Diini Media

Diini Media ๐——๐—ถ๐—ถ๐—ป๐—ถ ๐— ๐—ฒ๐—ฑ๐—ถ๐—ฎ Waa Hoyga Dhiirigalinta Nafta.

Hooyo ku nool magaalada Wajeer, iyada oo ilmaheeda dhabarka ku xambaarsan ayey geed ku beertay magaalada.Ku dayasho ayey...
17/05/2024

Hooyo ku nool magaalada Wajeer, iyada oo ilmaheeda dhabarka ku xambaarsan ayey geed ku beertay magaalada.

Ku dayasho ayey mudan tahay Hooyadaas.
Abdisatar Arabow

Samanka Maalaa-YacnigaQofka sawirka idiin kaga muuqda wuxuu bishii TikTok ka helaa $10,000!  Makhaayado qaali ah ayaa u ...
14/05/2024

Samanka Maalaa-Yacniga

Qofka sawirka idiin kaga muuqda wuxuu bishii TikTok ka helaa $10,000!

Makhaayado qaali ah ayaa u yeerta oo siiya lacago tiro badan. Shaqada uu uqabto maqaayadaha kaliya waa inuu calooshiisa ruxaa ilaa labaatan ilbiriqsi.

๏ธHaddii tani ay tahay xaaladda adduunka ee dadku ay kusoo dhaweeyeen maalaa-yacniga,

๏ธSidee bay noqon doonta xaaladdu markii Masiixu-dajjaal yimaado, kadibna cirka inta amro, roobku sidaas kuyimaad, ama qof dhintay uu soo nooleeyo, fitno darteedna Ilaah uu aqbalo.

Ilaahay hana bad-baadiyo.

07/05/2024

ุฅุฐุง ู…ุง ูƒู†ุช ุฐุง ู‚ู„ุจ ู‚ู†ู€ูˆุน ** ูุฃู†ุช ูˆู…ุงู„ูƒ ุงู„ุฏู†ูŠุง ุณู€ู€ู€ู€ู€ู€ูˆุงุก

โ€œHaddii aad qalbi qanacsan leeday,
isku mid ayaad tihiin, adiga iyo
kan dunidoo idil la siiyeyโ€

Al-Imaam Al- Shaafici (AUN)

Ilaahayow qalbigeenna gaajada ka xoreey

Abdirahman Abdishakur Warsame

05/05/2024

๐๐š๐›๐ข ๐ข๐๐ซ๐ข๐ข๐ฌ

Nabi idriis Calayhi salaam, waxa uu kamid ahaa Nabiyadii Ilaahey Qur'aankiisa ku sheegay. Waxa uu Rabbi Subxaanah watacaalaa ku tilmaamay in Nabi Idriis uu ahaa Nabi run badan. Waxa uu socon jiray arlada, dadka ayuu ugu yeeri jiray in ay Alle kaliya caabudaan, waxa uu dadka bari jiray culuum kala duwan sida: wax qorista, waana qofkii ugu horreeyay ee qalin wax ku qora, waxaa la sheegaa in uu ahaa qofkii bilaabay tolidda iyo samaynta dharka, waxa uu ahaa mid tasbiix badan. Waxa uu dadka baray wax beerashada, dhismaha, iyo Injineeriyadda. Waxaa la sheegaa in uu dhisay magaalooyin badan.

Maxaynu ka barannaa Qisadani ?

1. Cibaadada Alle oo kaliya ayay u sugnaatay.
2. Qofka mu'minka ah waa qof tasbiix badan.
3. Mu'minka waxa uu dadka la jeclaadaa wixii uu naftiisa la jeclaado.
4. Mu'minka waxa uu dadka baraa wixii waxtar u leh.
5. Qofka mu'minka ah wuxuu u adeegaa qoyskiisa iyo bulshadiisaba.

