Kaaftoon media

Kaaftoon media Kaaftoon production
Kaaftoon production Waa Shirkad ka shaqeysa Muqaal duubista (Videography) iyo Sa Qaadista sawiro tayo sare leh
3. Xayeysiinta Ganacsiyada.

Kaaftoon production
Kaaftoon production Waa Shirkad ka shaqeysa Muqaal duubista (Videography) iyo Sawir qaadista( Photography)
Waxa aynu qabanaa:
1.Duubista muuqaalo tayo sare leh sida muxaadarooyinka, Xafladaha qalin jabinta, xafladaha Aroosyadda, Meherada I.W.M
2. Habeynta Codadka sida Qur'aanka, Nashiidooyinka, Gabayada I.W.M
4. Kaaftoon Production waxay kuu duubi doontaa muuqaallo tayadooda aa

d u sarreyso oo HD ah

Kaaftoon Production Hooyga Hal-abuurka iyo Tayaynta muuqaaladda. Kala so xariir waxaa Faahfaahin Dheeraad ah:
+252617898967
+252612119411
+252617724996

Sawiro: Xaflad lagu gabagabeeyey kitaabka Cumdatul axkaam.Sheikh Jacfar Sheikh Yusuf.
26/08/2022

Sawiro: Xaflad lagu gabagabeeyey kitaabka Cumdatul axkaam.
Sheikh Jacfar Sheikh Yusuf.

16/08/2021
14/08/2021

Qiso xanuun badan Ahmed iyo suusaan

13/08/2021

Qiso aad u xanuun badan
Alle hooyooyinkeena janadda haku arsaaqo
Share like and comments

05/08/2021

Barnamijka Al-musaamix Kariim.

19/07/2021

Muuqaal ka mid ah xafladii machadka Machadka Imaamu tarmidi ee xifdinta qur'aanka iyo culuumta aasaasiga

Adigana nala soo xiriir
Number +252617724996
What's app https://wa.me/message/XPJECC2AMWUZP1 ama
Gmailkeena ;[email protected]
Howl hufan iyo muuqaallo tayo sare leh

Qeybta 1aad sawiradii Xafladda qalin jabinta Machadka Imaamu tarmidi ee xifdinta qur'aanka iyo culuumta aasaasiga Contac...
15/07/2021

Qeybta 1aad sawiradii Xafladda qalin jabinta Machadka Imaamu tarmidi ee xifdinta qur'aanka iyo culuumta aasaasiga

Contact us
What's app:252617724996
AMA
Gamail : [email protected]

Waxaan Maanta u shaqeynaynaa Oo hadda u bilaabanaysaa Xaflad lagu maamuusayo ardada kaalmaha ka gashay machadka معهد الت...
25/06/2021

Waxaan Maanta u shaqeynaynaa Oo hadda u bilaabanaysaa Xaflad lagu maamuusayo ardada kaalmaha ka gashay machadka معهد التبيان للعلوم الشرعية

Adigana nala soo xiriir
Number +252617724996
What's app https://wa.me/message/XPJECC2AMWUZP1 ama
Gmailkeena ;[email protected]

Howl hufan iyo muuqaallo tayo sare leh

Maanta waxaa u shaqeynay Mu'asaso ka mid ah Mu'asasaadka Magaaladda Moqdishu ka jira Inala soo xiriir si aan howl hufan ...
07/06/2021

Maanta waxaa u shaqeynay Mu'asaso ka mid ah Mu'asasaadka Magaaladda Moqdishu ka jira

Inala soo xiriir si aan howl hufan kuugu qabano

0618137708 Ama Gmailka [email protected]

Mahadsanidiin

03/06/2021

ku soo dhawaadda shirkadda kaaftoon Production
inaga oo diyaar kuula ah howlaha muuqaal duubista iyo sawir qaadista waliba hab casri ah oo muuqaaladaada HD laguugu duubayo

markale soo dhawaadda

Address

Mogadishu

Telephone

+252618166175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kaaftoon media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kaaftoon media:

Share


Other Broadcasting & media production in Mogadishu

Show All