Qaran production

Qaran production Waxaan idiinka codsanayaa inaad 10k igaarsiisaan adinkoo mahadsan waxan ahay walalkaa mahadsanid

09/04/2024
27/03/2024

Taxanaha Muuqaaladdi Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Qeybtan Waxaad ku Ogaan Doontaa Insha allah Waxyaabaha soonka buriya Iyo waxyaabaha Aana Burin , Iyo Arrimo Kale kafaa ideysta saaxiibayaal Oo Muuqaalka Meeldheer Gaarsiiya .

RAMADAAN KARIIM MEELKASTOOD JOOGTAAN

26/03/2024

Wax kabaro Bisha Barakaysan Ee Ramadaan Maxay Bilaha Kale Ugu Duwantahay Oo Ay Lagaartahay.

Waa Muuqaalo Taxane Ah Qaybtii 1aad Daawasho Wacan .

Usii Share Garee Walaalaha Kale Mahadsanid .

16/03/2024

Waa Dhibane aadan maxamed aadam oo Ku xanuunsanaya deegaanka macaani waxa aan ku booqday hoygiisa uu kadaganyahya halkaasi.

Aadan ayaa muddo afarsano laxanuunsanaayo cudurka kansarka oo jirkiisii jar jaray saad ujeedo haddii naxariis aad leedahay waa bil barakaysan ee ramadaan kucaawi waxii aad awoodid allaha kucaawiyee .

Sadaqadu waxa ay kaa xijaabtaa dhibaatooyinka.
Sadaqada waxa ay kuufureysaa arsaaqda
Sadaqada waxa ay kaa ilaalinaysaa mowtul fajaca
Sadaqada qofka waxsadaqaystaa ilaahay waxa uu ugu badalayaa wax ka badan

Ogow alle swt waxii u kusiiyay berri waa uu kuweydiindoonaa meeshaad ku bixisay
Meel kafiican oo aad kubixin lahayd majirto .

Ee kusadaqayso waxaad awoodo

Dhamman umada muslimiinta meelkasta oo ay joogaan waxan ugu hambalyeyneynaa cursshada bisha barakaysan ee ramadaan allh ...
11/03/2024

Dhamman umada muslimiinta meelkasta oo ay joogaan waxan ugu hambalyeyneynaa cursshada bisha barakaysan ee ramadaan allh subxaanahu watacaalaa haynaga yeelo kuwii kafaa ideysta Oo badiya kheyrka insha allah .

Ramadaankaan kiisa kale allaha inagu gaarsiiyo nabad caafimaad iyo barwaaqo insha allah.

Pagekana sii share garee walaal mahadsanid

Waxaan hambalyo udirayaa sxbkey marna agaasimahayga cali xasn axmed cali afgooye iyo marwadiisa maqsuud ahmed xasan oo m...
23/02/2024

Waxaan hambalyo udirayaa sxbkey marna agaasimahayga cali xasn axmed cali afgooye iyo marwadiisa maqsuud ahmed xasan oo meherkoodu kadhacay magaalada muqdisho
Guurkiinu guur kheyr gurigiina guri nagi allow kayeeel.

21/02/2024

Dowladdii siyaad bare ayaan wadanka ka cayrinay ,sidoo kale adigoo mirinaaya wlfarmaajo uu kugu soo weeraray ayaan kaa difaacnay waa qayb kamid hadalkeeda yaa ka xanaajiyay dadkan dhamayso muuqaalkaan oo sii share garey adigoo mahadsan .

15/02/2024


Waxaa hadda gubanaaya garaaash kuyaaala deegaaanka ceelasha biyaha waxaa dhaawac uu soo gaaaray mid kamid ah wAardiyaaasha garaaashka

Allah swt ayaa mahad iskaleh oo caafimaad igu gaarsiiyay sanadka 2024 waxaan allah ka baryayaa in uu kheyrkiisa isoo aad...
01/01/2024

Allah swt ayaa mahad iskaleh oo caafimaad igu gaarsiiyay sanadka 2024 waxaan allah ka baryayaa in uu kheyrkiisa isoo aadiyo isla markaana sanadkan sanadkiisa igu gaarsiiyo caafimaad insha allah

Waxaa ugu qaalisan Ee aad haysato waa caafimaadka allaha kuu siyaadiyo allahna makulmiyo gafkaaga iyo geeridaada allahuma aamiin yaarabi

21/12/2023

Wax Ka Baro Farqiga Udhaxeeya Suuniga Iyo Shiicada

Warbixintan Ku Ogow Waxa Ay Aaminsanyihiin Shiicada

CODKA |JIBRIIL NUUR MAYOW

Allaha u naxariisto marxuumad Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Xukuu...
20/12/2023

Allaha u naxariisto marxuumad Wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye oo ahayd Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqda Aadanaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Waxa ay marxuumaddu ku geeriyootay isbitaal ku yaal dalka Jabuuti oo loo dhigay xannuun deg-deg ah oo asiibay.

