Kaaha Geeska

Kaaha Geeska Senior Journalist The Social Adviser

20/12/2023

Allaha u naxariisto Wasiirkii Haweenka Dowladda Soomaaliya Khadiija Maxamed Diiriye.

Dowladda Ethiopia oo goordhaw sheegtay in 14 kamid ah kooxda AS ay gacanta ku dhigtay iyo hubkii ay wateen kuwaas oo ay ...
19/12/2023

Dowladda Ethiopia oo goordhaw sheegtay in 14 kamid ah kooxda AS ay gacanta ku dhigtay iyo hubkii ay wateen kuwaas oo ay sheegtay inay qorsheenayeen in falal argagixiso ay ka sameeyaan gudaha dowlad degaanka Somalida gaar ahaan Jigjiga.

Waxay sheekeen in xogta lagusoo qabtay kooxdan iyo hubkoodii ay iska kaaahadaan hay’adaha Amniga labada dal.

✅
15/12/2023

Soomaaliyeey Dabarkii Waa Lagaa furay, Duniduna way ku eegeysaa!
13/12/2023

Soomaaliyeey Dabarkii Waa Lagaa furay, Duniduna way ku eegeysaa!

Hambalyo  Hussein Sheikh Mohamud, Xog-ogaal iyo Xeel dheere loo xulay Dastuurkii dalka.Waxaa Muuqta in Dastuurkeenu Rajo...
07/12/2023

Hambalyo Hussein Sheikh Mohamud, Xog-ogaal iyo Xeel dheere loo xulay Dastuurkii dalka.

Waxaa Muuqta in Dastuurkeenu Rajo badan yahay maanta, waxaan ku boorinaa bulshadeenu in masuulkan lagu garab istaago xaqiijinta Dastuur Rasmi ah, noo horseeda dowladnimo taam ah.

02/12/2023

Waxa kaliya ee maanta muhiim noo ah inaan wadajir uga faa’iideysano waxa na horyaala oo ah hubinta Soomaaliya oo nabad ah, xasiloon higsatay horumar Dhaqaale iyo mid Bulsho.
Xaqiijinta yoolalkaas waa masuuliyad nawada saaran.

01/12/2023
24/11/2023

📍23rd Ordinary Summit of the EAC Heads of State

✍️ “The Somali people are honored to be part of the EAC! This is a beacon of hope for us. Hope for a future of opportunities and prosperity for Somalia through regional integration!” -H.E Hassan Mohamud - President- Somalia

East African Community

Soomaaliya waxay ku biirtay dal adda Bulshada Bariga Afrika (EAC ), khariiraddi dallada sidan ayaa Loo badalay.Waad Maha...
24/11/2023

Soomaaliya waxay ku biirtay dal adda Bulshada Bariga Afrika (EAC ), khariiraddi dallada sidan ayaa Loo badalay.
Waad Mahadsantahay Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud

Doodda Sida Qurba-joogta Soomaaliyeed uga qeeyb-qaadan karaan dagaallada dib u xooreeynta dalka ka socda.MARTIDA———1. Xi...
10/11/2023

Doodda Sida Qurba-joogta Soomaaliyeed uga qeeyb-qaadan karaan dagaallada dib u xooreeynta dalka ka socda.

MARTIDA———
1. Xildhibaan: Qaali Cali Shire
2. Wasiirkii h**e: Xuseen Carab Ciise
3. Ganacsade: Maxamed Cabdi Maxamed
4. Dhalinyaro: C/ladiif Xassan Badawi

Goordhaw Filo muuqaalka Doodan.

Marka Kursiga iyo Xaqu  kuu kala soocanyihiin, H.E. Hamza Abdi Barre.
02/11/2023

Marka Kursiga iyo Xaqu kuu kala soocanyihiin, H.E. Hamza Abdi Barre.

Shacabka Reer Falastiin ee Qaza ku nool in sida xoolaha loo laayo, waa wax caqliga caafimaadka qaba uusan aqbali karin.
17/10/2023

Shacabka Reer Falastiin ee Qaza ku nool in sida xoolaha loo laayo, waa wax caqliga caafimaadka qaba uusan aqbali karin.