Diini Media

03/05/2024

๐—๐ข๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š
Tirsiga 3' aad

โ€œ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—บ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป๐—ถ ๐˜„๐—ฎ๐˜† ๐—ธ๐—ฎ ๐˜€๐—ฎ๐˜„๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐˜๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐˜† ๐—ฐ๐—ฎ๐—ฎ๐—ด๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฏ๐˜‚๐˜‚๐˜…๐—ฑ๐—ฎ, ๐—ด๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐˜‚๐—ป๐—ฎ ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ ๐˜€๐—ถ๐—ฑ๐—ฎ๐—ฎ๐˜€ ๐˜‚๐˜‚๐—ปโ€ž

Saxiib waxaa labadeenaba si wacan u garaneynaa in marka caaga marani (faaruqa ) ah oo meel sare ka soo dhaco ama dhulka lagu tuuro oo cod ama sawaxan dheer sameynayo, sidaa oo kale waxaa leh garaadka dadka, oo qofka aan aqoonta laheen marka ey arin la soo gudboonaato ama fikir lidi ku ahi marka uu arko waa uu qeylo iyo muran badan yahay, halka qofta aqoonta lahina oo si dagan u waajaho arimahaas oo dhami, oo waa sida caaga buuxa oo aqoon iyo waayo aragnimo ayaa ka buuxda.

๐™Ž๐™–๐™–๐™ญ๐™ž๐™ž๐™— ๐™œ๐™–๐™ง๐™–๐™–๐™™๐™ ๐™–๐™–๐™™๐™– ๐™—๐™ช๐™ช๐™ญ๐™ž ๐™จ๐™ž ๐™–๐™–๐™™๐™–๐™ฃ ๐™จ๐™–๐™ฌ๐™–๐™ญ๐™–๐™ฃ ๐™—๐™–๐™™๐™–๐™ฃ๐™š ๐™ช ๐™ฃ๐™ค๐™ฆ๐™ค๐™ฃ.

Diini Media

02/05/2024

๐—๐ข๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š
Tirsiga 2' aad

Saaxiib waxaa jiro wanaagyo yar yar oo aynu uga joogsanay si ey dadku inoogu dhaleeceen oo noogu caayin.

Tusaale: Maalin aniga oo la socdo
saaxiibadeey, ayaan wadada waxa aan ku soo marnay maamo miskiin ah oo wadada la fadhida cunug yar, anigane jeebkeyga waxaa ku jirtay lacag yar sadax kun ama laba kun ah, inaa siiyo ayaa damcay balse waxaan hoos iska dhahay: war ma adiga oo ninkaadaan weyn ah maad laba kun u taagaya maamadaan, war orodoo dadkaadan h**e u raac wax labixiyo maahin laba kune, laga yaabaa xaalad nuucan oo kale in ey ku soo martay, balse waa hubaal

sadaqadu yaraan iyo weynaan ma leh saaxiib, ee u niyeeso ilahey dartii, wax kaste oo ilaahey dartii loo bixiyaane wey barakoobaan oo waaraane.

Nabigane (scw) waa kii lahaay: naarta iskaga ilaaliya timir jeexeedba ha ahaadoหeห

Saxiib sadaqadu maahin kaliya lacag in labixiyo, hadalkaada wanaagsan ee aad qof murugeysan ku qalbi dajineyso waa sadaqo, agoonka aad madaxa u salaaxeyso waa sadaqo, hooyada aad gaarigaada h**e ugu sii qaadeyso waa sadaqo, wadada aad qodaxda ka qaadeyso waa sadaqo, xataa ciyaalka aad laamiga gooysiineyso waa sadaqo,

Saaxiib sadaqadu waa wax kaste oo wanaag ah, oo aad ilaahey dartii u qabato marka waajibaadka laga yimaado.

Saaxiib faqrigu waxa uu ku jiraa wax bixin laโ€™aanta ama sadaqa laโ€™aanta.