Wasiir Khadiija waxa ay ka mid aheyd siyaasiyiinta saameynta ballaaran ku lahaa siyaasadda dalka Soomaaliya.

Allaha u naxariisto. Aamiin...Aamiin...Aamiin.

13/12/2023

Qofkii Aad Ereyadan Ku Dhahdo Hubaal Inuu Kuu Soo Noqonaayo

17/11/2023

Deg deg waxaa hadda gubanaya suuqii degmada xamarweyne

Allow umada hantidooda ubadbaadi

09/11/2023

Wareysi Xiiso Badan Sheekh Cabdi Qani Cali (Ceyni) Arrinta Kataagan Falastiin Iyo Cida Hurineysa Dagaalka .




Waa fm iyo firdhisadiisa celis ah kafaa ideyso qiima macquul ah waana celis wanaagsan  yaan lagaaga hor marin haddii aad...
02/11/2023

Waa fm iyo firdhisadiisa celis ah kafaa ideyso qiima macquul ah waana celis wanaagsan yaan lagaaga hor marin haddii aad u baahantahay fariin whatsap 0621505445 ama call 0614393940/0618600879

01/11/2023

Hees Cusub Boga Iyo Laabta Igu Qabo

28/10/2023

Xaflada Furitaanka Masjidu albayaan Oo Ka dhacday Degmada Afgooye Gaar Ahaan Xaafada Nakruuma

Sheekha. Sufyaan Xasan
Mowduuca. Dowrka masaajida ay ku dhexleeyihiin wanaajinta bulshada

12/10/2023

maxaysan dalalka islaamka heshiis ugu ahayn dagaalka ay xamaas kula jirto yuhuuda israa,iil sida reer galbeedkuba ay heshiis ugu yihiin in ay qabsadaan dhulka falastiin kaga bogo muuqaalkan .

ha hilmaamin inaad muuqaalka like gareyso pagekana follow gareyso mahadsanid

12/10/2023

Maxaysan dalalka islaamka heshiis ugu ahayn dagaalka ay xamaas kula jirta yuhuuda israa,iil sida reer galbeedkaba ay heshiis ugu yihiin in la gumaado ayna qabsadaan dhulka falastiin.

kaga bogo muuqaalkan insha allah

12/10/2023

Maxaysan Dalalka Islaamka Ah Heshiis uga Ahayn Dagaalka Kasocda Falastiin Ee U Dhaxeeya Yuhhuda Israa,iil Iyo Mujaahidiinta Xamaas ,Sida Reer Galbeedkaba Ay Mowqif Isku Mid Ah Ugu Istaageen Dagaalka .

Lasoco Wararkii Ugu Danbeeyay

BAAFINMaxamuud Maxamed Shaaciye Waxa Uu Baafinayaa Maxamuud Shaaciye .Waxa Uu Kasoo Lumay Ceel Dacas .Da,diisu Waa 89 Sa...
29/09/2023

BAAFIN

Maxamuud Maxamed Shaaciye Waxa Uu Baafinayaa Maxamuud Shaaciye .
Waxa Uu Kasoo Lumay Ceel Dacas .
Da,diisu Waa 89 Sano jir .
Calaamadaha Lagu Garan Karo Ilkaha H**e Ayaa Dhacsan .
Hadaba Cidii Aragtaa Waxaa Laga Codsanayaa Inay Kusoo Hagaajiyaan Taleefanada Tirsigoodu Kala Yahay :
0614133016 Oo Wata Maxamuud Maxamed Shaaciye
0616781459 Oo Wata Cumar Maxamed Shaaciye
0616419112 Oo Wadata Batuulo Maxamed Shaaciye

|

16/09/2023
14/09/2023

Calaacal wata Darren gooniya

28/08/2023

OGEYSIIS OGEYSIIS OGEYSIIS

Dhammaan dadka jecel barashada mihnada saxaafadda ee ku dhaqan deegaanka ceelasha biyaha iyo deegaanada udhow in lafuray machadka tababarka saxaafada ee xikmah.