17/10/2023

Shacabka Falastiin ee Qaza,Rabbi Gurmad ha siiyo,kabad baadiya Gumaadka Israel🤲🏼🤲🏼

16/10/2023

Allaha u naxariisto Walaalkeen Wariye Cabdifitaax Macalin Nuur Qeys🤲🏼, Runtii waa geeri xanuun badan

Walle Muqdisho Halkeed rabto noo sheegtay
15/10/2023

Walle Muqdisho Halkeed rabto noo sheegtay

Allaha u naxariisto Shacabkii maalintaas naga shahiiday, maalin Qofka xasuusta uusan wali jawaab u helin waxa loo la aye...
14/10/2023

Allaha u naxariisto Shacabkii maalintaas naga shahiiday, maalin Qofka xasuusta uusan wali jawaab u helin waxa loo la ayey Ardaydii, duqoowdii, culimadiii aqoonyahankii ku mashquulsanaa nolol maalmeedkoodii.

Wasaaradda Cafimaadka Maamulka Qaza oo goor dhaw ka war bixisay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarka g...
12/10/2023

Wasaaradda Cafimaadka Maamulka Qaza oo goor dhaw ka war bixisay khasaaraha dhimasho iyo dhaawac ee ka dhashay weerarka gardarada Israa'iil ku qaaday marinka Qaza.

06/10/2023

Dhawaan Muqdisho waxaa kasoo if baxay dhallinyaro iskood isku soo abaabulay kuwaas banaanka ula soo baxay gadiid uu ku qornaa halkudhiga Guul ama Geeri, hadaba qaar kamid ah dhallinyarada, Cullimada iyo Aqoonyahanka ayaan doodan u qabanay.

Halkan ka daawo dood oo dhameystiran Kaaha Geeska

05/10/2023

Barnaamijka Kaaha Geeska goor dhaw filo

Barnaamijka Kaaha Geeska, waa todobaadle looga hadli doono arrimaha Soomaaliya, todobaadkan waxaan uga hadleeynaa Kacdoo...
05/10/2023

Barnaamijka Kaaha Geeska, waa todobaadle looga hadli doono arrimaha Soomaaliya, todobaadkan waxaan uga hadleeynaa Kacdoonka loogu magac daray Guul ama Geeri oo ay Muqdisho ka bilaabeen Dhallinyaro.

Goor dhaw filo Muuqaalka Barnaamijka oo ay taaba galisay shirkadda Warbaahinta Horn Light

Barnaamijka Kaaha Geeska waxaa taabogalisa Shirkadda Warbaahinta Horn Light
04/10/2023

Barnaamijka Kaaha Geeska waxaa taabogalisa Shirkadda Warbaahinta Horn Light

Dalkaan dadkiisii Waa tashadeen, meel ay maanta ka baqaan ma joogaan, ee qofkii raba inuu marin habaabiyo Guulaha Ciidam...
27/09/2023

Dalkaan dadkiisii Waa tashadeen, meel ay maanta ka baqaan ma joogaan, ee qofkii raba inuu marin habaabiyo Guulaha Ciidamada iyo gulufka dadweynaha, Waa u doqonimo iyo taariikh madoow.

Sxbkey Hassan Hundubey Jimale waxaan oran lahaa:Gumeystaha nin diidoowGashaandhigiisiyo weheshay guutooyinka Kan gunuunu...
24/09/2023

Sxbkey Hassan Hundubey Jimale waxaan oran lahaa:

Gumeystaha nin diidoow
Gashaandhigiisiyo weheshay guutooyinka
Kan gunuunucee godka kasoo hadlayoow
Horta may maqashaa?

Geesigu wuu dhashoo
Geerida k**a dhuuntee
Gacal iyo sokeeyaa
Geesihiisa ku gadaaman..

