Abdinasir Omer Haddi

Abdinasir Omer Haddi

26/10/2024

Libaax Libaax dhalay.

24/10/2024

Tariikh wayn .

24/10/2024
23/10/2024
23/10/2024

Keenu waa Urur Siyaasadeedka KAAH - Somaliland

23/10/2024
Bari waa maalin wayn Insha Alla.
23/10/2024

Bari waa maalin wayn Insha Alla.

23/10/2024

Bad-maceeye🤣🤣

22/10/2024

Codku waa wax kaliya ee ninkasta oo kibra looga aarsaddo .

21/10/2024

Nin aan hoggaamin waligii meel u soo marin oo hadalka dadkaba xamili karin , oo ummadda ehelkiisa ah hadalkooga faaf-reeba ayaa ku odhanaya hoggaamiye ayaan ahay ceeb!!😄

Allaha u Naxriisto Sooraan

18/10/2024
Maayir mooge iyo Murashax Madaxweyne Cabdiraxman Cirro.
18/10/2024

Maayir mooge iyo Murashax Madaxweyne Cabdiraxman Cirro.

18/10/2024

"Mid aan dagaal sokeeye nagalin , dhiig dambe-na daadin oon xabashi nala doonayan iyo Oromo daaduuna"

Abwaan Baddel.

17/10/2024
17/10/2024

Viva Reer Gabilay.

Nin doqon ah ayaa lumay dadkii ehelkiisa ahaa ayaa raadco badan galay kadib waa la soo helay ,  markii la keenay gurigii...
17/10/2024

Nin doqon ah ayaa lumay dadkii ehelkiisa ahaa ayaa raadco badan galay kadib waa la soo helay , markii la keenay gurigii ayaa ninkii wax uu arkay dadkii oo faraxsan kuna faraxsan inay dib u arkeen inta uu qoslay🤣 ayuu yidhi "Maxaad Igaga FaanFaani Bariba Waan Lumiye"

Saxane Promax🤣.

Address

Jigjig-yar
Hargeisa

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir Omer Haddi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdinasir Omer Haddi:

Videos

Share