Mukhtar Ahmed Shur

Mukhtar Ahmed Shur Engnr Akram

29/07/2021
29/07/2021
23/06/2021

Asc f&f ku raaxeesta dhegeysiga quraanka

10/06/2021

#القرآن #الكريم

08/06/2021
MA OGTAHAY?1- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dega Xaramka inuu ahaa Haweeney waana Haajara.2- Ma ogatahy Qofkii ugu H...
25/05/2021

MA OGTAHAY?
1- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dega Xaramka inuu ahaa Haweeney waana Haajara.
2- Ma ogatahy Qofkii ugu Horeeyey ee Rumeyey Rasuulka CSW, iney aheyd Haweeney waana Khadiijah Bint Khuweylid.
3- Ma ogtahay Qofkii ugu Horeeyey ee Dhiigiisa islaamka u Daadiyey iney aheyd Haweeney, waana Sumaya (Cammaar Aala Yaaser Hooyadiis).
4- Ma ogtahay in ilaahey soo Dejiyay Suurad dhan taas oo loo gaar yeelay Dumarka, waana Suuratu Nisaa.
5- Ma ogtahay in Khudbatu Wadaac uu Rasuulku CSW, yiri (Dumarka waxaan idiin Dardaarmayaa Khayr), uuna ku cel celiyay Saddex jeer.
6- Ma ogtahay in Rasuulka CSW, uu yiri:- Qofkii uu ilaahey siiyay Saddex Hablood, isla markaana Edbiya ee Wanaajiya Edbintooda waxay u noqonayaan kuwo Naarta ka Xoreeyaa.
7- Ma ogtahay jannada Allaah u Balan qaaday Mu'miniinta in la dhigay Lugaha Hooyooyinka Hoostooda.


Haybad iyo sharaf ka wayn inteey diinteenu na siisay majiro cid na siin garta waxaan ku faraxsanahy inaa haysto Diinti sidaas dumarka u wannaajisay walibana ahay qof rumeysan Nabi Muxamad csw.❤️
✍✍✍✍ by Nuxur shiekh

Labadaan Player Midkee Kubadiisa Jeceshahay?
25/05/2021

Labadaan Player Midkee Kubadiisa Jeceshahay?

25/05/2021

Maxaad Ka og tahay cida ku guuleysatay Loolan adag oo diblumaasiyadeed oo todobaadkan dhexmaray Erdogan (Turkiga), Sisi (Masar) & Biden-ka Mareykanka, kuna wajahna dagaalkii Falastiin.
By Farah Abdulkadir Mohamed

Labada Numbe ee Ugu Dambeeya   kaaga Ayaad La,waregeysaa   🤔 yaa kuugu Soo Aaday? Kooxde Ayaad geyn lahed?
25/05/2021

Labada Numbe ee Ugu Dambeeya kaaga Ayaad La,waregeysaa 🤔 yaa kuugu Soo Aaday? Kooxde Ayaad geyn lahed?

Waxaa iga caawiyay oo igu dhiiri galiyay inaan Imaado Liverpool Philippe Coutinho iyo Xavi Alonso Sidaasi waxaa yiri Thi...
25/05/2021

Waxaa iga caawiyay oo igu dhiiri galiyay inaan Imaado Liverpool Philippe Coutinho iyo Xavi Alonso Sidaasi waxaa yiri Thiago Alcantara.

Inaan qaado talaabtii ugu dambeysay ee aan ku aaday Liverpool isaga iga caawiyay ayuu Sicad u Sheegay.

Wakiil Coutinho shaqo wacan ayuu u qabtay Reer Liverpool!.

Shirka Wadatashiga Qaran ee ka furmay Sabtidii aynu ka soo gudubnay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintiisii af...
25/05/2021

Shirka Wadatashiga Qaran ee ka furmay Sabtidii aynu ka soo gudubnay magaalada Muqdisho ayaa maanta galay maalintiisii afaraad iyadoo ay jirto rajo ah inuu shirka heshiis lagu gaadho.

Kulankan oo ay ka qeybgalayaan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, madaxda Dowlad-Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa haatan si hoose u galay qodobada muhiimka ah ee qabsoomidda doorashooyinka Dalka.

Wararka laga helayo shirka ayaa waxa ay sheegayaan in ay adkaatay in heshiis laga gaaro sidii loo xalin lahaa khilaafka ka dhex jira siyaasiyiinta iyo Madaxda kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee dalka.