Dhulka aad tilmaanteyna
Wiilasha iyo gabdhuhu
Gobonimey ku gam’aan

Kaalayoo kaalintaada qaado
Kuligeena dalkaa nawada kaafiyee…

Jimco Wanaagsan
08/09/2023

Jimco Wanaagsan

Waad Mahadsantihiin dhammaan Ciidanka Qalabka Sida ee Dalkeena.
07/09/2023

Waad Mahadsantihiin dhammaan Ciidanka Qalabka Sida ee Dalkeena.

Sylvain Ltte  oo ah Danjiraha Faransiiska uu jooga NIGER ayaa wali ku adkeysanaya inuu sii joogo Dalkaas xilli Golaha Mi...
31/08/2023

Sylvain Ltte oo ah Danjiraha Faransiiska uu jooga NIGER ayaa wali ku adkeysanaya inuu sii joogo Dalkaas xilli Golaha Milatariga Talada dalkaas la wareegay ay ku amreen inuu 48 saac uga baxo dalkooda, taasoo ku eg jimacaha bari ah.

Faransiisku waxuu sheegay in Safiirkoodu sii joogi doono Niamey!

16/08/2023

Allaha u naxariisto Abwaan Jaamac Kadiye.
Dhammaan Ummadda iyo Ehelkiisiib Rabbi Samir hakasiiyo isagana Jandiisa Ha ugu deeqo.

Sanad guuro wacan
14/08/2023

Sanad guuro wacan

Sanad Wanaagsan 1445 H
18/07/2023

Sanad Wanaagsan 1445 H

Maalintani Wacanaa oo inoo Weynaa, Waayeel iyo Caruurba Cududoodii ahaa   Luuliyo 1960
01/07/2023

Maalintani Wacanaa oo inoo Weynaa,
Waayeel iyo Caruurba Cududoodii ahaa
Luuliyo 1960

29/06/2023

Dal Dadkiisaa Dhista, Ciid Wanaagsan.

Curashada Todobaadka Xoriyadda iyo hanashadii Gobanimada Goballada Woqooyi Ee Soomaaliya 26 June 1960
25/06/2023

Curashada Todobaadka Xoriyadda iyo hanashadii Gobanimada Goballada Woqooyi Ee Soomaaliya 26 June 1960

Sanad Guuro Wacan Xooggii Dalkoow12 April 1960.
12/04/2023

Sanad Guuro Wacan Xooggii Dalkoow
12 April 1960.

Office of the Auditor General 👀
11/04/2023

Office of the Auditor General 👀

07/04/2023

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaa ka muuqata khibrad iyo faham fiican inuu u leeyaay Xaaladda guud ee dalka, gaar ahaana baahida Caasimaddu u qabto in Hubka laga saro.

Sidoo kale tilmaamaha uu ka bixiyey sida loo heli karo Muqdisho nabad iyo qurux badan waa arin kale oo xiligan loo baahnaa in si aan gambasho laheyn loo tilmaamo looguna dhiirado wax ka qabashadeeda.

Muqdisho Magaalo u baahan Hub la'aan in lagu dhex xaragoodo. Jimco wanaagsan.
07/04/2023

Muqdisho Magaalo u baahan Hub la'aan in lagu dhex xaragoodo. Jimco wanaagsan.

29/03/2023

Saraakiil Sare oo katirsan Milatariga dalalka Uganda and Kenya ayaa todobaadkan wada hadal ay ku yeesheen Magaalada Nairobi kaga dooday iskaashi milatari oo dhex mara labada dal, wadahadalkan labada dowladood ayaa lagu sheegay inuu adeegi doono danaha muwadiniinta labada dal.

Uganda ayaa iskaashiga milatari horay ula yeelatay dalalka Masar iyo Israel.

Sanadkii tagay Ugnada waxay kor u qaaday misanayadda ku baxda ciidamada 8.3%, taas ka dhigeysa $1.066 billion inay ku baxda halka sandkii h**e ay aheyd $984.7 million.

Kenya iyo Uganda waxay kamid yihiin dalalka ay ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ee ka mid ah Howlgalka ATMIS.

Address

HawoTako Road
Mogadishu

Telephone

+252619002299

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaha Geeska posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaaha Geeska:

Videos

Share


Other Broadcasting & media production in Mogadishu

Show All

You may also like