Nabiga (scw) waxa oo inooga waramay in aanu jirin maalin ey adoomanku waabareystaan ilaa alle waxa oo soodiraa laba malak mid kood waxa oo leeyahay: ilaahayow sii mid wax bixiye badal, midka kalane waxa oo oranayaa: ilaahayow sii mid wax isku dhajiyane wax laโ€™aanโ€.

Saaxiib sadaqadu maalka ayeey badisaa mooye maalka ma yareyso waase hadii ey alle dartii kaa tahay sadaqadu.

28/04/2024

๐—๐ข๐ ๐ฆ๐š๐๐š ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š
Tirsiga 1' aad

โ€œ๐†๐š๐›๐š๐๐ก๐š ๐ฌ๐š๐๐ž๐ฑ ๐š๐ซ๐ข๐ง ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฆ๐ฎ๐ฎ๐ฌ ๐ฎ ๐ฒ๐ž๐ž๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐š๐ง๐š ๐š๐ง๐ฌ๐ก๐š๐ฑ๐š ๐š๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ช๐ฅ๐š๐š๐ช๐๐š ๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐›๐š๐งโ€ž

Saaxiib gabdhuhu bulshada waxa ey ku leeyihiin saameen weyn, oo bulshada ey gabdhaheedu wanaagsanaadaan waa ey wanaagsanaan, hadii se bulshadaas gabdhaheedu xumaadaane waa ey xumaan, gabdhuhuna wax ey qeyb weyn ka qaataan tarbiyeenta bulshada nabiguna (scw) waa kii lahaay ubad walba oo la dhalayo waxaalagu dhalaa fidrada islaamka balse labadiisa waalid ayaa kirishtan ka dhigayo ama yahuudi ka dhigayo.Sidaas aa wadeed hadii ey gabadhu anshax aqoon iyo aqlaaq isku darsato waxa ey soo saartaa ubad anshax ahaan aqoon ahaan iyo aqlaaq ahaanba u dhisan ubadkuna waa bulsada.

Beerta Xigmadaha
CABDALE CALI CANSHUUR

Ilaahay kaalmeyso:Dedaalkasta oo aad la timaadaa haddii aanad Ilaahay kaalmeysan geedkaas dhaafi meysid. Cibaadada ku de...
16/04/2024

Ilaahay kaalmeyso:

Dedaalkasta oo aad la timaadaa haddii aanad Ilaahay kaalmeysan geedkaas dhaafi meysid. Cibaadada ku dedaal, ducayso oo Ilaahay kaalmeyso.

Martidii waa iska tageen, Aala-beytkii ayaa soo harayโ€ฆKuwa haray Allaha nagu daro
15/04/2024

Martidii waa iska tageen, Aala-beytkii ayaa soo harayโ€ฆ

Kuwa haray Allaha nagu daro

Dadka siday u badan yihiin gurigooda markay joogaan waji ayey leeyihiin banaanka marka u soo baxaanna waji kale.Inta bad...
12/04/2024

Dadka siday u badan yihiin gurigooda markay joogaan waji ayey leeyihiin banaanka marka u soo baxaanna waji kale.

Inta badan waji xumada, afxumada, qallafsanaanta naxariis darrada, iyo jigraarka kuwaan la nool nahay ayaan tusnaa.

Banaankana wanaaga ay ina mudan yihiin kuwa inoo dhow.

Gurigaaga xaqiisa sii inaad reer leedahay muhiim ma aha.

Caruurtu ma sameeyaan waxaad u sheegtay laakiin waxay 100% sameeyaan waxaad adigu samaysid ee kugu arkaan.Dhaqankaaga ay...
12/04/2024

Caruurtu ma sameeyaan waxaad u sheegtay laakiin waxay 100% sameeyaan waxaad adigu samaysid ee kugu arkaan.