Kulankan oo uu shir guddoominayo Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa waxaa soo dhoweeyay siyaasiyiinta, qeybaha kala duwan ee ururada bulshada dalka iyo weliba beesha caalamka.

~Jowhar

 #اللهم امين يارب العالمين
10/05/2021

#اللهم امين يارب العالمين

09/04/2021

Khudbadii Jumcada Oo Aheyd
U diyaar Garowga Bisha Ramadaan ☪️ Ee Barakeysan
خطبة اليوم:
●الاستعداد لقدوم رمضان☪️ المبارك

Dr Shiikh Abuukar Xasan Maalin Xafidahulaah

08/04/2021

مفهوم العلماء علي الأحاديث المتشابهات.
Fahamka Culimada Axaadiithta Daahirkoodu uu tusinayo in Qalqiga lagu shabaho ALLAH.

Dr Shiikh Abuubakar Xasan Maalin.

28/03/2021

Ruuxa derejadaadiyo jecel doonistaadaa dadka laga dhaweestaa

23/03/2021

Xikmada ku jirta in raggu afar dumar ah guursadaan

Dalalka Carabtu gaar ahaan kuwa khaliijku waxay shidaalka soo saarayeen muddo ka badan 75 sanadood, welina waa sabool oo...
23/03/2021

Dalalka Carabtu gaar ahaan kuwa khaliijku waxay shidaalka soo saarayeen muddo ka badan 75 sanadood, welina waa sabool oo badankoodna waxa lagu leeyahay dayn dadkooduna ma wada helaan baahiyahooda. Laakiin Khaliifkii Cumar Binu C/casiis (rc) markii uu xukunka muslimiinta qabtay, waxay bulshadii noqotay hodan isku filaansho dhaqaale gaartay. Iyadoo 2 sano iyo 5 bilood ay ku qaadatay inuu Amiirku raadiyo dad baahan oo la siiyo sekeda laga soo ururiyay Muslimiinta.

Markii uu waayay qof muslin ah oo baahan oo la siiyo waxa uu yiri oraadiisa caanka noqotay “Ku daadiya Miraha Qamadida buuraha dushooda, ilaa la oran waayo shimbirkaasi wuxu dhulka Muslimiinta uga yimi gaajo”.

Dadkii Markii ay isku filnaadeen ayey xayawaankii daryeeleen.

Haddaba maxaa khaldan wakhtigan.

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh, oo la wadaag walaalaha kale si ay u akhriyaan qoraalkan.

✍✍Al_ustaad

19/03/2021

Abwaan hanad

31/12/2020

Bandir
❤️10Sano kadib champions❤️❤️

Galmudug sfarka allaha idin fududeeyo wllyal❤️💪

Alle ha u naxariisto Raysal Wasaarihii h**e ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.
18/11/2020

Alle ha u naxariisto Raysal Wasaarihii h**e ee Soomaaliya Cumar Carte Qaalib oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa.

Wax kasto oo aad aragto ha aaminin
18/11/2020

Wax kasto oo aad aragto ha aaminin

Sidee ayaad u bari kartaa Carruurtaadu inay kuu samo falaan:1: In aad ula dhaqanto si wanaagsan.2: In aad tustid khaladk...
06/09/2020

Sidee ayaad u bari kartaa Carruurtaadu inay kuu samo falaan:

1: In aad ula dhaqanto si wanaagsan.

2: In aad tustid khaladkooda.

3: In aad xusuusisid waajibkooda.

4: In aad tusto sida fiican ee aad u jeceshahey iyaga iyo hooyadood ama aabahood.

Dariiqa Tarbiyadda Wanaagsan:

1: Tus dariiqa wax jecleysiinta ka hor intaanad wax necbeysiinin.

2: Tus Dariiqa waanada ka hor intaanad canaanin.

3: Tus dariiqa canaanta intaand garaacin.

Sideed Ku Liibaanaysaa?.

1- Waajibkaaga u gudo sidii illaahay raali ka yahay.

2- Ugu shaqee dadka sidii illaahay uu raali ka yahey.

3- U fur qalbigaaga wax kasta oo wanaagsan.

4- Ka xir indhahaaga wax kastoo xumaan ah , waxaad noqon mid ka liibaaney dhulka iyo samadaba.

Fadlan Walaal adigoo Mahadsan Share dheh oo la wadaag walaalaha kale si ay u aqriyaan qoraalkan.