1.taariikhda saxaafadda
2.shuruucda saxaafadda
3.diyaarinta iyo qaadista wareysiyada
4.sida loo diyaariyo warbixinada iyo faaloyinka
5.sida loo sameeyo sheekooyinka
6.sida codadka loo jar jaro
7.sida muuqaalada loosameeyo
Iyo barashada camerada

Fg ardayda waxa ay heli doonaan practiko joogta ah waxa uuna machadka xiriir laleeyahy idaacado iyo tvyo caalami ah kuna yaalabdeegaanka iyo magaalada muqdisho.

Kudarso e ardayda kaalmaha h**e ka gasha imtixaanka waxa ay fursado shaqo ka heli doonaan qaar kamid ah idaacadaha deegaanka iyo tvyada magaalada muqdisho qaarkood .

Hadaba ardada laqaadanayo oo xadidan awgeed waxa aad kala soo xiriiri kartaan
0614393940
0618600879
0619638488

Horay ugaar oo yaan lagaa buuxin machadka tababarka saxaafada ee xikmah

24/08/2023

Baafin waxaa labaafinayaa wiilkaas yar ee idiin muuqda waxa uu kasoo lumay xaafadda albiri hadaba cidii aragtaa waxaa sinaxariisleh looga codsanayaa iney kusoo hagaajiyaan

0615521502 ama 0615691157

31/07/2022

Adduunyadan waa imtixaan Qofkasti Si bay Usoo Martaa Waa Taxane Aan Meelna Lagu Salayn Karin Waa Mowjado Kala Gedisan .

Waxaa jira Caafimaad Waxaa Daba Socda Xanuun ama Jirro .

Aabe Maxamed waxaa Ka xanuunsan Gabar Uu dhalay Waxa Aan Ku Booqday Xaafadda jaamacadda Sam sam Ee deegaanka tabeelaha Shiikh ibraahim .

Waxa Uu sheegay In uu dhiig ku shubay in kabadan 15 jeer Dhiigaasna Ay sidiisa U saxaroonayso .

Waxa uu Bulshada Soomaliyeed ee kunol dalka iyo dibadiisa Ka codsaday inay soo gar gaaraan .

Waxaad kala xiriiri kartaa 0615821175 0615321799

DEGDEG “ Afhayenkii Boliska oo ka xanaaqsan Muqaalkii shalay koofida ii keena uu dhahayay ayaa warqadan soo saaray isaga...
24/07/2022

DEGDEG “ Afhayenkii Boliska oo ka xanaaqsan Muqaalkii shalay koofida ii keena uu dhahayay ayaa warqadan soo saaray isaga oo aad u careesan hurdadiina diiday xalay oo dhan sexan waayay.

Markii uu yiri Aaway koofideeda muqaalkaas isagu Waxba uma arkin laakin aragtidii dadka ee falcelinta ka dhalatay ayaa ka careesiisay colaad ayuuna u qaaday kooxdii wariyaasha ee Boliska la shaqenayay.

22/07/2022

Waa Dhibane Aadan Maxamed Aadan Oo Ku Xanuunsanaya Deegaanka Garasbaaleey Gaar Ahaan Xaafada Macaani ,Waxa Uu Xanuunsanayaa Muddo Afarsano Ah ,waxaana ku Dhacay Xanuunka Kansarka Oo Jirkiisa Oo Idil Googooyay .

Hadaba Waxa Uu Walaalaha Soomaaliyeed Ka codsaday In Ay Kusoo Caawiyaan Wixii Ay U Awoodaan Oo Karaankooda Ah .

Fadlan Walaal Kaqayb Qaado Caawinta Aadam Maxamed Aadam

Waxa aad Kusoo Caawin Kartaa

Evc plus |0617573231

IBS BANK| 104409

SALAAM BANK| 34847105

19/07/2022

Waxaan Halkan Hambalyo Ugu Dirayaa Iyo Seygeeda Oo Arooskoodu Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha Gaar Ahaan Xaafada Mustaxiil

DUCADU WAA DHANKIINA

Address


Telephone

+252614393940

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qaran production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Qaran production:

Videos

Share


You may also like