Talent Solutions

Talent Solutions Technologies Services.

20/01/2024
Maku daashay shaqo raadin markii aad shaqo banaan  heshid ka dibna aad buubuxisid ama apply gareysid malagu soo dari waa...
03/09/2023

Maku daashay shaqo raadin markii aad shaqo banaan heshid ka dibna aad buubuxisid ama apply gareysid malagu soo dari waayay liiska Xulashada(Shortlist), marar badan sidaas makugu dhacday,
Ma ka Quusatay sidaad shaqo walbo u Buuxineysay (Apply) inaad Interview-ga u gudubto.
Hadaba ma iswaydiisay Sababaha ku reebay,
Waa adiga oo aan lahayn CV si wanaagsan u diyaarsan habaysan soona jiidan karo xulayaasha, kaas oo ka turjumaayo aqoontaada iyo waayo arignimadaada Shaqo.
XARUNTA Talent Solutions waxay diyaar u tahay inay kaa caawiso kuuna diyaarsiay CV si wanaagsan u diyaarsan naqshad ahaan iyo Cilmi ahaan intaba kaas oo kuu suurtagalin karo inaad ka mid noqoto liiska Xulashada (Shortlist).
Nagala soo Xiriir 61 4240606

Happy World Youth Skills Day
15/07/2023

Happy World Youth Skills Day

صباح الخير, يومكم سعيد انشاء اللهTalent Solutions
06/06/2023

صباح الخير, يومكم سعيد انشاء الله
Talent Solutions

29/01/2023
Nagu soo Booqo xarunta   Solutions Si aad u Hesho  Adeegyada aan Bixino.
14/11/2022

Nagu soo Booqo xarunta Solutions Si aad u Hesho Adeegyada aan Bixino.

Nagu soo Booqo Xarunta  Talent Solutions si aad u hesho adeegyada hoos ku Xusan iyo kuwo kaloo Badan..
12/11/2022

Nagu soo Booqo Xarunta Talent Solutions si aad u hesho adeegyada hoos ku Xusan iyo kuwo kaloo Badan..

Waqtigii Xareysashada  -ga wuu sii Dhamaanayaa oo Maalmo yar ayaa ka haray ee Hadii aad danaynayso in laguu Xareeyo soo ...
31/10/2022

Waqtigii Xareysashada -ga wuu sii Dhamaanayaa oo Maalmo yar ayaa ka haray ee Hadii aad danaynayso in laguu Xareeyo soo Gaar Xarunta Talent Solutions, Si aad ooga mid noqoto Guuleystayaasha, Insha Allah.

0614240606

Waqtigii Xareysashada  -ga wuu sii Dhamaanayaa oo Maalmo yar ayaa ka haray ee Hadii aad danaynayso in laguu Xareeyo soo ...
22/10/2022

Waqtigii Xareysashada -ga wuu sii Dhamaanayaa oo Maalmo yar ayaa ka haray ee Hadii aad danaynayso in laguu Xareeyo soo Gaar Xarunta Talent Solutions, Si aad ooga mid noqoto Guuleystayaasha, Insha Allah

16/10/2022

Nagu soo booqo Talent Solutions oo ka mid Noqo Guuleystayaasha VISA LOTTERY .
+252 61 4240606

15/10/2022

Nagu Soo Booqo Xarunta Talent Solutions oo Ka mid Noqo Guuleystayaasha Visa Lottery

Maadaam Lottery uu Furanyahay Nagu soo booqo Xarunta Talent Solutions si aan kaaga Saacidno Qaabka oogu wanaagsan ee Lot...
09/10/2022

Maadaam Lottery uu Furanyahay Nagu soo booqo Xarunta Talent Solutions si aan kaaga Saacidno Qaabka oogu wanaagsan ee Lottery loo Xareysto iyo Waliba si aad u Hesho Sawiro Tayo Sare leh oo kaa Saacidi karo in Docomentigaada uu Noqdo Mid Shuruudihii Buuxiyay.

27/05/2022
CIID MUBAARAK DHAMMAAN MUSLIMIINTA DAAFAHA DUNIDA KALA JOOGO  SANADKAAN SANADKIISA BARWAAQO IYO NABAD ALLAHA NAGU GAARSI...
01/05/2022

CIID MUBAARAK DHAMMAAN MUSLIMIINTA DAAFAHA DUNIDA KALA JOOGO SANADKAAN SANADKIISA BARWAAQO IYO NABAD ALLAHA NAGU GAARSIIYO.

Address

Makkah Al Mukarama Street
Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Talent Solutions posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Talent Solutions:

Videos

Share