Talooyinkii Dr. Mustafa Al-Subaaci

30/07/2020

Asc dhamaan asxaabta meel walbood joogtaan ciidul adxa al Mubarak halaga faa'iideysto ducooyinkaan maalmahaan fadliga badan inshaa Allah

لّا إِلَهَ إِلاَّ أنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ
لّا إِلَهَ إِلاَّ أَنتَ سُبْحَانَكَ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ
لّا إِلَهَ إِلاَّانتَ سُبْحَانََ إِنِّي كُنتُ مِنَ الظَّالِمِينَ

*أسْتَغـفِرُ اللّه الـذيْ لا إلـهَ إلّا هُـوَ الحـيُّ القيّـومْ وأَتُوب إليه...
*أَسْتَغـفِرُ اللّه الـذيْ لا إلـهَ إلّا هُـوَ الحـيُّ القيّـومْ وأَتُوب إليه... أَسْتَغـفِرُ اللّه الـذيْ لا إلـهَ إلّا هُـوَ الحـيُّ القيّـومْ وأَتُوب إليه...

*اللّهُمّ اغْفرْ للمؤمنِينَ والمؤمِنات وَالمُسلمينَ والمُسلماتْ الأحيَاء منهُمْ والأمواتْ...
*اللّهُمّ اغْفرْ للمؤمنِينَ والمؤمِنات وَالمُسلمينَ والمُسلماتْ الأحيَاء منهُمْ والأمواتْ...

*اللّهُمّ اغْفرْ للمؤمنِينَ والمؤمِنات وَالمُسلمينَ والمُسلماتْ الأحيَاء منهُمْ والأمواتْ...

*رَبّنـا آتِنَـا فيْ الدُّنيَــا حسنةً وفيْ الآخرَة حسنةً وقِـنا عذاب النّـار...
*رَبّنـا آتِنَـا فيْ الدُّنيَــا حسنةً وفيْ الآخرَة حسنةً وقِـنا عذاب النّـار...
*رَبّنـا آتِنَـا فيْ الدُّنيَــا حسنةً وفيْ الآخرَة حسنةً وقِـنا عذاب النّـار...

*سُبحَان اللّـه وبحمدهِ عَدَدَ خلْقِه ورضَا نفسه و زِنَة عرشه ومِدادَ كلماتـه..

*سُبحَان اللّـه وبحمدهِ عَدَدَ خلْقِه ورضَا نفسه و زِنَة عرشه ومِدادَ كلماتـه.

*سُبحَان اللّـه وبحمدهِ عَدَدَ خلْقِه ورضَا نفسه و زِنَة عرشه ومِدادَ كلماتـه..

*لاحَوْلَ ولاقُوّة إلا باللّه .
*لاحَوْلَ ولاقُوّة إلا باللّه .
*لاحَوْلَ ولاقُوّة إلا باللّه ..

* ( اللهم ارحمني برحمتك )
* ( اللهم ارحمني برحمتك )
* ( اللهم ارحمني برحمتك )

* ( اللهم أحسن خاتمتي )
* ( اللهم أحسن خاتمتي )
* ( اللهم أحسن خاتمتي )

* ( اللهم أعني على طاعتك )
* ( اللهم أعني على طاعتك )
* ( اللهم أعني على طاعتك )

(سبحان الله والحمد لله ولا إله إلا الله والله أكبر)
(سبحان الله وبحمده سبحان الله العظيم)

تاج الذكر :
لا إله إلا الله وحده لا شريك له له الملك وله الحمد و هو على كل شيء قدير ..

تاج التسبيح :
سبحان الله و بحمده عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه و مداد كلماته .

تاج الدعاء :
ربنا آتنا في الدنيا حسنة وفي الآخرة حسنة و قنا عذاب النار .

تاج الإستغفار :
اللهم أنت ربي ﻻ إله إﻻ أنت خلقتني وأنا عبدك وأنا على عهدك ووعدك ما استطعت أعوذ بك من شر ما صنعت أبوء لك بنعمتك علي وأبوء بذنبي فاغفر لي فإنه ﻻ يغفر الذنوب إﻻ أنت ..

تاج التحصين :
بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شئ في الارض ولا في السماء وهو السميع العليم ..

تاج تفريج الكرب :
لا إله إلا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين ..

تاج راحة البال :
لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم ..