Dhaqankaaga ayaa ka saamayn baaxad weyn hadalkaaga!๐Ÿ’ก

Midabka madoobi waa qurux nooc kale ah cadaantuna waa qurux kale hadii mid aad jeceshahay ha oran kan kale ayaa fool xun...
11/04/2024

Midabka madoobi waa qurux nooc kale ah cadaantuna waa qurux kale hadii mid aad jeceshahay ha oran kan kale ayaa fool xun kan aad tahay uunbaa tarankaagu ahaan ku faan midkaad leedahay waayo waa hadyad rabiga ku abuurtay ku siiyey ee ma aha waxaad adigu markii h**eba lahayd, wixii xaga Alle ka yimidna marna ma fool xuma

Ma jirto habeen iyo doqon baa madoow habeenkuna waa kan hurdadiisa aan ku raaxaysanno midabka madoowna waan kan ilaahay na siiyey alxamdulillahโค๏ธ๐Ÿ’ฏ.

Ciid Mubarak. Maalinta 2'aad ee ciidul fidriga.Sawirka Beeraha Afgooye
11/04/2024

Ciid Mubarak.
Maalinta 2'aad ee ciidul fidriga.
Sawirka Beeraha Afgooye





Ciid Mubaraak Dhamaantiin walayaal farxad barwaaqo iyo Bashbash ku Ciida kulu caam wa antum bikhayr. Diini Media
09/04/2024

Ciid Mubaraak

Dhamaantiin walayaal farxad barwaaqo iyo Bashbash ku Ciida kulu caam wa antum bikhayr.
Diini Media

Seddex taladooda iyo toosintood ha dhayalsan;  Diini Media
05/04/2024

Seddex taladooda iyo toosintood ha dhayalsan;
Diini Media

Alle wuxuu idin kugu yeeri inuu idinka dhaafo dambiyadiina.Surah-Ibrahim 10  Diini Media
04/04/2024

Alle wuxuu idin kugu yeeri inuu idinka dhaafo dambiyadiina.

Surah-Ibrahim 10

Diini Media

Taxanaha Cilmiga Beeraha
31/03/2024

Taxanaha Cilmiga Beeraha

TAXANAHA CILMIGA BEERAHA QAYBTA-1 AADKOOBIDAllaah baa mahad oo idil usugnaatay, oo inoo suurta galiyay inaan ku dhiirado qoridda buuggaan lamagac baxay (Taxanaha Cilmiga Beeraha Qaybtiisa 1aad). Taxanahiisa 1aad waxa uu si kooban uga hadlayaa taariik...

15/03/2024

Afur wanaagsan.

Haddii aad Caafimaad ku Afurtay dheh Alxamdulillah, waxaa jiro walaalo badan oo xanuunsan sidoo kale waxaa jiro walaalo badan oo aan haysan waxay ku Afuraan oo dan-yar ah, ogow Risqiga Allah ayaa baxsha ee ka war-haay Dan-yarta.

Admin Diini Media

10/03/2024

Ramadan Mubarak

02/03/2024

Qofka Allah khayr la doono | Sh Nuur Ali jamac
Diini Media

02/03/2024

Maanta Dhibka haysto Soomaaliya ayuu ka hadlayaa Sh Mustafa

Allah waa kan ku bogsiiyo markaad Xanuunsatoโค๏ธ
05/01/2024

Allah waa kan ku bogsiiyo markaad Xanuunsatoโค๏ธ

04/01/2024


Bidix : Luuq Midig : Berbera Magaalada bidixda jirto waxay ku taalaa gobolka gedo mudo ka badan 14 sano ayay ku jirtaa g...
03/01/2024

Bidix : Luuq
Midig : Berbera

Magaalada bidixda jirto waxay ku taalaa gobolka gedo mudo ka badan 14 sano ayay ku jirtaa gacanta ciidanka mar tikree marna midka Oromada Abi axmed

Muwaadinka Soomaaliyeed ee joogo waa in uu idan ka qaataa sakariga oromada ah galitaanka iyo ka bixida magaalada , waxaana ka jiro micnaha dhabta ah ee gumaysi waxa laga wado .

iguma qancin kartid in siyaasiga raaliga ka ah xaaladaas uu ka xunyahay qabsashada abi axmed ee berbera ..

