Cabdi Fataax Cc8

Cabdi Fataax Cc8 ◇ Youtube Channel kayga waa kan Booqo ��
https://youtube.com/channel/UC7-hfMsQiDtvCoEoNl1eccA

22/01/2022

Maalmaha way kala qurux badan yihiin 🥰😄

22/01/2022

Prank happy looga xanajinay😡😳

18/01/2022

Gabdhaha qaari ma aqaanaan qiimaha raga
Hal qalbi yeesha.🥰

Real Madrid ayaa u gudubtay Finalka 3-2 😇
12/01/2022

Real Madrid ayaa u gudubtay Finalka 3-2 😇

31/12/2021

Arsenal Ma Dhamaystiri Doonto Saxiixa Philippe Coutinho...?? Iyo 10-ka Kooxood Ee Ugu Fiican Sanadka 2021 Oo La Shaaciyay..

Mid U Codey M. Mount 🤎    P. Foden 👍🏻
18/12/2021

Mid U Codey

M. Mount 🤎 P. Foden 👍🏻

Lionel Messi ayaa ku guuleystay markii 7-aad abaalmarinta Ballon d'Or.  G.o.a.t 🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐
29/11/2021

Lionel Messi ayaa ku guuleystay markii 7-aad abaalmarinta Ballon d'Or.

G.o.a.t 🐐🐐🐐🐐🐐🐐🐐

Robert Lewandowski weeraryahanka sanadka
29/11/2021

Robert Lewandowski weeraryahanka sanadka

28/11/2021

Hordhac Chelsea Vs Man United || SHARE

Italy Iyo Portugal kee ayaad jeclaan lahayd in uu world cup usoo baxo waayo labadooda mid kaliya ayaa Soo baxaya ✊
26/11/2021

Italy Iyo Portugal kee ayaad jeclaan lahayd in uu world cup usoo baxo waayo labadooda mid kaliya ayaa Soo baxaya ✊

Kaftan waaye sheekadaan: Nambarka cusubee Dani Alves iyo nambarkiisa h**e marka la isku geeyo waa natiijo u xanuun badan...
19/11/2021

Kaftan waaye sheekadaan: Nambarka cusubee Dani Alves iyo nambarkiisa h**e marka la isku geeyo waa natiijo u xanuun badan Barcelona.

Mention xariif Barcelona dhiiga ah.

Jimco Wanaagsan

Messi Hal Gool Ayuu Gacanta Ku Daliyay Lkn Cr7 Halgool Ayuu Ku Dhaliyay Xubintiisa Taranka 😂.Labada Nin Midkee Dadaal Ba...
14/11/2021

Messi Hal Gool Ayuu Gacanta Ku Daliyay Lkn Cr7 Halgool Ayuu Ku Dhaliyay Xubintiisa Taranka 😂.

Labada Nin Midkee Dadaal Badan Yaase Qiyaano badan ?

Messi Qiyaano badan ❤️✔️
Ronaldo naftiis h**e ah Dadaal badan 👍✔️.

Sida Ronadlo In la sameyo ma sahlana 😂

Malaga Yaabaa Kooxda Man United  In Ay Ku Guuleesato Sanadkaan Horyaalka Premier League,  Nala Wadaag Aragtidaada......?...
12/11/2021

Malaga Yaabaa Kooxda Man United In Ay Ku Guuleesato Sanadkaan Horyaalka Premier League, Nala Wadaag Aragtidaada......?

Cabdi Fataax Cc

4 taan Palyer midkee u Qalmo abaalmarinta Ballon d'Or ?
11/11/2021

4 taan Palyer midkee u Qalmo abaalmarinta Ballon d'Or ?

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cabdi Fataax Cc8 posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share



You may also like