كن سببا في تذكير الكثيرين بذكر الله لتنال اجر من قالها

02/07/2020

Asc asxabta plz like ,share and comment

Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta xabsiga laga sii daayay, ka dib cafis madaxweyne oo ay ka shaqeeyeen mas'uu...
06/06/2020

Suxufi Cabdimaalik Muuse Coldoon ayaa maanta xabsiga laga sii daayay, ka dib cafis madaxweyne oo ay ka shaqeeyeen mas'uuliyiin uu ka mid yahay Faysal Cali Waraabe iyo c/rahmaan Cirro.

Asc f&f
04/05/2020

Asc f&f

01/05/2020

Asc asxaapta Ramadaan Kareem

12/04/2020

Karoone iyo Kaduudiye iyo Abwaan Cismaan Cabdullahi Guure.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa shaacisay inay soo kordheen 9  xaaladood oo cusub.اللهم إنا نعوذ بك من البرص والجنون والجذام...
10/04/2020

Wasaaradda Caafimaadka ayaa shaacisay inay soo kordheen 9 xaaladood oo cusub.
اللهم إنا نعوذ بك من البرص والجنون والجذام و من سيئ الأسقام

28/03/2020

Aaamiin aamiin yaa Allah ❤❤❤❤❤❤

25/03/2020

Hamigayga waa hooyo raali gelinteeda❤❤❤❤❤

Maxaad ka taqaana Taariikhda cilmi badanaha Soomaaliyeed ee Dr Shiikh Abuukar Xasan Maalin👇Dr Sheekh Abuukar Xasan Maali...
24/03/2020

Maxaad ka taqaana Taariikhda cilmi badanaha Soomaaliyeed ee Dr Shiikh Abuukar Xasan Maalin👇

Dr Sheekh Abuukar Xasan Maalin Kooshin Warsame waxaa uu ku dhashay deegaan hoostaga degmada Xardhareere ee gobolka Mudug oo layiraahdo Deegaan sanadkii1969-kii.

Sanadkii 1975- tii Sheekh Abuukar Xasan Maalin isaga oo aad u da'yar ayuu kamid noqday dad Dowladii Maxamed Siyaad Barre ay ka qaaday deegaankii uu ku sugnaa islamarkaasina ay geeysay deegaanka Jajuumo.

Dugsigii qur'aanka waxaa uu ka galay isla deegaankaasi waxaana uu ku biiray dugsigii uu baraha ka ahaa Mucalin Xasan Mucalim Ibraahim Sheekh Cilmi waxaana uu qur'aanka u gaarsiiyay ilaa "Suuratu Sumar"

Mucalimkiisii kale ee Mucalim Xuseen Dhuxuloow ayaa qur'aanka u dhameeyay xiligaasi oo da'diisu ay aheyd 11-sano jir.

Sheekhii u h**eeyay ee Safiinaha u bilaaba Sheekh Abuukar waxaa uu ahaa Sheekh Cabdullaahi Dheere magaalada Xamar ayuuna uga bilaabay.

Sheekhii ugu h**eeyay ee u bilaaba Ajruumiga waxa uu ahaa Sheekh Maxamed Biyamaaloow oo hadda ku Nool Sh/Hoose

Sheekh Abuukar ayaa yimid magaalada Muqdisho isaga oo ku biiray xalqadii cilmiga uu ka aqrin jiray allaha u raxmadee sheekhii Caalimka ahaa ee Sheekh Xuseen Cadde.

Sheekh Xuseen Cadde ayaa sheekh Abuukar ku wareejiyay Sheekh Hiloowle Tifoow waxaana uu aqriyay inta badan funuunta Muqtasaraadka Fiqhiga iyo iyo Axaadiithta.

Sheekhiisii Sheekh Cabdullaahi Minhaaj ayuu sheekh Abuukar Xasan Maalin ka dhageeystay Kitaabka Minhaajka ah iyo kitaabka Bukhaariga.

Sheekh Maxamuud Guud ayuu si muraajaca ahaan uga dhageeystay kitaabka Minhaajka.

Sheekh Muxamad Nuur Mucalim Mucalim Ibraahim Sheekh Bukhaari waxaa uu u aqriyay kitaabka Saxiiul Muslimka.

Sheekh Cabdullaahi Bakooloow waxaa ka dhageeystay qeeybta sunanta ah.

