Gabdhaha yaan laga oohinin.
የአገራችንን ወቅታዊ ሁኔታን በተመለከተ ከሶማሌ ክልል ምሁራን ፣ ፖለቲከኞች፣ ወጣቶች እና የአገር ሽማግሌዎች የተሰጠ የአቋም መግለጫ፤
እንደምናውቀው አገራችን ኢትዮጵያ ከ2010ዓ.ም ማገባደጃ ጀምሮ አዲስ መንግስት ለውጥ ተፈጥሯል። በለውጥ ግዜም ብዙ ውስብስብ የሆኑ ፈተናዎች ከውስጥም፣ ከውጭም ይከሰታሉ፣ የአገራችን ለውጥም እነዚህ ውስብስብ ዘርፍ ብዙ ፈተናዎች ከውስጥም ከውጭም የተደቀነበት ሆናል፣ እነዚያ ፈተናዎችን ችሎ የሚያሻግር መሪ የግድ እንደሆነ ታሪክ ያስረዳል። በመሆኑም በአገራችን የመጣው ለውጥ በከባድ ፈተናዎች ተፈትኖ በአሁኑ ወቅት ክፋ ሁኔታዎችን ወደኋላ አስቀርተን፣ መልካሙንና ኢትዮጵያን ወደ ላቀ የዕድገትና ብልጽግና ምዕራፍ ለማሻገር የጀመርንበት ወቅት ላይ እንገኛለን። ይህ ደግሞ እውን ልሆን የሚችለው ሁሉም ኢትዮጵያውያን ተደምረን በአንድነት በጋራ ወደፊት መራመድ ስንችል ብቻ ነው ፣ ስለዚህ እኛ የሶማሌ ክልል ምሁራን፣ፖለቲካኞችና ወጣቶች ለመሪ ድርጅታችን እና ለመንግስታችን የሚከተለውን የአቋም መግለጫ እናስተላልፋለን፣
1. እኛ የሶማሌ ክልል ምሁራን፣ ፖለቲካኞች፣ ወጣቶች እና የአገር ሽማግሌዎች ሆነን የአገራችን ወቅታዊ ሁኔታ ያለፉት ሁለት ዓመታት ከነበሪንበት ጦሪነት ለመውጣት በተለይ በሰሜኑ የአገራችን ክፍል የነበሩት ጦሪነቶችን ለመቋጨት ሲባል በደቡብ አፍርካ፣ የፕሪቶሪያ ከተ
Waxbarashada ina cagjar ee taaba gashay kuyara nasta! Mid kamida 18kii school ee lawaayay.
Lost Generation.
WARAYSI XASAASI AH OON JECLAAN LAHAA INAAD WADA DHAGAYSATAAN WAX BADAN AYAA IDIINKA BIXI.
Dr. Sadik Hajinur Mustafe waxay ahayd inuu kala saaro colaada udhaxaysa isaga iyo Cabdi Iley iyo Halganka Umadeena.
Maasha Alaah Dr.ka oo Waraysi aan noociisa horay loo arag ugu jawaabaya fariintii uu bartiisa fb soo dhigay mustafe cagjar Ayaa yidhi sidan:-
Shaqaa Socota
WUU FASHILANYAHAY!
#ሙስና 🤏💸💰
There were 18 non-existent schools in jijiga, where school guarantee payments were being received.
Xishoodka Dawladnimo Markuu Dhamaado Waa Noocan. Ninkii dhihi jiray musuq cid meel ku sheegi kartaa ma jirto ayaa saakana waxaas nala hor fadhiya!
Dhaqamadan oo kale waxay soo baxeen walhtigii dawladii hore lkn si adag ayaa gacan bira loogu qabtay oo loosoo afjaray, inkastoo isbadalka kadib hadana dhaqamadii noocaa ahaa la soo celiyay?
Suaasha ugu daran ayaa waxay tahay talaabo ma laga qaadi doona mise maya? Aniga xagayga Maya!
በጅግጅጋ ውስጥ የትምህርት ቤት የዋስትና ክፍያ እየተከፈለባቸው 18 ያልሆኑ ትምህርት ቤቶች ነበሩ።
Shaqaa socota.
Free free free Fatxi
Wiilkaa Runta Usheegay pp
Wali Geesiyaal Dhiiran ayaa inoo jooga
Aloow ka xifdi kuwan
Walee Kuwan Heatkii ayaa gaadhay hada.
Mustafoow Umadii Kuwada Fahantay.
KANI AFKIISUU ISKU XIDHAYAA 4TII SANEE LASOO DHAAFAY DAWLAD MA JIRIN AYUU INOO CADAYNAYAA!!
Aduunka Nin Dambi isku qiraya kan ja hor ma arag kulahaa 4 tii sanee hore musaqa shaqada unbaan uga eryaynay ee maanaan xudhaynin.
Ma ogyahay sxbkeen in uu dastuurka dalka si ula kac ah uu ugu tuntay afkiisana ka cadaynayo inuuna shuruucda wadanka 4tii sanee lasoo dhaafay uuna u hogaanssnayn.
Aaway kuwii canaadi jiray hadalada noocaas ah may ka qabtaan duqu wuu isku dhex daatee.
