Shireweynaha Waxbarashada Xaaladaha Degdeg ah oo maalinimada Axadda Haddii Alle idmo ka furmi doono magaalada Garoowe, Hotelka Martisoor oo taariikhdu ku began tahay 7 Aug 2022.
Shirweynaha ayaa waxaa diirradda lagu saari doona xaaladda waxbarashada xilliyada degdeg ah iyo qaababka ugu haboon oo looga fal celin karo in la yareeyo ardayda faraha badan oo waxbarashada ka hara xilliyada xaaladaha degdeg ah jiraan.
Shirweynaha ayaa ah mid heerkiisu sareeyo waxaa kasoo qeyb gali doona bulshada dhinacyadeeda kala duwan sida: Dawladda, Ganacsatada, dadka waxbarashada gaarka loo leeyahay gacanta ka hay aiyo weliba Hay’adaha caalmiga.
#PLEIEC2022 #Puntland
Ra'iisul wasaaraha magacaaban ee DFS Mudanw Mohamed Rooble oo farriin u diray Golaha Shacabka Soomaaliya oo uu kaga codsaday inay codka Kalsoonida Siiyaan.
#Somalia #Share