Muwaadinka Oromaha wuxuu leeyahya: Shukran Cabdulaahi yuusuf Shukran Shariif shiikhShukran FarmaajoShukran Xassan shiikh...
03/01/2024

Muwaadinka Oromaha wuxuu leeyahya:

Shukran Cabdulaahi yuusuf
Shukran Shariif shiikh
Shukran Farmaajo
Shukran Xassan shiikh
Shukran Muuse biixi
Shukran Faroole
Shukran dowlada ku meelgaarka
Shukran dowlada federaalka ah
Shukran Amisom
Shukran isbahaysiga caalamiga ah ee galbeedka .

Mahad ha u sugnaato dhamaan kuwaas umada soomaaliyeed marin habaabiyay kuwaas mudo 17 sano ah umada ku akhrinaayay in askarigaas tikreega ama oromaha maslaxad u wado .

Waxaad doorateen in aas dhinaca madow ee taariikhda gashaan

Ogaansho

Somaliland iyo MaantaWaa Somaliland oo ku dhawaaqday goonni-isutaag. Anbaqaadka geeddiga iyo marka h**e Somaliland iyo f...
02/01/2024

Somaliland iyo Maanta

Waa Somaliland oo ku dhawaaqday goonni-isutaag. Anbaqaadka geeddiga iyo marka h**e Somaliland iyo furashadii dalka - waqti dheer, maalmo, bilo iyo sannaddo - dedaal iyo qiiro, dardar iyo darandoorri nabarrada, xagga h**e u dalandali, ayaa sharci laga dhigtay. Duudsigii iyo dulmigii fatahay ee dhuuxa iyo lafaha galay ayaa dadka shidaal iyo shaamareer u noqday. Duhur cad oo aan muran lahayn ayaa waddanka la isa soo dhex taagay.

Qofka nabarrada ku yaallaa ma damqayn. Sacabka, mashxaradda iyo guul- kunaalloodka ayaa qofka sare u hayay. Waajib ayay ahayd in maalmo iyo maalmo ashqaraar lagu jiro. In muddo ah ayaa damaashaad iyo dabbaaldeg lagu jiray si loo illaawo wixii dhacay.

Laakiin muraaddo iyo ujeeddooyin waaweyn dartood ayaa dabka loo galay. Waxa dabka loo galay in la helo nolol uu qofku raalli ku noqdo ama dareenkiisa raalligalisa. In la nasto, in la iido, in la dabbaaldego oo dareenka qofku isbeddalo iyo in dadku maalmo faajafaajeeyaa waa ay habboonayd. Laakiin in arrintaas waqti xaddidan la siiyo ayaa meesha ku jirtay.

Waxa nafta loo huray in ujeeddooyinkii dagaalka loo galay ee dastuuriga ahaa lagu dhaqaaqo. Waxa ay ahayd in aan la isku illaawin fadhiga iyo fidnada fadhigu keeno. Waxa ay ahayd in dagaalka la galay macno loo yeelo oo ujeeddadiisii lagu dhaqaaqo. Waxa ay ahayd in aan muraaddada aasaasiga ah cid kale lagu xidhin.

Xigasho

30/12/2023

Seddex taladooda iyo toosintooda ha dhayalsan;

1: Waaliddiinta
2: Wadaaddada iyo
3: Waayeelka

30/12/2023

Dhalin yar nimadaada ka faa'idayso

Majiro Qaamuus u fasira "Aabe" sida noloshu u fasirto waa hoos iyo dugsi, amaan iyo tiir weyn
30/12/2023

Majiro Qaamuus u fasira "Aabe" sida noloshu u fasirto waa hoos iyo dugsi, amaan iyo tiir weyn

22/12/2023

"Qab qab dhaafay bay laba qabiil, qaran ku weydaa"

Address

Km5

Telephone

+252619535937

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Diini Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Diini Media:

Videos

Share

Nearby media companies


You may also like