31/08/2020
Mogadishu (CN) Shirkadda Diyaaradaha Qatar Airways ayaa ku dhawaaqday in duullimaad toos ah oo Muqdisho iyo Dooxa ah bilaabeysa 6-da September 2020 sida ay shaaciyeen masāuuliyiinta maamulka Shirkadda. Diyaarad nuuceedu yahay Airbus A320 oo isku xirka Dooxa iyo Muqdisho Jabuuti ay doorteen maamulka Shirkadda Qatar Airways, maalmaha todobaadka ee Shirkadda duulimaadka sameyneyso ayaa kala ah Talaada, Khamiista iyo Axad. Waxaa intaas dheer duullimaadyada kale ee Qaaradda Afrika oo ay Diyaaraddu ku tagi doonto iyada oo adeegsaneysa Hawada Soomaaliya waxaana kamid ah Magaalooyinkaas Addis Ababa oo Itoobiya ah, Darusalaam oo Tanzania ah, Djibouti oo Jabuuti ah, Kigali Rwanda, Kilimanjaro oo isla Tanzania ah, Nairobi oo Kenya ah, Tunis oo Tunisia ah & Jaziiradda Zanzibar ee Tanzaia. [ 244 more words ]
http://ceelwaaq.news.blog/2020/08/31/qatar-airways-oo-duullimaad-ka-bilaabeysa-muqdisho/
Mogadishu (CN) Shirkadda Diyaaradaha Qatar Airways ayaa ku dhawaaqday in duullimaad toos ah oo Muqdisho iyo Dooxa ah bilaabeysa 6-da September 2020 sida ay shaaciyeen masāuuliyiinta maamulka Shirkaā¦