Sh xuseen cumar

Sh xuseen cumar Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Sh xuseen cumar, Publisher, Mogadishu.
(6)

22/11/2022
22/11/2022
22/11/2022

Sanadkaan ayuu jaamacad ka qalinjebiyay. Shirkad ayuuna ugu shaqo billaabay $250. Mid saaxiibkiis ah bacadle uga furan yahay Bakaaraha ayaa waydiiyay: horta qoladaan meeqo ayay mushaar kuu siiyaan? Wuxuuna ugu jawaabay: $250 ayaan bishii ugu shaqeeyaa, saaxiib.

Inta madaxa jiljilay ayuu ku yiri: ma $250 kaliya?! Si fiicanna way kugu xamaashaane! Oo sidee adiga oo jaamici ah uga yeeshay $250? Annagii xoogsatada ahaynba intaas kuma shaqeynee.

Hadalkaasi waa saameeyay wiilkii, wuxuuna billaabaay in uu shaqada ka cagajiido. Bil ka dibna waa la soo eryay. Sidaa ayuuna maanta baagamuuddo ku yahay.

Xamar jib waaye ee yaan lagaa waalin, saaxiib. inta lagudullmiyo kiikudull miyayna waxbo kuuqabeen waaga yuukugu baryin

22/11/2022
Jowhar Iyo World Cup 2022
22/11/2022

Jowhar Iyo World Cup 2022

22/11/2022

bikrada waxaa loo isticmaalaa xoobka bikrada

Ka hel wixii faahfaahin Linkga Hoose Keenisto waa bilaasha

https://sharstore.so/api/share?markettter=725&product=572

๐๐€๐†๐” ๐’๐Ž๐Ž ๐๐ˆ๐ˆ๐‘ ๐Ž๐Ž ๐‹๐€ ๐’๐Ž๐Ž ๐ƒ๐„๐† ๐€๐๐ ๐Š๐€



https://play.google.com/store/apps/details?id=so.sharstore



https://apps.apple.com/ke/app/share-store/id1604440793

๐Ÿ“ฑ+252616398000

.
https://bit.ly/3075AJV

22/11/2022
21/11/2022

Ilaahay Waxaan Ka Baryaynaa irsiq Xalaal Ah iyo Camal Waanaagsan
Oo la Aqbalo Aamin Dheh๐Ÿคฒ๐Ÿคฒ

Isoo dheh Walal.โค

21/11/2022

WELCOME GOOD OPPORTUNITY
๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
:Dhamaan umadda somaliyeed meel kasta oo ay daafaha calamka ka joogan waxaan ugu bishaaraynayaa in la helay fursad qaali ah oo dadkeena muhiim u ah
Hadaba matahay qof gurigisa jooga lkn doonaya inow dhaqalo sameeyo mase tahay qof shaqeeya oo uunan ku filnayn mushaarkisa oo raadinaya dhaqalo dheeriya in badan maku fikirtay inaad ganacsi samayso tabartuse maku run shegtay waxaan ku heynaa fursad aad ku abuuri karto dhaqaale๐Ÿ’ฐ๐Ÿ’ฒ๐Ÿ’ฑ loo xilan karo oo aad kaga shaqaysan karto wadama gaaraya 190 dal.
Igalasoo xiriir hadii aad daneyneysid numberkaan
Igalasoo xiriir hadii aad daneyneysid numberkaan
โ™ก Number Whatsappka ee hoose si laguu caawiyo.. InshaAllah. ..๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡: ๐Ÿ‘‰ wa.me/+252618243566
Ama naga soo wac 0615882905 share gareey oo like saar page ka siyuu ugaaro asxaab badan

21/11/2022

Quruxdi aad laheed , qiimihi aad dunida ku laheed , maalkaagi , sidaaan baa ku dambeysa qof walbow .

Ku saliya rasuulkeena sallahu calyhi wasalam
Jimco kariim sxbyaal .

21/11/2022
Ninkaan waxaa la sheegay inuu geeeiyooday isaga oo Salaad tukanaya oo waliba sujuudsan.Allow khaatumo wanaagsan.
21/11/2022

Ninkaan waxaa la sheegay inuu geeeiyooday isaga oo Salaad tukanaya oo waliba sujuudsan.

Allow khaatumo wanaagsan.

21/11/2022

Gabar qallbi wanaagsan maasha Allaah guulo badanaa kuurajeeynayaa

Marka aad dhalato waxa kugu farxaaya waalidkaa iyo ehelkaa, markaad dhimatana waxa ku ooyaya waalidka iyo ehelkaa. Marka...
21/11/2022

Marka aad dhalato waxa kugu farxaaya waalidkaa iyo ehelkaa, markaad dhimatana waxa ku ooyaya waalidka iyo ehelkaa.

Marka aad ku jirtay caloosha hooyada waxa aad ku jirtay meel madow oo cidhiidhi ah, marka aad dhimatana waxaad galaysaa meel cidhiidhi iyo madow ah.

