Galdogob Media production

Galdogob Media production GALDOGOB MEDIA PRODUCTION

  Galdogob media products
01/04/2024

Galdogob media products

21/12/2023

ay dhaartu u dhiman tahay Ee Puntland

talyaani

Xukmadihii iyo odhaahyadii sheekh Axmed Diidaat AHUN ( caalim-kii wakhtigiisa ku bixiyey, faafinta diinta Islam-ka.)____...
21/10/2023

Xukmadihii iyo odhaahyadii sheekh Axmed Diidaat AHUN ( caalim-kii wakhtigiisa ku bixiyey, faafinta diinta Islam-ka.)
_______________________________
1-"Qofna markii uu dhalanayey muu dooran midabkiisa,nasabkiisa,hantidiisa, iyo cidda uu noqonayo; ee hadii aanad abuurta ixtiraamayn,abuuraha ixtiraam."

2-" Cadowga ugu dhaw ee islaamku waa Muslim-ka jaahilka ah, kaas oo xanaaqiisa iyo xamaasadiisa ku samaynaya, falalka sumcad- darrada u soo jiidaya islam-ka; Dadka kalena marka ay arkaan, waxay moodayaan inuu islam-ku yahay isaga oo kale."

3-" Anigu muslim baan ahay, islam-kuna waa diin dhameystiran; laakiin, anigu mahi insaan dhameystiran. Hadii aan gef ku dhaco islam-ka ha canaananina, ee aniga i canaanta."

4-"Qofka gudaha ka wasakheysani,ma suureysto inay jiraan dad wanaagsani."

5-"Dadka kuwa ugu dhaqanka xumi, waa kuwa marka ay kaa cadhoodaan wanaaggaaga inkira, sirtaada faafiya,noloshaadana diida, waxaanad ahayna kaa sheeg."

6-" anigu ma ihi kuwa ka dib dhacsan reer galbeedka, balse waxa aynu nahay kuwo kadib dhacsan islam-ka. Caalamka waxaan uga hadhnay kadib markii aynu ka tegnay diinteena."

7-"waa inaad illaahay ka filataa, wax aanu garaadkaagu sugayn;illaahay wax walba wuu awoodaaye."

8-" Joogidaada iyo la'aantaada islam-ka waa isugu mid; balse adigu islamka la'aantii waad lumaysaa."

9-"Islam-ku adiga la'aantaa wuu guuleysanayaa, laakiin, adigu islam-ka la'aantii waad lumaysaa."

10-" Waxaan aaminsanahay in Alle yahay ka keliya ee wax abuura, wax uuna soo diray rasuullo iyo nebiyo, si ay noo hagaan."

11-" Hadii aad jeceshahay Alle, waa inaad jeclaataa nebigana (Scw) hadii aanad jeclaan karin midka aad arki karto,sidee ayaad u jeclaan kartaa mid aanad arki karin."

12-"Noolow kelidaa ,haseyeeshee ciddna kelinimo ha bidin; u noolow si qof weyn, ee haku noolaan isla weyni; Alle u noolow, diintana u dhimo; abuurkana abuurahooda u daa."

✍ ABDALLAH AHMED

06/04/2023

Ku guuleyso $30 oo ah ookiyaalo iyo baaritaanka indhaha oo free ah: ka jawaab su,aashan oo raac shuruudaha.

04/02/2023
Dawlada hoose ee Deg Galdogob, gobolka Mudug ayaa maanta xaafada Waaberi ka bilowday dhismaha wado laami ah taasoo isku ...
04/02/2023

Dawlada hoose ee Deg Galdogob, gobolka Mudug ayaa maanta xaafada Waaberi ka bilowday dhismaha wado laami ah taasoo isku xiri doonta suuqa iyo wadada magaalada soo gasha.

Shirkada wadaniga ah ee Kebarco Construction CO. ayaa ku guulaysatay dhismaha wadadaan iyadoo cabirkeeduna dhan yahay 1km

Dhismaha Wadada ayaa qayb ka ah mashaariicda JPLG ga oo ay si wada jira u maal galiyaan dawlada Puntland iyo hayaadaha UN-ka.

10/11/2022

Only legend h**e baa garan kara Wadooynkan✌️

29/09/2022

Of course

Shirkii Nabadda ee Galdogob oo galay Maalintii labaad waxaana si wayn loogu balamay in Nabadda la xoojiyo uuna sii Soocd...
29/09/2022

Shirkii Nabadda ee Galdogob oo galay Maalintii labaad waxaana si wayn loogu balamay in Nabadda la xoojiyo uuna sii Soocdo shirku.

26/09/2022

Msha allh

26/09/2022
26/09/2022

OO AMNIGEEDA KU TANAADEYSA 💥💥💥

26/09/2022

-Never be Too Much Availabe for any One Otherwise You Will lose Your Importance

"Ha Noqonin Mid Lahelo Mar walba, Hadii Kale waxad Waayi Qiimahaaga

- A Winner Is A Dreamer Who Never Gives Up

"Guuleystuhu Wa Himoole anan Marnaba Niyad Jabin

- The biggest Difference Between Successfuly people and Unsuccessfuly is That Successfuly people are Willing to do What Unsuccessfuly are Not .

Farqiga Ugu Weyn Ee U dhaxeeyo Kuwa Guuleystay iyo Kuwa anan Guuleysan Wa inay Kuwa Guleystay Ku dhiradaan qabashada Waxa anan Ku dhiran Kuwa Guldaraystay !

- I Don't Need Every Body in My Life but i just Need a Few people Who Truely Understands Me .

- Uma Baahna Dad Badan Nolashaydu, Waxan Ubahanay Dad Yar Oo Fahma Waxa an Rabo

- True Love Is Caring for Each Other Even When You are Angry !

-Jaceylka Dhabta ah Waa Marka Labada Dhinacba la Is Daryeelayo Xita Hadii la isku Xanaaqsan Yahay !

English ah Hadii ad Ka Heshay Follow Si aad Mar walba U Hesho Xikmado kala Duwan Oo Cajiib ah Thanks allot !

18/09/2022

# Xaqqa labadeena waarid aan dhawrno💥💥

04/09/2022

LIIDO BEACH ⛱ IYO DAMAASHAAD KOOBAN

30/08/2022

iyo roobabku ka da'aan siday u Siraaddan tahay 💥💥

Address

Martisoor
Garowe

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Galdogob Media production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies



You may also like