Ma wauxuu naga dhaadhicinayaa 4tii sanee lasoo dhaafay dawlad ma jirin ee hadaanu dawlad noqonaynaa
Bal Haduu Run sheegayo hanoo sheego halka qof ee uu musuq u eryay?
Xidhitaanka se tolow ma yaryarkuu kabilaabi doonaa ileen waawaynku sirvay ka hayaan oo ma udhawaan karee!
DIBAY KA KHADHAADHAATAY.
MADAXA XUDUUDAHA DEEGAANKA
Mudane Ali SAMIRE Oo ugudambayn Afka Furtay Shir Jaraaidna Qabtay Sheegayna In Dawlada Deegaanku Dhibka Shacabka Ay Gacmaha Ka Laabatay dhulkii soomalidana la boobayo.
Dawlad wasiiradeedii ka samreen kuwa daba socdoiw ku quus qaata.
Free Ali Samriye Waad Iga Sii Haysaan
Shaqaa socota.
SOMALILAND OO OGAATAY XIL KA QAADISTA MUSTAFE CAGJAR.
Wariyaha Khaaska Ah Ee Muuse Biixi Ayaa Warkan Inoo haya.
Maasha Alaah Dhulkii Hooyo Beercaano.
BULSHADU CADAALAD AYAY UBAAHANTAHAY IYO GARSOOR XALAALA.
WAA WAREEY AQOONYAHANKA SIDA SHAAMBALADA UHADLAYA ILA EEGA!
Bal Ila Dhagaysta Dr.ismacil Buurgaabo Sida uu Dhulka Uula Dhacay Shambal Husein Kasim.
Car wakaasee Dhagayso Oo Yuuna Shanbal Soo Boodin. Ninka Yaa Ka Xanaajiyay!!!
Dr. Ismail Burgabo Mahadsanid lkn Ninku wuu xanaaqsanyahee kayara durug yuuna ku feedhinee kkkk
HABACSANAANTA DAWLADA CAGJAR & WAXQABAD XUMIDEEDA!
ADEEG XUMIDA IYO HABACSANAANTA DAWLDA CAGJAR.
Halgamaa Al Waalid Xaji Cali Shoocaac Aloow Ku Xifdi.
BAAQII CAAWA AY SOO JEEFIYEEN AQOONYANKA UGAASYADA SALAADIINTA QURBA JOOGTA IYO WALIBA GANACSATADA.
BAAQII CAAWA AY SOO JEEFIYEEN AQOONYANKA UGAASYADA SALAADIINTA QURBA JOOGTA IYO WALIBA GANACSATADA.
Afur sharaf uu sameeyay Suladaanla Soomaliyeed ee Suldaan Cabdiraxman Suldaan Bade.
Hanoolaado suldaanku
Afur sharafeed kii uu usameeyay ugaas Cabdiraxman ugaas Muxumed Aad an Daraawish ugaaska beesha jaarso madax dhaqameedka qurba joogta Siyaasiyiinta dhalinyarada iyo aqoonyahka/Barbaarta Addis ababa Ddsi
Afur sharafeed kii uu usameeyay ugaas Cabdiraxman ugaas Muxumed Aad an Daraawish ugaaska beesha jaarso madax dhaqameedka qurba joogta Siyaasiyiinta dhalinyarada iyo aqoonyahka/Barbaarta Addis ababa Ddsi
AHMED ABDIQANI (SALHAN DHEERE)
OO JAWAAB KA BIXIYAY DILKII GABADHII TAYSIIR OMER FOOD.
ALAHA UNAXARIISTEE.
HAJI ALI ABDILE FIIXIYE (SHOOCAAC) OO KAHADLAYA TAARIIKH HORE. KADIB MARKII CAY LAGA DAYN WAAYAY ISAGA IYO QOYSKIISA.
HAJI ALI ABDILE HIRSI (FIIXIYE) OO JAWAAB KABIXIYAY DILKII GABADHII TAYSIIR OMER FOOD ALAHA U MAXARIISTEE.
WAA SOO DHAWAYNTII MAANTA DIPLOMAT #HABIB_HAJI EE MAGAALADA BAHRIDAR.
SI MEEQAAM SARE AH AYAA GAROONKA LAGUUGU SOO DHAWEEYAY IYO WALIBA DHAANTO AXMAAR😂 MASUUL.
👌👏👏👏
Sayid Maxamed Cabdile Xasan naxariistii jano alaha siiyee, xaqiisii iyo jihaadkiisii inbadan laqarin jiray wakaas shaaca uu kaqaaday R.W Dr.Abeyu.
Aabo sayidoow Halgamaa ayaad ahayd lawada qir.
Thank you PM D.r Abiy.
#QABALAHA #GABI_CAS_EE_DEGMADA_GODEY_GACALO
IYO
#HABOON_UGAAS.
NOLOSHA DHABTA AH EE REER GUURAAGA AH IYO DHULKII DIHINAA EE GODAY GACAL ALOOW BARAKEE.
Inagu qaxar doni mayno
Qiimaha midnimada haleeya
Intaan qaranimo saluugno
Qabyaalad kadooran maynoo
Qabiilna qabiilna maqaadi karo😎