Markaad dhalatay waxa lagu xidhay maro si ay ku asturto, markaad dhimatana waxa lagu xidhayaa kafan cad.๐Ÿ˜ญ
Ilaahow khaatumada no hagaaji

Qur'an  "noqonina sidii kuwii Eebe hilmaamay oo Naftooda hilmaamay,kuwaas ayaaa Fasiqiin ahee๐Ÿ˜”"( Macnaha ha iloobin xusk...
21/11/2022

Qur'an "noqonina sidii kuwii Eebe hilmaamay oo Naftooda hilmaamay
,kuwaas ayaaa Fasiqiin ahee๐Ÿ˜”"

( Macnaha ha iloobin xuska Alle ๏ทป hadii kale waxa uu ku ilaaway in aad gudato camalka wanaagsan ee ku anfacaya soo celintaada

21/11/2022

iMac All-in-one core i5

Ka hel linkgan hoose wixii faahfaahin keenisto waa bilaash
ihttps://sharstore.so/api/share?markettter=725&product=351

๐๐€๐†๐” ๐’๐Ž๐Ž ๐๐ˆ๐ˆ๐‘ ๐Ž๐Ž ๐‹๐€ ๐’๐Ž๐Ž ๐ƒ๐„๐† ๐€๐๐ ๐Š๐€



https://play.google.com/store/apps/details?id=so.sharstore



https://apps.apple.com/ke/app/share-store/id1604440793

๐Ÿ“ฑ+252616398000

.
https://bit.ly/3075AJV

21/11/2022

GYM Home exercises waa qalab kuu sahlaya inaad ku jimicsato adigoo gurigaaga jooga isagoo ku dhisan karto murqaha dhan iyo jarida lacagta

Kaiibso linkgan hoose keenisto
waabilaash

https://sharstore.so/api/share?markettter=725&product=109

๐๐€๐†๐” ๐’๐Ž๐Ž ๐๐ˆ๐ˆ๐‘ ๐Ž๐Ž ๐‹๐€ ๐’๐Ž๐Ž ๐ƒ๐„๐† ๐€๐๐ ๐Š๐€



https://play.google.com/store/apps/details?id=so.sharstore



https://apps.apple.com/ke/app/share-store/id1604440793

๐Ÿ“ฑ+252616398000

.
https://bit.ly/3075AJV

21/11/2022

Qiso cibro mudan wiil yar oo macalinkiisii ku yiri โ€œ ima qaraaci kartid waxaan soo akhristay adkaartanโ€ arin mucjisa ah ll sheikh Abdirashid sh Ali Sufi

Aayaddii Qur,aanka ahayd ee lagu furay Koobka Aduunka ee xalay ka furmay dalka Qadar ee ahaydูŠูŽุง ุฃูŽูŠู‘ูู‡ูŽุง ุงู„ู†ู‘ูŽุงุณู ุฅูู†ู‘ูŽ...
21/11/2022

Aayaddii Qur,aanka ahayd ee lagu furay Koobka Aduunka ee xalay ka furmay dalka Qadar ee ahayd
ูŠูŽุง ุฃูŽูŠู‘ูู‡ูŽุง ุงู„ู†ู‘ูŽุงุณู ุฅูู†ู‘ูŽุง ุฎูŽู„ูŽู‚ู’ู†ูŽุงูƒูู…ู’ ู…ูู†ู’ ุฐูŽูƒูŽุฑู ูˆูŽุฃูู†ู’ุซูŽู‰ ูˆูŽุฌูŽุนูŽู„ู’ู†ูŽุงูƒูู…ู’ ุดูุนููˆุจู‹ุง ูˆูŽู‚ูŽุจูŽุงุฆูู„ูŽ ู„ูุชูŽุนูŽุงุฑูŽูููˆุง ุฅูู†ู‘ูŽ ุฃูŽูƒู’ุฑูŽู…ูŽูƒูู…ู’ ุนูู†ู’ุฏูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ู ุฃูŽุชู’ู‚ูŽุงูƒูู…ู’ ุฅูู†ู‘ูŽ ุงู„ู„ู‘ูŽู‡ูŽ ุนูŽู„ููŠู…ูŒ ุฎูŽุจููŠุฑูŒ

Fasiraaddeedu waxay ahayd:
Dadoow waxan idinka abuurnay lab iyo dhadig,
Waxana idinka yeelnay ummaddo iyo qabaaโ€™il si aad isugu aqoonsataan, Ruuxa ugu sharaf badan Eebbe agtiisa waa ka idinku Alle ka cabsiga badan, Eebbana wax walba wuu ogyahayโ€. Suuratu Al-Xujuraat,

Aayaddani waxay munaasab ku ahayd madashaas, maxaa yeelay, waxaa isugu yimid caddaan, madow, qani, faqiir, muslim, gaal, diinlaawe iyo dad nooc kasta leh, markaa Alle agtiisa waxaa qiimo ku leh ka isaga uun ka cabsada.

21/11/2022

Sii gudbi si loo caawiyo
5 jirtaan Waa la kufsaday waxa aay ka saxarootaa meesha kaadida mudo 2sano ah
Wall waxa aad awoodo ku waaci lamarku waa kan shaashada saaran
Sii gudbi oo ku caawi

21/11/2022

๐’๐‡๐ˆ๐ ๐˜๐Ž๐”๐‘ ๐Ž๐‘๐ƒ๐„๐‘๐’,๐’๐“๐‘๐„๐„๐’๐’ ๐…๐‘๐„๐„

Address

Mogadishu
JH09010

Telephone

+252615882905

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sh xuseen cumar posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category



You may also like