 arrin oo dowladda Soomaaliya ay ka rabto Kenya si loo fasaxo dhoofinta Qaaaaadka
11/06/2022

3 arrin oo dowladda Soomaaliya ay ka rabto Kenya si loo fasaxo dhoofinta Qaaaaadka

Madaxeynaha maamulka somaliland oo qarka u saran in uu maro wadadii madaxweyne farmaaajo
11/06/2022

Madaxeynaha maamulka somaliland oo qarka u saran in uu maro wadadii madaxweyne farmaaajo

11/06/2022

Gudoomiye xirsi si qorsheysan ayaa la,ii soo weeraray

Muqaalkii ugu horeyay ee fahad yasiin oo ku dhawaaaad 1million aay daawadeen sedex maalmood hudahood
11/06/2022

Muqaalkii ugu horeyay ee fahad yasiin oo ku dhawaaaad 1million aay daawadeen sedex maalmood hudahood

Taa waxay ku cadey, neysaa in aaysan gabdhaha hada joooga ixtiraam u hyn jaceylka
10/05/2022

Taa waxay ku cadey, neysaa in aaysan gabdhaha hada joooga ixtiraam u hyn jaceylka

Address

Liverpool

Telephone

+447786209987

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sheikh muqtaar-robow-Abu mansoor posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share



You may also like