Sheekh Abuukar ayaa Sheekh Nuur Cumar Absuge waxaa uu ka dhageeystay Sarfiga iyo qeeyb kamid naxwaha sida Kawaakibka iyo Mulxaha.

Sheekh Maxamed Siciid waxaa uu ka dhageeystay kitaabka Alfiyaha ibnu Maalik waxaana uu si muraajaca ah uga dhageeystay Sheekh Cabdullaahi Madoobe.

Sheekh Xuseen Sheekh Maxamed oo ahaa xeroow Sheekh Cabdi ow Cumar ayuu ka dhageeystay Mandiqa caroodka Balaaqada iyo Hamziyada.

Tafsiirka waxaa uu qeeybta ugu badan ka dhageeystay sheekh Hiloowle.

Sidoo kale waxaa uu si muraajaca ahaan ah uga dhageeystay Caalimkii Soomaaliyeed ee Sheekh Maxamed Macalin Xasan.

Sheekh Abuukar ayaa Barashada cilmiga waxaa uu u galay juhdi aad u badan isaga oo kala kulmay dhibaatooyin badan intii uu ku jiray Barashada cilmiga isaga oo iiga cudur daartay in uu ila wadaago waxaana uu i yiri " Nafta ayaa diideeysa ka sheekeeynta dhibaatooyinkaasi aan u maray barashada cilmiga".

Sanadkii 1989-kii ayuu si rasmi ah u bilaabay in uu mudaris kutubta islaamka aqriya isaga oo ku bilaabay moowlaca reer Sheekh da'uud uu ku yaalay degmada Wardhiigleey ee Muqdisho.

Sheekh Abuukar waa caalim mudaris ah oo kutubada ka aqriya Masaajida Idaacadaga Tv-yada.

Masjidka Bilaal ayuu hadda mudaris ka yahay Sheekha halkaasi oo ay kumanaan xerta ah wax uga dhigeeystaan cilmiga uu aqriyo kuwaas kali ah kuma koobneen kumanaaan kale ayaa aaladaha tooska ah ee baraha bulshada ugala socda casharada Sheekha.

Waa qadiib qudbadiisa ay aad u xiiseeyaan bulshada Soomaaliyeed iyaga oo si toos ah qudbadihiisa loogala socdo daafaha dunida.

Sheekh Abuukar marka la sifeeyo waa shaqsi aad u cibaado badan tawaaduc badan oo aan dadka iskala weeyneeyn.

Sheekha waxaa uu aad u aqriyaa islamarkaasina wardi uu kadhigtaa qur'aanka Kariimka ah.

Qaar kamid ah qooyska sheekha ayaa ii sheegay in habeenkii inta badan uu u taaganyahay Salaatu leey xiliyada qaarna ay ku soo kacaan isaga oo aad u ooynaya.

Dhinaca kale waxbarashada maadiga ah sheekhu ilaa Shahaadada PHD-da ayuu ka gaaray

Aaska Aaska waxbarasho ee ka h**eeysa jaamacada waxaa uu Sheekh Abuukar ku soo qaatay degmada Kuntuwaareey ee gobolka Sh/hoose.

Jaamacad Al-Culuum Tiknoolajiya ee Yemen ayuu shahaadada 1-aad ee jaamacada ka qaatay isaga oo diyaariyay daraasaadka Islaamka .

Shaahada labaad ayuu ka qaatay Jaamacada umu durmaan gaar ahaan kuliyada Usuulu diinka.

Ugu dambeeyntii shaahada PHD-da ayuu ka diyaariyay Jaamacada Budaana ee dalka Suudaan isaga oo taqasuskeesa ka dhigtay Tafsiirka qur'aanka Kariimka ah.

Dr Sheekh Abuukar Xasan Maalin hadda waa Professor wax ka dhiga Jaamacada Daahaa waana isla gudoomiyaha jaamacadaasi.

Sheekh Abuukar waxaa uu soo saaray Rag culimo ah oo aan halkaan lagu soo koobi karin oo mudarisiin ah.

Xaga ijaazada dariiqada waxaa uu dariiqada Axmadiyada gaar ahaan raxmaaniyada ka qaatay Sheekhiisa Sheekh Cuthmaan xidig sanadkii 1988-dii.

W/Q: Xasan Maxamed Samatar Cowke

Address

Mogadisho
Mogadishu
252

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mukhtar Ahmed Shur posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mukhtar Ahmed Shur:

Videos

Share

Nearby media companies